Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Waa Sawdkii Qaraamka ahaa ee Ciil. Codkani waa codadka ugu caansan ee loogu jeclyahay codadka nooca muyuusig ee Qaraam/Heello ee fanka Soomaaliga ah. Waxaa lahaa curintiisa hoobalkii weynaa ee aabbaha muyuusigga Somaliga ah ee Somalida Cabdilaahi Qarshe. Kolkan Sawdka Ciil waxa si xarago leh misna dareen fog luuqdiisa ugu qaadaya hoobalkii caanka ahaa ee Maxamed Axmed Muxumed Cismaan oo ku caan baxay "Kuluc". Kabanka waxa u haya ama u tumaya hoobalkii kale ee mucjisada ahaa ee Cumar Maxamuud Cali waa ninkii ku caanka baxay "Cumar Dhuule". Waa dheeg yar oo ka mid ah Canjalad dhaxal-gal ahayd oo lagu qabtay Muqdisho sannadkii 1981. Waxaa ku kulmay Canjalkaa hoobalo ay ka mid ahaayeen Kuluc, Tubeec, Axmed Naaji iyo Cumar Dhuule.Midhaha lagu qaadayo giddiggood waxa leh abwaankii cabqariga ahaa ee Cali Sugulle "Dun-Carbeed" oo leh midhaha codka Ciil lagu qaado kuwa ugu dareenka fog. Sida laga wariyay taariikhda abwaan Dun-Carbeed wuxuu ka curiyay midhahan qiso dhab ah oo isaga iyo haweenay dhex martay. Sida ay isku raacsan yihiin dadka fanka u dhuunta daloolaa waa mararka codka ciil ugu macaan yahay ama ugu miisaanka culus yahay marka ay noqoto tumistiisa. Waayo hoobalo si dhab ah u garanaya midhaha iyo laxanka Ciil ayaa ku kulmay luuq iyo tumisba.
Great 🙌
Waad asiibtay tkh. da.kooban ee heestan waayeel tkh haya noloshu kama maaranto.
Mahadsanid xogta aad nala wadaagtay, noolow
Sixitaan Ereyadan ku jira laxanka ciil ee uu qaadayo maxamed Ahmed waxa iska leh abwaankii weynaa ee ismaciil sheekh Ahmed hadhuudh oo ku magac dheeraa ismaciil cagaf qisada ereyaduna waa inaabtidii oo uu jeclaaa ayuu inta badan ka sameen jiray heesaha cali sugule ma.leh ereyadan
Kabanku waa Jim sheekh muumin
AUN Cali Sugulle 1957,skii waa laxankii lagu qaadayay Heestii uu gumaystaha uu kula hodmay ee ahayd.Ayaa garanaaya gobonimada.Ayaa ila gambiya gumeystahaAyaa guullahay gar gaaraa.Waana Heestii uu ingiriisku ku mustaafuriyay Kuluc AUN magaalada Raydab khaatumo. AUN. Hoobal thanks Sxb.
Thanx Sxb. Nin wax og baad tahay Barkhad
Cakuye barashada laxankan ciil waxa lahaa Cabdilahi qarshe codku waa MA Kuluc cuudkuna Cumar Dhuule Cumar mahdi
Heestan ciil waa heesta aan ugu jeclahay heesihii cagaf aun
Cajaaibaaat.!!!!
Gobtii soomaliland ,Maxamed a kulluc iyo kabankii cumar dhuule cali. Allaah yarxamu.
Kuluc macklin. Kaman goobe radio hargeysa.
1972 Ciil waa Aun Kuluc waxa music Tumaya waa Goobe iyo Jim Sh muumin waana muqdisho durbanka waxa labo far ku tumaya xasan Piccolo legend ayaa meeshaas isku heley waxana lagu qabtey xerada avizione
Gacantii Allaha u naxariistee Cumar Dhuulle hadii aysan aheyn wixii aan soo dhageysanay ama daawanay ee ahaa Kabanka Ragga garaaca waxbaa noogu laaban
Kabankaan waa Jim sheekh muumin
Waa goobe
tumistan aad maqlaysan waxaa uu gaar laaha cumar dhuule cali
Cidlaa ii dhaami layd anoo cuskadeeCawa daranbaan u ciirsaday ##CILL
“Coon jiilaal baa cidaadda marshoo”
Waa Sawdkii Qaraamka ahaa ee Ciil. Codkani waa codadka ugu caansan ee loogu jeclyahay codadka nooca muyuusig ee Qaraam/Heello ee fanka Soomaaliga ah. Waxaa lahaa curintiisa hoobalkii weynaa ee aabbaha muyuusigga Somaliga ah ee Somalida Cabdilaahi Qarshe. Kolkan Sawdka Ciil waxa si xarago leh misna dareen fog luuqdiisa ugu qaadaya hoobalkii caanka ahaa ee Maxamed Axmed Muxumed Cismaan oo ku caan baxay "Kuluc". Kabanka waxa u haya ama u tumaya hoobalkii kale ee mucjisada ahaa ee Cumar Maxamuud Cali waa ninkii ku caanka baxay "Cumar Dhuule". Waa dheeg yar oo ka mid ah Canjalad dhaxal-gal ahayd oo lagu qabtay Muqdisho sannadkii 1981. Waxaa ku kulmay Canjalkaa hoobalo ay ka mid ahaayeen Kuluc, Tubeec, Axmed Naaji iyo Cumar Dhuule.
Midhaha lagu qaadayo giddiggood waxa leh abwaankii cabqariga ahaa ee Cali Sugulle "Dun-Carbeed" oo leh midhaha codka Ciil lagu qaado kuwa ugu dareenka fog. Sida laga wariyay taariikhda abwaan Dun-Carbeed wuxuu ka curiyay midhahan qiso dhab ah oo isaga iyo haweenay dhex martay. Sida ay isku raacsan yihiin dadka fanka u dhuunta daloolaa waa mararka codka ciil ugu macaan yahay ama ugu miisaanka culus yahay marka ay noqoto tumistiisa. Waayo hoobalo si dhab ah u garanaya midhaha iyo laxanka Ciil ayaa ku kulmay luuq iyo tumisba.
Great 🙌
Waad asiibtay tkh. da.kooban ee heestan waayeel tkh haya noloshu kama maaranto.
Mahadsanid xogta aad nala wadaagtay, noolow
Sixitaan
Ereyadan ku jira laxanka ciil ee uu qaadayo maxamed Ahmed waxa iska leh abwaankii weynaa ee ismaciil sheekh Ahmed hadhuudh oo ku magac dheeraa ismaciil cagaf qisada ereyaduna waa inaabtidii oo uu jeclaaa ayuu inta badan ka sameen jiray heesaha cali sugule ma.leh ereyadan
Kabanku waa Jim sheekh muumin
AUN Cali Sugulle 1957,skii waa laxankii lagu qaadayay Heestii uu gumaystaha uu kula hodmay ee ahayd.
Ayaa garanaaya gobonimada.
Ayaa ila gambiya gumeystaha
Ayaa guullahay gar gaaraa.
Waana Heestii uu ingiriisku ku mustaafuriyay Kuluc AUN magaalada Raydab khaatumo. AUN. Hoobal thanks Sxb.
Thanx Sxb. Nin wax og baad tahay Barkhad
Cakuye barashada laxankan ciil waxa lahaa Cabdilahi qarshe codku waa MA Kuluc cuudkuna Cumar Dhuule Cumar mahdi
Heestan ciil waa heesta aan ugu jeclahay heesihii cagaf aun
Cajaaibaaat.!!!!
Gobtii soomaliland ,
Maxamed a kulluc iyo kabankii cumar dhuule cali. Allaah yarxamu.
Kuluc macklin. Kaman goobe radio hargeysa.
1972 Ciil waa Aun Kuluc waxa music Tumaya waa Goobe iyo Jim Sh muumin waana muqdisho durbanka waxa labo far ku tumaya xasan Piccolo legend ayaa meeshaas isku heley waxana lagu qabtey xerada avizione
Gacantii Allaha u naxariistee Cumar Dhuulle hadii aysan aheyn wixii aan soo dhageysanay ama daawanay ee ahaa Kabanka Ragga garaaca waxbaa noogu laaban
Kabankaan waa Jim sheekh muumin
Waa goobe
tumistan aad maqlaysan waxaa uu gaar laaha cumar dhuule cali
Cidlaa ii dhaami layd anoo cuskadee
Cawa daranbaan u ciirsaday ##CILL
“Coon jiilaal baa cidaadda marshoo”