Farmaajo Soo noqo adigoo wadankan iyo dadkan siyaasad ama qaanuun u soo diyaariyey 2026 inshaa allaah ❤anagaanu ku rabno Ee allaw doorasho qof iyo cod noo ogoloow.farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
That’s true Farmaajo waxuu ahaa Astaan qaran ilaahey ha xiftiyo soo noqo mar kale Madax weyne Farmaajo xabiibul Malaayiin wiilkaa yar run buu sheegay ilaahey ha xiftiyo wax walba uu sheegey waa run Habo well done
Somaaliya guul iyo gobnimo iyo horumar ha is raacdo NO MORE qabiil dhalinyaradu ha kaceen walaalo ayaa tihiin yaan qabyaalad la isugu kiin layn ha dilin walaalkaa bari garab kuu noqon lahaa oo aad cadowga dhulkiiba kawada ilaalsan lahaydeen inshallaah guul.
Former president MD Farmaajo He was friends Abiy Ahmed and MD Farmaajo idea gave Abiy Ahmed idea about Somalia 🇸🇴 Sea Because MD Farmaajo told to Abiy Ahmed we open together the border Somalia 🇸🇴 and Ethiopia 🇪🇹 So MD Farmaajo I think not back Office. !!!
Khalad baa lagu maagayaa sababtuna waxay tahay: • Wax ballanqaadyo ah ama wax-qabad fulineed oo bulshadda u qaaday ma jirto • Shacab doortay ma jirin marnaba • Wuxuu u shaqeeyaa ciddii mushaharkiisa iyo taakuleynta dhaqaalle bixisa • Lama fulin karo adeegyo iyo barnaamijyo wax-qabad ah oo mana jirto cid maalgelinaysa • Madaalis, humaag been ah iyo majaro habaabin mooye wax kale looma hayo ummadda Soomaaliyeed iyo kala fogeynteeda • Waxaa loo gol leeyahay kidifka deegaanka Soomaaliyeed ayaa ujeedka kowaad ah
Any one real Somalian care ur nation and ur Care, you re need to be come together and who is the good leader you should be with him and stick with him the real M/W like md.farmaajo.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Farmaajo waa kan ugu laciifsan abid soo maray, qarax mogdisho oo markasto ka dhacayo. Ethiopia wadanki bad hadan u saxiixay. Asiga aa keenay dealkaan. Farmaajo waa cadow hawiye, Xassan qalad ween sameyay Ethiopia ano la saxiido lakiin dhulka waa barwaaqo bash bash no more qarax, alshabaab woo ka xureeyay. Dadkaan dhul ee leheen dad ku duugeen. Dad guriyo ee laheen xoog ku heesto. Iyo kua tuugo eh ku dhumanayo dowlada dhaxdeeda.
Masha Allah hakuxafido farmaajo inshallaha guuuul iyo gobnimo inshallaha somaliy guuuul iyo gobnimo inshallaha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallhe 🇸🇴❤️ good 👍🏼
Farmaajo Soo noqo adigoo wadankan iyo dadkan siyaasad ama qaanuun u soo diyaariyey 2026 inshaa allaah
❤anagaanu ku rabno
Ee allaw doorasho qof iyo cod noo ogoloow.farmaajo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
InnshaAllah
Xassanow walaahi waqtiga kuu harsan kuma sugi karno please go
Farmajo 2026.
Reer muqdisho Waa dad nool Xasan xaraash down
HADAY NOOL YIHIIN HA NAGA QABTAAN DOOFAARKAAN ETHIOPIA DOONAYA IN DHULKEENA UUU SIIYO
Wadaniyada dhabta ah walaahi waa reer muqdisho noolaada anaguna waanu idin ku daba faylaynaa ❤❤❤❤❤❤❤
Farmaajo libax ❤❤❤❤❤
GUUL MAXAMED CABDULAAHI XABIIBI MALAAYIIN GUULEEYISO
Soonoqo markale modane farmajo insha.allah laguudarsay
Xabiibu malaayiin fii quluubinaa
Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo $$$$ xadoow qabuuro qodoow tuug
Farmaajo waa dhaamay Xassan Sh somalina waa ayaan darantahay hadii ay wayday cid dhaanta.
Maasha allaah wiil caqli badan illaahey ha ku xafido
Qabyaalada waxa la,inoogu mashquulinayaa in dalkeena lakala goos goosto oo khayraad keena qaataan inaguna bilaa dal noqono guuuul soomaali midaysan iyo somaliya❤❤❤❤❤❤❤ciidankeena waa inaynu garab istaagnaa waa cizadii dalkeena guuuul soomaali midaysan qabyaaladu hadhacdo
Yess qabyalada waxaa isticmaalo Kuwa raba inay hantida qaranka faqriga uga baxaan oo darood leh oo hawiye leh oo isaaq leh iyo raxanwayn leh....iyo ethopia iyo kenya iyo gaalada rabta inay halagaan umada somaliyeed...kuwaas ayaa qabyalada isticmaalo....
Farmajo back inshaalah
Masha Allah youtube Sharxaye Mahadsanid❤❤❤
ManshAllh ❤ saasbah laa raabah madaweeneh maa noo, aah good maadow buuh Somali, uusojiiday
Soomaliyey u kaca dalka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Xassan gurgurte dadka iyo dalka waxa qasayo wa asaga 😢😢😢😢
Xabiibul malaayiin alaha. Noo. Soo. Celiyo
XASAN SHIKE W TUUUUG TUUUUUG TUUUUUUG 😢😢
Xasan tuuladada kuguma heysto dhulkii awoowayashi buu joga
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 xabiibul malaayiin allow noosoo celi
Illaahey idankiis madaxweyne farmaajo mar kale wuu noo soo noqon
Alle agtiisa waxba kama aha
Maansha alaah wiilkan dhalinyarada waa runtii qabiil baa na dilay qabiil qaran ma noqdo numberada aad sheegayso noo soo qor 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xasan Doofaar ha dhaco
That’s true Farmaajo waxuu ahaa Astaan qaran ilaahey ha xiftiyo soo noqo mar kale Madax weyne Farmaajo xabiibul Malaayiin wiilkaa yar run buu sheegay ilaahey ha xiftiyo wax walba uu sheegey waa run Habo well done
Yes yes waa runtaa weeyaan walaale
Madaxweyne farmaajo halkudhigiisu wuxuu ahaa hadal yar iyo howl badan
Xassan munafaq gurgurte wa qof bahan shacabkii aya Nacay😮😮😮
Xasan hahane..dayus.dofar.qaniis gumeys ethopi ayuu badanee great somali ka qatey waana noo soo wadaa hada
Shacabka somaliya waa wareren wlhi yesterday farmajo ka soo bax villada nabsigii ayaa helay
Soomalida kama soo saarin laakin waxaa ka soo saaray taandhadi laysku soo doortay waayo waxa wax dooranaayay baarlamaan calooshisa u shaqeesta.
Farmajo iyo xasan midna kheyr maleh labadaba Ethiopia 🇪🇹 badii ku warejiyeen
This is Somalinimo please hawiye stand up to hassan sheikh impeachment is the only solution
War dhalinyarooy dalka ilaashada plz
Qabyaalad ma iska daynaa somaliyeey❤
Yes Astaanta Qaranka waaye Xasan ma aha in aad aflaadeyso waa dhaliili kartaa si asuuli ku jiryo
Farmaajo waa tagay (forget past,focus the present)
Mansha alah guuleso sharxaaye
Waa run xasan qabiil ayuu kursiga ku fuulay wuxuuna rabaa inuu qabiil ku joogo
Viva real Somalian and may Allah protecting you guys❤🎉🎉❤
Sharma boy naar naaar 🔥
Syriya.mooryanka
Aad iyo aad ❤❤❤
Somaaliya guul iyo gobnimo iyo horumar ha is raacdo NO MORE qabiil dhalinyaradu ha kaceen walaalo ayaa tihiin yaan qabyaalad la isugu kiin layn ha dilin walaalkaa bari garab kuu noqon lahaa oo aad cadowga dhulkiiba kawada ilaalsan lahaydeen inshallaah guul.
Viva sharmo boy run buu sheegay
Mshallah
.soomaalidu.qiyaamii.ayeey.joogaan.xasan.waa.run.wadanka.gadaal.ayou.uceliyay.laakiin.farmaajo.waq.tigii.sii.shacabka.xamar.argagixiso.ayaa.baabiisay.waliba.wadooyinka.oo.xiran.labadab.midka.khayr.badan.alle.hakeeno
Former president MD Farmaajo
He was friends Abiy Ahmed and MD Farmaajo idea gave Abiy Ahmed idea about Somalia 🇸🇴 Sea
Because MD Farmaajo told to Abiy Ahmed we open together the border Somalia 🇸🇴 and Ethiopia 🇪🇹
So MD Farmaajo I think not back Office. !!!
Subxanallah war heedhe somalida waxa cuduur suun qabiilka. A cquesta cazzi!!!!!!?
That’s true
Maasha allah ❤❤❤❤❤
Aduunyada hadaadan xoog iyo xeelad isku difaacin oo badaada iyo berigaadaba difaacan wadankaada hooyo ayaa lagugu duleeysanayaa sida hadaba taagan
Khalad baa lagu maagayaa sababtuna waxay tahay:
• Wax ballanqaadyo ah ama wax-qabad fulineed oo bulshadda u qaaday ma jirto
• Shacab doortay ma jirin marnaba
• Wuxuu u shaqeeyaa ciddii mushaharkiisa iyo taakuleynta dhaqaalle bixisa
• Lama fulin karo adeegyo iyo barnaamijyo wax-qabad ah oo mana jirto cid maalgelinaysa
• Madaalis, humaag been ah iyo majaro habaabin mooye wax kale looma hayo ummadda Soomaaliyeed iyo kala fogeynteeda
• Waxaa loo gol leeyahay kidifka deegaanka Soomaaliyeed ayaa ujeedka kowaad ah
Weli Somalia dadkii damiirka lahaa kama dhamaan. Xasan Dal duleeye waa tuug
Somalia hanoolaato.
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xassan alle ha dhaafiyo ummada
Dhalinyaro qabyaalad dhaafa oo dalka ilaashada
mash allah farmaajo ilaahoo no soo cali
Mooryaanta oo dhan baa neceb farmaajo
💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
❤❤❤❤❤🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳
Any one real Somalian care ur nation and ur Care, you re need to be come together and who is the good leader you should be with him and stick with him the real M/W like md.farmaajo.❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Farmaajo iska ilaawa reer unukaa leh maxaad xasan u fahmi weydeen mar hore
😂😂😂😂wan saxa
Masha Allah wiilkaas hadakiisa waa run,
Xasan sheekh na
Wadanka wuxuu u maamulay
Maseykii uu ka maseyray
Farmaajo wuxuuna sameeyay
Wax alaale wixii Wantage ahaa ee uu Farmaajo sameeyay
Badelkeedii oo Xumaata ah,
Xitaa wuxuu ka daray naag maseyrtay ka daran,
Sida qof waalan oo kale
Ayuu xumaantii ugu gal sashay
Sida:-
Gabdhaha oo la iibiyo
Dada oo la iibiyay
Dhulka oo la iibiyo
Dadka oo la dhaco
Hantida dalka oo la dhaco
Musuq maasuqa oo caadi ah
Dalka oo qaranimo laga saaray
Qabiilkuna sareeyo ,
Kufsigii oo batay,
Farmaajo waa kan ugu laciifsan abid soo maray, qarax mogdisho oo markasto ka dhacayo. Ethiopia wadanki bad hadan u saxiixay. Asiga aa keenay dealkaan. Farmaajo waa cadow hawiye, Xassan qalad ween sameyay Ethiopia ano la saxiido lakiin dhulka waa barwaaqo bash bash no more qarax, alshabaab woo ka xureeyay. Dadkaan dhul ee leheen dad ku duugeen. Dad guriyo ee laheen xoog ku heesto. Iyo kua tuugo eh ku dhumanayo dowlada dhaxdeeda.
Dowlada wee tabar yartahay dadka la shaqeeyo cilmi badan ma laho. Lakiin dowlada ugu wanagsan waaye. Ahmed tuug sidoonka Ethiopia eh dhul heesto, iyo tuug Deni dhulka imaraad siiye, dowlada meesha ka jilicsantahay fahma waa maamul gobaleed 😪
Former president MD Farmaajo
Friend of Abiy Ahmed Ethiopia 🇪🇹 !!!!
Banaanbax kulaha waa showgoo big mohaa ee KM4 😂
😊😊
Waa run
Waa bilaabatay mana kala joogasanayso ilaa xasana dhaco itoobiyana xado masrana dhulkeeda nagajoogto intaasba marabno hanadhaafaan shacabku dalkiisa wuu difaacanayaa geez ka geez somali hakacdo badeenu iib maaha
👍👍👍👍🇸🇴✌️
HAWIYOW NOO SHEEGA SIDA XASAN WAX LOOGU SHEEGI KARO😂. ITOBIYA OO CADAW AH BUUBA DABA ORDAYAA IYADOO ABI AHMAD MAANTA CAAYEY😢 ALE KU DULIYEE😢
War ileen xamar dhalinyaro waxa garada jooga
🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💪💪💪❤❤❤🙏
Xassan Magafe waa nagu daahay hadhaco oo hana dhaafo hal sano iyo bar it's too much for Somali people sidaa awgeedna hana dhaafo 😮
Farmaajo labo dayuus adabadigatay labada dayuusna waxay ahaayeen deni iyo axmed madowe don webiga lagu gudbay ayaa lagadhigay aqirkiina ayagii walaalkooda ooga hiliyey xasan
Viva sharma boy for ever
Ina Madaxweynaha caydo Hormar kumagareysit dabadilif
Resulwasarihi bahane aya qayanay habargidir
Maalinkasto waad calaan cashaan
Mw xasan waa in laga qabto wadanka shacabow kaca oo kaca oo kaca
Guul iyo gobonimo reer muqdisho horay u socda aidinka a yaa somaali hormuud u ah oo badbaadin kara mar danbana siyaasi danbe oo tuug ah qabiil kahu difaacina yuu yahay kahu raacine ee ku raaca muxuu yahay muxuuse noo qaban karaa dhaliyaroow doorta ninkii horumar idin garsiinaya oo wadanka idiin dhisaya oo shaqo idiin abuuraya kaas baad isku qabiil tihiin mid qabiil idinku beer laxawsado oo danbe cayriya oo diida.
Wixii qabiilka kutaageerayey hadaawadaan aduunka halaguugu noco waa habaar
Saxib run sheeg
#ciao tutti popolo somalo non vuole. Xasan sheekh uuunka noo anche no Xasan sheekh così detto x somalia!!!!!!!!?
Nabada wey idin dhibtaa waayo hore ayaan uarkay
😭😭😭😭😭
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
Cidanka.madobe.ayalayeye..mw.xassan.sheekhe.wa.siyasi.weye
Hooyada indhaha kawas darood dawadiibte farmajo gada geesda salidiisana ooga🛢🥥🙌😂😂
Xasan joog xasanow xilka noo haay xasan waligaaba tali
MANSHAALAAH REERKII WLHI WAA KA KACEEN ALLOW KU KICI SOMALIDA MISE MEESHAAN SOMALIA MAAHA EE WAA KENYA!? XAMAR DADKA JOOGA MALAHA MA KACAAYAAN?
War xasan baa noo madax weynaa EE dhibka dhaafa dhalin yaro
Xamar ayaan joognaa wax banaanbax ks dhacayna majirto
333, 444 😂😂😂
Somaliyey barlamankan aan ku kacno xasan keligiis ma ahan wlhi asaga iyo aadan madobe iyo🎉cabdi xashi 80 jiryaal masiibo ah waye aan. Is dhafino pls 😂😂😂😂😂😂
Come on guys
😂😂😂
Xasan cid wax u shegi karto majirto wuu islasaxanyahay oo wuu isla qumanyahay
CASIMADA HAWIYE LEH DADKA DAGANNA WAA HAWIYE NO MORE DAROOD
Hawiya bahane yahay well ma dhargan waxi yaala iyaga book xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow bahane hawiya futada dhexada ka sheekasa
Cajeep
Cidanki.filida.buxaye.ee.fadhiyeye.000