Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Deeq Masha allaah sidaa uwareesataay waa Ka helay thank you
Masha allah wad mhdsntihin
mahadsanid wlldeeq
asc deeq talkaga see u heli kara arin muhiiman ka rabaye
Soomaaliyeey America janno aa nooga dhigteen waana waaleesaan nolosha dhabta ah ee ka jirta America ka warama
Niman yahow America 🇺🇸 qof nooma joogtee sidee ku helaa
2024 ayan qadaye ma sha qenaya
walaaloow waan wareernay ee wax qeerqabo ilaaheey hanoosahlo xiliga aan ahaay nin mareeykan ah madhaween mana karajo dhigeeyno waan sii wadeeynaa rajada
Maxy yihiin sualaha suragalka ah ee dadka qaxootiga ah laweydiin karayo oo ah xiriirka labada dhinac i.e dadka qaxootiga iyo group 5 thank u
Immisa ayaa waqti aya u dhaxeyso marka la approved gareyo dadka aad u dacwoneysid iyo xiliga interview laga qadayo
Asc walal waxad iiga so jawabta waxan sugayay in approved leyso dhaho lkn qofka ixareynayay waxu idhahay gmail ayaa leyso diray gmail waxa ku qoran ayuu dhahay howshada waan ku jirna marka madhici karta gmilka ineyso diran
Waraa deeqow bro xafiisakan lacagtu Waa qaali eee bal dib isugu noqo
Sxbkay deeq darajo waxaan Ku odhanlahaa dadka U dhuun dalooola waxaad noo waydiisa waydiisaa Qof aan kaadh qaxooti hayn Baasabor Somali iyo baasabor Ethiopia labadaba haysta sidee lagu soo qaadi qaraa oo uu ameerika Ku imankaraa indr noo faaideeImisa lacaga ayaa ii haysa
TELLKA SEATTLE PLEASE?
Wllkei qof kaarka qaxootiga ku guuray markale goostay ma lagu qadi karaa group 5
Deeqow hadi qof qaxoti ah o cardki haysta haddi u gursado si charci ah qof passeport Ethiopian ama Yémen haysta kaso waran
Hal mid waxaaaaa rabaaaaa inaaad iga jaahil bixisaaan marka qofka la aqbalo ma wuxuuu ku maraaa qaxoootiga waraysiga mise safaarada ayuuu tagaaa
Mala biliway dad waxmaray majiran
war.umada.buufiska.ka.daya.dhulkood.ilaahey.nabad.ha.uga.dhige..guurub..5.iysaalka.ha.ka.kicina.kuwa.dibad.ku.washey..war.dhulkin.ad.ku.dhalaaten.awooweKa.awoowe.dehaneydeen.amina
Dhulkan maxaa yaala aan dhibaato.ahaayn?
Suaal dadka yemen jooga haday wadan kale tagaan maloobuuxin karaa
Wll qof naga cawiyo borama nogu sameya
Qofsidee ah wll
Wlhy 😂😂😂
War dadka haso baro kicinina maxaa yaala marykan dadku dalkooda hadhisaan oo ha imaansadeen
😂😂😂🫵🏼🫡🇸🇴😱
Family 😂😂😂😂 sodiga israqad karadiya wlhy blhy tlhy yurub ban JoJo ???
Wili maxarayniin hada kadib xaran rawa
Ila soo xariir
@@YONKABoiwho are you
yaa tahy adiga
Qofka marka loo so gudbiyo dacwadiisa dhanka qaxootiga sidee loola xiriiraya ma lambarkisa laga wacaya mise by Emeailkisa lagala xiriiraya
Kkkkkkk
Hhhh
Deeq Masha allaah sidaa uwareesataay waa Ka helay thank you
Masha allah wad mhdsntihin
mahadsanid wlldeeq
asc deeq talkaga see u heli kara arin muhiiman ka rabaye
Soomaaliyeey America janno aa nooga dhigteen waana waaleesaan nolosha dhabta ah ee ka jirta America ka warama
Niman yahow America 🇺🇸 qof nooma joogtee sidee ku helaa
2024 ayan qadaye ma sha qenaya
walaaloow waan wareernay ee wax qeerqabo ilaaheey hanoosahlo xiliga aan ahaay nin mareeykan ah madhaween mana karajo dhigeeyno waan sii wadeeynaa rajada
Maxy yihiin sualaha suragalka ah ee dadka qaxootiga ah laweydiin karayo oo ah xiriirka labada dhinac i.e dadka qaxootiga iyo group 5 thank u
Immisa ayaa waqti aya u dhaxeyso marka la approved gareyo dadka aad u dacwoneysid iyo xiliga interview laga qadayo
Asc walal waxad iiga so jawabta waxan sugayay in approved leyso dhaho lkn qofka ixareynayay waxu idhahay gmail ayaa leyso diray gmail waxa ku qoran ayuu dhahay howshada waan ku jirna marka madhici karta gmilka ineyso diran
Waraa deeqow bro xafiisakan lacagtu Waa qaali eee bal dib isugu noqo
Sxbkay deeq darajo waxaan Ku odhanlahaa dadka U dhuun dalooola waxaad noo waydiisa waydiisaa
Qof aan kaadh qaxooti hayn
Baasabor Somali iyo baasabor Ethiopia labadaba haysta sidee lagu soo qaadi qaraa oo uu ameerika Ku imankaraa indr noo faaidee
Imisa lacaga ayaa ii haysa
TELLKA SEATTLE PLEASE?
Wllkei qof kaarka qaxootiga ku guuray markale goostay ma lagu qadi karaa group 5
Deeqow hadi qof qaxoti ah o cardki haysta haddi u gursado si charci ah qof passeport Ethiopian ama Yémen haysta kaso waran
Hal mid waxaaaaa rabaaaaa inaaad iga jaahil bixisaaan marka qofka la aqbalo ma wuxuuu ku maraaa qaxoootiga waraysiga mise safaarada ayuuu tagaaa
Mala biliway dad waxmaray majiran
war.umada.buufiska.ka.daya.dhulkood.ilaahey.nabad.ha.uga.dhige..guurub..5.iysaalka.ha.ka.kicina.kuwa.dibad.ku.washey..war.dhulkin.ad.ku.dhalaaten.awoowe
Ka.awoowe.dehaneydeen.amina