ISMAACIIL AARKA HEESTA CABASHO OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Hees Cabasho
    Ereyada Cabdiraxman Caydiid
    Laxanka Muuse Gaas
    Music Haatuf Yare
    Copyright@Hawraar Music

КОМЕНТАРІ • 141

  • @ezharquruxofficiall5970
    @ezharquruxofficiall5970 4 роки тому +85

    Wlhi qisada hestan aney igu dhacday wiil an isjeclayn aya aday dalka maraykanka kadibna dib ilamasoo hadlin wuxuna kabaxay balanti iyo axdigii no dhexeyay 🥺💔
    Dhaqaqad galab carawday cara kle cagaha sartay 🥺🥺💔💔

    • @najahgirre709
      @najahgirre709 4 роки тому +1

      Hadda Cid kale Ma heshay habarwadag😂😂😂

    • @mandekahmedali8435
      @mandekahmedali8435 4 роки тому

      Ragu wa Iska wijiya bdnyihin booga dhayo quruxeey

    • @ezharquruxofficiall5970
      @ezharquruxofficiall5970 4 роки тому +1

      @@mandekahmedali8435 ka raystay bukanadii xppti xilli horey ahayd tasi 2018🥰💋✌

    • @ezharquruxofficiall5970
      @ezharquruxofficiall5970 4 роки тому

      @@najahgirre709 my aminadiba wey iga dhamatay xppti 😂😂✌

    • @najahgirre709
      @najahgirre709 4 роки тому

      @nihaan saciid Wall wiil baan ahay ❤❤❤❤❤

  • @amiinmahat4348
    @amiinmahat4348 4 роки тому +14

    Heestan macaankeeda, laxankeeda,erayadeeda,iyo codkeeda iyo inta dhagaysatay is malaha wlhi
    Ismaciiil walaigay fanaan ka cod baxsan ma arag

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 4 роки тому +6

    Ninkan musigan gabnada kuma wacna runtii waxay haboon la helo dadka qalabka musiga si fiican u tumi yaqaan. Fanaanka ummaad soomaaliyeed Ismaaciil Aarka.

  • @hanadjamac6448
    @hanadjamac6448 3 роки тому +13

    Heestan waxay dib iixasuusisay jacaylkaygii anoo tahriib ah ayay balantii kabaxday kadinba aroos gashay markaan qadka dib ugu Soo laabtay oo aan rabay inaan qoraal udiro ayaan arkay hambalyadeedii dib ayan ula noqday qoraalkii xasuuustaas igama hadho

    • @asmamursal7522
      @asmamursal7522 3 роки тому +1

      Sorry
      Xanuun kawayni majiro

    • @hanadjamac6448
      @hanadjamac6448 3 роки тому

      @asma mursal haa Ila mid ayaad tahay aan umaleenaya

    • @hanadjamac6448
      @hanadjamac6448 3 роки тому

      Weli wuu igu Sii siyaadayaa jacaylkii waxaan naawilayaa Bal mar uun inaan arko ayadoo madax banaan

    • @asmamohamedmahamoud7393
      @asmamohamedmahamoud7393 Рік тому

      Inshlh wad heli wall qof ku jecel

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 4 роки тому +4

    Wow codka dabacsan ee ismail Aarka iyo eraydii cabdiraxman Oday iyo laxankii ustaad muse gaas faatax musigii Furinle rag baa Ishelay.

  • @princesskowsar6211
    @princesskowsar6211 4 роки тому +7

    Mansha Allah weye faanan buuxaa weye laakin sad 😢 heeso ayuuu so qaada 😢😢why thou

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому +2

    Ax ax yaa hees reer hargaysa mansha alaah nimcan hilaah wuu idiin soo noqday booskiisii ismail aarka inoogu jira mansha alaah

  • @asadali-qn5fw
    @asadali-qn5fw 4 роки тому +12

    Ax ax wllhi heestan aniga ayay iga hadlaysa waayo jacalkaygi aaan aduunka ugu jecelahay ayaa iga tahriibay wll ilaahy coodka hakuu barakeeyo wll 💚❤

    • @maxamedcali6553
      @maxamedcali6553 4 роки тому

      Isku qiso in aan nahaan umaleenaa koleey waan bogsan doonaa samir

  • @sulekacadey8200
    @sulekacadey8200 4 роки тому +12

    Heestan waqtigan iguma haboona balse waqti ay igu fcneed Aya iso martay weliba qofkaas markii fogaaday is badalay awaalad aya naga dhaxeysay alxm ugu dambeyn hada wuu iso laabtay

    • @boramaproduction
      @boramaproduction 3 роки тому

      Masha alah ale ha isu kiin barakeeyo waxa tahay qof jacaylka wax ka fahmaya

  • @ibtisaamaragsan5048
    @ibtisaamaragsan5048 4 роки тому +4

    Waah waah Aarka respekt baan kuu hayaa wall codkaaga kama daalo mansha Allah 💖🌻

  • @qaadirojacayl83
    @qaadirojacayl83 4 роки тому +11

    Qofkii ugu horeeyay BN noqday maanta

  • @ruunahmed3806
    @ruunahmed3806 4 роки тому +3

    Heestan xasuus qaas iledahay wlh
    Nice song 👌👌❤️

  • @ayuubmaxamad3230
    @ayuubmaxamad3230 3 роки тому +1

    Codkagii maxan u wayay 🤩 hees iyo bar
    Ogsonow cillka iyo Lurkagaan la catabayaa
    Igu cuslaaye cashaqagii
    Abwan rabi Caqliga ha ku barakeyo ✌✌✌

  • @najahdixiin7175
    @najahdixiin7175 4 роки тому +4

    Allah ilahayow codkga kuu barakee ismail aarka keep going bro

  • @engednaali36
    @engednaali36 4 роки тому +3

    Woow fanaanka kaliye een wato cod aan caadi ahay noolow

  • @qadaafimadaxay1971
    @qadaafimadaxay1971 4 роки тому +2

    Fanaan sida cad ceeda u soobaxay ismacil aarka bro keep going

  • @mahadmaxamed4480
    @mahadmaxamed4480 4 роки тому +7

    The only fanan an ku faano mar wlba

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 4 роки тому +1

    Aarkayga cashaqa dhabtii wan ku wata. Codka halaasiga-le iyo action-ka iga gudoon tageeradayda. Keep going

  • @fosiyamohommetjama9544
    @fosiyamohommetjama9544 11 місяців тому

    Codkagaii maxan u wayeeeey😢😢😢😢

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 2 роки тому

    Wahwah erayo xigmadaysan hayeeshee cabashadaydaan caawa kuu cabirayaaye igu cuslaa caashaqaagu

  • @britishboy53wiilboqortooyo33
    @britishboy53wiilboqortooyo33 4 роки тому +1

    Wowowowowowo
    Wlhi fanaan banaanka yaal
    Qisada a waxaad moda iney ani I quseeso

  • @user-op3qv3zb2c
    @user-op3qv3zb2c Рік тому

    Heeesatan manty igu haboonthy😢😢

  • @mohhassanyassin9131
    @mohhassanyassin9131 4 роки тому +1

    Masha Allah ..waxaa heesta uu soo diray gabadh aan aad uu jacalahay oo la yidh khdara Cali xusien kabaweyne

  • @drszamzamdahir6762
    @drszamzamdahir6762 4 роки тому +5

    Oyinta majooojin kari wlhi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @rasta023
      @rasta023 4 роки тому

      Sorry huno mcn 😓😥

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 4 роки тому

      Dumar unba ooyaya naago iska dhiga raga ba wax jacayl ka uga nugul majiro way is adkaynayan ee adkaysta please

    • @ibrahimjelle3440
      @ibrahimjelle3440 Рік тому

      Sorry

  • @ahmedatoreofficial7524
    @ahmedatoreofficial7524 4 роки тому +2

    Sxb aarka xabeeb alaha kadhawro

  • @asmaqueen4644
    @asmaqueen4644 3 роки тому +1

    Codkagii Mxan U Wayeye abdle 😥

  • @saidocishqi3338
    @saidocishqi3338 4 роки тому

    omg axyaa axyaa Aarkaa Aaryada mansha allah Alleh haykaa xifdiyo

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Рік тому

    Aqligagu miyuu ku siiyey dhaqaaqa galab carawday caro kale cagaha saartee 😢💔

  • @Beeso247
    @Beeso247 3 роки тому +3

    Ismail Aarka inuu cod macaan yahay ma isku raacnay asxaabey?

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 4 роки тому +3

    Apwaan & fanan Cabdiraxman caydiid cabdi Odey

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 4 роки тому +4

    The only fan mi poi Aarka go forward

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 роки тому +1

    Axlaaa cod wlh 🤦 OMG ❤️❤️❤️❤️

  • @nimcocabdi2066
    @nimcocabdi2066 4 роки тому +1

    Mansha alllah guuuuuul wll qaali guuull noolow wll qaali guuull soomaliland Manshaallah noloow

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +2

    Masha allah Wlhi cod waa heysaa Allah haku xafido

  • @sadiyodirie5406
    @sadiyodirie5406 4 роки тому +13

    Walikeey hees muruko ah ma dhakesaan waabo jaceel dheel dheel ha igu kalo 😂 heesta waa ka noqaa walee beerka inuu jileec i noqdo ka baqaa

    • @maxamedcali1322
      @maxamedcali1322 4 роки тому

      Wale waa fanaan buraha ismaqariyo fananku

    • @cimraanxabiiburaxmaan3018
      @cimraanxabiiburaxmaan3018 4 роки тому

      Malinta aad jacyl la kulanto isoo xasuuso kama bad baadeysid jacaylka aniga ku dha hay ha ilaawin xasuusteeda

    • @mohamedsaid2796
      @mohamedsaid2796 4 роки тому

      😂😂😂😂 Huno ma taayir ama shaag miyaa tahy qalbi adakidaa

  • @munaahmed7669
    @munaahmed7669 4 роки тому +4

    Aniga ayabey igu socota

  • @munaahmed7669
    @munaahmed7669 4 роки тому +3

    Hees igaa dheh

  • @abdulfatahabdilahi4655
    @abdulfatahabdilahi4655 4 роки тому +1

    Ismail Aarka sxp qaaliya
    Keep going
    Ex nickname DJ

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 4 роки тому

    Abwaan oday illaahow waa abwaan idinka doob dilaacsaday oo hees badan sameeyey oo fanaaniin badan u dhiibay heesihiisii

  • @jaylaanig3585
    @jaylaanig3585 4 роки тому +5

    Ninkani somaliland ayuu ka lumay malaa marka horeba hhhhhhh cod toldmoon ayuu leeyahay anigu 🔟 ayaan ku siiyey👌👍

  • @khalidwarsame4088
    @khalidwarsame4088 4 роки тому +1

    Fadlan ha dhagaysan hadad 18 ka yartahay hadi kale waxad jeclan qofka ku Ag fadhiya haba ahade mid diifkisa cunayabe

  • @jarmalyareproduction7360
    @jarmalyareproduction7360 4 роки тому

    Waaaw waa hees inaba aan caadi eheen guul sxb horey usoco

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 роки тому +1

    Wiilkan cod mcna mashaallah

  • @munaabdi3685
    @munaabdi3685 4 роки тому

    Man sha allh wllo waan marasa

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 роки тому

    Waa hees dareen xanuun kulul leh

  • @hassanbare3776
    @hassanbare3776 Рік тому

    Waaw is machine aarka

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 4 роки тому +2

    Ismail yare cod dahabiya ama sidaasa loo heesa ama waalayska daaya

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 4 роки тому +2

    Waxa iga gadan aniga codkaagi maxaan uwaayey

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому

    Yaa fanaan

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 роки тому

    Ish calaa fanan

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 4 роки тому

    biblku maaha hadalkii illaahay Jesus na maaha illaahay, waligiina muu odhan illaahay baan ahay, xiitaa biblka ay sheegaqyso meelna kuma taal jesus oo leh illaahay baan ahay.

  • @nashadali9568
    @nashadali9568 3 роки тому +1

    Waxas cod iyo hees intaba kaa ah

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 4 роки тому +1

    Fanaankaan waa nuur eebo cml heestu qiiro ayey igalisay

  • @zuhrazhirezuhracadeey5031
    @zuhrazhirezuhracadeey5031 4 роки тому +1

    Qisa iga hadalayso 😭😭😭😭

    • @maxamedfoodcade3406
      @maxamedfoodcade3406 3 роки тому

      Heestan qiiro eeigeliday wlh fananka da.adayar ismaciil cllaahi waxaankuleyhy guleeso sxb🇸🇴💪💪

  • @lakuufarah7013
    @lakuufarah7013 4 роки тому +4

    Speechless his voice Mansha Allah

  • @user-pb9uf2ww4t
    @user-pb9uf2ww4t 9 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahdicaydiid842
    @mahdicaydiid842 Рік тому

    heestaan waxay i xasuusinaysa jacaylkaygi hore

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 4 роки тому

    Masha allah wiil codmacaaan

  • @aasiyaaxmed193
    @aasiyaaxmed193 3 роки тому

    keep going

  • @suldaanshakur6664
    @suldaanshakur6664 4 роки тому

    Wlhi waa hees mcn sxb

  • @deeqacabdi1202
    @deeqacabdi1202 4 роки тому +4

    Wiilkaan jecelaaaa

  • @marufmohamednor6291
    @marufmohamednor6291 4 роки тому +4

    Yac canugan asigoo suufi ah ayn ogaye ma saan bu noqdey🤔

  • @user-sx2ij2yj5o
    @user-sx2ij2yj5o 9 місяців тому

    War heestan ma asiga qaaday

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 4 роки тому

    Fanaan banaankiisa ku dhacay waye

  • @hamkotygaman6530
    @hamkotygaman6530 4 роки тому

    Top wlhi fanaan

  • @Janno4625
    @Janno4625 3 роки тому

    Agsoonow ciilkiyo lurkagan la catabaya 💔💔

  • @hibomohamed2496
    @hibomohamed2496 Рік тому

    Who listening 2023 🥹💔

  • @iqrajapriljr5909
    @iqrajapriljr5909 4 роки тому +1

    Ismael😍😍

  • @raxmomohamed4884
    @raxmomohamed4884 Рік тому

    💔😭

  • @amssaid9583
    @amssaid9583 3 роки тому

    Heeso fiican dib u quad pls
    Kuwii hore it’s u vs farxaanyare
    Qaad old mooge n old songs sxb
    N meelkasta ha tegin hana ka heesin
    U have codkii wll but fanku cod qudha maaha
    There must some other mystery.....
    Qxr, USA

  • @chaltujemal4747
    @chaltujemal4747 3 роки тому

    I love you

  • @ubaxdaahir3893
    @ubaxdaahir3893 4 роки тому

    Intii jcl ahyo ha oydo

  • @HALDOOR-MEDIA
    @HALDOOR-MEDIA 4 роки тому +1

    Inkaar miyuu qabaa ninka heestiisa xiligan lasoofasaxayo aroornimo

    • @aartupe9076
      @aartupe9076 4 роки тому

      Adi cuqubo miyaa qabtaa see commenti ugu soo bixisay

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 4 роки тому

      Aroortay ku wacan tahay xusuusaha caashaqu

    • @caliabuukar3665
      @caliabuukar3665 4 роки тому

      Kkkk xer buu ahan jiray haderna fnn buu noqday

    • @caliabuukar3665
      @caliabuukar3665 4 роки тому

      Reer jiira garooob (Yaaqshiid) waye

  • @abdirazak7374
    @abdirazak7374 4 роки тому

    Qiso waatane allaw naga weete

  • @camirkahiye2659
    @camirkahiye2659 4 роки тому +3

    Ya kuxasusta inankan heesta qarax u kaqadi

    • @abdraxiinfantastic9158
      @abdraxiinfantastic9158 4 роки тому

      hees Baa ka Horeyday Qiso Dhab ah Nabsi Aqoon taa kuugu Yar Oardoo wax Hupso

  • @ayaan4025
    @ayaan4025 2 роки тому

    Heestaan waxa iso diray will aan 6 sano isla soconay mana is calfan

  • @yaracasse8870
    @yaracasse8870 4 роки тому +1

    ilkahaa cadcad ha iskaga dheelin afka iska gubtaye

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому

      Abaayo Xamar Oo Waxu Ka Yimi Shiishad Iyo Qamrigu Bilaash Yahay 👎🏿

    • @yaracasse8870
      @yaracasse8870 4 роки тому

      @@bintiahxmedsaleban9682 yaa abayo leedahay ugu horeyn

  • @nuramaxamed7131
    @nuramaxamed7131 4 роки тому

    Waaaaaaw

  • @Cawad-Qaro
    @Cawad-Qaro 4 роки тому

    Aniga Qisadani Iguma Dhicin😂.

  • @abshircabdiqadir4516
    @abshircabdiqadir4516 3 роки тому +1

    Caku barashadaadii cugashadii iyo dareenkii caashaqii ikaa baday cundugayga kamà bixin ha yeeshee cabashadaydaa caawa kuu cabirayaa iku cuslaa caashaqaakii
    Caqligaadu maw ku siiyay dhaqaagaa galab caraawday cara kali cagaha saartay gashi aan kuki casuumay cidlada minaa ku tuurtay codkaadi maxaan u wayay
    Caku calmashaadaadii curuqdiyoo lixaadkii laabtayda kuu culay cisha qura kamaan ladin
    Ogsoonaw ciilkiyo lurkaadaa la cataabayaahee iku cuslaa caashaqaagii
    Caqligaadu miyaw ku siiyay dhaqaagaa galab caraawday cara kali cagaha saartay gashi aan kuku casuumay cidlada intaadku tuurtay cidkaadi maxaan u wayay

  • @chaltujemal4747
    @chaltujemal4747 3 роки тому

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sabadmohammed6931
    @sabadmohammed6931 4 роки тому +5

    Wiilkan xitaa waxa fahamaya dadka dhagaa nafada ka ah

    • @idiladanali4196
      @idiladanali4196 4 роки тому

      Kkkkkk

    • @munaabdinaasir7588
      @munaabdinaasir7588 3 роки тому +1

      Soomaali xaasid wlh lagama waayao ma adiguu ku shukaansaday sideed ku ogaatay islaan wareersanaa tahaye

  • @khamaysfilms6945
    @khamaysfilms6945 4 роки тому

    😍😍

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому

    Heestani oo bilaa music ah channelkayga ka daawo ua-cam.com/video/Lm-sS46YOHI/v-deo.html

  • @khadiijacali1687
    @khadiijacali1687 4 роки тому

    14/5/2020.
    😪

  • @garaadwargadhi916
    @garaadwargadhi916 4 роки тому

    Sorry

  • @jaamachaarun983
    @jaamachaarun983 4 роки тому

    🌍🌎🌎🌏

  • @fardowsaabdi8760
    @fardowsaabdi8760 2 роки тому

    🥰🥰🥰