Kaakuma dadka wax la marsiiyo wakhtigaan waxaa ugu badan dadka loo Soo xareeyey Group 5. Waana la qaadaa. Processkii caadiga ahaa waxaa laga hor mariyey dadka Group 5 loo Soo xareeyey. Mahadsanid Walaal Cilmi Waare.
Qof walbo emsha uu jogo alah ku arzaaqo qurbaha walahi iigu so carar ma`ahaan wlahai africa qofka jogo ayaa kacafimaad wanagsan ka nolol fican somalai markii hore ayey ahan jireen rer guraa roob raadis
Fadlan wall waxad ii kala shegta kaarka qoxooyiga oo yemen anoo heysta group 5 ka maku bixi karaa yemen qoxoti group five kama jiro balse kaarka ayaan hysanaa midka yemen
Msha allah gabadhaasi way guulaysatsy❤❤❤
Shukran wallkey elmi ware reer Cairo sanadka wey socodan familka kale 25 beri soo baxayo masar oo group 5 Ah
Caasho waad guulaystay Masha allaah ilahay naga haa noofudeeyo
Janno miyey gashay,guushu maxay tahay??!!
Mhad sanid wll
Wamuhiim
Masha Allah Shukran cilmi ilaahay ha kaa siiyo ajar warbixinta ❤❤🇸🇴🇺🇸
Waa info fiican oo tafaftiran waad wada mahadsantihiin kuligiin gabadha timidna waxkasta oo kheyra allaha ufudeeyo shartana allaha ka qabto amiin
Manshallah hambalyo gabadhas wn ku farxay arinkan wana xaqiqsaday thank you for your sharing this information walalkay
M.allaah caasho hapo waqtigu hakuu wacnaado Hooyo aamino abaalkeda jano allaha uga dhigo Aaamiiijn
Unoqo baari .
Wadan gaalo ayaad joogtaa ku dedaal ìnaad xejisato diintaada dhaqankaaga inshaa allaah allaahuma amiiiin yaa rabi.
From puntland
Masha Allah inta sugaysana illahay ha u fududeyo insha Allah
ka faa ideesta intii aan la doran taraam waa cunsuri danyeer ah
Maahaa allaah illaahay khayrkooda hakusoo xejiyo
Ma shaa Allah
Allow Anagana
Waa xareynay
Ee noo soo sahal
Allahuma amiin haday qayr idiin tahay
manshallh welcome to america seattle washington 🇺🇸
Aniga neh maiguso dhaweeyne
Mansha Allah aniguna waxan u xaraynay walashay mahadsanid 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Allh ha kuu xafido hana ku risiqo
Masha Allah
Thank you giving us an information
Masha Allah ❤ come to America
Mnsha Allah, lkn gabadhan 2007 ay card ka qaxoontiga qaadatay way usamirtay walahi she deserves. Welcome to America wllo.
Anigaa xataa qaxoti galay 2007 alle waxa iga sowaday visa 2022 wan kufarxa dad qaxoti kasobaxa
Thanks Adeer
Maansha Allah Adeer
Mashaa allaah hambalyo su aal tikid ka yaa u jaray ayku imaaday gabadha
Kaakuma dadka wax la marsiiyo wakhtigaan waxaa ugu badan dadka loo Soo xareeyey Group 5. Waana la qaadaa. Processkii caadiga ahaa waxaa laga hor mariyey dadka Group 5 loo Soo xareeyey. Mahadsanid Walaal Cilmi Waare.
Dadkaas group 5ka loxareeyay dad cusub miyay ahaayen oo card iska hesta mise process bay horay ulahaayen walal
Dowladu waxey rabteyba waa sidaa this n dadka shacabku sponsaraan hayaan 90 days cuz of Carona dhaqaalihii hoos udhacay iyo dagaalada.
@@sadiamohamed15 they are wasting our time. Some of us are waiting to be resettled for more than 15 yrs. Isn't it weird? I mean flight Suge. 15 sano.
War fiican baad noo sheegtay wll, mahadsanid
Maasha alaah waa akhbaar fiican❤❤❤❤
Mansha Allah ❤
Cimrada ayaa Illahey kaa aqbaley masha Allah
Yes
Masha Allah hambaliyo
Wcs ustaad elmi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilahayow anakana noo fududee 😢
Reer uganda waiting ayan iskaga jirna eebow anagana nofudude
Aamin
Masar ma aadnaa
Ustaad elmi qeybti uganda gorme la furaa
Walahay inaadeer ❤ anigo Kuala Lumpur jooga 2022 baan dawaan jiray saan farxijay markaad ka hadalayso thank you ❤
Mnshallah
Ascw wll giorma ayey safaarada som. Iman doontaa mn
mahadsanid
Ma sha Allah
MashaAllah
Waa runteed gabadha waa in Soomalida iscaawisa sidey dadkooda wax ugu qabtaan far kaliya fool madhaqdo dhibka Soomalida qurbaha jooga heysta buufis iyo cabsi beey qabaan sharcigana ma bartaan wax eey kugu caawin karaan oo yar dhibna laheen hadaad weydiisato weykaa cararayaan waan ka yaabey aniga hada Group 5 kaan xareynayaa inshallah iisoo duceeya in Ilaahey iifududeeyo oo kheyr iigu dhameeyo 4 qof ookale oo igu garabsiiyo oo kheyr qaba Ilaahey ha iisahlo inshaalah
Masha,allhu 👍💯
Asc
Thank u Elmi ware
Masha allaah
Nasiib❤ fcn everyone 😅
Caasho hambalyo adiga iyo mama Aamina garabkiina allaha galo Elmi wad mahadsan tahay news update kaga
❤manshallHa
Wow mnshallah
Mashallah
Maasha alaah
Mahadsanid
Mashaa. ALa
mashalaha tabarka allaha
Please kaso hadal INA WITHHOLDING immigration dadka la siiyay o xadka kaso galay maxaysa tahayna INA withholding?????????
Mashaa. Allaah
Ilaahow diinteena,dadkeena iyo dalkeena badbaadi. Bal hadii wadamo shisheeye qaxooti loo imaado dalalkooda loo dhiso dalkeeni yaa u maqan?
Shukran cilmi! Akhbaarta aad nala wadaagtay waxaan rabay inaan kuweydiiyo maxaa kasoo kordhay Uganda? Wali maka istaagan yahay group5?
elmi mohmed waare waxan ku weydiyaya qof qoxoti ku ah brazir malo furi kara 5group
Thank you
Ila hada qof uganda wax ku maray hadey jiraan wan raba ilaso hadal
Markan maqlo Update group 5 farxad darema wll elmi
Waxaa jira qoys 8 9 2024 nayrobi ka yimid oo minisota yimid
Wll elmi waare war iga sii sawabta loo joojiyay group 5ka uganda
Shahaadada see kusameystaa
Cashow alle hakaa dhigo kii ugu horeyay ee aad qaado inaan ahay😂
Reer kambala maxaa inoo xala
asc cilmi
waxan dhageystay wareysiga ad gabadha layelatay
waxan kuweydiin rabay
qofka hadii sharciga lasiiyo dowlada miyusan binifiit kulaheyn
Asc salaaan sare caashi cadaay soo dhowoow 😎😎😎
Lacagta meesha la dhigay wa imisa?
Waxn garanaya dhowra qof oo ku tagay group5 oo maraykan tagay
Process mee horay umareen mise dad cusub oo card ka iskahesta bay ahaayen walal
@@Fmxoo waxay ahayaan dad cusub oo card isk haysto oo sanad kaliy group5 laso xareeyy
@@abdiabshir6357haa mahdsanid wall
@@abdiabshir6357ani group 5 laixareeyay lkn horaan process ulahaa
Ascw walal 🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️🙏🙏🙏
Walal Elmi Waxan ku weydiinayaa lacagta tikitka free miyaa
Alloww nowada fududee
Uganda 🇺🇬 war mka hysaaaan
Maya Wll kenya joga anu
Ani 2nd interview mareey bishaan 🥰😩
Masha Allah
Intee ku martay wll?
Dad badan ayaa ku tegay bilihii la soo dhaafay ilaa hada good opportunity weeyi
Asc Elmi ka waran qof heysta pass kenyan ah
aniga 6 bilood i xareysanyahay maxa igu dhacay illhow i sahal hadan calaf ku leyhay adonkaga ahaye
wadankee kaxareysaty aqbalaad maheshay
@@omaromar-jm6wtmaya mahelin wax aqbalad ah xiraduna wa kenya ifo
Akhira anaka jokna
Qof walbo emsha uu jogo alah ku arzaaqo qurbaha walahi iigu so carar ma`ahaan wlahai africa qofka jogo ayaa kacafimaad wanagsan ka nolol fican somalai markii hore ayey ahan jireen rer guraa roob raadis
❤❤❤
Asc elmiyow sxb suaal hadii aan qof u xareeyey group 5 hadana qof kale ma u hareyn karaah?
Kaar qaxooti cusub hadan qaado ma la ii xareen karaa wll
Elmi ware kwrn dadka kabaandhaha leh kwrn xaalkisa?
Maxey ku keentey sida family member ama friends
Asc walalo seen kula so xidhidhi kara
Qof single ah ma lagu keeni karaa wll no weydi
Fadlan wall waxad ii kala shegta kaarka qoxooyiga oo yemen anoo heysta group 5 ka maku bixi karaa yemen qoxoti group five kama jiro balse kaarka ayaan hysanaa midka yemen
Maya adoo Yemen 🇾🇪 joogo group ma lagugu dacwoon karo walal
Mahad sanid wall micnaha kaarka qoxotiga oo yemen hadaan heysto wadma kale sida kenya hadan la tago maku xareysan karaa isla kaarki yementa
Magruub
Walal 4 bilood ayuu undet review yahay maxay tahay sababtu
Ugaandha war ma laga hayaaa ugaas
Mid aya sanad dhan igu laha ana ku xaraynaya malinta wajiga labad lafuro san usugayay marki la furay aya wacay mise block aya ahayba 😂
Sorry
Iska samir talaabada alle wey qoran tahay
Ogoow hadaad alle ku tiirsanaato fuliso awaamirta uukugu adoonsaday noloshu barwaaqo ayay kuu noqonaysaa meeshaa doonto joog
America imisaa ku waashay dalka imisaa ku barwaaqeysan
Noloshuba waa NASIIB
MEESHA DOONTO JOOG
MA I AAMINAYSAA HADAN KU DHAHO 5LINE ODIBAD IGA KANSAL GAROBAY ILAAHAY IGU OG 2ANIGA KIBIR UDIIDAY 3 WEY IGA XUMADEN HADA PUNTLAND KUNOLAHAY ALE KU XAMDIYAA NASIBKAYGA FIICAN E AH INAY ILMIHII IGU KOREEN WADANKODA HOOYO ALX WALHY ALIHII ANIGA GEYN IYAGO BIYO BIYO AH KU SHUKRIYAA
Wll ma qasab baa inad car gaxoonti haysatid si laguugu xareeyo
Haa waa qasab in aad kaar qaxooti leedahay si lagugu xareeyo
Manshlh 🎉🎉🎉🎉
M.a Allow anaga natijo fcn o gula ka helana inshalh
Waa been waan kadaalnay waxaan soomali looma ogala
Masha Allah
Masha Allah
Masha Allah