Riwaayad cusub Jilaa Igarre oo xaaskiisa macawis idhaha ogadhuftay oo hiin cabdishugri

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 248

  • @saida-sagalharoun6888
    @saida-sagalharoun6888 3 роки тому +3

    Walaal reer jabuuti ban ahay jabuuti na waan idinka la socdaa walaahi ninka cabdishukri la dhaho aad ban u salaamayaa waana taageeraa runti aad buu iga qosliyay... gabadha u waysee kulahaa kkkk oo hadii wax ku maydha la waayo iyadaa ku dhaqaysa!!! Kkkkkk cabdishukri waa qosliyaa buuxa runtii oon laga xiiso dhacayn.

  • @hodanqaali6340
    @hodanqaali6340 4 роки тому +6

    Kkkkkkkkkk jiifka Ku fool xumidaa kkkkkkk Igare wlhi wad IGA qoslisay indr me From Burco

  • @AdamIbrahim-zj1dx
    @AdamIbrahim-zj1dx 4 роки тому +3

    Gabadhani aad iyo aad bay jilista u taqaan maraa waaxid waxaan siiyey NO1 jilayaasha soomaalieed

  • @kzfamilychanell7280
    @kzfamilychanell7280 4 роки тому +4

    Jilayaasha riwaayadaha Somalida qaybta sariirta kadaaya, gabadh aydaan qabin ood sariir lafuulaysaan waa xaaraan, waana dhaqan xumo.

  • @Mustaphe4336
    @Mustaphe4336 4 роки тому +16

    Umal khyr actarada wacan oo jiliin wanaagsan leh inay kooxda udub dhexeed u Tahay inta igu raacday like dhac

    • @grdaudabdi2506
      @grdaudabdi2506 4 роки тому

      Inantan waa actarad walhi jilida ruwaayadaha aad bay ugu fiicantahay halkeeda dhigtaa waxa ay matalayso dareenkisa halkeeda dhigtaa waa iga iibisa

    • @user-st9ub4ss4q
      @user-st9ub4ss4q 3 роки тому

      Fadlan subscribe ii saar

    • @user-st9ub4ss4q
      @user-st9ub4ss4q 3 роки тому

      @@grdaudabdi2506 Fadlan subscribe ii saar

  • @cabdirisaaqmaxamed3241
    @cabdirisaaqmaxamed3241 4 роки тому +9

    Alla waxn moody run mrkuu ku tuury mcwista wllhi wn ooyey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sida nxriista leh ee ay u eegty ragoow gabdhaha ha loo nxriisto please

    • @hawaali5209
      @hawaali5209 4 роки тому +1

      ala walaal calool jilicsanida naxarisatu wa u dhalasho

    • @safaphones5320
      @safaphones5320 4 роки тому

      War ina ader xaged jogtaa kusoo qabtee

    • @daherahmed3424
      @daherahmed3424 4 роки тому +1

      Adiga nin raga ayaa tahay maxaad la oynaysa maha hooyda ayaa dhimatat riwaayad ayaad ku onayso

  • @hamzaabdiazez3070
    @hamzaabdiazez3070 4 роки тому +26

    Calan yahow wad qurux badantahy masha Allah alaha nabad hakadhiko calanyada aduunka wad kasidataa masha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈 rabiyow nabad kadhik aamin 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @safaphones5320
    @safaphones5320 4 роки тому +14

    Riwaayadaan wlhi waa iga xanaajisey waayo xasuus bn galy 2016kii nin aaan is guursanay ayaa sidaas o kle igu noqdey alxm wxn kala tagny 2018/11 ilaahaybaa noloshaas igasoo saarey walhi hduusan gurigu farxd lahyn noloshu cadaab ayy kugu noqon 2sano ayan oohin ku jiry guryaha somalida kuwo bdn o sidaan kudhisana wey jiraan lkn ragu mawada xuma...

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 4 роки тому

      Haa sax waye qufxun 🏃‍♂️🏃‍♂️ laga urdaa

    • @zakariyeonline5407
      @zakariyeonline5407 4 роки тому

      ha wlh wll been madan sheegin gurigu hadesan farxad ka jirin guri mahan xaaskaga waxa laga donaya ina la ciyaartid la shekesatid farxad siisid wada shekesatan marki guriga ad wada joogtan malmaha qaarna dalxiis wada aadan wlh ad bey ku jeclanesa waliged kuma ilaaweso lkn raga sidano kale ah waa reer badiye an nolosha waxba ka aqoon

    • @cawilmaxamedcumar6644
      @cawilmaxamedcumar6644 4 роки тому

      Wlhi waa sax

    • @Yh-qk5qn
      @Yh-qk5qn 3 роки тому

      Hunno hadda ma madax bananthy

  • @umukhayrahmed3493
    @umukhayrahmed3493 4 роки тому +2

    Umu khayr iyo igare waa idin salaamay jilayaal tagay

  • @aminaabdi8463
    @aminaabdi8463 2 роки тому +1

    waaw wan kahely

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 4 роки тому +2

    Masha Allah cabdishukri ,igare, amran nagata,iyo gabadhan fareedee umalkhayr waaba funy tolow ma ree gaal kacayaa aadbaan uga helay hadaladeeda kkkkk ma reerkayagaa dhicisa kuye kkk.

  • @Xalimokiin
    @Xalimokiin 4 роки тому +2

    MashAllah

  • @SomaliaYoutube
    @SomaliaYoutube 15 днів тому

    Oo igare 2020 kii
    Hal tin oo cad muusan lahayn
    Hadana waa kanaa waa xoosh

  • @greenchannelofficial7350
    @greenchannelofficial7350 4 роки тому +2

    Umal khayr runtii waan ka helay jilaay nimadeeda, dee waa aftahanad mashaa allah. Oowaayo, oo waayo. Kkkkkkkk.

  • @aadanmaxamuud7667
    @aadanmaxamuud7667 3 роки тому +1

    Igare xile gube way
    War gabadha iga Daba geeya haday inantahy anaa noolasha ifteenkeeda lawadaagayeee
    Dulqaadkeedaa idilay yax

  • @xayaadali8655
    @xayaadali8655 4 роки тому +6

    Walaahay nimanka Soomaaliyeed 80 % waasidaa badow walaahi ishaad karidey arintaas

    • @maryandhibka1818
      @maryandhibka1818 4 роки тому

      Waa in labaraa maskixiyan ayeey u jiranyihiin

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 4 роки тому

      Waxa labari karu maba jiran wayba Isla quman yeehin

  • @sahracr1073
    @sahracr1073 4 роки тому +5

    Kkkkkkkkkk ILove igarre and c/shugri
    Bus dhaqankan waa gobalada waqooyi sool iyo Sanaag wiilasha koonfureed waa romance

    • @fatxachanal8139
      @fatxachanal8139 4 роки тому +1

      Waa been waxaasi

    • @fatxachanal8139
      @fatxachanal8139 4 роки тому +2

      Qofkii alle wanaajiyaa wabaagsan☝️

    • @sahracr1073
      @sahracr1073 4 роки тому

      fatxa aadan
      Fadxaay gaalkacyo ka biloow ilaa somalida ethopia naagtayda waa jeclahay in ay dhahaan way ka xishoodaan waa laga yaabaa hada soomaalidi dibadaa loo wada yaacay waa la is dhex galay caalamki bay arkeen in hada laga helo wiilal romance ah

  • @zakariyeonline5407
    @zakariyeonline5407 4 роки тому +2

    xaaskaga farxada lasiiya waqti walba ad guriga wada jogtan oo ad la shekesata nolol mcn siisa

    • @qamarahmed327
      @qamarahmed327 4 роки тому

      Wankugu racsanaxay wlhi aniga xada ihaysata waqti lacanta isoduce in allah owlad bari isiyo maxadsanid

    • @zakariyeonline5407
      @zakariyeonline5407 4 роки тому

      insha alh wll qali wad gulesanesa waqti walba wadna ka baxesa hadi ad dulqad mujisid allaha kaga dhigo ninkaga nin baari ah awlaadna allaha ku siiyo wll qali

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 4 роки тому +2

    Aniga baa arkay meel howshaa ka dhacday. Riwaayad aan aad uga helay bartilmaameysatay umada reerka malag isaga dhiga banaankana waji fiican oon la quuri karin tusa.
    Gabadha Hodan Cabdullahi soo badashay waan ka helay hanaanka ay wax u jileyso

    • @kafeeyamaxamed4532
      @kafeeyamaxamed4532 4 роки тому +1

      Anigana waa igu dhcdy

    • @jamaadelmi4466
      @jamaadelmi4466 4 роки тому

      @@kafeeyamaxamed4532
      Bal sii yara aad meeshii nafis aad ka heleyso baa la yiraa ilaa malakalmood nafta qaadaya ma rabo bini aadamna ah
      😂😂😂😂😂😂

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Daandaansi kkkl Ayuu wadaa iska celi sawirka

  • @AnabAnab-gi1id
    @AnabAnab-gi1id 2 роки тому

    Msha allh

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 3 роки тому

    Umulkhayr waa actarad jiliin fiican sido kale Igare

  • @maryandhibka1818
    @maryandhibka1818 4 роки тому +5

    Nimanka Somaliyeed 90% maskixiyaan ayeey u jiranyihiin

  • @mushtaqyusuf7606
    @mushtaqyusuf7606 4 роки тому +4

    Kkkkkkkkkkkk igare walaali waa xàraàbo siduu umatalay soomaalida maxbuus baad moodaa suu ufadhiyo

  • @mohamedbehi9520
    @mohamedbehi9520 4 роки тому +13

    Gabadhu waa nasab tanoo kle waa 1%

  • @s77official3
    @s77official3 4 роки тому

    Kkkkkk mudane igarre yassin xaji sxb gacan baan kutagay.

  • @ibrahimsuleman6209
    @ibrahimsuleman6209 4 роки тому +3

    Ruwayaddan Airports ka Erefoonada aan ruwayadan ku dhageesanayay xabadda midigta ah ayaa si lama filaana ushaqayn wayday, waxan kadip kubaraweyay in Video yaasha kale lamid yihiin, ilaah amarkii wa Ruwayaddan oo kaliya, wlhi wa iga daacad 😳😳

    • @Yh-qk5qn
      @Yh-qk5qn 3 роки тому

      Anaa kulamida ma shaqayneso

  • @emonshops4460
    @emonshops4460 4 роки тому +3

    Igare wadani baan ku mooday laakin Calankiibaabad safiiri ku goglatay😭😭😭😭🖤🙈🖤🙈

  • @البشريةاسرةواحدة
    @البشريةاسرةواحدة 4 роки тому +1

    Aad iyo aad ayay u qiimo badan tahay riwaayadani. Tan kale igarre iyo saaxibkiis iyo inantaniba aad baan u jeclahay jilitaankooda riwaayadaha.. waxaad mooddaa xaqiiqo hadda dhacaysa, inantanina caadiba maaha iyadu

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Nin kale raadso abaayo

  • @shukrimumin868
    @shukrimumin868 4 роки тому +3

    masha.allahaa

  • @faadumofarxaan5155
    @faadumofarxaan5155 4 роки тому +3

    Mnsha allah go aan ka hey soomaaliya my love you

  • @isaackilike4520
    @isaackilike4520 4 роки тому +3

    We mzee

  • @mohamedgentleman
    @mohamedgentleman 4 роки тому +7

    Hhhhhh wlhi igarre waa iga yaabiyey beerkaa madow kulahaa ina adeer jiif ku fool xumidaaaa hhhhh

  • @loowe-kx9yj
    @loowe-kx9yj 4 роки тому +4

    dhaqankan hada ma jiro suuqa hadaan la isku shumin ayaa ayaan la jogaa
    waa dhaqankii hore ee qalafsanaa
    sax ma ah
    wiilka iyo gabadhu waa in ay isu jilicsanadaan

    • @bsbsznzn7341
      @bsbsznzn7341 4 роки тому

      Mohamed Hassan sx WAYE in SI raxmad LEH lo nolada

    • @umikhlaas498
      @umikhlaas498 4 роки тому

      Ninkan ma istahilo gabdhan

  • @asmabilan7535
    @asmabilan7535 4 роки тому +3

    Codka aniga maba maqlaayo see camal

  • @hamzemohamed4181
    @hamzemohamed4181 4 роки тому +3

    Gabadha iney ka agtagtana maraba inuu la sheekaystana marabee ninkan noocan ah muxuu ahaa kkkkkkkkk
    war yaab badanaaa

  • @cabdulaahicabdi104
    @cabdulaahicabdi104 4 роки тому +2

    Very nice (janaa adna igu raadsaneysa ana waxn ka baqaya ina kugu cadaabmuto)

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 4 роки тому +10

    War igare qaabkan adigu kugu mabaran cabdishukri baa lahaa

  • @danyalshah6499
    @danyalshah6499 3 роки тому

    reraha Somalida sidan waye ayu yiri kkk cadi mahan

  • @buraalemaxamudAraarso
    @buraalemaxamudAraarso 4 роки тому +1

    taan oo kalee wey kajirta dadka somaliyeed balse waana filayaa hader inaynaa jirin maanta waana riwaayad qosolo badan ruuntii 😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @muxuyodiin4439
    @muxuyodiin4439 4 роки тому

    Msha allaah

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkkk walhi gabadhu waa nasab

  • @foosiyadaahirbootaan8490
    @foosiyadaahirbootaan8490 3 роки тому

    Togo

  • @hoodoawil207
    @hoodoawil207 4 роки тому +4

    Mash allah tabarik

    • @hanadyareofficial7314
      @hanadyareofficial7314 4 роки тому +2

      igarre: waxaan ku hamiyay inaa dhulka somalia oo dhan iibiyo
      cabdi shugri: caadi maahan kulaa waryaa taasi waa sheeka marqaane
      kkkkkklk

  • @fadumoxasan9345
    @fadumoxasan9345 4 роки тому +2

    Kkkkk dulbadanaa dhalooyinka tuwaleedaka saaran baanladhicilahaa gafuurka iimataageen

    • @aishasaid2979
      @aishasaid2979 4 роки тому +2

      Abaayo maxa ugu jajabinee wanaag hadii wax ku socon waayaan dhulka ilaahay waa waasac

  • @mushtaqyusuf7606
    @mushtaqyusuf7606 4 роки тому +2

    Ala beerka

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 4 роки тому +2

    Kkkkkk

  • @mr.omarhusseinali5992
    @mr.omarhusseinali5992 3 роки тому

    Cabdi shugri nin aan taageero waa kusalaamay wll qaali

  • @zamzammaxamud4418
    @zamzammaxamud4418 4 роки тому +1

    Wlhi waa stress laba qof oo is qaba oo dabeecad noocaasa iskula dhaqma ilaahoow kaa magan nin noocaasa🤭

  • @shamsaomar9076
    @shamsaomar9076 4 роки тому +1

    Gabadha uweeseee 😁😁😁😁😁

  • @cabdullahibulay7892
    @cabdullahibulay7892 4 роки тому +1

    ninku golaha raga hadduu laba xiniyood ka yahay golaha dumarka waa ka xoolo ( rag iyo dumar labadaba ninku iskuma wadi karo miduun buu ku fiicnaadaa)

  • @nuhmuse1714
    @nuhmuse1714 4 роки тому +3

    Dhalinyaradaan aad bay umahadsanyihiin bulshaday wacyigqliyqan

  • @leylonuur9935
    @leylonuur9935 4 роки тому +1

    Waa yaab naagtu doqolsanaa horaa umaqli jirey baadiyo ninaa leheyn ayey agtaalaa

  • @sahranuura946
    @sahranuura946 4 роки тому +2

    Igare Caawa waa la Helay, Runta u sheeg Saaxiibkaa aa.
    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @safiyoaxmed2851
    @safiyoaxmed2851 4 роки тому +1

    Wasmo

  • @ramlaahmed4035
    @ramlaahmed4035 4 роки тому +1

    Ramla

  • @zakariyeonline5407
    @zakariyeonline5407 4 роки тому +1

    wlh ninkan wa reer badiye balayo ku dishay dheh dabeecad xumaa

  • @mahadnuuriye7032
    @mahadnuuriye7032 4 роки тому +5

    Sidaan qoysas kunool majiraan waa iga su aale gabar hadii jawabtu haa tahay wax halaga qabto raga nucannoo kale ah xabsigana liinta haku cabaan

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Dee haaaa

  • @xawaali1670
    @xawaali1670 4 роки тому +1

    Asc

  • @darkangle7124
    @darkangle7124 4 роки тому +1

    Kkkkk wabadhan wanku haystaa

  • @hooyomacaanumayma239
    @hooyomacaanumayma239 4 роки тому +3

    Cabdishugri ayaa gabdhaha dilijiray kkkk igarana markaste wuu xalin jiray hada asagii baa dagalamayo

  • @ladanahussein4368
    @ladanahussein4368 4 роки тому +3

    😂😂😂😂😂😂

  • @osmansadiq5603
    @osmansadiq5603 4 роки тому +1

    Mid saxiibkay ah Baan soo xasuusty war warsamoow majoogta halka

  • @bishar2828
    @bishar2828 4 роки тому +2

    Waad kanadinaysaye caadi baa loo moda marka inaad iskuxanaqdeen 😄

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 роки тому

    😀😀😀😀 Igarre waad kabadbadinaysaa dee maqof sidaasa baajira haduu jiro wuuxanuunsanyay

  • @faadumocali1220
    @faadumocali1220 3 роки тому

    Qasabmiyaa.gurigu.hhhhhhhhhhhh.igare.galguriga.waaw.dhulkuubafadhiistay😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😁🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @mankishkamila8160
    @mankishkamila8160 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkok

  • @rahmabashir439
    @rahmabashir439 3 роки тому

    Ina ader jiif ku folxumide mise wa cadhada ku ye😭😭😭😂😂😂😂

  • @ikranazluubsanismail4894
    @ikranazluubsanismail4894 4 роки тому +1

    Naa hedhe qosol la,antan ku haysa mxay tahy kuyeh hhhhhhh

  • @mariabeauty5975
    @mariabeauty5975 4 роки тому +4

    Waxani ad adadayg kiii u darnaaaa🙄🙄🙄🙄🙄🙄weeyaaan

  • @MohamedHassan-nc4wy
    @MohamedHassan-nc4wy 4 роки тому +2

    Nin reerkiis sidaas uladhaqmah miyah jirah waa sheeko dheere ruuntii

  • @isfahamkaumada9639
    @isfahamkaumada9639 4 роки тому +1

    Hhhhhh waa riwaayad wax tar leh

  • @amran77amran32
    @amran77amran32 4 роки тому

    Igare waa iga qosliyay wlhi

  • @axmescabdi-te3nk
    @axmescabdi-te3nk Рік тому

    Kkkkkkk igare laganti

  • @queenzaynuu101
    @queenzaynuu101 4 роки тому +3

    Dadka qar caytamaya waxay ilawen wuxu inay riwaayad yihiin what is wrong with you
    Ani wan dawaday asbuuc ka hor lkn hadan comment aqriyay oon dadka qar layabay

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Sax sax

  • @caaliyahasan1608
    @caaliyahasan1608 4 роки тому +6

    Aad ban uga xumahay astaanta calanka ee sariiraha la saarayo😭😭😭😭😭

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 4 роки тому +2

      Zahra Hassan oo sow maro ma ahaan abayo ma wax ey tiinta tiri baa hala ilaaliyo 🤔

    • @caaliyahasan1608
      @caaliyahasan1608 4 роки тому +5

      @@loveyourselffirst7560 asc walal farhio wa maro yes laakiin in la cushmeyo so ma fiicna diin mahan wa xush mad calanka only

    • @aishaahmedhassan2086
      @aishaahmedhassan2086 4 роки тому

      @@caaliyahasan1608 sax abyo

    • @caaliyahasan1608
      @caaliyahasan1608 4 роки тому

      @@aishaahmedhassan2086 Asc aisha thank u

    • @aishaahmedhassan2086
      @aishaahmedhassan2086 4 роки тому

      @@caaliyahasan1608 wcs mcnto welcome 🙏❤

  • @haniafduub4268
    @haniafduub4268 4 роки тому

    Reer mudug jaceyl kalay miyaa

  • @farhiyajamac7797
    @farhiyajamac7797 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkk

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Africa qeyla badanaa bal maqal

  • @aaaaaa6717
    @aaaaaa6717 4 роки тому +1

    Amran.teeeeeeee

  • @amiinaabdi8212
    @amiinaabdi8212 4 роки тому +1

    Hhhhhhhhh reer miyi

  • @omarhussein9956
    @omarhussein9956 4 роки тому +2

    Gabadhu hadi la qabin ha la igu raadiyo wa nasabe

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkkk

  • @iftinjama2384
    @iftinjama2384 4 роки тому +2

    Kkkkkkk manshallah waan qosolaye

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 4 роки тому +3

    Kkkkk

  • @mushtaqyusuf7606
    @mushtaqyusuf7606 4 роки тому +1

    Kilkilayn

  • @adenhassan2244
    @adenhassan2244 4 роки тому

    Simba

  • @Mohamudkhadar
    @Mohamudkhadar 4 роки тому +1

    Barigi hore ayaan aad u dawan jiri labadan nin lkin imika waxay noqdan cunsiriyin marka waxa laa shaqasa inaan aad u wacan oo laa dhaho nakata inaanta waxan odhan laha wll dadku aad iyo aad bu jecelahay ee ka fogo labadan nin

    • @khadracabdi339
      @khadracabdi339 4 роки тому

      muxadro

    • @daherahmed3424
      @daherahmed3424 4 роки тому

      Sxb waa riwaayad waxa cadi iska dhig ninka wax ka shiigin ninkaan iyu kan waa fariid riwayda waxkasta lagu diru ninka riwaayad qura ayaa saan ku dhaha marka dad haysto ayeey wanaajinaysa

  • @faisaali9760
    @faisaali9760 4 роки тому +3

    Alla qalafoow maxad la fuq buraysaa

  • @foosiyadaahirbootaan8490
    @foosiyadaahirbootaan8490 3 роки тому

    PPP Aul

  • @hashimsuhaib4299
    @hashimsuhaib4299 4 роки тому +2

    Ben wayo gabar somali ah oo ninkeda san uma bar barido ama waxba uma Shekto dulqad kan maba qaban

    • @Ayan-jd2pv
      @Ayan-jd2pv 4 роки тому

      Mid kabadan ban qabnaa yarkaa

  • @Xalimokiin
    @Xalimokiin 4 роки тому

    Keep going ma bro n siz

  • @SomaliaYoutube
    @SomaliaYoutube 15 днів тому

    Adoon buu u qabaaa😂

  • @adamibrahim8609
    @adamibrahim8609 4 роки тому +3

    War labadan laga roone gabdhahan quruxdaa alla siiyey ee aanay mid qudha ka bilcamin maalin walbana ihaanada ay u geystaan waa in maxkamad la soo taagaa siiba ninkan guuleed garaad waa inu dhaqan xumada joojiyaa waayo guurxumada qoladan kalaa lagu xantaa kkkkkkk

    • @mohamedabdirahmansaid2724
      @mohamedabdirahmansaid2724 4 роки тому +1

      Raggu waxaa bulashada kadhex dhici karaa unbey matalayaan
      Wey dhacda tan oo kalee dhab hamoodin jale

  • @ahmedwarfaa2737
    @ahmedwarfaa2737 4 роки тому +1

    Waryaa fabadhaa kaa caqli badan

  • @iskufilancadey3428
    @iskufilancadey3428 4 роки тому +1

    Igare xila gube maheyne mala falay bisinka

  • @maryanmohamud457
    @maryanmohamud457 4 роки тому

    😀😀😀