Ismaaciil Aar - Cabasho- Dayax Band Barnamijka LIVE (Qaaci Show 2021)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 сер 2024
  • Barnaamijka Dayax band Sanadka Cusub 2021 live kaban
    Ismaciil Aarka
    Heesta Cabasho

КОМЕНТАРІ • 146

  • @abdiboodhle1
    @abdiboodhle1 3 роки тому +28

    Caku Barashadaadi Cugashiyo
    Dareenkii Cashaqii I Kaa Baday
    Cindigayga Kama Bixin
    😭🎷💘💯🤫🔺
    hayeeshee Cabashadaydan
    Cawa Kuu Cabirayaaye
    Igu Cuslaa Caashaqagii
    💯💯💯💯💯😭😭😭😭😭
    Wlhi Heestanu Iga Gadan
    Ismaaciil Aarka

  • @axmedxaaji1403
    @axmedxaaji1403 2 роки тому +4

    Ismaaciil Aarka fanaanka kaliya codkiisa fanka ku joogo🔥 Aarka guuxa 🦁

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 роки тому +16

    Absolutely Ismaaciil aarka legend keep going

  • @mullahshow4743
    @mullahshow4743 3 роки тому +15

    The legend of legends hees weey itabaneyneysaa xaqiiqatan

  • @somaliwasmotv4351
    @somaliwasmotv4351 3 роки тому +28

    Aad io aad u salmay Qalinle cusub ee Qarnigaan ismail Aarka♥🙏

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 3 роки тому +34

    ALLAH dartiiz LIKE iigu zaar🤣👈👈

  • @hamsedigin3398
    @hamsedigin3398 3 роки тому +7

    Rageedi ba is helay al ustaad Nuradin cali amaan well known guitarist and Aarka fanka badalkii Nimcan hilaac👏

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 3 роки тому +7

    Ismaciil aarka fanaan talaabsadey
    Waqal studio 😘😘

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 3 роки тому +8

    Gacan dahab io cod dahab ba is helay ustaad nuradin io aarka legends

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    You really show great love with so much passion 💕 99.in your voice ismaciil Aar

  • @Bahdoonmedianews
    @Bahdoonmedianews 3 роки тому +19

    ismaciil wixii cod mahaa waxkala ka dhex heesaya xita fananiintii hore wuu dhafay oo codkan mid lamida maanan maqal abid kay
    guulayso zxp Ismail Aarka

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому +10

    ismacil aarka Fananka Faniinta danbe siiba Kooxda Dayax band guuelysoh 🙏❤

    • @caromaxamed7042
      @caromaxamed7042 3 роки тому +1

      Heestan sigooniya waxad moodaa inay aniga iqusayso

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 роки тому

      @@caromaxamed7042 Haa sax wll wa qiso qisoyin dhaaftay tani

  • @sumeyaabdi9176
    @sumeyaabdi9176 3 роки тому +10

    rer hargeisa fanka adinka iskale horey usocda

    • @inaahmed1428
      @inaahmed1428 3 роки тому

      Riya kujirtaa hadu joogo Hargeysa mahan iney tahay ibado Alle siiyay iney leyihiin reerkaagu wa udhalasho Codka adoon hadal isku daalin rag reer Hargeysa udhashay OO fananiin ah beykufadhiyan ee hal nin Codka aarka barejeeya kaso dhax saar wiir ee m.a nodheh wiilka

    • @maslahbarkhadle952
      @maslahbarkhadle952 3 роки тому

      @@inaahmed1428 Mogadishu

    • @safakayse6774
      @safakayse6774 2 роки тому

      Abdi Karim Ali shah

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +1

    Wow anew star is born Ismaiil Aar what an excellent voice beautiful indeed

  • @hodanhassan8173
    @hodanhassan8173 3 роки тому +2

    ismacil aarka caadi maahan codkiisa isaga oo bilaa music ah ayaan ka helaaa

  • @midabsan3635
    @midabsan3635 3 роки тому +6

    Walaalkeey Ciilooow, msha Allah we love you. ❤️❤️👏🏾

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 3 роки тому +1

    Ismaaciil aarka esh cala heesahiisa kale ee music caadiya ku jira ma dhagaysto Lkn kuwan qaaciga Waan ku ceshceshaada allaha codka ha ku daayo wll

  • @garasfilmsvlogs2136
    @garasfilmsvlogs2136 Рік тому +2

    Caashaqii ikaa baray cindigeyga kamaan bixin 😭 💔

  • @mahmetziad3607
    @mahmetziad3607 3 роки тому +5

    My favorite fanaan of this generation

    • @sjg87
      @sjg87 3 роки тому

      Me too

  • @aichahassan3130
    @aichahassan3130 3 роки тому +7

    Waax baa lagama qabankaaro another level hargisa cadi maaha my home 😍😍😍😍

    • @xoxo-yg6gb
      @xoxo-yg6gb 3 роки тому

      Waa Reer Muqdisho fanaankan

    • @khaalidabdi6051
      @khaalidabdi6051 Рік тому

      ​@@xoxo-yg6gb wa la og yahy inu reer muqdisho lkn mesha so sartay ee heesahas u dhibaty wa fanannita hargysa bilan joga

  • @Cabdimajiid-Maax.
    @Cabdimajiid-Maax. 3 роки тому +5

    Aarka fanka. ❤

  • @abdirisakmustafe6927
    @abdirisakmustafe6927 3 роки тому +7

    Kooxadani fanka iyaga haya wlhi wa kooxda kaliya live music ku heesta fan kobciya weeye fanka noocana aad haloga tageero kooxda

  • @MMCPro
    @MMCPro 3 роки тому +5

    Codkaasi Ismael Aarka iyo Kabankaasi Gacantii Garaacdeyba 1ove @Waqal Wstudio High Level 👍 Barnaamij Lagasoo Shaqeeyey , Sanad Kaloo Xiiso badan Allah Nagaarsiiyo.

  • @sahalabdi2745
    @sahalabdi2745 3 роки тому +5

    Amazing voice aarka ya salaam wa another level

    • @guleedyare8437
      @guleedyare8437 3 роки тому

      Haa walahay axyaa fanaan waa la dhacay

  • @xabiibcawil3601
    @xabiibcawil3601 Рік тому +2

    Caqligaagu miyuu ku siiyey
    Dhaqaaqaad galab carrowdee
    Carro kale cagaha saartay
    Kashii aan kugu casuumay
    Cidlada intaad ku tuurtay
    Codkaagii maxaan u waayey.
    😓❤️💔

  • @abdallamohammed4240
    @abdallamohammed4240 Рік тому +2

    Aarka is another level. 💥💥🥰

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 3 роки тому +2

    Heestan iyo Aarka hadad jeceshay like

  • @ayuumifarah2126
    @ayuumifarah2126 3 роки тому +3

    Wwww ax hees iyo badh Abtigeey cismaciil arka codka allh kuu dayo👏👏👏

  • @abduladow3861
    @abduladow3861 3 роки тому +4

    Ereyadii Cabdi raxmaan ceydiid Oday iyo laxankii muse Gaas codkii aarka hees iyo bar

  • @khadrajimale6201
    @khadrajimale6201 3 роки тому +4

    Amazing so amazing caadi mahan codka fasiixa ah waa waxkale

  • @bishaaroguure3166
    @bishaaroguure3166 Рік тому +2

    ❤❤❤❤

  • @ROOBLE940
    @ROOBLE940 2 роки тому +1

    Fanka soomaaliyeed na waxa dilay naago dharka inta ay soo dhigtaan ragga ku dhex qooshan! Taas awgeed baan u nacayaaa.

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa 3 роки тому +6

    Aarka Fanka😉🥰

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 роки тому +1

    Ismaanciil aarka waa talent top ah

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    Lovely singer 💓💓💓💓💓 who projects his voice in a loving way. Ismail Aar wonderful expressions in your 💖💖💖 voice very. entertaining 🐱🐱🐱🐱 indeed

  • @inaahmed1428
    @inaahmed1428 3 роки тому +2

    Wwww aarka ina adeer wlhi codkaaga dareen jcl buu igalshay

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar544 3 роки тому +2

    Ismacil aarka horay uso libaax

  • @sacdiaabdullahi7439
    @sacdiaabdullahi7439 3 роки тому +3

    Midka keli live saxa ah waaa inankan wllo wan ku wataa keep going 👍🥰⚡🔥

  • @caliqurbac2908
    @caliqurbac2908 3 роки тому +1

    Aarka Fanaan cajiib ah guul ayaan kuu rajeynayaa saaxib

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    Powerful and enjoyable at the same time great carry on 🙂🙂😊😊🙂😊😊🙂😊 entertaining us

  • @Abdifatah_Hussein_Garweyne_
    @Abdifatah_Hussein_Garweyne_ Рік тому +1

    YAA SALAAM YAA buula xubey

  • @ziciidaxmed4541
    @ziciidaxmed4541 3 роки тому +1

    Sxb aarkow. Aadba u cod mcnthy. Sxb hada. Qoralkayga aragtid waxa ka codsanaya. Inaad. Dib usoo qado heesta yaxyax iyo xishoodba allah haku sharfo sxb

  • @operatoraliosman1603
    @operatoraliosman1603 3 роки тому

    super hory u soco nin weyn 🙏🏻

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 11 місяців тому

    What a beautiful song

  • @abdullahisidahinho5910
    @abdullahisidahinho5910 3 роки тому

    Ismaacii Aarka Fanaanka fanaaninta

  • @najiibrabiile319
    @najiibrabiile319 3 роки тому +2

    Masha Allah axsan cod iga dheh hore usoco sxb

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 роки тому +7

    Waa taan saan kaa rabay Ismaaciil, adoo heesta macaan iska leh maxaa heesa dadkale kuu gaynaya.

  • @englipanabdirahmaan7472
    @englipanabdirahmaan7472 3 роки тому

    Woow,ismaciil arka

  • @cabdikariinyaasincabdikari9119
    @cabdikariinyaasincabdikari9119 3 роки тому +3

    Aarka 😇

  • @khadraubax890duncanalaah9
    @khadraubax890duncanalaah9 3 роки тому +2

    Ismaaciil fanaan udhigma lawaa

  • @luulaibrahim4204
    @luulaibrahim4204 3 роки тому +2

    Ciiilow ilaah haku daayo maanta ayaad xmr ku so laabty kolley hargeysa har wanaagna waa halkaagi iyana so dhowow wilkenow toolmoone

  • @xukunyareoscar1682
    @xukunyareoscar1682 3 роки тому +2

    Aarka 🐅🐅🐅🐅🐅

  • @somalinative8326
    @somalinative8326 3 роки тому

    Fanaan is Aarka

  • @khadraubax890duncanalaah9
    @khadraubax890duncanalaah9 3 роки тому

    Waaaaaaw fanaan aaantaagero

  • @fayzaupdirahmaan9551
    @fayzaupdirahmaan9551 3 роки тому

    Aarka fanka wwwwww

  • @asiye717
    @asiye717 3 роки тому +3

    Aarka 🦁✌️

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 роки тому +1

    Heestan waa loo hagar baxay ustada nuradii cali aman keep going bro

  • @alimuktarahmed116
    @alimuktarahmed116 3 роки тому

    Wow Cajiiib aarka

  • @fatimayuusuf4213
    @fatimayuusuf4213 3 роки тому +2

    Wwwwww mansh allah

  • @abwaansharmakegermany
    @abwaansharmakegermany 2 роки тому

    Wllhi waan ka hayaa ninkan

  • @munaahmed5960
    @munaahmed5960 3 роки тому +1

    Maxmedkaygii codkisii maxan u waayay 🌍🥺

  • @yaasiinmuxumed2218
    @yaasiinmuxumed2218 3 роки тому +2

    Waaw eeshclaa kaban nuuradiin cali amaan ex gabiley

  • @yazmenmohamed4079
    @yazmenmohamed4079 3 роки тому +1

    woow wax kale aarka👏🏻👏🏻🥰🥰♥️🥰

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 3 роки тому +1

    Good voice and kalsooni

  • @batuungedi1155
    @batuungedi1155 3 роки тому +1

    Www mSha allah

  • @fartuunxuseenali2818
    @fartuunxuseenali2818 3 роки тому +1

    Oh jaceylbaa igu bermsy ismacilow codkaga dhuuxu dhalalinaya

  • @guleedyare8437
    @guleedyare8437 3 роки тому +1

    Maanshalaa aarka axyaa fanaan

    • @caadildalmar2723
      @caadildalmar2723 3 роки тому

      Mxa mashallah ma fasahaadka ayd ka hesha wllo

    • @guleedyare8437
      @guleedyare8437 3 роки тому

      @@caadildalmar2723 adigu hadaadan jeclayn oo aanay naftaada u wanaagsanay iska daa aniguna anigaa ikhtiyaarkayga leh .

  • @iilyaasxasanmaxmuud2651
    @iilyaasxasanmaxmuud2651 3 роки тому +1

    Heeso
    Maacan

  • @abwan-qarami8267
    @abwan-qarami8267 3 роки тому +3

    Arka nin culus inoooow yahay inta dareemeeysa soona saareen kooxfa daaha gaas godoomiyaha ka yahay arkale

  • @madaxdidalka202
    @madaxdidalka202 2 роки тому

    Aarka guuxa 🦁

  • @najma8198
    @najma8198 3 роки тому +7

    Ismaciil 👑👑🌹🌹mataan ka ma arki woooooooooooow off👏💜💙🧡🧡💜💜😅😅✅✅ caleeeeeeeeka 💖💖👑👑🌹🌹🌹💯💯💯💙💙🧡🧡💘💘😍😍😍👌👌✅✅✅👍👍👍💔💔😭😭😭😭

  • @ifrahabdirahmanadan1774
    @ifrahabdirahmanadan1774 3 роки тому +15

    Amazing voice🔥🔥🔥🔥🔥

    • @asmahaji3206
      @asmahaji3206 3 роки тому +1

      Legen ismail arka 👏👏👏

    • @shamai1570
      @shamai1570 Рік тому

      Comments are a matter of choice and how the singer transfers his emotions so the listeners can feel it too

  • @mariamali1991
    @mariamali1991 3 роки тому

    Aarka❤️😱

  • @777-y4k
    @777-y4k 3 роки тому

    Flower 🌸 flowers 🌺 💐

  • @bisharoabdifatah945
    @bisharoabdifatah945 3 роки тому

    Aarka.m.a wllo allaha kuu dambi dhaafo

  • @sabahali1605
    @sabahali1605 3 роки тому +1

    Woooooooow

  • @fatimayuusuf4213
    @fatimayuusuf4213 3 роки тому

    Wwww mansh allah

  • @zaamabdirahman8335
    @zaamabdirahman8335 3 роки тому +6

    Codkaagi maxaan u waayay DAREEN GUBAYA QALBIGAYGA😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saadahoussein9993
    @saadahoussein9993 10 місяців тому

    ❤❤

  • @nasteexocarabow6404
    @nasteexocarabow6404 3 роки тому +2

    Heestan runti waa itabane .😭😭

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 роки тому

      Fankeenii asalka ahaa way ina wada taabatay yar iyo wayn

  • @suadisnail7450
    @suadisnail7450 11 місяців тому

    And action killed me

  • @ahmedkayseofficial5756
    @ahmedkayseofficial5756 2 роки тому

    Ismai abdilahi cumar aaka 🥰😜

  • @ibrahimcabdixasan6794
    @ibrahimcabdixasan6794 3 роки тому

    Lajan igadheh sxp wan kutageeraa

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 роки тому

    100/100

  • @barniabdirahman2737
    @barniabdirahman2737 3 роки тому

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 3 роки тому +1

    New Xasan Aadan SamaTar

  • @hodangafadi9374
    @hodangafadi9374 2 роки тому

    Old school

  • @Abdi_Aziiz_Bk
    @Abdi_Aziiz_Bk Рік тому

    Waaka bax satay wll

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 роки тому

    Caadi maaha

  • @fathiabarkad4414
    @fathiabarkad4414 Рік тому

    Fathia barkad

  • @fehabd3516
    @fehabd3516 3 роки тому

    Fanaan buuxa

  • @stopbeenta7040
    @stopbeenta7040 3 роки тому +2

    Saciid qalin iyo ismaail arka hanti qaran

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 3 роки тому +1

    Heesa hada dhagso tira waxa kala lakulmaysa

  • @apdirahmaanlegend5228
    @apdirahmaanlegend5228 2 роки тому

    💥💥💥💥💥

  • @gulledyare9801
    @gulledyare9801 3 роки тому

    Ninkani wax kaqabad malahan runtii wuxu u qalma jiilkii hore e fanka sida hanuniye tubec cbdi tahalil mogayal

  • @nuurtoosh1011
    @nuurtoosh1011 3 роки тому

    Tob

  • @aaminaabdirahmaan9578
    @aaminaabdirahmaan9578 3 роки тому +1

    Callek Callek

  • @fatimayuusuf4213
    @fatimayuusuf4213 3 роки тому

    ❤❤❤❤❤💯💔❤❤❤❤

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud4189 3 роки тому

    Hesa hore uqaaden maxey uga celiyen

    • @luulsuuley1884
      @luulsuuley1884 3 роки тому

      Heestana isagaa qaaday oo høre lama qaadin

  • @Idizal
    @Idizal 2 роки тому

    Codkaagi maxan u waayey😖🥺😫