Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Heeska Jiib codkii iyo tumistii Xudaydi. Qaadistii Cumar. 1987, Jabuuti. Waxaa loo qabtay giraantan Antuwa. Almis Xayd iyo magool ayaa fadhiya. Xudaydi ayaan Ka wariiyay. Alle ha u naxariisto dhamaantood. Raadi heesaha kale ee isla giraantan. Waa Suldaan Yare
Wwww cajaip sida utumaayo Ama ku dhufsiga riishada ayaba ika qarsoomeen Xudeydi Allh yarxam
AUN Omar Mehdi wuxuu ahaa Aabahii Jaceylka Fanka.
Cumar dhuule cali waa abah jacylk fanka somaliyed uhn😢 2023.12.22
Qaraam : Jiib Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun Luuqda : Cumar Dhuule Cali Aun ...................................................................Kuluc oo qaadaya Laxankan Jiib halkaan ka dhagayso ua-cam.com/video/-Jqd6TX-wWQ/v-deo.html
Xudeydi sida uu heesta ugu hooswado baaba yaab leh. Boqorkii cuudka AUN.
Sixid; Laxanku waa Xudaydi.
Axyaa xudaydi Ahn iyo cumar dhuule Ahn
Qaraam :JiibLaxanka :xudaydi Kamanka:xudaydi Luuqda :Cumar dhule Midhaha :❓Goobta rag badan ayaa fadhiya waxaana meesha ka maqanayn mushteeg waayo shaqnqadh gaara ayuu Lahaa waana laga dhex maqlayaa heeska dhamaan tood AUN
Masha Alah ❤
Radii raga ahaa Allow unaxariiso dhamaantooda una dambi dhaaf
Heeska Jiib codkii iyo tumistii Xudaydi. Qaadistii Cumar. 1987, Jabuuti. Waxaa loo qabtay giraantan Antuwa. Almis Xayd iyo magool ayaa fadhiya. Xudaydi ayaan Ka wariiyay. Alle ha u naxariisto dhamaantood. Raadi heesaha kale ee isla giraantan. Waa Suldaan Yare
Wwww cajaip sida utumaayo
Ama ku dhufsiga riishada ayaba ika qarsoomeen Xudeydi Allh yarxam
AUN Omar Mehdi wuxuu ahaa Aabahii Jaceylka Fanka.
Cumar dhuule cali waa abah jacylk fanka somaliyed uhn😢 2023.12.22
Qaraam : Jiib
Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun
Luuqda : Cumar Dhuule Cali Aun
...................................................................
Kuluc oo qaadaya Laxankan Jiib halkaan ka dhagayso ua-cam.com/video/-Jqd6TX-wWQ/v-deo.html
Xudeydi sida uu heesta ugu hooswado baaba yaab leh. Boqorkii cuudka AUN.
Sixid; Laxanku waa Xudaydi.
Axyaa xudaydi Ahn iyo cumar dhuule Ahn
Qaraam :Jiib
Laxanka :xudaydi
Kamanka:xudaydi
Luuqda :Cumar dhule
Midhaha :❓
Goobta rag badan ayaa fadhiya waxaana meesha ka maqanayn mushteeg waayo shaqnqadh gaara ayuu Lahaa waana laga dhex maqlayaa heeska dhamaan tood AUN
Masha Alah ❤
Radii raga ahaa Allow unaxariiso dhamaantooda una dambi dhaaf