@@XafsaMaxamuud-pd3dk War yaada is dajiya. Cid doonaysa ma jirto in bad labixiyo. Aan caadi iska dhigno, fahma waxa heshiisku dhigayo. Ethopia waxaa loo ogol yahay in ay kiro iska bixiso. Meesha laga kiraynayo waxaa sheegaya Dowlada Somaliya. Milatari iyo saldhig waa lasoo afjaray. Waxa shirku uu dheeraday waxa u ahaa in Dowlada Somaliya diiday bad-cas xitaa kiro ahaan waayo bada cas waxaa uga kiraysan tan Jabuuti
Macallinow alif wax ma leh iyo wax buu leeyahay kala daa! Itoobiya bad baan siinay iyo ma siin yaa fahmi kara! Midda kale, Fiqi iyo Balcad ma isku Dowlad bay u sheqeeyaan?! From Gedo /Jubaland
Farxada ha iska dhameeynin, weli War baanada ogeeeyn. Somaliya iyo madaxweeyneheedu maskaxda ayaa laga mare, Jaha wareer ayaa haystaa ee dakhtarka maskaxda ah geeya. Ethiopia bad weey heleeysaa ee taa ku seexdaa.
@@adamsalad2133 Middaadan Itoobiya u qareemeeysana maxaad ahayd?! Itoobiya Madaxweyne Hawiye ah Bad wuu siin karaa siduu uu horay u siiyey Kenya, laakiin Madaxweyne Mareexaan ah ayaa ka soo celinaya, siduu horayba oga soo celiyey Kenya! From Gedo /Jubaland
WALAAHI AAD AYAAN UGU FARXAY MARKAAN MAQLEY IN AY SOO SAARTEY DAWLADEENA SOOMAALIYA. ITOOBIYA WAXAY KU RIYOONEYSAA IN AY BADEENA BEEN BEEN AY KU QAADATO. GUUL GUUL SOOMAALIYA❤❤❤❤❤
Lkn somaliyey awoda lagu tashanayo wa ti ilahey ee ilahey aan u soo laabano oo soo laalaabno tastuur iyo dimu qoraadi illahey amarkisa oo qadana adunka ku xukumi karnaa inshallah
Wll waxa nawareeriyay beenaalayaasha siyaasiyiinta u shaqeeya. Dowlada wax war aysan siidayn ayay la qayliyaan. Markaas ayay nawaalaan. Shirkii jar'id uu ku qabtay Qaahira oo uu af carabiga ku hadlayay ayuu sheegay in aysan bada-cas ka kiraynayn
Dalka soomaaliya waxaa caqabad Ku ah dad jecel shisheeyaha iyo gumeysiga . Oo aan ogoleyn in soomaaliya israacdo itoobiyaana Ku Milan Marka waan arkeynaa wixii ay Ku dhamaato
Asc Hadalkii iigu farxad Badnaa waaye ethopia ayadoo dhul naga haysato dhul in Hadana ay xoog ama xeelad Bad ku heleyso iyo dhul kale macquul ma ahan guul iyo gobanimo shacabow Diida Banan baxa wada
Xasan SHEEKHOW ha aamiin ABIY AXMED WAA CADAW ciidankiisa wuxuu laayey ciidanka dawlada Soomaaliya ee GEDO. ITOOBIYA amaano a gasho. Xasan MARNA ha u ogolaanin in ay ITOOBIYA QAADATO BADEENA.
Dowlad ku sheega soomaaliyaa Dadka hogaamiyo oo uu u horeeyo Mw hore hassan sheikh xanuun dhimir Ah halaga baaro war nin aan goaan ba Laheeyn oo sidaas wax iskugu walaaqaayo sidee buu dal ku hogaamin Karaa waziir fiqi iyo mw ku sheega hassan sheikh is cazila ayaan leeyahay hadii la rabo soomaaliya in aay bedbaado
Waad ku mahadsan tahay wariye Cabdiaziz Barrow sida aad noogu sharaxday xaaladda Soomaaliya. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dagaal haloo diyaargaroobo haday hadalkas run yahay xabashi waxba nagama qaadeyso insha alaah
Waa Run bad umahayno . Guul Somalia 🇸🇴 Eritrea 🇪🇷. Egypt 🇪🇬
Somaliland ,America, iyo France ayaa bad siin doonaa Ethiopia. Badihiina Indiada looma baahna.
@@halimamumin3643 wixi siin laha wxba nagama galin lkn Somaliland wxba ma dhibi karto bila aqonsi wye somalia hos timada
Axmad macalin Fiqi waa qofka ay ka qaylisay Ethiopia
Wasiir Faqi Waan dareemay in uu san rasli ka ahayn hesiidkaasi erdogaan uu waday guuleyso Wasiir waan ku qancay warkaada wax badan ayaan kugu taageetaa Axmad macalin fiwi Noolow
Fiqi ma donayo baan umaleynayaa in bada la bixiyo lakin xasan wu rabaa
@@XafsaMaxamuud-pd3dk War yaada is dajiya. Cid doonaysa ma jirto in bad labixiyo. Aan caadi iska dhigno, fahma waxa heshiisku dhigayo. Ethopia waxaa loo ogol yahay in ay kiro iska bixiso. Meesha laga kiraynayo waxaa sheegaya Dowlada Somaliya. Milatari iyo saldhig waa lasoo afjaray. Waxa shirku uu dheeraday waxa u ahaa in Dowlada Somaliya diiday bad-cas xitaa kiro ahaan waayo bada cas waxaa uga kiraysan tan Jabuuti
Ahmed macalin fiqi wa wadani runta u sheegay itoobiyan gaalo madow Viva fiqi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I'm happy wlhi waa war lugu farxo guul somalia
Dawladu waa jirjiroole
Macallinow alif wax ma leh iyo wax buu leeyahay kala daa! Itoobiya bad baan siinay iyo ma siin yaa fahmi kara! Midda kale, Fiqi iyo Balcad ma isku Dowlad bay u sheqeeyaan?! From Gedo /Jubaland
Farxada ha iska dhameeynin, weli War baanada ogeeeyn.
Somaliya iyo madaxweeyneheedu maskaxda ayaa laga mare, Jaha wareer ayaa haystaa ee dakhtarka maskaxda ah geeya.
Ethiopia bad weey heleeysaa ee taa ku seexdaa.
@@adamsalad2133 Middaadan Itoobiya u qareemeeysana maxaad ahayd?! Itoobiya Madaxweyne Hawiye ah Bad wuu siin karaa siduu uu horay u siiyey Kenya, laakiin Madaxweyne Mareexaan ah ayaa ka soo celinaya, siduu horayba oga soo celiyey Kenya! From Gedo /Jubaland
Dowlada somaliya ❤❤aad ayey ugu farxeen inta badan umada somaliyeed o aan ka mid ahay ❤❤guul guul guuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid Barrow Warar Xaqiiqada ah yaa keentaa
Guul Somalia insha,Allah
Guil Wasiirka Arimaha Dibada Fiqi Somalida wd ka Farxisay Thank You
Waa wariyaha kaliyah wadankiisa difaaca ❤❤❤❤
Guulayso cabdicasiis barrow soomaaliya soomaali baaleh
Walaahi waa iga farxisey guuleyso
I am from Awdal🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waa war farxadleh Ethiopia waa caddawgeena ciidan keenayay layn naysa wadankii ayey qaybin ku wadda fadlan waxaad ma suulka tihiin waddan dhan dalka difaca inaga dhexdeena waynu heshiin karnaa
Dawwlada somaliland iyo mamul soomaliya waxba kama dhexeeyaan somaliland guul ❤❤❤❤itoobiya our brothers ❤❤❤❤ itoobiya our brothers ❤❤❤❤cadawga somaliland waa soomaliya iyo jabuuti iyo masar iyo turky iyo qadar alaha haligo
WALAAHI AAD AYAAN UGU FARXAY MARKAAN MAQLEY IN AY SOO SAARTEY DAWLADEENA SOOMAALIYA. ITOOBIYA WAXAY KU RIYOONEYSAA IN AY BADEENA BEEN BEEN AY KU QAADATO. GUUL GUUL SOOMAALIYA❤❤❤❤❤
Guuul soomaaliya Turkish waatuug dantooda wadato
Emirates waa cadowga islaamka allaha islaamka ka qabto
Fiqi geesi geesi dhalay dheh guuleyso mudane.......... from jigjiga
Wa mowqif wacan hadey ku adkaysaneyso dowladu wanan so dhaweynaya.
Allaha hu akarab 💔 wasiir fiqi waa halyey wadani ah❤next president insha allaha guulayso guulayso 💔🫶💔💔💪🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁💖♥️💔❤️💖💪💪💪
Malahubaa run alle ha ka dhigo
ascwww maaaaaaasha allaaaaaah guuuuuuuuuuuuuuuul iyo gobonimo soooooomaaaaaliya walaahi inaaanan seexan tan iyo markii heshiiska lala galay itobiya
Guulguul guul itobiya maya
Somaliya guuuuul
Axmad maclin fiqi wa halkanin EE abii fahmay dhagartiisa axmadoow hooray usoco abii balankamaxidhanto EE sidaa kuwad badnaa habasheegin
Walhy saan ugu farxay warkaas msha allh guul soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa war caafimaadka qalbiyada muwaadininta somaaliyeed daawo u ah
Wadani Ahmed fiqi guuul Somalia guul
Dhibaata oo dhan waaa erdagon
Guul ummaada somaliyeed lkn waa iin lafoojiknaadoo oo ethipiankaa wadaankaa jookaa laakaa siifeeyo, somaliduu ineey shaaqoo siin ethiopiankaa waa waadaa askaar bilaaa laabisaa viva SOMALIA ❤❤❤❤❤
Wad ku mahadsantahay barashu
Waan sodhawaynaya arintaas keep going wan kutageersanahay
masha Allaah Allow idin xifdhi sidaa ku adkaysta😭😭somaliyey ‼️😭yeynan noqonin cali baysteeen‼️😭
Bad Uma Hayni Ethiopia Allh Masiin Ana Sabab Aan usiino Majirto
Xassan sheekh
Mowqif maleh
Lkn somaliyey awoda lagu tashanayo wa ti ilahey ee ilahey aan u soo laabano oo soo laalaabno tastuur iyo dimu qoraadi illahey amarkisa oo qadana adunka ku xukumi karnaa inshallah
Msha Allh guul allha nagaqabto xabashida io mdxw xazan sheekha lacagta uwajaqay isha allh tacaala Aaaamin Yaaa
Barrow keep going bro saxafi dalkiisa af iyo adin ku taageero waxan rajenaa inta kle oo wariyasha kugu daysadaan
Hanoolaato 🇸🇴 ❤❤❤❤❤
Wandagalameynaa xabashiii urtooo dhagaha lgagaraciii
Arsenal Caawa haday nabad iyo wada hadal qaataan sheekadan oo dhan waysoo dhamaan lahayd wadamo shisheeye oo danahooda wata naguma dul dagaaleen ee car haday xiniinyo leeyihiin raganimadaas hamuujiyan😃
Arsenal wa mashruuc ninki shalay ku dooxay u ku keney , wa kansar waxana looso dhex mara somaliland
Masha Allah Dalxureye Madaxwyne Xasan Sheikh Maxamuud Jir Oo Joog Weligana Guuleyso
😂😂😂😂😂😂😂😂
Waa Qosol Ooyni Ka Roontahay
Xasan wuu nawareeriyay .
Wll waxa nawareeriyay beenaalayaasha siyaasiyiinta u shaqeeya. Dowlada wax war aysan siidayn ayay la qayliyaan. Markaas ayay nawaalaan. Shirkii jar'id uu ku qabtay Qaahira oo uu af carabiga ku hadlayay ayuu sheegay in aysan bada-cas ka kiraynayn
BELO KUGASHAY DHEH MADOWLADBAA JIRTA SUBXAANALLAAHI WABIXAMDIHI
Dalka soomaaliya waxaa caqabad Ku ah dad jecel shisheeyaha iyo gumeysiga .
Oo aan ogoleyn in soomaaliya israacdo itoobiyaana Ku Milan
Marka waan arkeynaa wixii ay Ku dhamaato
Emaaradka carabta iyo turika waa inaan looyad hore er bad kanaye looyaradio lacagatan shacabka soomaaliya ha aruuriyaan X sheekh daco ha aan ku furan
War iska ilaliya Ethiopianka iyo shisheeyah iyo argaxiisada Ethiopia lama amiinikaro marnaba jajusenbadaan oo soomaali ah ayay haystan lkn micne badaan malahan inshallah alle nala jiiro
Waa wara lagu farxo haday arintssi jirto waa wara aad u farxad badan Allah akbar
Wasiir fiqi waa wadani dhab ah mana ogolaanaayo in soomaaliya gacan cadaw gasho
Guul Somalia
Cabdi casiis barrow weriyaha sanadka. Wasiirka axmed macalin fiqi wasiirka keliya EE Naga farxiyay. Itoobiya bad umaheyno mana siinetno warka ayaa nabdeeqay
Waa eykusaxan
9:42 tahaydowlada😊❤
Fiqi for president from OG nacabka ethiopia 🇪🇹 ayaan kucabir qaataa NOT qabiil
Asc Hadalkii iigu farxad Badnaa waaye ethopia ayadoo dhul naga haysato dhul in Hadana ay xoog ama xeelad Bad ku heleyso iyo dhul kale macquul ma ahan guul iyo gobanimo shacabow Diida Banan baxa wada
Waa farxad
waa sharaf xumo in itoobiya loo tago oo wafdi loo diro waan siyaasad xumo
Yesyesyes❤❤❤❤❤
KOOXDAN SUURIYA IYO ERDOGAAN WAXAY DHABARKA KA JEBIYEEN XB XM IYO MUSLIMKII KALEBA.
Wlhi dowlada hadee so saartay war farxad ah
Abdicasis barow mahadsanid
Waxaan noosheegtay war-aan kufaraxnay ookasoobaxday waziirka arimaha dibada soomaaliya meeshii kuhaboonayd ayuudhiga xabashiqadhmuun waxay bad kaqaadan kariwayday inagoo geelay ah mamaantay nagaqaadan kartaa . Lkn se haday madaxda soomaaliya sidan jilicsan ulahadlaan xabashida iyo oromkani way inagu dayayaan soomaaliya soomaalibaa le,.
VivaSomalia
SHALAY SOWTU ORDOGAN IYO USAXIIXAY BADA CASOO UUSAN SHUQUL KU LAHAYN
Warkaanlee igu socda aqiyaareey bal kawarama adigoon badba lahayn hadad maraakiib dagaal sameysato wa maxay u jeedku??? Soomaaliyey toosoo utoosa badihiinoo maankiinu ha shaqeeyoo looma baahna hurdo waqtigaanoo isku tiirsadaay weligiin🇸🇴❣️✍️💪
Xasan SHEEKHOW ha aamiin ABIY AXMED WAA CADAW ciidankiisa wuxuu laayey ciidanka dawlada Soomaaliya ee GEDO. ITOOBIYA amaano a gasho. Xasan MARNA ha u ogolaanin in ay ITOOBIYA QAADATO BADEENA.
Itoobiya waxaa gadaal kawado yahuuda oo dooneyso inay xuutiga halkaa kagasho
Wlhi arin lugu farxa wye in ey Soomalia 🇸🇴 goan adhag ey kaqadhata Ethiopia
Walahi. Inaan difacayno. Dhulkeena.
Itoobiya dakad marabto ee waxey rabtaa bad ee halagahortago soomaaliyey hooy
Shalyluu soo leeflefayay xasan sheekh maantana rajiim miya jahwareer iska dheh
waa yaabe isbadadal badanaa dowlad itoobiya hadii lasiiyo badd cas soomaalia wey u dhamaatay yaahuu illaahow naga khabo cadawga aamiin
Xasan waa 10 qofood waa lagu wareeray Wallaahi
Yaab ,itoobiyo miyaa laga baryi madax banaanida soomaaliya.
Ethiopia wey xusmeyeen somalia madaxbananiteeda iniga oohin ku bilaabey ethiopia maxaad heeshiish la gasheen dowlada jaarkeena somaliland 🤣🤣
Asc. Cawa wan habalyeynayna madxweynaha somaliyeed hassan. Sher maxamuud. Somaliya guul guul. Guul kala. Garo madaxweyne. Cadawogaga walalka ku difacaya weliga hasi deyn. Ereteriya massar turkigana dantada ka wado lakin haysku. Haleynin cawa hurdada wey sexanayan wixi somali ah allxamdu lillahi rabil caallaammiinn ilahayba ku hagajiyey cawa habalyo somaliyey
Naga daarood warkeeda Somalia dawladi kamajirtii waana kaxunahay sida wax,udheceen
Abii dhibka gudaha kahaysta ayey rabaan inay anaga nagu xalliyaan ilaahay idin baabii oo shiidaad dhexdiina allaha dhigo
Daayeer fadareesan dheh
Yeees warkanaaa I anfacaaayo aniga
XASAN IYO FIQI JAAH WAREER BAY DALALKA JAARK GESHEEN. CAALAMKII WAA LA YAABEEN😢
Badena ma in an wadan kale keeno maa jaha wareer la aan ah
Beri buu xasan abi utegeyaa oo raaligelin kabixinayaa hadalkaan gacantana kashuminayaa inagoo urukuucaya damiirlaawaha dhiiglaawaha ah,
😂 Waa sida shacabka somalidu rabo inaanan lasiin karin badda somaliya 😮,waan maqaley isagoo leh😊.
Yes fiqi iyo xassan sheikh bad umahayso bada caas waxa iskaale dowlada Somalilland Ilahaay baa siyeey
Yes guul guuul🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Barrow, mahadsannid. Wariye macquul ah isla markaana warkiisu runta ka tarjumeyso.
Dowlad ku sheega soomaaliyaa
Dadka hogaamiyo oo uu u horeeyo
Mw hore hassan sheikh xanuun dhimir
Ah halaga baaro war nin aan goaan ba
Laheeyn oo sidaas wax iskugu walaaqaayo sidee buu dal ku hogaamin
Karaa waziir fiqi iyo mw ku sheega hassan sheikh is cazila ayaan leeyahay hadii la rabo soomaaliya in aay bedbaado
Soomaaliya..waxaan.qaadaneynaa .mowqifba.mowqif.kuuka.adagyahay.wasiirkana.wa.inlataageero
Waxan kawadaa turkiga waxuu u arkaa in aay Somali gacanta ugujirto
Guul faqi
Ululuuuluuley allaw run kadhig kanaxoow nafta waa
Waa sax balse baaqu wuxu ahaa in sidii bad loo siin lahaa laga wada hadlo sannadka cusub
Fiqi ka fican ninka hebel balcad laleyahay jileeca dalkeyga guula ura jeen ❤🇸🇴❤️🇸🇴
Aawey dadkii lahaa bad ayaa labixiyey waa yaabe badu fududaa bixinteeda
Adigu heshiiski turkiga bal wax ku sheeg
Dawaladda somaliya ragga xilalka uhaya wa kuwo an isla socon ama wa dad wada waalan
Ethopia yay noosoo dhawaan masiibo allaha kurido
Waa ku mahadsan tahay sida aad noogu sharaxday
Ìam. Happy. Mahasañd Barrow show
Wasiir fiqi Geesi geesi dhalay halkaa ka wad difaaca dalka gorgortan lagama geli karo noqo inshaa,allahu (cabdullaahi ciisihii 2aad mahadsanid waari mayside war ha kaa haro dagax meel dhow ayuu ku dhacaa ,dhawaaqna meel dheer bɓbbbbbbbbbbbbyyyyyy
Somaliland wey heli aqoonsi oo wallahia qofka diidsan calanka la ilaaha illallaaa ku qorantahay waa qof ilaahey dafiray dowlad ilaahey aqoonsaday ilaahey u aqoonsan somaliland wey ka guuleysnaysaa la ilaaha illallaaa diidka
Walaahi waa ku farxay aad baa unecbahay oromada dhul balaarsiga wado iyo bad inee hesho nacalad haku dhacdo abiye iyo tuugada qarsoon ee la shaqeesata
Xassan Magafe bada wuubixiyay shakina kuma jira Tanna waa mashquulin kale oo shacabka somaliyeed lagu mashaquulinayaa😮
Wabaa iska dheh iskul madan galin miyaa mise wax magara tany qoralka aqri abey qansiir soo shalayto calala laaye dowlada canaye nin wax lasiiyay madilceene meshan somali kaa dhiig badan baa jogta dalkn diyar u ah difacidiisa dowlada dee hasareyso
Hasan Sheekh, waa nin waalan ee beeshiisu may qabtaan, ilayn somalidu waatan tidhaahda: Nin waalan, tolkii baa u miyir qabaa...!
1. Erdogan, FADLAN HA NOO IMAAN, haddaad timaaddo MUDAAHARAD,hal-kudhaggiisu yahay:
2. Somalia BEEC MA AHA.
3. Erdogan, abaalka aan kuu haynno HA SARRIFAN !!!!!
4. Badda Cas waa DEEQ iyo HIBO uu RABBI (SWT) ku galladay Somali, waayo waxay dhacdaa WADNNAHA adduunka, wax aan ahayn XARAFKA DIINEED oo aadane hantana iyadaa KA XEELDHEER.
5. Axadkii u saxiixa GAALO, xaggee buu kaga jiraa DIINTA ISLAAMKA ee waasaca ah.
Alloow, adaa kaligaa noo SAHAN ah.
Xasan dhiiqo ha iscasilo