HARGEYSA ARIN CUSUB O LAGU ARKAY REER HARGEYSA NAGA CILMI BADAN😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 101

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  3 місяці тому +6

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/yfrkhn

  • @AbdiFatah-k7u
    @AbdiFatah-k7u 3 місяці тому +4

    War rag hadaa nahay waxaaba ceeb nagu filan in aan caruurta markee yar yihiin inaan ku dhahno xaaska na aamusi naga jiifi marka eey weeynaadaane aan dhahno anigaa dhalay

    • @aminamohamed847
      @aminamohamed847 3 місяці тому +2

      Waa runtaa hooyada inta ilmaha lagu dayaco ayaa markey weynadaan la dhahaa anagaa dhaley ee wax ha na siiyeen kii meel fiican gadhana lagu fanaa waa wiilkeyga ama gabadheydii.

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 місяці тому +5

    Cabdilaahi adiguna guurso minyaro nin wacan ayaa tahay noo badi dhasha mayraxdaada ayaan rabnaa

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 місяці тому +1

    FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @aminamohamed8227
    @aminamohamed8227 3 місяці тому +3

    Imisa ayaa rag ka ooya oo dumar dhibeen ama lacagtay hayteen ka dhaceen markaa dumarka keliya maaha

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 місяці тому +1

    Mid banad ku filnayn been ha isku maaweelin adigu maxaad qabataa 4 baad sheegtee midi kuuma qalanto

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +1

    Manta anoo makhayad fadhiya ayay gabadh iso ah fadhisatay waxay tiri ragii wanagsnaa Maxa ku dhacay.
    Waxay tiri adu xaasle ayaad tahay lakin waa ok bad tahay kkk
    Waxan ku iri ma isku qabsanaaa waxba kama qabo ayay tiri within 5 minute kkk

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 3 місяці тому +2

    Heedhe ragii somaliyeed ma sidaas aya u danbaysay oo wixii ilaahy u abuuray ee dunida loo keenay xitaa
    Miyuu ilaaway kuwo naag. Hoosteed ku dhintayna waa la arki
    Sheeka diisu waa naag bas
    Barigii hore ninka doqonka ah waxa lo galin jiray goor. Iminka lkn sudh ayuu xidhan yahay. Yaa nogaran 😂

  • @Khadiijo-ps7ss
    @Khadiijo-ps7ss 3 місяці тому +1

    War uma ogoli isagoo kaliyaan la yaabanehee maysagoo xamaamo iyo naago daba socdaan ayaan u adkaysanayaaa waaaawareeey

  • @ilhaanmubaarik1593
    @ilhaanmubaarik1593 3 місяці тому +3

    Ma garan karo mustaqbalka sida wax noqon doono lkn aniga ahaan maya mala wadageen 😂😂😂

  • @Hibanuurayusuf
    @Hibanuurayusuf 3 місяці тому +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 місяці тому +2

    Anaa kugu raacsan waayo qaar yidhi oo markii lala guursaday waashay ayaan aqaanaa 😂

  • @____0934
    @____0934 3 місяці тому +1

    Adunyo gadon waye waxba odhan kari maayo😮😮

  • @ShugriHasan-cp9wm
    @ShugriHasan-cp9wm 3 місяці тому +1

    Nej nej
    Iska halow
    Ina
    Igare
    Kkkk

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 місяці тому +3

    CABDILAAHI AFAR AYAA ALLE U BANEEYEY RAGA WAA SHARCI IN UU GUURSADO AFAR

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому +1

    Islaantan mooryaanta ee iibinaysa dawo waxba dawaysa kkkkkkk

  • @adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc
    @adenmaxmedcabdilaahi123-fi9zc 3 місяці тому +1

    Niyahaw.huurada.iskacaday

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 місяці тому +1

    Ninkan xisaabta isugaystay xoolaha ayuu coska ka badsadaa waxkale oonku masalo majirto

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 3 місяці тому +1

    Nimankaan cadowga ee Sidii caruur yar camal rabo in la xanaaneyo,Wax iska celiyo yur dhoho ay waayen oo la xisaabtamo.Qiimo aysan leheyn aya loo yeelay.Wa xoolo ineey dhibciyaan uun u nool,Caruurtodii oo lagu daakayo xata ma rabo in la yiraahdo wan daalay.Guurkooda wa booyaaso ama Jaariyad lagu raaxeysto iney helaan.Goorma laga tagay warkaas.

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 3 місяці тому

    FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH FAQASH

  • @caddeadam8277
    @caddeadam8277 3 місяці тому +2

    Waan ognahay in ay jiraan rag badan oo xun laakiin yaa tirakoobay. Marka la gaarsiinayo tirada intaa leeg waa ka badbadin aniga aragtidayda

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂 ninkaa xisaabta iskudhufsaday tiisuu kahadlay gabdhoow wajigiisa sifiican ufiiriya waa shawadiisa laciyaar

  • @cabdishakuurkhadar3441
    @cabdishakuurkhadar3441 3 місяці тому +2

    Qayibka Abdillahi Allah OG sxb

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 3 місяці тому +1

    Hoyada usheeg

  • @Ruqiya-d6n
    @Ruqiya-d6n 3 місяці тому +2

    Ilaahay baa wax bixiyee haday waxbaba wayday haa waan soo dhawaynayaa yes yes miss awdal❤😂🎉😢😊

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому +1

    Wcs walalkey cabdulhi allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh acdubilh

  • @HiboElmi-r5k
    @HiboElmi-r5k 3 місяці тому

    Iyadon cunug sojeden 7 malmodna aan lagu jirin cududarkale majiro miya gabadhuse no thanks madhihi karto miyaa Yaab

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 3 місяці тому

    Maya wahy waan u ogolhy Laakiin buuq marabo sidaan usoo dhaweeyo Ha tixgaliso

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 3 місяці тому

    Allah amarkii nin kastoo cabdilahi ladheho wa geesi ,deeqsi,naxariisbadan calibadan wlhi

  • @AasiyaMaxamad-u8o
    @AasiyaMaxamad-u8o 3 місяці тому +1

    GUULAYSO CABDILAAHI

  • @xaawajamac1921
    @xaawajamac1921 3 місяці тому

    Asc quruxeey wiyaka wad mahadsantahay ninkan taariikhda waa waxkamajiraan aqligiisa ayuu hadlay😂

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 3 місяці тому

    Marka hore ninkan ku xisaabtamaya inuu habeen walba gogol helo yuu iska boobayaa? Miyaanu shaqo kale iyo mus'uuliyad kale saarnayn?

  • @QamarAweys-is5ts
    @QamarAweys-is5ts 3 місяці тому

    Raga soomasliyeey maba qiimeeyaan dumarka bestooda ayey fiirsadaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому

    Cabdlaahiwo adigu gabooye baatahe jooji xaarmajo sheekad gabdhaasi waa gabooye waan indeerta ok makaas jooji beeenta not jooji arinteeda somaliland dameeeryo

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому

    Waar dameeero xaarmajo beeeeenle tuuuug baatahe jooji xaarmajo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    Maxa Ka galay arimaha soomalilnd iyo Hargeysa faqash yahay caloosha Ka buka

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 місяці тому

    Nin iyo naag nin iyo naag nin iyo naag nin iyo naag nin iyo naag shaqo kale mala waayey dadka reerahoodo u daaye siday isu wadanayaan iyagaa yaqaane

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 3 місяці тому

    Bal siduu ufakarayo arag maxaa waxwalba iyada keligeed dushakasaaray

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 3 місяці тому

    ma ajarbaa ku jira in la faafiyo ..nacas isla yaab arsaaq dhaanta raadso ..islayaab gadhwayn baad leeday...

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 місяці тому

    Cabdilaahi ninkaa wanaagsan ee RABI isiiyay inaan gabadh walaashay dhaho kaalay inagufilale jawaabtu waamaya laakiin haduu isagu khiyaarkiisa kuguursado fur madheheen wixii anigu xaq uguleeyay ayaan dhacsan laakiin wax RABI baleeyay inaan kudagaalamo taasu waadiinxumo aniga gabadhaa waxba iimagaysan waliba haduu dulmaayo waxan dhihi Allah kacabso waryaa haxumayn adigaa doontaye

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 3 місяці тому

    Waaa nuucaa wllo adna hooya ku dhashy Allah caqliga fcn kusiiyo isna wakaa doqonimadiisa nalahoryimi

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 місяці тому

    Waar kan dumarka dhex fadhiyaa mabadhnaagbaa.
    Waa dhaqanbees ee muuse ayaa kiraystay.

  • @fardousfardo9910
    @fardousfardo9910 3 місяці тому

    Waxaa uficnaalahayd aamuus caqligaa ilahay hakuhagajiyo

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +3

    Hawenow raga u ogolaada inay idinla guursadaaan hadii kale wat qarsanayaan idinka ugu wacan

  • @saynabjama8160
    @saynabjama8160 20 днів тому

    Ilahay baa og nagaha qaar baa aan masayrin waxan moodayay inaad wax xun kasheegaysid lakii gabadh wanagsan oo soo dhawaysay gabdhaha mulimiinta ah ee bilaa raga ah haa waynoqonaysaa yoo raga soomalidu qoodha haooda uun bay kafikiraan caruurtooda siday ola Korean lahaayeen kama fikiraan intooda badani waa caqli cisal dices layaal kaas

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 3 місяці тому

    waa cawaan mirqaansan oo candhadiisa meel uu galiyo uun ka fikiray

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 3 місяці тому

    Faqashta ma dhegaysano ee naacda nagala tag uraayayow uraayuhu dhalay

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 3 місяці тому

    Maahee nin doon maahee waa bariis doon gabdhahan yayari 😅😅

  • @aadameidle6307
    @aadameidle6307 3 місяці тому

    Ninkan xisabta usoo qaatay wa kobi 4 sano ka hor wiil dhalin yaro ah ayaa si kaftan ah usoo qaatay balse isaga daliil ahaan ayu usoo qaatay wuxuna muujiyay jaahil nimadiisa waa maan'gaab liita

  • @HamdkI
    @HamdkI 3 місяці тому

    Waxan ka hadlayaa nin baa la guursaday oo loo waashay waa doqonimo gabdhoow in nin loo waasho ama wax loo noqdo waa khalad waxan aaminsanahay ninka hadaa rabtid oo uu yahay qof aad isjeceshihiin sadex haduu kula guursado in aadan dareemayn waayo wax uu rabo qofkaa jeclayd laakiin qofka haduu yahay qof iska caadi ah oo aydaan isjeclayn laakiin reer un wadaagteen ma aad kala jeclid ka dhaqaaji oo nolol kale raadso maxaad ugu walaan ma isagaa ku dhalay no

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому

    Dufkubaxa xaago jiira intas odhan maa jiifa isaagu raabi nooma kaa keeno

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 3 місяці тому

    Ninkan wax xisaabinayaa reer dhaqasho ma garanayo

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 місяці тому

    Mayaa ma noqto lkn
    Xaas laabad waa loo baahantahy
    Lkn waa time table loosameya

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq 3 місяці тому

    Been baa sheegeesaa gabadha run bay aheegeesaa leaking adiga xaasgaaga ayaad kabaqaneesaa been baad sheegeesaa

  • @MohamedaminMohamed-gl4yd
    @MohamedaminMohamed-gl4yd 3 місяці тому

    Gabdaha iskumid maahan Ben madihi kartid. ..

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 3 місяці тому

    100% waabeen waata ugudaran hada inaase ayay kamitahay

  • @AminaHassan-r7m
    @AminaHassan-r7m 3 місяці тому

    Waa been Taas ayaa run ah gabadhasi waxba mahayso hadey haynlahayd hawada ayey ka qarin lahayd ninkeyda😂

  • @NajmaAhmed-sp1nt
    @NajmaAhmed-sp1nt 3 місяці тому

    May ma ofhanlahayn Allah wax wanagsan iyadana ha siiyo lkn kanga maaaha

  • @AyanNuh-e3e
    @AyanNuh-e3e 3 місяці тому

    Manshalah cabdulahi naga celi raja ❤❤❤

  • @rahmayusuf9065
    @rahmayusuf9065 3 місяці тому

    Waa daniste Caqli badan mahaysto

  • @QamarAweys-is5ts
    @QamarAweys-is5ts 3 місяці тому

    Walaahi walaaal runta Ayaad sheegtay

  • @Sahra-n7b
    @Sahra-n7b 3 місяці тому

    Nin bayna haysan may tidhahden haday rer ledahay

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 3 місяці тому

    Ha, odhan tapas afbaa la xukumaa uur lama xukumo sxb

  • @safia5954
    @safia5954 25 днів тому

    Kani waa duleyste caadiya😅

  • @filsanxasen360
    @filsanxasen360 3 місяці тому

    Amr allaah kumadarin laakiin maya you

  • @cabdiqadirahmed3880
    @cabdiqadirahmed3880 3 місяці тому

    Asc Anaa kugu Raacyan madama Aan gabadh Ahay

  • @IbrahimAbdirahman-r1q
    @IbrahimAbdirahman-r1q 3 місяці тому

    Xaqiiqa aniga ayaa kuguracsan

  • @mahdiyamaxamuud4789
    @mahdiyamaxamuud4789 3 місяці тому

    Reer hargeysa waa waasheen😂

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 місяці тому

    ManshAllah me to.same thing 😊

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 місяці тому

    Don’t change the cover for the book 📚 😊

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 3 місяці тому

    Waa beenteed siidan qabo

  • @amalfarah5237
    @amalfarah5237 3 місяці тому

    Waaruntaaa cidna ma ogala

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 3 місяці тому

    Waliba 99.9 weeyi

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 3 місяці тому

    XISAAB XUME!

  • @MrSaraar
    @MrSaraar 3 місяці тому

    Waa beenteed

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 3 місяці тому

    Maya Ilaahay baa run jacel leh

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 3 місяці тому +1

    Subxaanallaah

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 3 місяці тому

    ان..شاء.الله

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 місяці тому

    Yes she touch the true 😊

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 3 місяці тому

    May MA] may

  • @sulekhaali1113
    @sulekhaali1113 3 місяці тому

    No no no Abdullahi

  • @ridwan222i
    @ridwan222i 3 місяці тому

    Scw scw scw scw

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 3 місяці тому

    ♻️♻️♻️♻️♻️

  • @CumarMuse-hy3cj
    @CumarMuse-hy3cj 3 місяці тому

    Runteed

  • @HiboShfarax
    @HiboShfarax 3 місяці тому

    Mya😢

  • @Sullb22
    @Sullb22 3 місяці тому

    Meen mee
    😅😅

  • @rahmayusuf9065
    @rahmayusuf9065 3 місяці тому

    Maya

  • @asmaaden2142
    @asmaaden2142 3 місяці тому

    Maya

  • @LadanCumar-f6j
    @LadanCumar-f6j 3 місяці тому

    Maya

  • @hodanwarsame1895
    @hodanwarsame1895 3 місяці тому +1

    👍

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 3 місяці тому

    Asc. Marka hore ereyga ah 90% dhibaatada dumar waxaa ka dambeeya ragga, taas waa hadal malagi galay.
    Ragga iyo dumarkaba dad xun waa leeyihiin taasna shaki kuma jiro.
    Hadalka kale ee qadafka ayaa ah:-
    In qofka dumarka ah aad weydiisato in aad la guursato.
    Taasi waa caqli maroora oo aan la ogeyn meesha uu wax uu yahay.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 місяці тому

    Allaah baa ina lehe maya
    Soomaalida in badan oo ka midahi waxay u noolyihiin ama Masuuliyada doodaba ma yaqaanaan baad is odhanaysaa

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q 3 місяці тому

    Scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 3 місяці тому

    Maya maya maya noway

  • @fuaadbare1314
    @fuaadbare1314 3 місяці тому +1

    Adigu maanad nin raga ahayn
    MarKa horeDumarka Kasoo dhexbax
    Waxaanad noosheegtaa
    Waxaad kawado reer hargaysi
    Naga cilmi badan