Musalsalka Miss Drama Part 11 | Raage Abdi | Qaali Ahmed | Aar gudasho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Filmed and Directed by Raage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
    My name is Raage Abdi, I am a professional Videographer in Nairobi. I run a production studio called Setwad Studio.
    Booking Info:
    Email:raagecabdi0@gmail.com.com
    BE MY FRIEND:
    / setwad
    Instagram: @rage_abdi
    Snapchat @rageabdi
    Copyright © 2023 Setwad Studio. All rights reserved.

КОМЕНТАРІ • 477

  • @hanidheyman2461
    @hanidheyman2461 Рік тому +413

    Aaxbey iso duceya inan ur heelo plzzz 40 qof o i duceyso ma helaya muslimita 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @nasteha291
    @nasteha291 Рік тому +93

    Naag xaas eh oo ciyaal weero ahaa😂😂😂😂 qaali Ahmed lee ugu imaaw ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Рік тому +99

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝❤

  • @Faatmamaxamed
    @Faatmamaxamed Рік тому +27

    Safarka nolosheyda ku jiraa iso duceeya asxapeey 🙏 🙏 🙏 🙏 🙏

  • @munataltaliini4762
    @munataltaliini4762 Рік тому +53

    War qali iyo raage acters wa dhaften 🫡wa idin wata noloshu idinma xumeso 🥰

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Рік тому +20

    I love this serie better then every other series I have watched 😅😂 next serie xataa comedie Niigata dhiga jeceel Iyo drama is ka dhax arkay

  • @hidaayocadey1513
    @hidaayocadey1513 Рік тому +44

    filsan sidee loo so guursaday cunto karis inay caawo ugu horayso yaa ila arkay😂😂😂

  • @istahilabdi135
    @istahilabdi135 Рік тому +4

    Azxaabta plz isoo duceeya meel ban tahriib ku ahay in ilahy I nabad geeyo meesha u soctay plz asxaabta isoo duceeya🥺

    • @caliye1009
      @caliye1009 6 місяців тому

      ilahay haku fududeyo amiin ya rabi 😢

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Рік тому +42

    Wllhi oo bilaahi oo talaahi waan qoslay ee iga qaleeya😂😂

  • @surayacabdirisaq
    @surayacabdirisaq Рік тому +20

    badweyntii aan kujire mnta gugaca kajiro kulaha 😂😂😂😂😂👍🏻😭😂

  • @Nadianor1063
    @Nadianor1063 Рік тому +12

    Raage iyo qali actor iyo atariisho🥰🥰

  • @MunoMuno-k1m
    @MunoMuno-k1m Рік тому +25

    Qaaliye walale wada xun hanoo furin😂😂😂😂😂

  • @fatouabas2572
    @fatouabas2572 Рік тому +7

    Machallah excellente série je beaucoup kiff🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰🥰

  • @rahmaeise3617
    @rahmaeise3617 Рік тому +52

    Hilibka ma ila tashan kulahaa 😂😂❤️

  • @jihanzanyare5704
    @jihanzanyare5704 Рік тому +13

    Qaaali wlhi kaarto cusub oo raga lagu dilo na bartay😅😅😊

  • @ruuneyrelaxingmusic
    @ruuneyrelaxingmusic Рік тому +5

    Wllhi wafurey qali rage best actres wllhi😂🤌❤

  • @bahjayuusuf9933
    @bahjayuusuf9933 Рік тому +11

    😂😂😂😂 ala qaali ladanaa allha idin xfido ❤ waa idin jeclhh

  • @fosiyoali5828
    @fosiyoali5828 Рік тому +37

    🤣🤣🤣🤣 kuwaan dhib badanaa suulka cagta ma lagu xiran kara anku xirte 😁

    • @nasteha291
      @nasteha291 Рік тому

      😂😂😂😂 waaka gubtay kulahaa

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 Рік тому +18

    Kkkk qaliye afu afura kulaha nag wax fcn sodiyarisey okle 😂😂😂😂😂

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 7 місяців тому +1

    Aaamiin yaa raabbo😢😢😢😢😢 illaahow ka bixi aabbahaan dhintey deentiisa yaa allaah aniguna deenta iiga bixi yaa rabbi

  • @xaliimoxalimoyarey1109
    @xaliimoxalimoyarey1109 Рік тому +14

    18:27 wadankana waka tahriiba😭😂

  • @AsmaAsma-gy4rp
    @AsmaAsma-gy4rp Рік тому +11

    Naftani godob badanaa qofkii malin wax ku sameeya ma ilaawyso😂😂😂😂

  • @baxsansaney0473
    @baxsansaney0473 Рік тому +8

    Rage 700k Aan Gaarsino
    Waxaan dhiba Laga Soo Mare Asxbae Fadlen👍🙏

    • @mohammedisse21
      @mohammedisse21 Рік тому

      Waa runtaa waa inaan gaarsiina kugu rascsanahay labada lengend qali ahmed and raage abdi best actors waan wataa🫶💯🙏👏

  • @queen-ij4vy
    @queen-ij4vy Рік тому +29

    Cawada raage waa lamaceeye manoolo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hamdamuhipo9935
    @hamdamuhipo9935 Рік тому +22

    Badweyntii aan ku jiray gugac ayaa ka jira😂😂😂😂😂

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Рік тому +8

    Qaali dhib badana hilibka ilama tashan tagantahay😅😅😅😅 funny waaye wlh😅

  • @umusiham7291
    @umusiham7291 Рік тому +4

    wall allaah subxana watacalaa hakusiyo ubad qeyr qabo

  • @DodosoGesey20
    @DodosoGesey20 Рік тому +8

    The best Darm 😩❤️💯

  • @XanaanAbukar-zl1hy
    @XanaanAbukar-zl1hy Рік тому +11

    Alla Raage Sida Lo Canaantay Wa in Nimankiyo Dhan SaaS Lo Canantaa😂

  • @zakielmi4401
    @zakielmi4401 Рік тому +4

    2min noodles bey kasoo dhigty wlhi waane ka gubaty😂😂😂😂😂GAAS kugu dhac maku dhahaaa

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Рік тому +5

    Also I can't wait part 23 iyo 24

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Рік тому +8

    Hilibka mapa iLa tasHan kuLaha wuu iga gubteyyy 😂

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 Рік тому +2

    Labo is fahmy m.a alla igu keen barakeeyo qali io raage❤️❤️

  • @shugrishire8745
    @shugrishire8745 Рік тому +9

    Indhaha iga jeedi waraa naga fur balyo kugu dhcdy alla dhintayeey😂😂

  • @quenmaido2022
    @quenmaido2022 Рік тому +4

    Qaaliyey fikrad fiican aana siisay😂😂tnx

  • @Canab-dt6ut
    @Canab-dt6ut Рік тому +3

    Asxabey abahey oo dhinty aaya den lagu leyhy anakana inaa bixino ma awodno plz igu soducey inow ala dad uso diro waa bil ramadane 😭😭😭😭😭😭😭😭🤲

  • @SuheybGamer-rk5lt
    @SuheybGamer-rk5lt Рік тому +11

    😂😂😂San cml ayado run run ah walashey ninkeda ugashay waliba dhulka salid ugu shubtay markay ka macaysatay ayu dhulka so dag is dhahay sa waba salid wu dhaca dambe asaga ma tabtay hee 😂😂😂

    • @fardosoabdukadirmohamed8526
      @fardosoabdukadirmohamed8526 Рік тому +1

      Ma nolyahy Dunshiga😂😂😂

    • @anisaqueen7496
      @anisaqueen7496 Рік тому +1

      😂😂😂 kaas casharo wayen wye 😂😂

    • @SuheybGamer-rk5lt
      @SuheybGamer-rk5lt Рік тому

      @@fardosoabdukadirmohamed8526 ha abayo wu nolyahay way is qaban waliba dambe asagama tabtay cashir unoqotay ayada lugaha Kama xirin go ii ow hugsana ayay jadariga gesaha oga toshay kkk

    • @fardosoabdukadirmohamed8526
      @fardosoabdukadirmohamed8526 Рік тому

      @@SuheybGamer-rk5lt Walee Qoftaas Waa Geesiyad Wan Wataa ani M.Allah Allah Isku Daayo rerkooda🥰

  • @hamdaabdi-qr1bq
    @hamdaabdi-qr1bq Рік тому +4

    I knew she wasn’t gone let go 😂😂❤

  • @shamsomaxamud950
    @shamsomaxamud950 Рік тому +4

    Qali io rage guleysta my family🥰❤️✊

  • @farhiyaabdidahirfarhiyaabd3088

    badweynti aan ku jiray maanta gugucaa ka jiree ku lahaa😂😂😂

  • @ayanmohamed8971
    @ayanmohamed8971 Рік тому +5

    Badeeyntii aan ku jiray manta gugaca ka jira, taariq ku heysato😢😅😅

  • @saynabmukhtaar
    @saynabmukhtaar Рік тому +7

    😂qaali dhib badanaa jiliinkeda funny 😁

  • @user-xi6kx1vk9w
    @user-xi6kx1vk9w 6 місяців тому +1

    Ku salin Nabigena The❤🥰☝️🕌🕌🕋🕋🕋

  • @Roma20246
    @Roma20246 Рік тому +9

    Badwayntii aankujiry guugac aa lajira maantee😂😂😂😂😂😂
    Laba isfaay

  • @HodanAbdi-qr5kk
    @HodanAbdi-qr5kk Рік тому +2

    Qaali ladan qof madax adag laakiin sidaad u dhaqmeyso waan ka helay

  • @zack747
    @zack747 Рік тому +7

    Mss drama dhankey ka xigto ha ka shakiyin 😭😂

  • @reemdaaud1987
    @reemdaaud1987 Рік тому +15

    I like this episode very nice 👌 😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 Рік тому +12

    Alle run Gabdha badan yutubka cunta karinta ka bartaan😂😂😂

  • @maclinxassan3288
    @maclinxassan3288 Рік тому +8

    Qaali Qurux ❤❤

  • @halimasaid2826
    @halimasaid2826 Рік тому +7

    Qaali is not easy walaahi😂😂😂

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 Рік тому +10

    Hilibkii maba ilatashan hore ayuu ka gubtay😂😂

  • @tasliimtalizo6651
    @tasliimtalizo6651 Рік тому +2

    Dil lagu sii edeb darnaanayo kan ka hor ma arkin😂😂 edebta iga dhunte kuteh😮😂😂 qaali axmed umad maaha

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 Рік тому +4

    Rage meel lasaarey wllhi qali markeeda sugynaa🤣🤣🤣

  • @SleepyBirdwingButterfly-ew5lz
    @SleepyBirdwingButterfly-ew5lz 6 місяців тому

    Guys pray for me that Allah bless me with children ❤❤

  • @islamicaffairs5008
    @islamicaffairs5008 Рік тому +1

    Hno qali qof lamid ma arkin jilniinkeedu waa is the best

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Рік тому +7

    😂😂😂Ala Asad Cawa wala helay maskin

  • @munaspeaker475
    @munaspeaker475 Рік тому +2

    Ala qali qosol igudishe

  • @Miskiineey13
    @Miskiineey13 Рік тому +12

    Kilyaha iswaresanoyo kulaha😂😂😂inside organs ka yaben😂

  • @naafacaadadumarka6615
    @naafacaadadumarka6615 Рік тому +1

    Kkkkkk wllhi waa. Qoslay Raage waa mucjiso badwaynti aaku jiray maanta gogac aaka jiro kulahaa 😂😂😂❤

  • @queenilwad266
    @queenilwad266 Рік тому +8

    qof gaban is not easy 😂😂

  • @simraanxarrago930
    @simraanxarrago930 Рік тому +2

    Kaliyaha iswaresanoyo kulahaa jinni waye

  • @khadraxaamud4264
    @khadraxaamud4264 Рік тому +2

    Mashallh Rage qaali 12❤❤❤👍👍👍👍

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 Рік тому +4

    Indhahaan iga jeedi😅😅😅😅😅😅

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Рік тому +5

    Raage abdi my legend big respect

  • @princesskajal9595
    @princesskajal9595 Рік тому +3

    Alla raage sixun lo galey😅😅😅

  • @hodmanmohamed8691
    @hodmanmohamed8691 Рік тому +3

    Ayy I can’t wait wlh nasodaya isla markiba wuu iso dhace ano sugayo

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 Рік тому +1

    Hayaay Asad wuu sii dhigtay Filsan wax aan dil aheyn maleh buu is yiri😅

  • @maryamaaden505
    @maryamaaden505 Рік тому +4

    Badwaynta ku jiray gugaca ka jira😅😅😅

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Рік тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂Alla Waa Fnny Wlhi ❤

  • @NimcoHasan-ts3ph
    @NimcoHasan-ts3ph Рік тому +4

    😂😂😂 qosol badnaa😊

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 Рік тому +4

    Hhhhhhh walahi qusulaka igadamadi😂😂😂😂

  • @fadumoaxmed7537
    @fadumoaxmed7537 Рік тому +4

    Kk😂 alla cawa ragey wax ba helay 😂😂

  • @fatuush675
    @fatuush675 Рік тому +12

    Nagoow nimanka sas u xirxira password ka qaata qaali jiliinka weyku fican tahay raage iyo ayada markey is dhibayaan wanka hela rage ku laha asiga wax ma iga xirin mahoo🙈🙈

    • @malakinaboqor4143
      @malakinaboqor4143 Рік тому +2

      Naaya gabdhaha haka waalin sawiryahey filimkaan waa waano caqli xumada si kale u fasiratay

  • @atikaabdulrahim7657
    @atikaabdulrahim7657 Рік тому +9

    waakaa jaraa kulahaa🤣qaali umadeena maahan😂🤣😅

  • @miskiahmed5083
    @miskiahmed5083 Рік тому +2

    Caawa waa aarsate qaali musiibo😂😂

  • @sacdiaqurux4078
    @sacdiaqurux4078 Рік тому +2

    Kiliyaha iswaresanoyo kulahaa Raage😂😂😂😂

  • @cafiifocabdicasis2507
    @cafiifocabdicasis2507 Рік тому +1

    War gabadha idabtaa ka dhumisee sifiican ugaraac si udib uyeelato buuq danbe maku galin laheyn wllhi hhh

  • @samiiraabdi597
    @samiiraabdi597 Рік тому +2

    Alaberrka raage waalacaseyay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sucaadoali6567
    @sucaadoali6567 Рік тому +2

    Badwenta ku jiro mnta gugac ka jire😮😂😂😂😂😂😂

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 Рік тому +3

    Hhhh qali wa Moryan 😅😅😅😅😅😅 jecliyaaa

  • @Kiki_afcad1-01
    @Kiki_afcad1-01 Рік тому +3

    QaaLi indha adkaa ma Ree Mudugbaa 😂

  • @hoodomahamuud6715
    @hoodomahamuud6715 Рік тому +4

    Walhi waan qosly qali naag walan 😅😅😅 raage sorry aboowe

  • @nurtoissack758
    @nurtoissack758 Рік тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Qaliya umadena matihid

  • @fardowsomuqtaar5206
    @fardowsomuqtaar5206 Рік тому +1

    Maxeey u masere ma iyada raaliyo ah

  • @MaandeeqAhmet
    @MaandeeqAhmet Рік тому +1

    Badweyntii aan ku jiray gugac ka jiro kulaha ala raga😂😂

  • @sabrinamg8570
    @sabrinamg8570 Рік тому +1

    20:50maxa tabanee kulahaa qali dhib badnaa😂😂

  • @SumayoMohamed-lc3un
    @SumayoMohamed-lc3un Рік тому

    Alla haku siiyo❤😊

  • @zamzamabdixashi9978
    @zamzamabdixashi9978 Рік тому +1

    Mato dhan waa so firina ina xala qada kale la so galiyey san maxa kawadin 😂😂

  • @AdamAdam-k5b1u
    @AdamAdam-k5b1u 6 місяців тому

    Qaliladhan is the best❤

  • @sacdiyaosman343
    @sacdiyaosman343 Рік тому +3

    Hhhhhhh waxa u sugaa filimakaan si illaha ogyahay wlhi qali naagaha u hiilisa nayaada waxa ka barta gabdhaan Inta madax laga garaaco casharada ka qaata qali

  • @suhuusahur6782
    @suhuusahur6782 Рік тому +8

    Ileen filsan tubaako bay cuni jirtey balayo orad badan

  • @haniabdillahi8823
    @haniabdillahi8823 Рік тому +2

    Qaali Marki la tume hol sameys ka bixi la’dahy😂

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Рік тому

    Duulkale waaxd u karissaa qali ladan wa wada af soamli

  • @nashaadbarre6120
    @nashaadbarre6120 Рік тому +4

    Badweyntii gugacaa ka jira wlh wad iga qoslisay

  • @nadiyaaxmed7615
    @nadiyaaxmed7615 Рік тому +3

    Maxa qaldan

  • @najmaalihussein_koos
    @najmaalihussein_koos Рік тому

    Badweeynti anku jiray maanta gugac ka jire 😂

  • @sihamaden5309
    @sihamaden5309 Рік тому +1

    Cawa ana uhoreya kabax😂💃

  • @filzandiamond125
    @filzandiamond125 Рік тому +3

    Suulka lugta ku fur😂 kan gacanta waaka gubtee😅

  • @hanihassan878
    @hanihassan878 Рік тому +2

    Asad maanta waa la edbiyey filsaney waan ku wata ani🤣🥰😍😂

  • @ramloabdullahisalad8464
    @ramloabdullahisalad8464 Рік тому +1

    Bisinka wala yaby manoli ani😫😭😂