Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Xogmaal please pin isaar.
😢
Msha allah waxa isoo jiitay qaabka uu sualaha uga jawabayo wiilku👏👏
Allahayow riyadeyda ii rume adiga wax kasta awoodee❤
Ilahay meeshi khayrakaleh haku geeyo
@@Abuubakar__zadiiq Amiin I A
Aamiin aamiin aamiin
Aamiin yaaa rabi🤲
Ku sali saliga nabiga scw ❤❤
Csw csw
Scw
Scw scw scw
Scw❤😊
Wooow farax waa wariya fadhida siday sualaha uqaabaynayso maashaa allaah ❤❤ mahadsanid xbty
I like the explanation you're asking big up ✌️
Mashallah great interview
15 sano ayaan qaxooti kujiraa wali buufis mahelin America cid ii joogta maleh oo group 5 iixareysa😢
Anna 17 sano ayn ku jiraa qaxootiga ee Illaahay hanoo fudeedsho 🤲😭
Dee igu xir wll group five qof I xareya rabaaye
Muxamed wllo adna aad baan umahadsanthy for your help
Inshallah waan iman doona hal su,aal qabaa case cusub muu furana mise case horay uqortay kusocona group 5 ?
Illahayow iifududee arimahan hadii ay khayr iileeyihiin
Aamin wll
Wll isoqabo fecbook ciwankeyga waa Rahmo ruun aden ali
May Allah make it easy for us who are waiting
War wabeen
Asxaabeyyy ii duceya inuu Allah (SWT) mareekan i geeyo ❤
Waaw aad ayuu umahadsanayahay maxamed abaayo markale noosoo celi haday macquul tahay waxaan waydiinaynaa su aalo muhiim ah Oo looga bahanyahay qofka loo xaraynayo group 5 ka ah oo lagarabo in uu iska ilaaliyo iyo waxyaabaha lagarabo in laga helo qofkaasi wax loo xaraynayee abaayo sharafay
5 qof ee groupie kumidoopay qof wlpa Oo kamida makeeni kara qof ihelkiisa Qof walpana isgaa kabixinaya lacagtasawmaha
Jwb
Asc waa wiil Active ah Maansha’Allaah.
Mahadsanid ❤
Mowduuca iyo bandhiga farax waxaa kahoreya xabadkaada asturo ayaan kuleyahay
Asc wall gali Application wan xareynay agparna gamaxayno approved pending denied 3 gamaxayno kaliya waxay nasw daxin wan aragnay kisgeyna
Manshaallaah Waa Sax
Wllaley ilaahy ka cabso labtada qarso pleaase.😢
Talo Fiican Mahasanid Wll Maxamed
iis astur
Zxp waxaa iisheegtaa 5 groupka Card qaxooti qofkii hore uhaystay miyuu ufuran yahay Mise qof hadda atay waa caadi
Waa qofka ugu fican qofka in badan haysty card qoxti❤waa xarysan kartaa huno
Ma waydiisay haddii Trupm soo noqdo waxa dhici doono
Uganda ma lonfuray warkaan wan ka daalnaye
Waan iman doona inshallh 31:59
Igu dar group 5 kaa wllllllllo
❤😂😂😂
ilaahow mar uun i gee
wll hadii 5 wllo ah kaso wadaaayo Africa meeqo lacag cml waaye😢
1 ki qof 2400 doller ×5= 12500 doller
illahaw riyadayda irumee yarabi
Amin dhamantena
wllo mid wllkey ah group 5 lo xareyey dadkii la socday way baxay dumar ahayeyn asi kaligisa uganda lagu reebay 4sano jogaa uganda sanadkii 5,buu galayaa . talo iga sii wll
Zxp Hal Qof malakayn karaa
Maxamed Halke kala xidhiidhna
Card ki ma haysata
Aniga. Maanta. Lay. Approve. Gareyay. After 6. Months 4 qof. Baan. Dalbaday
Contact gaaga ii reeb abti,
Wadankee bay dadkaagu qoxootinku yihiin wll alle hakuu fududeeuo inta kuu dhiman
Wll.shaxda na fahansii adoo mahadsan
Mexico 🇲🇽 hadaa kadago Airporka maliiqabana?
Ar group five reerkaygu waa iga qariyeen yurubna waa igasoo celiyeen
Wiilkan halkee lagala xidhiidhiye Karaah?
Wll MA iguxirikarta cid igacawiso ama ii xareyo
Hadi walalkeey iyo xaashikiisan rabo in aannkeeno LKN walekey xaaskiisa ayaa heysata jaarka qaxootiga kkn walku maheyso seen ukeenikarah
Hadu itobiya jogo waa lo samayn karaa
Ninkan ya haayo contactkiisa
Sharciga qaxootiga halkeen ka helaynaa markaa abowe hada 7 years Ethiopia joogaa card qaxootina ma helin
Waad heli kartaa wll lacagtaada ayaa kuu haysa hadad adis ababa ama jigjiga joogto anagaa kuu dhamayn kara
Halkeee kaala soo xidhiidhaaa huno
@@Suuban632 masseg kii makuso gadhay wll
@@jeeni-goroyo5354wall ana wan rabaye inan gosto karka qaxotiga xagen kala so xarira mayga cawin karta
@@jeeni-goroyo5354aniga ubahan xagee lagaala soo xidhidhayaa
Qooxootig. Aaban. Ku. Jiiraa😂
Iisoon ja
Malaga yaba inaa malin un America taago 🤔
Group 5waba nawalay wanacnay
Thomas David Johnson William Perez Thomas
Walker Deborah Johnson Christopher Walker William
TABAN TAABO GACALBAAN RABAA TOLOW HALAY DHOOFSHO🫡
😂😂😂
Uganda gorma la bilawa
Sxpyal wxan nagadaya wxa dhigta jmacada 6yr ah 2sano kahor anigo jmacada sanadka 2aad wado ba bufiskan igalay hda sandki 4aad ba bilowaya mar a jamacdedi ujestay o niyada kabixiyay maiso celinesan 😭😂
Hal qof america jooga ma xareen kara
5 qof Marka ay Hal qof ama family kenan hadana ma keeni kraan dadkle
Haa sadex bil kabacdii
Lacagta waan iska bixinaynaaye yaa na kexeeya tolow
Xagee idinkala so xirirnaa
Young William Brown Thomas Thomas Anna
Soomaalida wadankood ayey burburiyeen meel kastana waxay u buuxaan sida ciida oo kale Wali na waxaa jiro kuwa qurbaha joogo oo Wali qabyaalad ka hwdlaya oo hawiye ah xanaaqa waxaba igama galin 33 Sano Ayaan is dilayne maxaan ka dheefney naceebka aan isku qabno maana qof kasto wadnkiisa wuu dhistay xataaa carabtii oo qabyaalad isku dagaali jiray fiiriya soomaaliyey sacuudiga iyo uae siday u dhisan yihiin idinkana Wali waad is heystaan wax ka badan 33 Sano ha ku mar marsiyoon inaad dhahdo ilaahay soomaaliya ha fiicneeysiiyo kaliya intaas ilaahay wuu noo xanaaqsan yahay maxaa yeelay dhiiga muslimka ayaad daadisaan hada waad u jeedaan kismaayo in laga baqaayo dagaal ilaahay baan ku dhaartee waa qosol maxay isku dilaayaan sabab maxaa yeelay siday kursiga uga qaadaan axmed madoobe asagana wuxuu rabaa inuu la dagaalo 😂😂😂😂😂 miyaad muslimiin aheyn soomaaliyey miyaad ilaahay ka baqeyn miyaad nabi maxamed jecleyn waxaa isku dagaaleysaan oo isku barakicinaysaan kursi dartiis iyo xukun aduunyo idinkoo mulsmiin soo ilaahay xaaraan kama dhigin In LA daadiyo dhiig qof muslim ah soo ilaahay Uma caroon qofka kas u dila qof muslim ah aaway ale kacabsigii aaway waxaad la yaaban tihiin waxa ay yahuuda ku sameynayso Gaza laakiin idinka yahuuda ayaad ka darantihiin maxaa yeelay waad isdilaysaan idinkoo muslimiin ah waa maxay natiijada dagaalka barakac iyo faqri nin baa jiray waqtigii nabiga oo dilay nin ashahaatay markuu nabiga ogaaday wuu xanaaqay heer weyn sooma garan heerka ilaahay agtiisa uuka leeyahay dhiiga qofka muslim ka Kan xukumo kismaayo iyo xasan sheekh iyo Kan hargeysa iyo Kan punta land waxaa idiin dhihi joojiya dagaalka hadaad muslim tihiin hadaad ka baqeysaan alle tan 2 aad dhista wadankiina qof kasta ha dhiso miisha uu xukumo u sameeya amaan amni iyo waxbarasho siiya ilmihiina dhisa wadanka jooji dagaalka maxaxweyne ilaahay ka baq hadaad muslim tahay ilaahay baan ku dhaartee waalagu xisaabin maalinta aakiro ilaahay wuuku weydiin maxaad u dishay maxaad u barakicisay sabab maxaad ku jawaabi diyaari jawaabtaada madxweyne maalintas qabyaalad ma jirto reer hebel iyo iska daa kaligaa ayaa tahay jooji dagaalka fadlan maxaa yeelay waxaad barakicin dad masaakin oo meesha dagan intee aadayaan dadkaas dhiiga muslimka wuxuu ka weyn yahay kacbada ilaahay agtiis soomaaliyay joojiya dagaalka is jeclaada ama qofkasta magaaladiisa ha dhiso aan joojino dagaalka ilaahay ka baqa waala dhiman xisaab ayaa Naga dambeyso
Fadlan ninkaa xgeen kala xiriiri karaa
Numberka shaashadda saaran weeye
@@cabdirixmaan123 zhp intuu kamuuqda maba arkee numberku
Numberka si clearly looma arki karo mxaa xal ah
Videos kan kahoreyay aya jiran lagu wareysanayo lambarkisa waka helesan dib ugu noqda isla chanel kan i.a
Adigu maad aadid maraykanka waa adiga fadhiya nairobiye hhhhhh
Labadoduba America ayy joogan huuno
Xogmaal please pin isaar.
😢
Msha allah waxa isoo jiitay qaabka uu sualaha uga jawabayo wiilku👏👏
Allahayow riyadeyda ii rume adiga wax kasta awoodee❤
Ilahay meeshi khayrakaleh haku geeyo
@@Abuubakar__zadiiq Amiin I A
Aamiin aamiin aamiin
Aamiin yaaa rabi🤲
Ku sali saliga nabiga scw ❤❤
Csw csw
Scw
Scw scw scw
Scw❤😊
Wooow farax waa wariya fadhida siday sualaha uqaabaynayso maashaa allaah ❤❤ mahadsanid xbty
I like the explanation you're asking big up ✌️
Mashallah great interview
15 sano ayaan qaxooti kujiraa wali buufis mahelin America cid ii joogta maleh oo group 5 iixareysa😢
Anna 17 sano ayn ku jiraa qaxootiga ee Illaahay hanoo fudeedsho 🤲😭
Dee igu xir wll group five qof I xareya rabaaye
Muxamed wllo adna aad baan umahadsanthy for your help
Inshallah waan iman doona hal su,aal qabaa case cusub muu furana mise case horay uqortay kusocona group 5 ?
Illahayow iifududee arimahan hadii ay khayr iileeyihiin
Aamin wll
Wll isoqabo fecbook ciwankeyga waa Rahmo ruun aden ali
May Allah make it easy for us who are waiting
War wabeen
Asxaabeyyy ii duceya inuu Allah (SWT) mareekan i geeyo ❤
Waaw aad ayuu umahadsanayahay maxamed abaayo markale noosoo celi haday macquul tahay waxaan waydiinaynaa su aalo muhiim ah
Oo looga bahanyahay qofka loo xaraynayo group 5 ka ah oo lagarabo in uu iska ilaaliyo iyo waxyaabaha lagarabo in laga helo qofkaasi wax loo xaraynayee abaayo sharafay
5 qof ee groupie kumidoopay qof wlpa
Oo kamida makeeni kara qof ihelkiisa
Qof walpana isgaa kabixinaya lacagtasawmaha