- 6
- 189 487
qodob studio
Austria
Приєднався 2 сер 2019
Asc wll kusoo dhawoow murtiile official oo aad kala socon dontaan muqalo ini xiso geliya
abwaan khaliif shekh maxamud dharbaaxo jin
abwaan khaliif shekh maxamud dharbaaxo jin
Переглядів: 1 190
Відео
Cod aad umacan ayuu ku akhri nayaa qunka masha allh
Переглядів 884 роки тому
Fadlan sher like wey cada haye naga casee
Meeshu waa dool cadale ee maaha doob cadale
Gabayga qaranka majeerteen ilahay ha u naxariisto abwaankii cabqaragii majeerteen hurdada ka kiciyay xili dhiigooda la jaqayay sidii gafanihii
Gabaygan wuxu tiriyeu dilkii sarakisha rag ula sxb ahaa lalayey ciro iyo salad gabayro
Alle ha unaxariisto janafartawso ha ugubishaaresyo
Wiilku aftahanbuu ahaa nasiibna wuu uyeeshy inu furo gabaygii awmuuse
Halgamaa Awoowe khaliif sheekh maxamuud❤ qabriga allah kaaga farxiyo,marna xubigaagu naga bixi maayo😢😢😢
Abwaan khaliif sheikh mohamud Raadilaahu Canhu
❤❤❤dad zun waxaa dhaama dad la.aanta nin sifo ninraga lagu majeerto laga waayay mid ka mod ah dhimadhadiisaa dhaanta❤❤❤by.cavdi/qaadir qaylo wayne/kķklklķĺk baga baga baga walaahi dil bay ku waajibin lahayd diinta islaamki
Waa Rasuulkii ugu danbeeyay Majerten Khaliif sheikh mohamud Raadilaahu Canhu
رضي الله عنه
Dulalkii Kodmood iyo qardhaa lagu dulaalaaye ., waa dooxada kodmood meesha iska sax nio
AuN muxuu sadexlay ku gabyay Darbadaalay iyo awmuuse ayuu ku halqabsaday gabaygaan
Allaha u naxariisto khaliif sheekh maxamud
Laan dheree hada maqashi wakaa asago raxaa ku jiraaa inu dulmi qato diiday
Ilaahay ha u naxariisto
Abwaan.ilaahay.hakuunaxarito❤❤❤❤❤❤
Allaha u naxariisto gabyaagii waynaa khaliif shiikh maxamuud .
Ilhow naxarista sida 😢
😢
❤
Ilhow unaxriiso abtigy khlif
Mujaajid Khaliif SHIIKH Maxamud, janada Allaha geeyo
Galabtii utirinayey darmanu kuwada fadhiney mujahid khaliif ilay hawnaxariisto dooxada wardher banu joogney
viking*❤£(Wcb)2 bullring-3ltd ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
Inkastuu dubuho noqoraa nalaku daaduunshy hhhhhh
Allah ha u naxariisto adeer Khaliif Sheekh Maxamuud
Gabaygaan doogkiciye maha waadarbadaaley jawaabtedii doogkiciye waxaalahaa reer biciidyahan marka maleh magacaan gabaygu waa ducadii awmuusekani gabayda magacyo qaldan baa lagu wada qoray
Dog kiciye iyo darba daley wa isku hal gabay
Sax dogkiciye maaha siden wiil oo isku hooyo dhashay oo rerbicidyahan ba dagalka ssdf hal malin so wada galay bu ku sabsana san maqlay
@@qodobstudio darbadaalay Wmuusa tiriyeye qarniyo hore warsangali ayuuna utiriyey qiyastayda waan dhagaystay cajiladaa oo dib looduubay
Cumar naag dirkiis ilaahay baa ka dhigay nimawnaagyo (((njn duriyad xun waligiis baa laga duduucdaaye)))
Ale haaw naxariisto gabaygaan xusus ayu igu leyahay 2009 ban dhagaysan jiray isago bariga cajilaad labo boog ah
Illaahow janatul fordowso hooygiisa ka yeel
ALLHA yaa Arxamu Aw Muuse Iyo Khaliifba
Alla ha unaxariisto muj.khaliif shiilkh maxamuud
Alle ha u naxariisto khaliif sh.maxamuud wuxuu ku geeriyooday 32sano hadana waxaas o gabay ah buu ino tiriyay isago dhalinyaro ah wuxuu ku dhintay isagoo beebee dushiis saaran o gobanimo doon o dulmi diid ah wuxuuna ku aasanyahay Gallaadi . Alle hakuu raxmaDo😥❤
Qabilke bu aha
@@maxamedmaxamuud3640 mj reer Maxmed buu aha
@@maxamedmaxamuud3640 majeerteen cali saleebaan.
@@maxamedmaxamuud3640mj calisaleebaan
Inaba cadi mahayn abawan khalif wa abwanka kobka ku qaday gabay
Allow naxaariiis jana kusiiii aderrro😭😭😭😭
Tolow yuu ku jihaaday
AHUN abwaan khaliif sheikh maxamud waxa uu ahaa udub dhexaadki SSDF waxa uu ahaa halgamaa iyo halyey aan hashiisa af iyi adinba looga adkaan, waxa uu ahaa ficil yaqaan dharaarta kulul la irkado iyo nin ey maxastu hoostiisa harsato, illaah ha u naxariisto waxaa laga qoray Buugga Maska Bari, oo laga soo dhiraandhiriyey meeris ka mid ah tixihiisa ee uu dheho maska bari wuxuu kugu dilaa micida seefta ah. illaahow khaliif janadaada gey dembigiisana dhaaf aameen
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
"Ragayagii la wada duudsiyaan dib u xasuustaaye, dhiigooda dixanahayaan, caro diryaamaaye, dacallada intaan fiiriiyaan diricna waayaaye" subxaanallah! War ninku guubaabo kululaa gabayadiisa mid kamid ah oo "gargaar" ladhahaan mardhawayd dhagaystay oo aan layaabanaa, anoon reer Puntland ahayn oo maraykanka jooga, wakhtigaasna aan soo gaarin ayaaba intuu dhiigu ikacay inaan qori aan siyaad barre kula dagaalo soo gataan ku sigtaye 😂 maxaa moodaa ragii waagaas abwaanku wuxuu ka gabyayo iyo dulmigii jiray dhextaagnaa.
Halyeey-abwaan khaliif shiikh maxamuud (raximahullah) guubaabadiisa intay dagaalyahano SSDF kuheshay xisaab maleh waayo dadku markay gabayadiisa maqlaan bay intay qiiroodaan dhiigu dhaqaaqi jiray.Aniga abtigay wuxuu kasoo lugeeyay Gaalkacyo oo Wardheer buu ugu yimid jabhadda gabayadaas dartood. Halyeey Khaliif dagaal ciidanka itoobiya iyo SSDF kudhexmaray aaga Balanballe oo 3 maalmood socday ayuu kushahiiday isagoo Beebee wata😢. Awoodii jabhaddu waa wiiqantay oo Mingiste ayaa dhabar-jabiyay markuu xiray Cabdulahi yusuf iyo saraakiishii hawl gelinaysay jabhadda, waxaa kaloo sii mooral jabiyay in geesi aan labadali karim oo ruuxdii jabhadda ahaa inuu meesha kabaxay😢. Laakiin SSDF kumaysan khasaarin heshiiskay lagaleen kacaanka 1988 oo waxaa laga faa'iiday dekedda Boosaaso iyo wadada xiriirisa Garowe iyo Boosaaso.
Nin xarago khaniisnimo Bay dalbayeen Lalamana garan muuse ciise Waxaad aad adigu diidaysay baan samo ka doonaa hadii duburkii hoobali nalaku daynaayo deeq baan wada siin lahayn Duburkii awsamatar
Maxaad akhrisay sxb?
Oromow Af somaliga marka hore si fiican u baro ka hor Munafaqa kaftanka iyo Gabaya somalida Naclatullahi Calyk
war maxaad meesha ku qortay hhhhhhhhhh maxaad ka hadashay qof yahow dulaysan hhhhhhh
ILAAHOW KUU NAXARISO
Gabaygan wuxu jawab iyo furtitaan u yahay gabay la dhaho Darbadsalay oo uu tiriyey abwan Awmuuse Ismaaciil khalif bana ka jawabaya hadda Darbadalay Waxa lo tirshay Warsangali
maanso yahanka ugu mahmahda badan ayu kujira khalif shekh Mohamoud siciid fay
Maxamuudba diririhii ilow soona dugukuubye Matukade dartiis uma galeen dab iyo baaruude Dirrankoodi hore baan u baran deyd rakuubsiga'e Wakhtigaa ku diray iney bahdood dhan isku raacaane Isku duubna waa wada qabteen dawdii dhulubdheere Gabaygu wuxuu cadeynaya reer maxamuud in reer ka xabad kulu uusan jirin waana ragii dhafoorqiiqa ahaa jamhadii ssdf
Reer maxamuud soo nimankii Teendho balo nagashay mahan oo markii danbana geela dhacay oo aan dib u soo noqon mise waa reer maxamuud kale 🤣🤣🤣🤣
Rabi naxariistii jano haku siiyo mujaahid khaliif shiikh maxamuud 😭🥺
Yaa dilay
Amraaxaaro
Mareexaan mxaad Sas u sameyseen 🥺🥺🤣odeygaa qalbigaa holcanaya ax🥺
WIIL YAR BUU AHAA 32 SANO KU DHINTAY KHALIF SH. MAXAMUUD ODAY MA AHAYN MIDA KALE MAREXAN WAJI KAMA RABNO IYO AFWEYNE TOONA
ilkayar nacala dhalay wxa naga bdn Puntland o geesigan iyo kuwa kale uso halgamen
Marexan halku ku dambeyey ma is weydiisay hhhhh io Samantha ssdf ku yelatay maskin
Allow Alle. Marreexaan Maantay waa Siddee Majeerteen Se waa Siddee Dhulkoodda? Doowladdii Yareedna Soo Idinkamaan Kalatuurin. 😂😂😂 Guul ssdf 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Mujahideen Khaliif shiikh Maxamuud Allaha u naxaristo.
Aaias Amin
Keep going
Ree Puntland tariikhdoda iyo Halyeyadoda ma maaamusan Faan iyo faakh cidla ah bay hayaan
Alow yaa saaka dib usoo nooleeya ha daawado mirihuu noo beeray iyo dhaxalku dhashiisa uga taga
AAD IYO AAD ALLAH YARXAM KHALIF MUJAHID