Xog Muuse Biixi oo ciidankii Turkiga badda ku weeraray, Itobiya oo ciidankii badda soo fasaxday,Yaab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 70

  • @LuulYaasiin
    @LuulYaasiin 4 місяці тому +19

    Ciidanka bada Somaliya Ee Turkigu Tababay Oo Wata marakiibta Dagaalka iyo Hub Waaweyn Ayaa Mudo Hal Saacad Ah Ku burburinaaya Maraakiibta Etoobiya Wadato iyo Ciidanka Muuse Biixi Beentii Way soo Dhamaatay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @XALIIMOFAARAX-u7u
    @XALIIMOFAARAX-u7u 2 місяці тому +1

    IMAARAATKA WAA CADAWGA SOOMAALIYA

  • @XamdiCatooshRooble
    @XamdiCatooshRooble 2 місяці тому

    Haa haaa. Haa soomaali waa mid❤

  • @cadecalasoowcariif1257
    @cadecalasoowcariif1257 Місяць тому

    Muuse Biixi waa itoobiiyaan

  • @LuulYaasiin
    @LuulYaasiin 4 місяці тому +2

    Xasan sheekh Geesi

  • @user-kw5yu2ni7v
    @user-kw5yu2ni7v 3 місяці тому +1

    Mansha alaah well.qaali soodhawoow

  • @BarkhadAxmed-hq6yq
    @BarkhadAxmed-hq6yq 2 місяці тому

    Somaaliya.somali.xukunta.muse.mahorjoogsankaro.turkiga.

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 4 місяці тому +2

    In dagaal somaliland ku qaado maraabkiibta iswada ee turkiga waxaa ka horeysa iney maxaabiistii goojecade lagaga qabsaday soo furtaan

  • @cabddibarkhad7645
    @cabddibarkhad7645 2 місяці тому

    Adeer Beenta jooji ma muuse biixibaa turki werari kara aniga jooga saylac turkigaana jooga

  • @BaashiHassan-mr2qj
    @BaashiHassan-mr2qj 3 місяці тому

    Waa ka gaari karaa

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 4 місяці тому +1

    Rer abarso weligod been iyo prank kama weynadhan, guul somali ween 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-mm8mb4yb9w
    @user-mm8mb4yb9w 3 місяці тому

    Hadii.ay.israel.falastiin.aymidoobaan.ayay.somaliland.somaliya.midoobikaan.

  • @CabdixasanMaxamud-bv3gz
    @CabdixasanMaxamud-bv3gz 3 місяці тому

    Muuse biixi futada ayu dabiskaga dhajinaya hadii uu weraro maraakiibta turkiga

  • @sahrasiciid2640
    @sahrasiciid2640 3 місяці тому

    Somaliya iyo Turk haddii ay naftooda naceen oo wedkood galay hayimaadaan way miyirsan doonaan

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 4 місяці тому

    England ayuu fasax uga haysta
    Ethiopia ayaa ka caawin donta
    Xasan BUSTE
    Hala weydiiyo wadankii
    Hawiye hala weydiiyo dalkii
    Xamar hala weydiiyo Qarankii

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 2 місяці тому

    Was muuse biixi

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 місяці тому

    Somaliland 300 sano oo soo sa⁹da la midlothian madhacayso
    Dunida oo laba qorraxood yeelataa ka dhow somaliyauğ

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 4 місяці тому +1

    Midakale turkiga iyo itoobiya waa saaxiib mida 3
    Aad kuma dhaco turkigu musta xiil

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 3 місяці тому

    Baqti baqti kale amanaya laba baqti oo huuno iyo huush ah ... cajiibka samankan waxaynu u jeedna wax Mar hore baqtiyey oo hadlaya oo dad nool soo hor fadhiya.... waar ilaa wax dhintay MA xishoodo

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 місяці тому +1

    Wiilasha ogaadeen ee lagu dilay xamar sidag dag ah baa loogu aari hawiyena meelwalba weyjoogaan!

  • @user-li7hw1fr9m
    @user-li7hw1fr9m 3 місяці тому

    Haa waa suutagai midow in uu dhaco lakin huushaas nin kii kenilahaa ma aaaha xasan

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 4 місяці тому +1

    Iney u taliyaan somali kuma midoobi karaan labadaasi say ani ilatahay!

  • @FoosiyaSiyaad
    @FoosiyaSiyaad 2 місяці тому

    Guul
    Soomaliland

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 3 місяці тому

    Edeer muuse iyo ethopiaba daaha gadashiisa ayaa laga
    hagaya lagana riixaya
    Lkn guuldaro ayay ku danbeyndoonaan
    Xasana waxaan leeyahay
    Adeer dowladnimada
    Mahan meeshaad tagtaba hashiis isku mid ah in aad ka saxiida

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 4 місяці тому +1

    Klkkkkkk muuse bixi ciidanka turkiga muxuu ka qaadi karaa muuse waa iska hadlaa turkiga dowlado waaweyn ayaa wax ka qaadi waayay muuse ciidankii 32sano ay dhisayeen dagaalkii laascaanood ayaa lagu qaawiyay marka muuse ayaa turkiga wax ka qaadaya maraakibta dagaalka turkiga muxuu ku celinayaa muuse waa jabhad hal qabiil ah oo masaakin ah muuse iska hadloow

  • @BarkhadAxmed-hq6yq
    @BarkhadAxmed-hq6yq 2 місяці тому

    Muse.bixi.wuhawaawiyayaa.

  • @maxamedduale5261
    @maxamedduale5261 4 місяці тому +1

    Doqon baad tahay xasan ma.laha koonfur isaaq ma laha.meelaha aad sheegayso turkiga 10 minute ka qaadan mayso iska xir saxaafada

  • @Aqlileey
    @Aqlileey 4 місяці тому

    Muuse turkiga ma weerari karo waayo dal la aqoon San yahay maaha

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 3 місяці тому

    War muse biixi iska ilow ee cidanka turkeya wax kama qaadi kartid iyo somaaliya hadi aad rabtid nabad hadi kale daqiid ayan ku qabsankarna ee shacaabka barbara ama seysa .

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n 4 місяці тому

    Maxay Ka Soo Doonaysaa Iddiin ka Iyo Tukrigu Annagu Somaliland Ayaa Nala Yiraa Cidna La Midoobi Mayno

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 4 місяці тому +1

    Doon yar oo lagu kalumaysto miyuu ku weerari karaa turkiga mirqaanka ayaa u been sheegaya muuse juudan

    • @XasanAhmed-og4qf
      @XasanAhmed-og4qf 3 місяці тому

      Adeer tii faqasta ee soomaliyaba reer somali laand xasuuqii and ku qaadeen waydun ku fashilanteen oo kolayba wanaag laydinkama filiyo ee so no more somalisaum at all.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 місяці тому

    Ciidankee leedahay somaliland ma afarta doonyo ee kalumaysiga ee qoriga Ak47 ku saaranyahay waar marines ka jabuuti baa cagta mariyay dhowr sanno ka hor waxan aad ku sheegayso ciidamo badda somaliland

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 3 місяці тому

    Reer somalind fikir yar ayaad ka haysata
    Waayo dadka dadka reer waqooyiga way ka daaleen siyaasada dalaalnimada ku dhisan

  • @KhalidA-jl4lt
    @KhalidA-jl4lt 3 місяці тому

    Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @____0934
    @____0934 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂 benti o socota

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx Місяць тому

    Never ever

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 місяці тому

    HASAN SH. IYO KOONFURTA SOMALIA ITALIA WAXA GALAYEY NO.7 WAX SHARCIYANA MA HAYSATO. MUSA IYO ABIY AYAA WASAY DALKA FASHIMAY SOMALIA. HHHHH.

  • @MohamedAbdoulkader-bv3tw
    @MohamedAbdoulkader-bv3tw 3 місяці тому

    Hassan sheikh mahamoud Haa, haa

  • @abdullahosmanhassan3337
    @abdullahosmanhassan3337 4 місяці тому

    Madaxweenu maata asagaakamaduul ah iska iloow mayeelikaro

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 3 місяці тому

    War hedhe horta xeebta laysku haysta ma isaaqba leh mise ciise iyo godibiirsiba leh?

  • @ismailhafaa2611
    @ismailhafaa2611 3 місяці тому

    CBB

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 4 місяці тому +1

    Asc dawlad kusoodhacda majirto meel qori lagala hor imanayo

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 3 місяці тому

    Emirateska waa calooshiis u shaqeysta u shaqeeya sreal iyo americanka
    Uk waxay rabt inay shidaalka somalia bilalaqeysto

  • @IidyuusufmaxamedIidos
    @IidyuusufmaxamedIidos 3 місяці тому

    Waar soomalida hadii aynu midoobayno waa in ay soomaaliya soo raacdo msoomaalinld oo calendar towxiidka le and sooraacdaan caasimadu waa jathaysa ma ogashihiin aa iyo maya 6:25

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 3 місяці тому

    Bada wax shaqo ah kuma lihid muse biixi ee dhibatada ha u horsedin somaaliland ee deg deg ayan kuso qabaneyna wax shaqo ahna kuma aad lihid labaatan jiro ayan kugu xireyna

  • @user-bv8iz6qd5v
    @user-bv8iz6qd5v 4 місяці тому

    Haa way midoobi karaan wayna fududahay

  • @mahamedrashiid-nn3jb
    @mahamedrashiid-nn3jb 3 місяці тому

    madhiici karts in sòmaaliya ay xukunto s/lnd 6:27

  • @omarsaidbiheomar8385
    @omarsaidbiheomar8385 3 місяці тому

    Wawala somaliwin.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 місяці тому

    suldanka beenta Guul soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮 soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮 soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮 soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮

  • @XasanXuriye
    @XasanXuriye 4 місяці тому

    shacab Ka ayaa utoshanaya

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 3 місяці тому

    Beentii dhamaatay jooji

  • @mahamedrashiid-nn3jb
    @mahamedrashiid-nn3jb 3 місяці тому

    madhiici karts in sòmaaliya ay xukunto s/lnd

  • @cabdiqaadircigecabdiqaadircige
    @cabdiqaadircigecabdiqaadircige 2 місяці тому

    Haa waykunooqonkarta hadama axmaaranafuhaysa

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 4 місяці тому +1

    adeer xasan buste wuu ku khaldanyahay inuu arrimahaas galo isaga iyo muuse shaanina ma go'aamin karaan wax la yidhaahdo waxbaa go'aya iyo arrimahaas waanu ognahay xasan buste waxaanu shaqo ku lahayn ayuu faraha kula jiraa isagoo xamar keliya xukuma tankale waxa xasan buste wado waa mashruucii iririsomka waa lala socdaa.

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 4 місяці тому

    kkkkk caashana ma naagbaa kkk

  • @user-fy1qe2ff5e
    @user-fy1qe2ff5e 4 місяці тому

    Beenta iska dhageydtaan qadaadweyn

  • @maxamedcumar5699
    @maxamedcumar5699 3 місяці тому

    Baq baq turkiga. Saylac maxa ka yala hadu yimado wan kula dagalami dona hadu gobolka so galo

  • @manineima4398
    @manineima4398 4 місяці тому

    Somaliland guul iyo gobonimo

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l 2 місяці тому

    Warkan.waafxare.wanoca.markauuhadlo.haduycfo

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому

    Dhuuso xaamar meel l anay iman kaarini maaxay kaa qaabankarta

  • @XasanXuriye
    @XasanXuriye 4 місяці тому

    haa

  • @Bashir114-in1rt
    @Bashir114-in1rt 3 місяці тому

    War.beenta.daa.waryaa

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому

    Waaxay laa miitahay musee biixi o dheeha kinya siiyey baadi hindyanoshin maa dhiici kaarta waa maaya in xaasn sheekhi biixiyo lugn haayo ama saiilac waa saas o kaale waa riiyoday xaasn sheekhi?

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 3 місяці тому

    Kkkkkkk kkkk

  • @user-qz1bp4yw9e
    @user-qz1bp4yw9e 4 місяці тому +1

    Xasana iyo muusabiixi 2labo tuukacxa

  • @user-dq7qg5rq2e
    @user-dq7qg5rq2e 4 місяці тому

    Warka wasidad udhigtay

  • @mohamudmohamed1211
    @mohamudmohamed1211 4 місяці тому +1

    Beenaale
    Somalia ha dhacdo