DHABAR XANUUNKA qeybta dambe Almiinta uu ku baxo "Low Backnpain"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @amalhirsi4847
    @amalhirsi4847 6 місяців тому +9

    Masha al laah waad ku mahadsan tahay walaaljey
    Waana arin aan anigu sameyey oo ilaahay igu caafiyey
    Ee dadow ka faa iideysta

  • @ShakuurMarees
    @ShakuurMarees 8 місяців тому +1

    Macalin jacelow tanks my techar 🙏

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 25 днів тому

    asc dr waan ku salamey .salam ka dib.waad ku mahadsantahay.laakin itee joogta oo la ga helaa .

  • @user-bo6ul3jv3p
    @user-bo6ul3jv3p Місяць тому +1

    Thanks pro

  • @DabagalkaTaariikhda
    @DabagalkaTaariikhda 10 місяців тому +1

    Jacelow ilahay kher haku siyo malmahan dhan dhabrka laiga hayay mid walalkay ah oo yar aadhabarka iga istag dhihi jiray waxna iima tari jirin lkn gortan vifioga dawaday aa isago isocda isla intii iri durba wan ficnaday ilahay khayr hakusiyo

  • @cabdulaahiCumar-ip1dy
    @cabdulaahiCumar-ip1dy Місяць тому

    Macalimu anqowga lukta ayaa ixanuneyso sidee loga saraa ilaa sedka danbe

  • @CabdiqaniCiise-km2re
    @CabdiqaniCiise-km2re Місяць тому

    Asc sxb qof waayeelaa oo sinta iyo dhabarka iyadoo socoto wax kagaareen oo wiriq dhahday jilibka iyo dhabarka ayaa xanuunee jwb

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 3 місяці тому +1

    Jisaakalaahu khayr❤❤❤❤

  • @falisabdulahi1740
    @falisabdulahi1740 10 місяців тому

    Dr qof dumara garbaha ka godan ama golxo leh u dhisi karta

  • @MaxamedJaamac-ki5jp
    @MaxamedJaamac-ki5jp Місяць тому

    Sheegitaankaada soo raacsii tall

  • @CaaishoHooyo-up2dz
    @CaaishoHooyo-up2dz 2 місяці тому

    Abowe wn xanusanhy waxaa leyga hayaa dhabarka xagee kala soxiriraa wllky 😢

  • @cabdulaahiCumar-ip1dy
    @cabdulaahiCumar-ip1dy Місяць тому

    Balis isoo jawaap

  • @kghassansuudihersi2699
    @kghassansuudihersi2699 3 місяці тому

    JILIBYADA' DGECAAN KA
    DHANADAY...MAXAA DALO AH

  • @user-wy5hb6re8c
    @user-wy5hb6re8c 26 днів тому

    Waxfiicankeen

  • @najiibMaxamed-ge3kq
    @najiibMaxamed-ge3kq 28 днів тому +1

    😢😂p

  • @abdihafiidomar6080
    @abdihafiidomar6080 5 місяців тому

    Masha allah taliye waa muuqal wax tar leh❤

  • @user-hd8fz6cd7g
    @user-hd8fz6cd7g 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @falisabdulahi1740
    @falisabdulahi1740 10 місяців тому +1

    Ama iskaga bi in jarta

  • @XaawaCisman-bg6wf
    @XaawaCisman-bg6wf 9 місяців тому

    Intee jog taa

  • @user-ob1nv4cu7e
    @user-ob1nv4cu7e 10 місяців тому

    Ugaas xakeee joogtaaa oo laa kaga soo xariiraa

  • @hamzehassan6507
    @hamzehassan6507 4 місяці тому

    M.a