"Inuu damqo sawdka maan ku dayoo Dubaaqeeda maan u raarrido. Inuu diirsho baan bal kula daaloo Daliiliyo deelka maansada. Igu may daawateen dulmigaan qabo'e Malaha way u laba-dibleysteen. Daruur u eg doqon kumaan wadine Malaha ruuxii waa la doorsaday. Waa laygu diroo ay dumarowdee Sidii baan u doonayaa weli. Durbaan nin tuntaa ilaaq dalbadee Anays dilay doqon sidaan ahay.❤
يا سلام ما أحلى صوت (كار) مع نبرة السيد محمد أحمد كلع، ويد المباركة المراوغة لأستاذ محمود إسماعيل حديدي (أمير العود)، والكلمات المتلاصقة لأب العشق إسماعيل الشيخ أحمد (عكف)، مع اللحن والصيغة الممتعة كعادته السيد سحرديد (جبي).. رحمة الله عليهم جميعا ....
Hor,taa jiraba ku daal waar waxaan u soo joogay Abwaano garan waayey midhaha heesta oo weliba loo balanqaaday hadiyad qaaliya qofka tiriya midhaha heestan .
Alla maxaa xul isugu yimi meesha badankooda waa dhinteen Alle ha jannaysiiyo , intaas oo kale in aan dib loo helayn waa hubaal, Cali Feyruus wuxuu caan ku ahaa Violin-ta ama dhexyar, Dacar iyo Xudyadi oo kaliya ayaaba ka nool inta uu sheegay adduun waa is gurayaa Rabbow meel roon
Mar walba aan dhageysto heessahan gaar ahaan heestan ❤waan sii jeclaadaa qalbigabigana raaxo ku abuurtaa. Generational talent Kuluc Legend of a kind❤. Allah Yaa raxma
"Inuu damqo sawdka maan ku dayoo Dubaaqeeda maan u raarido Inuu diirsho maan bal kula daaloo Daliiliyo deelka maansada Igumay daawateen dulmigaan qabo ee Malaha way u laba-diblaysteen Daruur u eg doqon kumaan wadine Malaha ruuxii waa la doorsaday Dabuudtan kamay danbayseen e Malaha ruuxii way dagaaleen Waa laygu diroo way dumarawdee Sidii baan u doonayaaa wali eey Durbaan nin tuntaa ilaaq dalbayee Anays dilay doqon sidaan ahay" Laxanka: Kaar, Saxardiid Jabiye AHN. Ereyada: Ismaaciil Cagaf AHN. Kabanka: Rb Xudaydi
Fadhi noocan oo ay kuwada kulmeen aabayashi qaaramka qf aan comment ka reeban ma isagaba qaaramka qalbigiisu ku dagaya calayk ya calayk Ilaahow uwada naxriiso inti dhintay inta noolna cimriga u barake Qfku jcyl hayo xasuus qurux bdn bay u noqonaysa heesaha qaaramka waliba heestan Kaaar ya salaam Maalin malmaha kamid ah anigo heestan u hamuun qba bn aqrin doona commentigaygan hdi alle idmo💔💔🥹
Xuska qaraamka ismaacil cagaf iyo 1980 iyo badiba dadkii dahabka ahaa ee fanka soomalida soo maray wakhti illaahay ha idiin naxariisto malaa badankooda way dhinteene Ana caawa oo aan u dabaal degaayo sanad guuradii 18 may 33aad ee qaranimada somaliland iyo magaalada burco habeen jimce soo gelaayo 17 may 2024 aniga iyo asxaabtayda qaaliga ah khadar maxamed jaamac iyo cabdiqani aadan allah yacisak beri samaad
Waa runtii Abdirahman Joseph, heestu waa Kaar raaxeeye sidan uma dhaco. Inka badan 60+ cod oo qaraami ah ayaan diiwaan galiyay intooda badan marka laga ilaa tobaneeyo waan hayaa luuqdooda. Intaa aan hayo mid walbana waan ka aqaan ka kale. Markaa hubso wll waa Kaar kaniye.
Intaan ka fahmay Inuu damqo sawdka maan ku dayoo Dubaaqeeda maan ku raarido Inuu diirsho sawdka maan ku dayoo Daliiliyo deelka maande eeey Igumay daawteen dulmiga aan qabo oo Malaa waa loo dabadiblaysaayeey Daruur u eg doqon kuman wadine Malaa ruuxuu waa la doorsaday
Alla maxaa xul iskugu tagay meesha wakhti iyo waayihiisa waa soo qaaten codka iyo kabankuba way isku duba dhacsan yihiin alle ha u naxariiso intii dhimatay inta noolna alle ha caafiyo
Habeenku wa Hargeiysa xuskii qaraamka micnuhu wa bilowkii fanka iyo kuwii ka daba kacay walee ragbaa isku heley AUH naxriisto intii dhimadey kuwa u haaysta qaraamka heessaha kabanka lgu tumo ha so bartaan wllee ninki fahmaya ayuuba fahmaaya nuxarka aay leetahay maxaan idhaaha< Nafyahay oradoo arligii tagoo halkaad ku ogayad ka soo eeg ) qraamka ayey ka mid ahaayen erayatasi
"Inuu damqo sawdka maan ku dayoo
Dubaaqeeda maan u raarrido.
Inuu diirsho baan bal kula daaloo
Daliiliyo deelka maansada.
Igu may daawateen dulmigaan qabo'e
Malaha way u laba-dibleysteen.
Daruur u eg doqon kumaan wadine
Malaha ruuxii waa la doorsaday.
Waa laygu diroo ay dumarowdee
Sidii baan u doonayaa weli.
Durbaan nin tuntaa ilaaq dalbadee
Anays dilay doqon sidaan ahay.❤
يا سلام ما أحلى صوت (كار) مع نبرة السيد محمد أحمد كلع، ويد المباركة المراوغة لأستاذ محمود إسماعيل حديدي (أمير العود)، والكلمات المتلاصقة لأب العشق إسماعيل الشيخ أحمد (عكف)، مع اللحن والصيغة الممتعة كعادته السيد سحرديد (جبي)..
رحمة الله عليهم جميعا ....
Cagaladani waxay ahayd, tahay, hada,hadeer iyo hadhawba hooyada cajaladaha sbb waa murtidii Cagaf isaga iyo inti dhimatay aun aamin aamin aamin ❤❤❤❤❤
Waah-waah Yaasalaam wllhi waa kuwan jiilalkii dahabiga ahaa ee fanka somalida hibada u lahaa waa jiilalkii ugu ilbaxsanaa uguna reer magaalsanaa uguna somalisanaa uguna dhaqanka jeclaa iskuna kalsoonaa hormuudkana u ahaa fanka uguna somali jeclaa uguna geesisanaa uguna hankawaynaa uguna ficilka iyo hiilka badnaa uguna hibo badnaa fanka dabadoodna aanay dhalan jiilal lamidii bal eeg ama dhagayso ragga iyo dumarka meeshaas wacdaraha fanka ka dhigaya codka luuqda jiibta jaanta sacabka durmaanka kamanka sacabka bakeeriyada tumuga bal waxa isku dhacaya dhagaysta wxaasa Hibo-faneed layidhaa iyo " Golden Genarations " axyaa Walalihii Hargaysa iyo kooxdii Barkhad Cas iyo Fananiintii Waaberi looma kala hadhin wallee dad khataraa habenkaas goobtaa isku helay
Waa xaqiiqa in ay ahaayeen hibo iyo deeq Dahabiya oo dhiniac,walba ah
Kuwani waa kuwii uu Fanku ka abuurmay waana kooxdii la,odhan,jiray walaalaha Hargeisa oo uu Cabdilaahi qarshe u,madax ahaa
Maalìntay heestan iyo heesakaleba qabanayeen waxa Casuumay Cabdiqaadir Faarax joome oo ah ina Faarax joome waxaanay fadhiyeen oo ay ku qabteen Heestan iyo heeso kale oo Cabdilaahi qarshe ku luuqaynaay Gurigii Cabdiqaadir Faarax joome ee ku,yaalay wadada Togdheer Ilaahay howada Naxariisto Dhamaantood maanta waxa ka,nool Dacar iyo aamina Cabdilaahi.
Xasuus iyo Xikmad ma,guurta,ah dhe.
Wadada togdheer marka idaacada laga soo dhaadhaco ka soo jeeda dhinaca galbeed oo eegaya bari. Yay hooya hargeysadaydii
War fadlan lyrics-ka soo qora, qofkii wada garanayow. Erayada qaarkood baa music-gu yara qarinayaaye. Si looga wada faa'iideysto.
Al-Ustaad Maxamed Axmed Kuluc, boqorka qaraamiga, naxariistii janno Alle ha ka waraabiyo, isaga iyo Xudeydiba iyo intii kalee mootan ee goobtaas ku wada caweyneysey. Inta noolna cimri dheer iyo caafimaadqab.
Inta uu fankeenu ka soo un kamay waa intaa goobta fadhida.
Hor,taa jiraba ku daal waar waxaan u soo joogay Abwaano garan waayey midhaha heesta oo weliba loo balanqaaday hadiyad qaaliya qofka tiriya midhaha heestan .
@@israhassan4674anaga nasii hadiyadda hal eray anagan gefayne
Abwanin baa utaqan ciyaalkaan hees baa ihaysa yoraahda
Inuu damqo sowdka maan ku dayo dubaaqeeda maan u raarido
Heeskasta aomali ah oo qaangaar ah isoo waydii miraheeda
Alla maxaa xul isugu yimi meesha badankooda waa dhinteen Alle ha jannaysiiyo , intaas oo kale in aan dib loo helayn waa hubaal, Cali Feyruus wuxuu caan ku ahaa Violin-ta ama dhexyar, Dacar iyo Xudyadi oo kaliya ayaaba ka nool inta uu sheegay adduun waa is gurayaa Rabbow meel roon
Runtaa waaye// warkaas waa la hubaa Mr seerbiya waa lagu salaamey
Iyo amina cbdilahi
Allaha unaxaristo dhamaantod Dacar, Xudaydi iyo Aamina kaliyaa ka nool
RAXMAD EEBE baan u tuugaynaa, adna intaa wadka ka nooshahay shaqadaa sii adkee ee xuska iyo qoraalada xasuus reebkaa inteene hore ee qiimaha lahaa
Seenyo oo durbaanka garaacaya sooka nool maaha sxb tv ga ka shaqaynaya
Caawa iyo murqaan oo an kuraaxaysanayo codkii kuluc cuudkii xudaydi darboogadii dacar ereyadii saxardiid from burco inta murqaaan kudhegaysatay like isaara
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf
Fadhigaan inaan joogo waan jeclaan lahaa oo uu magacayga la safto intaan qiimaha leh ee uu sheegay Maxamed Aadan Dacar Dhamaantood Cajiib 🔥 Ilaah ha unaxaristo intii dhimatay inta noolna ilaah ha unaxaristo...Ameen.
Cajiib sxb waxay ahaayeen Dad qiimo leh . Laxanka kaar mahamed ahmed Aun.
@@abdifatahabdi5419 Haa saaxib naaxiyada kaar waan jeclahay
@@Ehel_Caashaq1Heersare saaxib.
Mar walba aan dhageysto heessahan gaar ahaan heestan ❤waan sii jeclaadaa qalbigabigana raaxo ku abuurtaa. Generational talent Kuluc Legend of a kind❤. Allah Yaa raxma
@@hobanlesomalion8468 Ameen legend 🙏
"Inuu damqo sawdka maan ku dayoo
Dubaaqeeda maan u raarido
Inuu diirsho maan bal kula daaloo
Daliiliyo deelka maansada
Igumay daawateen dulmigaan qabo ee
Malaha way u laba-diblaysteen
Daruur u eg doqon kumaan wadine
Malaha ruuxii waa la doorsaday
Dabuudtan kamay danbayseen e
Malaha ruuxii way dagaaleen
Waa laygu diroo way dumarawdee
Sidii baan u doonayaaa wali eey
Durbaan nin tuntaa ilaaq dalbayee
Anays dilay doqon sidaan ahay"
Laxanka: Kaar, Saxardiid Jabiye AHN.
Ereyada: Ismaaciil Cagaf AHN.
Kabanka: Rb Xudaydi
Heestaan ayadoo lyrics leh xagee kahelaa, miraha waan fahmi waayaye, hadii qof Soo qoro waan kufarxi lahaa
Wuxu ku bilaabayaa
Inuu damqo sawdku maanku dayo'oo Daliilsho Deelka maansada'e
@@subeerawal2071 mahadsanid sxb waan jeclaanlahaa hadii ladhamaystiro miraha
ua-cam.com/video/lVF2RSuSZkc/v-deo.html halkaan ka la soco iyadoo Lyrics ah.
@@khabiirqaraam7935 Hada aan daarto khabiir 😄
@@Ehel_Caashaq1 Waa tahay sxb😅
Aduun caaryaale
Ilahay inta dhimatay ha unaxaristo dad dahab ahbay ahyeen
Fadhi noocan oo ay kuwada kulmeen aabayashi qaaramka qf aan comment ka reeban ma isagaba qaaramka qalbigiisu ku dagaya calayk ya calayk Ilaahow uwada naxriiso inti dhintay inta noolna cimriga u barake
Qfku jcyl hayo xasuus qurux bdn bay u noqonaysa heesaha qaaramka waliba heestan Kaaar ya salaam
Maalin malmaha kamid ah anigo heestan u hamuun qba bn aqrin doona commentigaygan hdi alle idmo💔💔🥹
Waa cagaladii qamaamiirtii fanka (the GOATS) the greatest of all times.waxaan u Malayan Dacar uu baa ka nool dhaama good aun
Xuskii jacaylkii abwaankii waynaa ee
Abwaan ismaaciil cagaf ee kadhacay
Hargaysa waliba gurigiisa
Halkaa oo uu lahaa heeso badan
Sida heesta
Kaar Tana iyo laac iyo ciil iyo raaxeeye
Alle ha unaxariisto waa ninkii bilaabay fanka isaga iyo cabdilaahi qarshe
Codkii axmed kuluc
Eryada ismaaciil cagaf
Laxankii Kaar ee saxardiid jabiye
Waxa xidhiidhinaya abwaan dacar
Maxaa labeen isku argtay wakhtigaa 😢
Yaa salaam barisamaad wuu badnaa maxay soo qateen waqti qurux badana anagana noo raaxeyeen Allah ha u naxariisto intii dhimatay ❤️🙏🏾
Qaraamiga reer somaliland 💥❤🤍💚
Dhag la tuuro ma leh waa haldoorkii fanka somaliyeed, intii dhimatey allah ha unaxariisto.
لك الرحمه والمغفره ..... تركت ذكري خالده في قلوب كل الصوماليين واصبحت مصدر الفخر لهم
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته
Abwaan dacar uun baa ka nool maanta Alle haw naxariisto dhamaantood
Erayadii abwaan ismaaciil sheekh axmed cagaf abwaankii jacaylka
Xuska qaraamka ismaacil cagaf iyo 1980 iyo badiba dadkii dahabka ahaa ee fanka soomalida soo maray wakhti illaahay ha idiin naxariisto malaa badankooda way dhinteene
Ana caawa oo aan u dabaal degaayo sanad guuradii 18 may 33aad ee qaranimada somaliland iyo magaalada burco habeen jimce soo gelaayo 17 may 2024 aniga iyo asxaabtayda qaaliga ah khadar maxamed jaamac iyo cabdiqani aadan allah yacisak beri samaad
Maxaa meeshaas laf dhabar fadhiday oo nasiib isku wada helay wakhtigaas !
Ilaahay haw naxariisto intii dhimatay
Oo uu ugu danbeeyay xudaydi
Inta noola ilaahay habarakeeyo
Best of the oldies Raheeye Master piece ! ( Kaah )
Waa runtii Abdirahman Joseph, heestu waa Kaar raaxeeye sidan uma dhaco. Inka badan 60+ cod oo qaraami ah ayaan diiwaan galiyay intooda badan marka laga ilaa tobaneeyo waan hayaa luuqdooda. Intaa aan hayo mid walbana waan ka aqaan ka kale. Markaa hubso wll waa Kaar kaniye.
Qaraami kabanle:-
Jawhara luula
Balwo
Hilaac dheere
Aroor
Beer-dilaacshe
Raaxeeye
Ciil
Hayaan
Rakaad
Rogaal
Dabeecad
Madiix
Muxibo
Murug
Nugul
Kaar
Isku-shuban
Xaafuun
Xusuus
Subcis
Raaxeeye Banaadari
Ragaad
Qabanqaabo
Laac
Layaab
Riftoon
Heelo
Raaxeeye Burcaawi
Ayaan
Olol
Taah
Gargaar
Damaq
Carwo
Cosob
Soodaani
Jiib
Halhaleel
Qoomamo
Kalkaal
Naruuro
Maaweel
Wadaag
Dhaawac
Xiin
Caweys
Roobdoon
Dhalad
Gujis
Hudhud
Sululixis
Horseed
Hele hele
Higsad
Hinqad
Dankeli
Jalaaliyo
Ila dheel
Jaleec
Miyir
Qaraami kabanle may wll way kala duwan yihiin. Beer-dilaacshe waxa iska leh Qarshe halka, raaxeeyana Noociisa Burcaawi uu leeyahay Xudaydi AHUN, noociisa Banaadirna uu leeyahay Axmed Jaamac Joof, raaxeeyaha kalena uu leeyahay Axmed Xasan Hallac.
Mudnaan
Qaraami kabanle wllo Dayur Omar Hagi
@@hamzamohamoud8505 wll dhagaysigooda youtube ma laga wada helayaa?
Waayeelka Jaqafsada inta badan waad ka helaysaa wll dhowr xabo mooyaane
Mansha Allaah
Alla mesha maxaa waayo arag isugu,yimid Rag iyo Dumar
Alloow idiin wada naxariiso intii dhimatay iyo intii noolba waayo markaste naxariista Alle lagama marmo
Ciil badanaa maxaan xiligaas udhalan waayay oon meeshas goob,joog uga noqon waayay istaqfurullaah
Maan'sha'alaah heeso kuwaasay ahaayeen rag waa ragii hore hadal'na waa in tuu yidhe. Hambalyo murtidii hore iyo walaalihii hargeysaad.
Wax aliyaale wax aan ka idhaahdo waan garan waayay 😢. Alle janoooyinkiisa mar labaad sidan oo kale ha iskugu kiin kulmiyo.
Heestu Raaxeeye ma aha ee waa Kaar.
Liiin
Intaan ka fahmay
Inuu damqo sawdka maan ku dayoo
Dubaaqeeda maan ku raarido
Inuu diirsho sawdka maan ku dayoo
Daliiliyo deelka maande eeey
Igumay daawteen dulmiga aan qabo oo
Malaa waa loo dabadiblaysaayeey
Daruur u eg doqon kuman wadine
Malaa ruuxuu waa la doorsaday
Malaa waa la duufsadaye.
Intas oo hobal cwa xudeydi iyo dacar iyo Amina cabdilahi ka nool rabow cimriga iyo cafimadkaba u barake inta dhimatayna naxariistadi gee yaa rabi
Xudaydina nalama joogo hadda😭😭
War ninka heestaas oo dhan soo qora
Ilaahii naga qaaday kuwaa heesayaw
Qalbigaa tayee maqarinkaro
MASHA ALLAH WAA DAD WADA QAALI AH AUN INTII DHIMATAY
Kaaar iyo Raggii rag ahaa iyo Gabdhahii Dahabiga ahaa.
Searching dheer ka dib waan helay heestan
Alla maxaa xul iskugu tagay meesha wakhti iyo waayihiisa waa soo qaaten codka iyo kabankuba way isku duba dhacsan yihiin alle ha u naxariiso intii dhimatay inta noolna alle ha caafiyo
Alle jannolyinkiisa ha ku arsaaqo jiil dahabiya hadday inuun kifaax iyo ilbaxnimo jirto jiilkan ayuu ahaa
Codku waa kaar curintu waa saxardiid Jebiye waxa qaadaya heestana waa kuluc oo ahaa fanaankii uugu fiicnaaa codka kaar AHUN dhamaantoodna
Maxlalin hadhuudh iyo Ismail cagaf waa isku qof qudha isaga ayaa labada magac la yidhaahdaa waa abwaanka curiyey inta ugu badan heesaha qaramka
Codkanay dilay
Ladaan daamee
Malaha kuluc baaba
Soo baxay
Markaan maqlo midhuhuu
Waygusoo maaxee
Malaha qalbigaygi baa
Madhan
Midbaan kajaclaa aduunyadane munaay malaha waad imoogtahy
Malamuhu uma fiican
Miyikaygoo
Miduu kajecladay
Baa maqan
Habeenku wa Hargeiysa xuskii qaraamka micnuhu wa bilowkii fanka iyo kuwii ka daba kacay walee ragbaa isku heley AUH naxriisto intii dhimadey kuwa u haaysta qaraamka heessaha kabanka lgu tumo ha so bartaan wllee ninki fahmaya ayuuba fahmaaya nuxarka aay leetahay maxaan idhaaha< Nafyahay oradoo arligii tagoo halkaad ku ogayad ka soo eeg ) qraamka ayey ka mid ahaayen erayatasi
Kolay aniga abwaanka midhihiisu I daweeyaan waa ismail cagaf waayo mucaashaq ayuu ahaa markaa mucaashiqiintu isagaay isu daweeyan
Hargeisa the hollywood of the 5 SOMALI,🤗👍💯😎
Calek Caley waa hees
AUN Legendary xulka fanka
Kuluc king of qarami
Ku seerbiyoow inta nool Aamina Cabdillahi
Maine iyo dancer keliya
Codka waxa lahaa abwaankii weynaa AHUN SAXARDIID JABIYE
heestu waa kaah midhu waa ismaaciil sheekh axmed cagaf codkana waa saxardii maxamed xuseen jabiye Ee waxaaneyd garanaynen garanmaayo ceeb ma ah
Qaraamka saddexda nin ayaa ugu horreeyey qaab heesida sida ay ku waramayaan dadkii joogay oo aad logu tixgelin jiray waa Magkaroon ninkii la odhan jiray oo ahaa qofkii koowaad ee ku heesaha Raaxeeye , Axmed Muxumed Balweeye oo isagu markii dambe noqday madax dhaqameed iyo Maxamed Axmed Kuluc oo isagu ahaa nin aad loo majiirto runtii waqti dahabi ah oo ina soo maray ayuu ahaa , Maxamed Axmed isaga waan la kulmay inkasta oo uu xanuusanaa se wax weyn ayey ii ahayd inaan sheekaysanay rabbow meel roon wada gee ood raalli ka tahay
Cali Feyruus sannadkii 1994 ayuu Jabuuti ku geeriyooday ,
kuluc kuluc 🤴
Xataa heesaha kuluc iyo Mohamed mooge waxay ahaayeen heeso any jaariyad waliba qaadi Karin oo maldahan
Yaa salaam luuqda kabanka erayada iyo laxankan cajiibsanaa 🤕
Laxanka Kaar waxaa leh guroon jire maxamed saciid waacaan
Qaraam : Kaar
Laxanka : Saxardiid Jabiye Aun
Erayada : Ismaaciil Cagaf Aun
Luuqda : Maxamed Axmed Aun
Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun
Durbaanka : Cali Fayruus Aun
...................................................................
Isla Kuluc oo Mar kala Qaadaya Laxankan Kaar halkaan ka dhagayso ua-cam.com/video/lVF2RSuSZkc/v-deo.html
Nimuu kalgacayl kaskiisa galaa
Kadeed iyo hawl dhib waa la kulmee
Anoo kob banaan duleed kali ku a
Cadkii kuluc iyo miyaan shiday kaar?!
Ku dar seerbiyoow inta nool Aamina Cabdillahi
Heestii kaar waxa laguduubey gurii ismaaciil cagaf we kusoo jeeda iskuulka maxud Ahmed Ali hargeysa 1984kii
Heestan iyo heeso kaleba waxa lagu qabtay Guriga Ina Faarax joome isagaana Casuumay Taariikhduna waxa ay ahayd 1982
Lyrics keeda yaa haya heestan fadlan ila wadaaga.
Inuu damqoo sawdku maanku daayoo
Dubaaqeeda maan ku raarido'e
Inuu diirsho maan bal kula dedaaloo
Daliilyo deelka maansada'ee
Iguumay dawaateen dulmigaa qabo'ee
Malaaha waa laba diblaysayee
Daruur u eg doqon kumaan wadaynee
Malaaha ruuxii waa la doorsadayee
Intaasaan ka fahmay jaalle Shaaficiyoow.
@@bahdoonbisle Mahadsanid Sxb
Walaygu diroo ay dumarowdee sidbaan udoonaya idhiyeey kaana kudara
@@mohmudjama121 Hayeh ustaad Mahadsanid
Gold voice
Xudaydi aabaha cuudka majiro nin ku gaadha tumida heesaha qaraamka waa Miisaanka culus AUN
Heesahani Lix albambay ahaayeen lama kala iibin jirin!!!
Hargeysa malaga helayaa hada
Waa sidaa oo waad garatay waxay ahaanjireen Lix alban waxaana lagu qabtay Guriga Ina Faarax joome 1982
Allaha Ha Naxayso
Waxaa aynu kuraaxeesanayno ma heestii mise kabanka?!!!
Lalahaa adigaaba isku loohaaye
Lalahaa waabay kaa luq luqataa.
Qaraami qalbigaan ilaaweyn.
Igumay daawateen dulmigaan qabo'ee
Malaha way laba diblaysaayeey.
Barkhad 👋
Malaha dadki
Miyirkibaa katagoo
Meeshi la arkaba labays dili
Malaha ana waalanoon
Wax maqal
Mantana somalibaan
Ismaamuliney
Meeshan ukacaba maryaha tuurtee
Malaha. Maankwuu
Kamaqanyay
Idinkoo midabaa
Maqsuud kaxigtee
Malaha muuse
Wuu maraatyn
Malaha nabsibaa
Namamulaye
Meeshaan kala
Aadny mooyaan
Alla maxaaa lumsy Somaliyey
Waa hees aad umacan oo xusus ah
Daruur u eg doqon kuman wadine malaa ruuxii waa la doorasadaye
La imayi dhaahdo xudaydi
Allaha unaxariisto intii dhinatay
WhatsApp
Share's
Waa Laxankii Maxamed Saciid GuRoonJire 🙏🏼👍🏼/
Maaha walal ee laxanku wa saxardiid
Love
Love's
cidii in uun fahmaysa ereyada heestan bal hanala wadaagto
Heestan waxaa midhaheeda lahaa abwaan cabdi nuur cali aadan waxaana ka sida geerda agta aftahamu
Macalin hadhuudh
Waxa iska leh midhaha
Ismaaciil cagaf
Aduunyo
Waka sawirki ay malinta iska wade en
Aduuunyo
alleh yaa arxamu
The good old days, ayaamihii wacnaa.
RAXMAN ko ma la daga la mikara qaawane wasmado
Ma dagalba
Miise heshi s
Waa hoganka ko bilabatay
Igumay daawateen dulamigaan qabo malaa waa loo dabadibaleyasayay
Dacar waa mucjiso
Daadihinta
Nebi amaanada
Riwaayadaha
Jilaanimada
Heesida
Darbuugada (durbaanka
Isku dubaridka riwaayadaha
Kamanka uun baanu garaacin
Waxa kale oo dhan waa koobay
Dhaqanka na meel baa loo dhigay
Bakoorada (madoobad
Macawis
Go shaala
Kabo jambala ama furan
Intaasna caan buu kuyahay
Kkkkk
Fanka qabyaalada halaga ilaasho iyo
Beenta iyo bililiqada
Aniyo dacar somali iyo diinta baanu
Isugu nimaadnaa
Wuu garaacan jiray isagu kabanka sxb
Maha kaar ee wa kaah
Walal Kaar iyo Kaahba waa loo yaqaan labbada noocba lakiin magaca Saxda ah Ee Laxanka noocan Ee Qaraamka ah diwaanka ugu jirtaa waa "Kaar".
Walal Kaar iyo Kaah labbada noocba waa loo yaqanaa, Lakiin Magaca Rasmiga ah Ee Codkani Qaraamka ah Diwaanka ugu jirtaa Waa "Kaar" Oo Odhaah iyo Dareen ahaanba ka turmaya Naaxiyadda Codkan.
Waraysi uu wariye Cali Caano dhame ka qaaday Abwaankii codka sameeyay Saxardiid Maxamed Jabiye wuxuu codkan ugu yeedhay KAAR.
waar ninka hadlayaa miyaani dacar ahayn
9
Facebook's