Jeceylow xaal qaado lix sano kadib buuq iyo warer wankuguleysatey jaceylkyga hada marwo ayan u ahay lawo carur ah Alle wa nagu arzaqey mnshaalh inta is jecel waxan leyahy guleysta inta isku dhiban Alle u dhib dhamo jeceyl wa samir wa lo sabraa sifad ugu guleysato ledgend ismail arka ✌🏻
Heestan waxa ay ugu tahay dareen taabad maadaama ay ka hadlayso waayo iyo dharaaro isoo maray oo aan xasuustayda ka duugoobin. Waxa ay dhayid u tahay nabarro iga soo gaadhay jacayl. Waxa ay heestan ka mid tahay heesaha aan isku baanto oo isku baxnaaniyo si aan uga soo kabto diihaalka iga soo gaadhay jacaylkaas. Thank you Ismail Aar for your great contributions. We love you bro. ✌
Anoo oynaa lee is arkay😭🙆♀️ 🙈😁 Qofaan la aqoon ayaan ana u oynoyaa yaa imuslin ah wuuuw😂😂 Dareen cajiib bey ledahay heesta qofkey ku dhacdaasa naga sii xanuun badan 😭😭😭
Cidi so martay unba dareemi karta mudo 7 sano ah kadib wn kudayay qofki an calmaday een jeeclaaday lakinse ila qaadi kari wayay abidka ciil iyo dhib hamudan. anna allahi I abuurtay ban wax wanagsn waydistay Dareen igu beeran Hadanad Dabibin Dabooshay Afkayga 💔😻
11/12/2015 ayay ahayd maalintii ay iga tagtay anigoo wax walba awgeed u daayay. 5sanno ayay iga maqan tahay walina ma helin qof la mid ah. 😭😭 Treu story are always recurrent in different manner on society. Ismail Aarka codka ereyada iyo qaabka soo tebintaaadu aad baan ula dhacay walaal guulayso.
Fanaanka kali inta badan markuu sameenayo heesaha muqaaladooda wuxuu utixgaliyaa Erayada micnaha ay xambaarsantahay .Ismaaciil Aarka the legends of legend .Keep_giong pro . Reer muqdisho iyo Reer Hargeysa iyo Reer funs Aarka :Muuqda noh /now/👏❤💯
Ax hees tan wax aan Ku qiyaaso Ma aqaan wlhi waan ilmeeyy Sikastooy tahay Waxan mahad gara u diraya Alfann aarka Abwaanka sameyy Mulaxanka Abwan donyale Sidookle Abdi abiib Muqaal qaadaha Waan idin wata aan iska ooyee
Ha soctu hawshu Aarka 👏👏👏👏😊 heesaha Jacylka ku QURX BADNTHY CALCAALKA NGA DAA ANY WAY TOP MY SONGER HORY USOCO PROH 👏👏👏👏👏DARUFTA I HYASA HADAND DAYENIN WIXI DAWO I AH HADU KU DURAYO 😶😶😶KU DAYEY
Isfahan la'aanta nolosha iyo waayaheedu keenaan ayaa ah runtii mid aad u xanuun badan. Ku darsoo iyadoon waliba aan laguu ogayba oo aad ku kaliyeysato. Qofkii ay ku dhacday uunbaa dareemi kara culayskeeda.
Mala toban waan maraya kamana xiiso dhacayo kolay kan yari fanaaniintaan taageero maalin qarax iyo dig baan maqla uu qaadayay baan qaatay heestana playlist gayga automatic bay u gashay musica cabdi abiibna aad ugu xidhnaada
Fanankan Reer Muqdisho Wxay Ka Doorbideen King Ck , Araazh , Balbalarka , SharMo Boy , iyo Qaar kalo iska ciya Waayo Ma Fahmi karan Suuganta Saxda Ee Somalida Mabeentayba Somali Maxamadey
mugdisho kuwa asaga ka wanagsan iyo kuwa ka litaba waa ay jogaan nin walbana waxa oo so saaro ayo ku joga magalada ma ahaan ree mugdisho in ay jogan kuwa aad shegtay oo kali ah midna aan kugu daro ree xamarku ayaga ayaa xaga fahanka somaliga kugu dhaama sababto ah ayago lahjadaha somalida oo dhan ayaa laga dhex helaa lkn kan ree waqoye waxa oo yaqana un inta waqoye bari loga hadlo un
@@marwaanmahadsaman3933 Zhp Mahadsanid replyda Ad iiso Celisay Lkn Anigu Wxan Ku Sheegaya Muqdisho maanta Wxa Fankeda Hoos U Dhigay Wxa weeye Midkasto Caaac odhanayaba Wa La dhagaysanaya Mida kali Fananin Wanagsani Way Joogan Oo De Sakariye Kobciyaba Cid Lo Dhigaba Ma Jirto Oo Shaadiya Sharaf oo Keyow lkn Majority Wxd Ka Door Bidan Kuwa an Wxpa ahayn Fanki iyo Suuganti Wd heysan Lkn Dhiiri Galinta Dadka Fanka ehelka u ah Ayaydan Wxba Kaso Qaadin
Jacaylkii dhaba Ma Dhamaystirmo Tiro afar boqol oo jeer ban ku cesh ceshtay ilaa maanta anoo xaalkayga Saas waxaa isoo gaartay fariin iga timi Jacaylkaygii hore Runtii Mudo sanada Ma anan wada hadal Markastoo niyadyda ku soo dhaco Sms ayuu isoo diraa waxaad Mooda Inuu Qalbigayga Ogyahay Waxaan is dhaha saana Maxay Tahay Imtixaanka Maxaa u maraysaa Ax Qalbiga Walahi Isaga Badalkiisa Ha Iska Xumaado Qof u dhigma ma anaan Arkin 😥😥😥
Duruufta i heysa hadanad dayeynin wixii dawo ii ah haduu ku duraayo Dartaa waan ............... Dawooy hadalkeygu haduu ku damqaayu Ku daayey ku daayey Xaqiiqatan waa hees ad u macaan ina taabatey..
Heesta waa waxkale lkn fikir yar hadaan ku darsan lahaay gabadha marka uu u imaanaa waxey ku shidneed asoo roobku soo da,ay si ey u ahaato in marki laka qaban waayay telka in darteed roobka uku soo dhexbaxay Waa fikir keyka lee muhin ma.ahan Ismaaciil aarka waa ku wataa 👌✅1️⃣0️⃣0️⃣👏👏👍
Jeceylow xaal qaado lix sano kadib buuq iyo warer wankuguleysatey jaceylkyga hada marwo ayan u ahay lawo carur ah Alle wa nagu arzaqey mnshaalh inta is jecel waxan leyahy guleysta inta isku dhiban Alle u dhib dhamo jeceyl wa samir wa lo sabraa sifad ugu guleysato ledgend ismail arka ✌🏻
Hanpalyo
Abayo wxaan rajeenaa sidaad aniga ugu guuley sty cml anigne inan ugu guuleysto insha Allah wax waxpa oo dhib ah Allaha ha iga dulqaado 🤲🥺
Well done
Iinshlh inana ku gulaystan rajaynayaa
Abyo iso jawab hadaad wali noshahy 😢
Ala heestan aney iga hadleysa wllhi wanba ilmeyay wllhi jecel maxuu xanun leyahy inta heestan dareen galisay love dhac igu seeya
waxan la yaabay hablihii aan moodi jiray inay yagu wiilasha ku jeesjeesa
lkn imika wiilashii ba hablaha ku ciyaara
Ruunti heestan markan maqley wxn soo xasuustey anig qiso igu dhactey 2019 ilaa imiga wxn daremayaa murug blse hestan mrkan maqley waaan isla ilmyy hdy qoralkan aragtoh cafis baad iga thy aniga
gees aya tahay walalkeey
Sorry wll 😭😭
@@xanugs4898 Thnks wll mcn😭😭😭😭
@@abdullahicade5566 bowe. Ninka raga waa midka mrkasta cafiyo qfka xumeyoh Thnks bowe
Waan arkee wad mahdsan tahay ana wan ku cafiyay😥
Heestan meel bay itaabatay😭😭
Inti heestan xasuus ku gashay
Like
Hada hawl baa kutale😂
Aniga wlhy😢
inta ismaacil aarka tagerto sidokle ku bartay heestii
habeen labadiisa gelin
Gigiyo qarax ban maqlayo
Liketa muujiya Aarka Hees shidan iyo muuqal dareen leh aya no wada
☝
Waxaan ahay gabdh qalbiga laga jabshay ilaa muda 4 sano ah weli qof aan jeclaado waan wayey taas macnehedu maha inaan wayey cid lkn qalbigayga awoodi u wax ku jeclaan laha maleh ee waxaan moodaya qof wlba inuu kii isilciyey yahay faataxada isoo mara in qalbigygii isoo nqodo waxaan ahyd Drs shaqysata nolol fiicN ku nool lakin bilaa qalbi baan ahy wiilashena somaliyed majecli in la dhibo iyo qof walboo muslima plz dadka qalbiga xunoow stop heart broken 😭😭😭
Sah abayo aniba waladawacay
Alle haku qabojiyo huno
aniba gabar aan 2 sano wada soconay ayaa i qiyaantay
Dhaliinyaro xidhiidhkuna hadu kusocodey waddo qaldaan sida dhaliinyaradu sameeyso sida in Sawir laysla sogallo meelaha keli isku ahataan wlhi wxzi Jcyl siiraga manoqonayo ilaahy nacaybu dhex keena 2 qof midba ka kale nacaaya siiyarbu isku baddalaya adiguna ka fileyen😊
Hadad dooneysid xidhiidh waraaaa Jcyl bila macsiya ilhaay xidhiidhkisa saxa horta 😢ilahaaypa wlhi kulajiraya noloshada farxdeda kusiinaya😊 Mida kala hduqof noloshada Kabxo bykudheh sababto ah hdu xidhiidh wanaagsan aha ilhaay idin makala keexyen
I lahaay barrya walaalyaal nolosha mcnkeeda wado Hela qof alle kuxidhaan.
I lahaay qlbiydena wanaaga ha garaansiyo😙😙😙
Kwrn wllo hadaan anigu ku ilawsiiyo xasuustaa hore oo aan ilaah idankii farxad ku siiyo
Heestan insha llh waxan urajaynayah one weeks inay Ku garto 1M insha llh insha llh
Intii igala heshay plz love isarah anigah
❤
🥺🤒 heesta xanuun waye wlhi ismaciil yare codkiisa iyo jiliinkiisa inaba caadi ma ahan guuleyso❣❣
What a amazing song.!😮
Ismaaciil aarka mid kamid ah Fanaantii Danbe midka ugu fiican.
Still listining 17/12/2023 10:02pm in Borame.
🎻❤️
Heestan waxa ay ugu tahay dareen taabad maadaama ay ka hadlayso waayo iyo dharaaro isoo maray oo aan xasuustayda ka duugoobin. Waxa ay dhayid u tahay nabarro iga soo gaadhay jacayl. Waxa ay heestan ka mid tahay heesaha aan isku baanto oo isku baxnaaniyo si aan uga soo kabto diihaalka iga soo gaadhay jacaylkaas. Thank you Ismail Aar for your great contributions. We love you bro. ✌
Wooow somaliland 💚🤍❤
Nimcada dhulkayga jiifta
Nasiibkaa idhafshee
Niyadana wali ku hayaaye
Nabdigu goormuu degyaa
Neecawda hadman cabaya
Hargaysa my homeland 🥰😍
💚🤍❤
Somaliland love dhulkaan ku peermay
Wlh way jiraan qof aad dabacaraso oo waxa kasta aad u samayso Isaga dartii lakiin isagu uu ku qadarin mase ku dareemin wlh waan ooyay waayo xasuus ayaan galay 😭😭😭😭😭😭
Wlh warunta marku qofka ku ogyahay waxwalbo dartisa umareyso wlh farxad said ayad darime marwalbo lkn marku xarirka dinaca kalix u kasocdo runtii ad ayay u xanunbadantahay anywei abayo eba haku bogdayo sidas si kawanagsan ayad mudantahay marwalbo e niyada qer usheg
💔😢😔
Heestan waxaa dareemi kara qof wax si dhaba u jecelaaday💔😔waa xanuun markuu qof kaa jeceshahay hadalkaaga dhibsanayo💔lkin adi qof wax jecel baa tahay oo ma samri kartid💔
Sax waye lkn asna markiisuu dareemaa
@@keepmindyourbusiness63 wlhi malintaa ma sugi karo ba
Wllhy taa seen been ahy 😭😭😭
😢😔💔
Qisada heestaan waxay matalaysaa qiso igu dhacday sanadkan sii dhaamanaya ee 2020 bishiisii afraad.
Heestan waan ladhacay inta iga dambaysa like ii saara
Wlh wllow
Waba xanune
Qof wakhti adunka cudur kala xidhay lee waxban jecladay
Anoo oynaa lee is arkay😭🙆♀️ 🙈😁
Qofaan la aqoon ayaan ana u oynoyaa yaa imuslin ah wuuuw😂😂
Dareen cajiib bey ledahay heesta qofkey ku dhacdaasa naga sii xanuun badan 😭😭😭
Ismaciil aarka legend heestan waxaabad modaa inay aniga iga hadlayso eryada top laxanka top codka top keepgoin brother
Cidi so martay unba dareemi karta mudo 7 sano ah kadib wn kudayay qofki an calmaday een jeeclaaday lakinse ila qaadi kari wayay abidka ciil iyo dhib hamudan. anna allahi I abuurtay ban wax wanagsn waydistay
Dareen igu beeran
Hadanad Dabibin
Dabooshay Afkayga 💔😻
Fananka codka guuxa aarka illah hakuu daayo codkaga nolow my ina adeerkey kuma waayo farxad iigu nolow waligaa abowe ❤❤💯❤❤👌❤💯💋❤❤
11/12/2015 ayay ahayd maalintii ay iga tagtay anigoo wax walba awgeed u daayay.
5sanno ayay iga maqan tahay walina ma helin qof la mid ah. 😭😭
Treu story are always recurrent in different manner on society.
Ismail Aarka codka ereyada iyo qaabka soo tebintaaadu aad baan ula dhacay walaal guulayso.
Sorry waa dreemi kraa xanuunka jcyl💔😥😭insha Allah waa ku rajeynaa inaa hesho midee nolasha kula fahmi laheyd🙏
Sorry wll jaceylka dhabta ayaa iska sidaana insha allah badal kheyr qaba😥🙏
😟😭😭🤒
😟😭😭🤒
17/12/2020 22:30 gabdha aduunka ugu jecla ayaaaan kalatagny illa iyo hadaana wali waxan mooda inay illa hadlayso hadana waxan arkaa anigo kaligay fadhiyaa xbbi aniguu adigaa laanta waxab maa noqon karo walhi waan ku jecelhy Amosha +G jacelku haa waro 🥰😍
Wiilkan fankiisu wuu hana qaaday markuu somaliland tagay walahay reer somaliland wa dadkii fanka laga bartay bal ereyada laxanka musicga iyo muuqaalkaba day sida looga shaqeyay hargaysay hoygii fankad tahay 🥰🙏
Lkn xamar waa hada
Show Somaali OO dhani weywada bukaan jaceylka silici halaga daayo shodhayaasheydii 😭😭😭😭
Qofka aad aduunka ugu jeceshahay ayaa mararka qaar u maleeya inaad aduunka u necebtahay😥
Music ga heesta inaba caadi ma ahan 👍
Erayaduna waa kuwo dareen leh ✍️
Fanaanka kali inta badan markuu sameenayo heesaha muqaaladooda wuxuu utixgaliyaa Erayada micnaha ay xambaarsantahay .Ismaaciil Aarka the legends of legend .Keep_giong pro .
Reer muqdisho iyo Reer Hargeysa iyo Reer funs Aarka :Muuqda noh /now/👏❤💯
Ax hees tan wax aan Ku qiyaaso
Ma aqaan wlhi waan ilmeeyy
Sikastooy tahay
Waxan mahad gara u diraya
Alfann aarka
Abwaanka sameyy
Mulaxanka Abwan donyale
Sidookle Abdi abiib
Muqaal qaadaha
Waan idin wata aan iska ooyee
Heestan come soon.kedi I zoo jiitay wlhi ismaaciil.aarka ful respect afananka.wlhi
Dawooy hadalkaygu haduu ku damqaayo waan ku daayay 👉 hees ka turjumaysa dareen xanuun leh ..
qisadayda inay ka turjumayso ma moodaa 💌
😭😭😭 Hestan Hal biil idha lee Dagesta Allow Qalpiga no Qabojo 😭
Ohhhh ❤❤
Ashabta plz igushega wilkaan inan jeclahay sidab ah🤫😍❤❤❤
Weligy qof ma jeclaan ana layma jeclaan maxaa iiso arky calaacal iyo qof kula mida isu dulee 😎 anoo farxd iyo cfimad haysta alx
masha allah
Exactly sax sidaasan ahey ana wlhi mxan ugu calaacali haduu qofku i garanwayo waxan galo ana wan iska dhaafa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk wey ficantahay in qofka qalbigisa ka adagyahay
Nasib badanidaaa🤣jecyl hada so Marin😂
Waxada laacib soo jabey ugu qoratey ayan waxyar aheyn, waad soo kuftey ood soo jabtey wlle naga kala daaaa🤣🤣🤣🤣😂😂
Inta sidaydo kale lacala calaya wllken ismacil arka like isara plz😅😂
wax la iska yeelyelo fanku maha ismaacil aarka ma jiro wakhtigan fanan an la dhigaa heestana inbadan baaban sugayay hore u soco zhp
Ismaciil aarka Fanaan tagay legend sxbkay ilaahy codka ha kuu barakeeyo keep going 🙏
😭😭inkasto aan kaboksaday jacelka aan uqaday qof aan daren laheen hadane xasus ayay igalisay heestan
Naag qurxoon wax ma jeclaato 😂😂 qurxdaada ku qazaartay hhh
Wllhi wllo amba kula midbaan ahaa lkn waan ka bogsaday hadda mana daydaydo
Qalbi wax jeclaadY
@keepmindyourbusiness63 😂😂😂
Inyar oo markow roobka fadhiyo camirada firinaaa asagoo foraro sidii najmo bashaad markay sariirta jiftay cml intas reactionka ah
Lkn waxan hubaaa hestan sow ujilay xataa fankii hofere uma jili karaan emotion sax u eg isticmalay legend waa hestio labad kadawado
Dareen igu beeran
Haddaadan dabiibin
Dabooshay afkayga
Daruufta i haysa
Haddaadan dayeynin,
Wixii dawa ii ah
Hadduu ku duraayo
Dartaa waan dhaafay
Dawooy hadalkaygu
Hadduu ku damqaayo
Ku daayey ku daayey
Cidhiidh iyo diiqad
Haddaad yar dareentay
Kumaan dirqinaayo
Xor baad tahay dawlo
Waxay rabto doonta
Ilwaad damacayga
Haddaadan danaynin
Umaan dudidoono
Ereyada: Cabdibaasid Murtibaahshe
Laxanka: Saalax Doonyaale
Music: Cabdi Abiib
Abwaane erayadaada wax la siisto aysanba jirin
abwaan horay usaco waa hees erayo mug wyn xanbaarsan
LEGEN sxb nin wax badan ay ku duugan aya tahay keep going ku leeyahay
Abwaan afka alle kuma Jaro 💯💯
Pls qfkan heestan myy adiga miyaa pro hdd thy pls isoo sheeg bowe thnks
Inta lambarka Dawo Aragtay like😂😂😂😂
Ha soctu hawshu Aarka 👏👏👏👏😊 heesaha Jacylka ku QURX BADNTHY CALCAALKA NGA DAA ANY WAY TOP MY SONGER HORY USOCO PROH 👏👏👏👏👏DARUFTA I HYASA HADAND DAYENIN
WIXI DAWO I AH HADU KU DURAYO 😶😶😶KU DAYEY
Waligey ma aan arag gabadh lamid ah gabadha actorada ah 😍
😊jacallow xalaqaado cidi ku iilmeysa😔Maxaa ugu ooyi ruux ilamida mid idheeryen 😢Kalaamka ilahaay Iga mudaan in an naxriis darted u ilmeeyo intan naxriis darro la ooyi laha❤
Hoy dadow khiyaaliga kabaaxa
Jcyl waaku alle kudoore
Ooyitanka bilaashka joojiya😕
Waaaw cadi Maha heestu waay itaabatay nabar baay daqnisay waadka baxsatay jiliinka 👌😭😭😭😭😭😭
Dawooy hadalkaygu
Haduuu kudamqayo
Kuday kudayay
Dawooy wan kudayay 😭🙏
..waa xalad gara oo sidareenle itabanasa inta uu xidhidh kodi kadumay
Hadana jecel inay la hadlan uun daremikarta heesta😭💔
Isfahan la'aanta nolosha iyo waayaheedu keenaan ayaa ah runtii mid aad u xanuun badan. Ku darsoo iyadoon waliba aan laguu ogayba oo aad ku kaliyeysato. Qofkii ay ku dhacday uunbaa dareemi kara culayskeeda.
Hestan waxad mooda in aniga layga sameeyay maqan 2/4/2019 ayuu iga tagay anoo darti wax walba u dhafay ilaa hadana kama qusan 🙏😭
Ax😭jacelku waa cadow wlhi alle qalbiga hagu qabohiyo
Ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wn ku dareemi karaa qof wax jecly baa ahye😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilahay hakusoo celiyo farxadaadi walllo
@@khadancadey8614 amiin amiin wllo mcn🙏😍
ax ax sorry abayo malin kuso naqan dons
Jacayl inuu Sidan oo dhan u xanuun badanyahay haddi aan ogaaln lahaa ma jeclaaden runtii😪
Fadlan qalbiyadiina ilaashada walaalayaal🙏
Ismail aarka yaa ii naaxiya oo muufo iyo maraq iiga dharjiya?! 😻😍
heesaha noocana inay aniga iga hadlayan baan moda 😢🔥
Waa hees mac. Dumar iyo daacad kala dheeraa.
@@fansofficiallovely11 Haye sister lkn wan badalay comments ka waxan ka dhigay "Dumar iyo daacad kala dheeraa".
@@fansofficiallovely11 Isku mid ma ahan. Waxaa la dhahay dumar iyo daacad kala dheeraa waxa hees ku qaaday Xariir Ahmed.
Ismaacil aarka kal iyo laap kuu taaageeeraaa keep going
Anigu waan haystaa qofkaan jclaa macnaha waan wada hadalnaa waxbaa igu yidhi waad wayaysaa igu duceeya inan helo qofta
Waad nagu raajiseen maalmo badan ayaan sugaynay heestan oo dhamaystiran waa heees qiimo leh taageero buuxda Al fanaan ismaaciil aarka
Walhi fanan aan caadi ahaan weeyee ismail arka ilahay cood kaa haa ku barkeeyo aamin yarabi aamin yarabi hees dareen lee
JacayLow maxad dhip kentay ax ax dareen xuMa hadmaad na dayn 😭😭😭
Mnzhllh waa hees dareen leh wlh ani weyy idabaty hory usoco wll mcn
Dawooy Waan Ku Daayay🙏😫
Heartbroken
Legend Ismail Aarka
Mala toban waan maraya kamana xiiso dhacayo kolay kan yari fanaaniintaan taageero maalin qarax iyo dig baan maqla uu qaadayay baan qaatay heestana playlist gayga automatic bay u gashay musica cabdi abiibna aad ugu xidhnaada
Fananka kaliYa oon Wali is caden inu YahaY inta ila aragtay is muujiYa ☝️☝️☝️☝️
Wll 100 bas iga hadhay 1k igaarsiya😭
😭😭😭 walaal hadalkaygu haduu ku damqaayo ku daayay ku daayay walal wan ku daaayay 😭💔💔
IsmaciiiL aarkaa fanaN tageeroH❤
Song ku DaYEY🤗
Waaaw Ismacil arka hore uusoco axyafanan💕💕⚘⚘⚘❤❤❤❤
Fanan qalbi xadhan ismail Aarka
From hoyga ilbaxnimada
Hargaysa💚💬❤
Qof hada kahor Ijecleyd Oo xiriir aan kadiidey Baa jeclaadey hada San Ugu sheegtana ma aqaano😭
Hdysn xiriir lhyn u sheego😣
Say kaaga yesha adag waayo adba shaly iyadoo ku rabta baad ka tag tay mahn 😥😥😥
Sandka 2020 wuxu i aha sanad murugadisa wata hestany qalbigyga tabnysa😭😭
Hestani Qalpiga ayay ixanuujizaY wllhi xazuus hore ayan galy😭😭😭😭😭😭 izmaciil arka hore uzoco
Legend Always Legend • Team Balanbaalis Team Waqal Team Ismail Aark • Music 100%
Laxanka 100%
Codka 100 %
Erayada 100%
Muuqaalka 100%
Emotion Song 100% Duruufta I Haysa Hadanad Dayaynin • Wixi Dawo Ii ah Haddu Ku Duraayo •
Rag Culus Ba Iskugu Tagayy 💯💯💯
Qisadan aniga iney igu socoto ayaan moodayaaa wlhi mantoo kale wxn xidhiidh ka aqbalay wiil 13/12/2019 lkn xanuun ayuu igu beeray alx hada wn ilaawey
Arka ninka shidey hargeysa waan Ku wataa 😍
Dawoy hadalkaygu 🗣😥
Haduu ku damqaayo😓😪
Ku daayey 😰ku daayey😪
Dawoy wan ku daayey🤦♀️👋
Caadi lee umacsalaameysey 😂😂
Fanaan ka 2020 ugu fcna ku jira aarka. Tageero u ahay
2024 qof daawanaaayo majiraa heestan 😢
Aniga noh❤
Aniga 😢
Aarka wax kale singer of the year💯👋
Fanankan Reer Muqdisho Wxay Ka Doorbideen King Ck , Araazh , Balbalarka , SharMo Boy , iyo Qaar kalo iska ciya
Waayo Ma Fahmi karan Suuganta Saxda Ee Somalida Mabeentayba Somali Maxamadey
Hargysa fahanthy lkn
Wlhi beenta maha wiilkan wa fanan buuxa cod iyo qab jilinba 🙏🏽
mugdisho kuwa asaga ka wanagsan iyo kuwa ka litaba waa ay jogaan nin walbana waxa oo so saaro ayo ku joga magalada ma ahaan ree mugdisho in ay jogan kuwa aad shegtay oo kali ah midna aan kugu daro ree xamarku ayaga ayaa xaga fahanka somaliga kugu dhaama sababto ah ayago lahjadaha somalida oo dhan ayaa laga dhex helaa lkn kan ree waqoye waxa oo yaqana un inta waqoye bari loga hadlo un
@@marwaanmahadsaman3933 reer waqooyi miyaa mooday wilkaan ismacii aarka waa reer muqdisho
@@marwaanmahadsaman3933 Zhp Mahadsanid replyda Ad iiso Celisay
Lkn Anigu Wxan Ku Sheegaya Muqdisho maanta Wxa Fankeda Hoos U Dhigay Wxa weeye Midkasto Caaac odhanayaba Wa La dhagaysanaya Mida kali Fananin Wanagsani Way Joogan Oo De Sakariye Kobciyaba Cid Lo Dhigaba Ma Jirto Oo Shaadiya Sharaf oo Keyow lkn Majority Wxd Ka Door Bidan Kuwa an Wxpa ahayn
Fanki iyo Suuganti Wd heysan Lkn Dhiiri Galinta Dadka Fanka ehelka u ah Ayaydan Wxba Kaso Qaadin
supaxnallah video inta ka jar waa ay qaawan tahy iyo numberka hore
Iska daawo
Hees wa dhaftay qamehedi wadata Wiig iyo 1M
Inta naaska aragtay like saara 😂😂😂qoftu wey kala kacsan thy 🙈
😭Heeztani qalbigy ixnujinysaa markn dhagysto Jacylow mxd dhibkentay😭
Wlh anigabo sido kle isla hadertan ankula hdlayo ilmada wey iga socotaa ilahow adaa inoo mqan 😰😰💔
Kkkkk
Sama lyrics maxa kuhayo kuqososhay mrka😂
@@raaqiaahmed2138 quraanka u oy 😪
😪😪😪😪
Wlhy waa heese xaqiiq ka hdlaysa😢😢😢❤
Jacaylkii dhaba Ma Dhamaystirmo Tiro afar boqol oo jeer ban ku cesh ceshtay ilaa maanta anoo xaalkayga Saas waxaa isoo gaartay fariin iga timi Jacaylkaygii hore Runtii Mudo sanada Ma anan wada hadal Markastoo niyadyda ku soo dhaco Sms ayuu isoo diraa waxaad Mooda Inuu Qalbigayga Ogyahay Waxaan is dhaha saana Maxay Tahay Imtixaanka Maxaa u maraysaa Ax Qalbiga Walahi Isaga Badalkiisa Ha Iska Xumaado Qof u dhigma ma anaan Arkin 😥😥😥
talent hada maqasheen wa ismail aarka Masha Allah sxb thanks
ismacil arka fanan an ad uu jeclhy hore uu soco wll dawoy hadalkaygu hadu ku damqayo dawoy wan ku dayay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
4times ku celcelis kuhystaa heestan😍
Duruufta i heysa hadanad dayeynin wixii dawo ii ah haduu ku duraayo
Dartaa waan ...............
Dawooy hadalkeygu haduu ku damqaayu
Ku daayey ku daayey
Xaqiiqatan waa hees ad u macaan ina taabatey..
Aarka the one an only legend of the year , I hopefully a big ambitiouns ,
Qiso igu dhacday isla sanadkaan 2021 ba igu so dhacday wa hees murugadeda wadato cafis baad iga tahy 😗
Ismaciil aarka zxp nooloow wanku taageera kal iyo laaab iinooloow zxp qali nolol qurxoon2🥰🤑😍🤩
isamil Arka full respact wllhy keep going wllkia
aarka 🦁 waanku wataa legend 👏👏
Tiktok kaso arka wn so raadiyah 😫😭Duruufta ihayso hadadan dayaynin
Wixii dawo iiah hadu ku duraayo
Dartaa dartaa wan daafee 😩😫😩😫
Horay Usoco Jilid Macal Cod Fanan Hibo iyo Hal Abuur Leh 🔥🔥❤🙏
Ax ax ax qalpiga ixanuunaya mxd samaysen 👊😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥😢😢😢wlhi wn ka helay
Dirisle cabdi waan ku salaamay ✋✋✋✋✋✋✋✋
Xasuus ayaan galaya run tii 😊😊😊
Ma ahan micneheedu inaan
heesan Ruux igu lamaan ,
lkn xqqdi waa hees dareen leh
waana ka helay
sida loo duubay iyo jiliinka Fanaanka
🙀🙀
Adunka nin doqona aa jecladay isoo duceeya Somali weyn feeling 😱😱😱
ILAAHEY qalbiga haku qabojiyo
Heesta waa waxkale lkn fikir yar hadaan ku darsan lahaay gabadha marka uu u imaanaa waxey ku shidneed asoo roobku soo da,ay si ey u ahaato in marki laka qaban waayay telka in darteed roobka uku soo dhexbaxay
Waa fikir keyka lee muhin ma.ahan
Ismaaciil aarka waa ku wataa 👌✅1️⃣0️⃣0️⃣👏👏👍
Wllhi qisadeyda sidaano kalaa aad ayan ujeclahay qofkas sasey tahay farxad yar hadan ka arko wanfarxaa 1000 jibaaar sidi inan farxay okle xitaa ma awoodo inaan inyar kasigto katagidna warkeeda daa😭😭😭😭waxn smeeyo maqan isoduceya😭😭😭qkfka hduusan ila joogin farxdaba weyiga maqanthy
Anigaa kula mida abayo alla nomaqan qalpiyada ilahey hanoga reebo💔😰
10 sano aa sugayay manta wuxuu mannta idareen siiyayay markii ehelkeyga iwaani jireen ninkaana qeyr malaha kln wan jeclaa ninkaas maanta waanla ooynoyaa isoo duceeyo walalaheyga mcn xanun ayan daremay 😱😱😭😭😭😭😭😭😭😭😭
top hees tagero bn ahy ismail keep going pro