Haniyey ani waku hesta mansh allh ❤ayuutada qab fcn lo samystay marba qofki qadanayo lala so bashalo xafadisa lo duceyo les waresto war waba qatar allhuma bariik ❤
Manshaallah hani ayuuto sanadka hal Miyaa shaqada darted u dhahay waa shaqo nec bahay 😊🤣 lakin manshalah sida u diyarisay 🥰🥰 gacantada allah ku barakeyo xabibti ❤❤
Maasha allaah meeshaad naga jirto gabar aa naga jirta allaah garab kaaga ha galo ,hooyadii ku dhashaa sharaf leh
Bariiska sidaa i sameesey nosoo gali gacmahaaga Allah kuu barakeeyo ina adeer ❤
Dhamaantiina allaah ha idiin xafido familkiina keep en going baaraka allaah❤🇹🇷🇸🇴🕋🕋🕋🕋
Mashaa allaah abaayo naag nool naga dhis wadan dhan gabdhahooda mataleeysaaa ❤
Haniyey ani waku hesta mansh allh ❤ayuutada qab fcn lo samystay marba qofki qadanayo lala so bashalo xafadisa lo duceyo les waresto war waba qatar allhuma bariik ❤
Bariiska soo samee hbbti alle ha ku xifdiyo wacmahaga alle ha kuu barakooye
Manshaallah hani ayuuto sanadka hal Miyaa shaqada darted u dhahay waa shaqo nec bahay 😊🤣 lakin manshalah sida u diyarisay 🥰🥰 gacantada allah ku barakeyo xabibti ❤❤
Maasha allah wll qli ilaahay xooga iyo reerkaba hakuu barakeeyo❤
Masha Allaha chef casumad wangsan barka Allaha sifican ayad u casuntay reer xididka masha Allaha barka Allaha
Maashaa alaah waan jeclahay dolmada Turkiga 😊
Mansha alllllla tabaaraka raxmaan allla hana happyey ku jecliya oo videodada jecliya oo routinedada jecliya ilaahay khayr badan haku siiiyo oo wax kasto niyadada ku jira haku rumeeye hadad ogtahay videogan intan fikrad ka helay alx alle gacanta iyo maskaxdaba haku barakeyo best youtuber aan jecelahay kuna deydo ayaad tahay hargeysa cadey ban kaso salaamaya❤
Masha allah hablaha somaliyeed ayaad ka turumaysa waad na wanajisay alle haku wanajiyee wllo mcn❤❤❤❤❤❤❤
Noogq soshegey abyo ayutada turkida ayuta qater ayay ila egtay gaari miya gadan rabta haniyey boorsa lacag iyo bank shegosaa
Ooo haniyey 😂lacgati ayutada weyba kadhamatee waxano adeg ah 😂😂😂
MashaAllah...strong mother ❤
Masha aalh abyo hani sida ugu fudud ee luuqada Türkiye kubarankaro maiishegikartaa xbbti
M.allah m.allah Gacn dahab wlshy mcn aduun & akhro Allah ku xiftiyo reerkagana ilahy ha ku barkeeyo io cafimaad marwlba khyr kiisa wata rabi kaga baryayaa hppti hani ❤💯
Ayuuto turkiye masha Allah 😂
Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo Isoo booqo
First❤ mesha Allah
Wcs abayo m.a xaalad walba alle fudeett hakaga dhigo 🤲😢❤
MAASHA ALAAH
ABAAYO DHAG DHAG WAAYE.
CASUMAADAADA❤❤
Maasha allaah Ayuutu Türki sacabwaaye Laakiin Waad kabaxsatay❤❤🎉🎉
Haniyey bariiska markaad waqtiheshid sidalokariyo soogeli please
Abayo halhal manosogalidid saan ubarano samidey magac hani waxayi masha allah ❤
Hanaaa abayoy inaaa kuu imaado iheeso si aa cunto karis u Barta Lee masha Allah Allah ku siyaadsho
MashaAllah Tabaraka ❤❤❤
MashaaAllah gacantada Allah haku barekeyo abayo rotiga noo soi gali iyo bariska iyo cuntoyinka kale mahadsanid
Allahuma Barik beautiful sister ❤️❤️😘😘😘
Mashaa Allah Abaayo caafimaad ku cuna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Bariiska abaayo noo so gali qayr alah ku siiye iyo biyaha aad wax ku qaseysey magacooda
masha allah hani iskufilan❤❤
Haniyeey sidaad alaabta u kala qaad qaaday oo ukala habeysay sogili 😂
Garbasaaarta ayay utuuratay see usooduubee weyba kala aruurisee😂😂
Masha allaah abaayo cuntoyinka turkiga ama macmacankoda nala so wadag hal hal anka faideysanee Mahadsanid ❤
Masha allaah family gaga allah haku barakeeyo abaayo hani gabar an jeclahay ❤❤❤ illaah dartiisa video kaga hada arko ilaa dhameysto kama tago ❤
Mashaalah tabarakallah ❤beautiful
Masha allah gacantada alle haku barakeyo ❤❤ abyo
Masha allah abayo gacantaada allah kuu barakeeyo looks yummy caafimaad ku cuna abayo rootiga noo soo gali🎉
Rabi haku barakeeyo qaali
Mansha lh abyo ilahy gacanta haku barakeeyo adkarta aqroliso markasta
Masha allah the best mother ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
M.a abayo mida ayeeyo kuso sameysay iyo bariiska sida usameysay no so gali❤❤❤
Masha Allah abayo
Mashaa Allah ❤️ ❤️ ❤️
Wallaahi Masha"Allah ❤Hany 🤲😘Waad Ka Baxsaty👏👏👏 😂 Inaba Caadi Ma Aha Di Aad Halheyn Ka Dhigaty Lee Waaye 😂😂😂🤲😘( Continue like this Macha"Allah))😘😘😘💝
Qurux maasha Allah ❤
MaanshaAllaah tabaaraklaah Beautiful ❤❤❤❤❤❤❤❤
Haniyeey. Team ayuuto Iman kuso biiraa lkn wan ka fogahay qof yurub jogto ma gali karaa
M.a haniyey hooyo hardworker tahe wlh m.a ❤
Oo waxii lacag ahaaba cunto ugu karisee maxaa kaasoo galaayo😂😂😂
😂😂
Asc hani cadey xabiibti seiitihiin alx abaayo waaniskakaaa jeclahay ماشاءالله الله يحفظهم يارب
Masha alllah haniyey sheef waa noqon kartaa😂
Haniyey dumashiyaalkeen waa mac macaan jecel yihiin.
Masha Allah ilaahay hakuu barakeeyo xoogaaga
Masha Allah
Haniyey abyo pls bariiska nooguso dhaqso wan kahelny nooguso dhaqso casumaad am qabaaaa axade asalaatadana nosoo raaci pls abyo igu ixtiram waan ku daawadaa waan ku jeclahay❤❤❤❤❤
Masha Allah 🥰🥰😋😋
Macmacanka noso geli iyo bastada mcnto Masha Allah Wlhi wad ka dhistay
Abayo anigo somalia jga ma geli kra ayotada
Naag karmeed allah ha ku xafido
Masha Allah gabar soomaali oosaan garti leh ma arag ninka turki garti ayuukuuyeelay😂😂😂😂
Masha Allah gabar adag baathy horey usoco abyo ❤
Rootiga abyo soo samey Ado mhdsn wllshy hani 🥰
Wwwwww Masha allah caafimaad ku cuna ❤❤❤❤❤
Masha allh
Mahadsanid abyo hani❤❤❤
M.a abayo allaha ku fududeeyo❤
Masha Allah masha Allah
Maashaa alaah uqti gacantaada alaha ku barakeeyo❤❤❤❤
Ayuuto waxas hawl loomarayo waa maxay sister
Maasha allah❤
Wllo ayuuto mahagbada kawada
Rootigan ka helay Mnsha allah
Apy Markaa turki imaado ku imaadaa I.n Mai soo dhawenee ❤
Masha Allan❤❤❤🎉🎉🎉
Abaayo mahadsanid ❤qaali waan rabnaa
Masha Allah ♥️ abaayo bariiskaas noso gali please
Mash allah aboyo adbaa kuu jeclahay
Mashaa alaah alaahaa kobaraa keeyo
Hani Ayuutada calaqof meequu qaadanaa dolar mise lacagta wadan koda ❤❤❤
Ayay ayuuto 😂 Masha Allah
Abaayo ii ducee hadaa qoraalkeykan argto haniyeey plz inuu examka ii fududaado plz😢
Allaha ku fududeey qali dhibka umartay midka ku faraxday allaha kaaga dhigo 🤲
Alle kheyr kusii wlzhy❤😊
Asc manshalah Ankara waxan imana alabta haniyey dharerka naga so Rida wan kuso radinaya hadan imado maiso dhawene
Masha Allah billcafiya abyo ❤❤❤
Maasha allaha ❤❤❤❤👍🤲🤲🤲🤲
Nice family so beautiful ❤❤❤❤ Hani bako
Masha Allah ❤❤❤❤❤
Bariiska no soo gali wlll saad u samaysay
Waan yaabaye ayuutafa cunto darteed maa loo galaymise qof kasta in yar oo xaqal cuntadii ah buu ku soo darayaa
Waab raafd walhi miskiinta wee rafaady inaataa soo qarash hadey wax kudar sawaa yaan waaba dada yaaban markaas
Manshaallaah Manshaallaah ❤️❤️❤️
Maash allaah bisax wacaafiya
Ayuuto turki o sanah Masha allah
Aniga maku Jirimako kkkkkkkkkkkk
Hani gabar hool kar ah oo strong ah aya tahay wlhi intas dhan ma samen karo 😂
bariiska sidee loo sameyaa abaayo😊
Asc abayo icunka noosodiyaari
Mashaalaah xabiibtii
M. A Tabaaraka Laah Illaahy Ha idin Xafido Amiin yaa rabi❤🎉
Manshallah abaayo
Asc mashallh shukrn
Abayo ayuutadii waaba lagaa matajiyay😂😂😂
Meshaan london Hoosteena waxaa ah dukaanka turkida dhac wax kasta asagaan kasoo iibsadaa macaaan