'' Waxkasta oo la iiga sheego Kiiska Ikraan Tahliil kama Hadhaayo'' Xildhibaanad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 72

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 2 роки тому +12

    Anigu waxaan ka soo jeeda jamuuriyda barakhaysa somaliland . Reer Somalia waxaan leeyahay amina waa qof dacad ah la shaqeeya insha alllaah Somalia oo nabad ah

  • @shamsudiinaxmad4266
    @shamsudiinaxmad4266 2 роки тому +11

    Waryaadahadee gabadhani 1000 nin bay kafiicantahay walee tan oo kale alle ha inoo badiyo

  • @swq6247
    @swq6247 2 роки тому +1

    Ilaahayoow unaxariso xildhibaan aamino iyo igraan taxamil ilaahayoow idiin naxariiso aamiin aamiin yarabi calamiin

  • @Hitthesack94
    @Hitthesack94 2 роки тому +4

    Adiga & ikraan inshallah 🙏 ❤️ cadaalad waad heli doontaan inshallah aduunka hadad ku heli weydaan cadaalad xaqa Allah ayaad ka heli dontaan inshallah 😊

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 роки тому +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن..... والله صدقت احبك اختي.... جزاك الله خير

  • @gudcuuromedia180
    @gudcuuromedia180 2 роки тому +4

    Wlhy reerka dhibto ayaa hayesta illahaye ha u gargaro

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 2 роки тому +6

    Subxnllh,madex raadis,lacag raadis,dabba-dhilif,qabiileysi iyo....
    Illahow somali hagaaji🤲🤲
    Allaw gabadhaa soo dhawee..

  • @fartumsicid2079
    @fartumsicid2079 2 роки тому +2

    Masha allah tabaarakalaa geesiyad alle hakuxifdiyo Insha allah

  • @jgoifhxfjjf4300
    @jgoifhxfjjf4300 2 роки тому +3

    Masha allaah ilaahy haku xafdiyo

  • @sahrocali3577
    @sahrocali3577 2 роки тому +3

    Allow u naxariso

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 2 роки тому +2

    Xaqu dirir weeye inantassi ilaahay haku garabgalo

  • @craxmaandacad517
    @craxmaandacad517 2 роки тому +3

    Xildhibaan fiican

  • @jamalibrahim8727
    @jamalibrahim8727 2 роки тому +3

    Masha allah alle haku xafido insha allah

  • @mustaferashiid4712
    @mustaferashiid4712 2 роки тому

    Mnshallah waa geesiyad garab istaag u baahan oo aqoon diineed leh wll sheekh ka aqoon badani ma jiraba sharaf alle hakugugu nooleeyo xildhibaan

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 2 роки тому +4

    Qofki wanag saneydba maxaa nogala dila kuwa sharta ahna noo haran, goorma ayaanba nabad heleyna

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 2 роки тому +4

    farmaajo,guul,farmaajo,guul,,,wax,ka,wayn,ayaa,jira,igraan,,,,,,,

    • @abdullahimohamedyakub4214
      @abdullahimohamedyakub4214 2 роки тому +1

      XARMAAJO MINGESTE HOOYADA U GEY HA WASE DHILAA KU DHASHEE

    • @xasanclaahi1564
      @xasanclaahi1564 2 роки тому +1

      Run,ta,lays,kuma,caayo,farmaajo,waa,madax,siyaasi,ah,,adiga,biyoolayntaad,taqaanaaa

    • @shanhazadan4146
      @shanhazadan4146 2 роки тому

      Hada adiga maxa kahadlosa kuna mtu kama hyu duniani 😏ujue msichana ni mamako sistako na mtoto wako pia acha uvivu😏😏😏

  • @sahranur1991
    @sahranur1991 2 роки тому

    Illahay ha unaxarista

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 роки тому +1

    Maashaa allah guulayso

  • @barnimohamed246
    @barnimohamed246 Рік тому

    Alaha unaxaristo

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 роки тому +2

    Asckm masha allaah waa SAX

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 2 роки тому +6

    Mashallah
    Cadalaad for IKRAAN TAHLIL
    Farmajo al alshaab wu Fashilmay

  • @samraabdullahi4779
    @samraabdullahi4779 2 роки тому +1

    Masha allah allah ku barakeeyo wlhi waa qof loo baahanyhy

  • @rashiidrashiid398
    @rashiidrashiid398 2 роки тому +3

    Guulayso gabadhan wa 100 nin dhan waxay uu dagalamaysa cadalda alaha ku xafiido

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 2 роки тому +2

    Ilaaah ka baq ha nabsan madaxweynaha

  • @fahimoissa4677
    @fahimoissa4677 2 роки тому

    Allaha una xariisto Amina iyo Ikrsanba cadaaladi waa tii Alle Allaha xaqooda Soodhacsho

  • @nasteexoibraahim725
    @nasteexoibraahim725 2 роки тому

    Alle ha unaxariisto marwo aamina qabriga alle hakuu nuuriyo

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 2 роки тому

    Aamino udgoon noolow ilaahey idankii cisi ku noolow

  • @maxamedcali4200
    @maxamedcali4200 2 роки тому +2

    Geesiyad Tariikhda ku xuseysa

  • @maxamedcali4200
    @maxamedcali4200 2 роки тому +2

    Rw Rooble Guul

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 роки тому +1

    ILAAHOOW KUU NAXARIISO OO FARDOOWSO ACLAA KU GEEY

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 2 роки тому

    Walaal culumo badan baa ka hadlay ma wada aamusin allah ha soo ifiyo ikraan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 роки тому +2

    Cadaalad ikraan Tahliil

  • @maryanmacalin1903
    @maryanmacalin1903 2 роки тому

    Ale ha unaxaristo walsheyn

  • @Haii-fan
    @Haii-fan 2 роки тому +4

    How about Bantu people you guys killed every night but no body talk about

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 2 роки тому

    Allah yarhamoo

  • @libaaxlibaax7079
    @libaaxlibaax7079 2 роки тому

    Xildhibaan amina allow kuu naxariiso

  • @korosTRADING
    @korosTRADING 2 роки тому +1

    waxey tiri looma tacsiyaan karo 1:13 wax badan ayey ogtahey qoftaan sababta hadalkeyda ayaa ka dareemeysaa Ikraan Tahlil waxey joogtaa Keyna Rooble ayaa geeyey sheekada waa laga shaqeeyey rag waa weyna ayaa sheekadaan danbeeyey

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 роки тому +2

    Wa xaq arintaas

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 роки тому

    Amina waa geesiyad libaxad ax runta sheegta justice for ikran thanks God for ikran mother great warriors

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 2 роки тому +3

    Gabadhaan oo kale yaa nooga wada dhiga nimanka madaxda ah,

  • @libanabdiwali8524
    @libanabdiwali8524 2 роки тому +1

    Allah haw naxariisto

  • @craxmaandacad517
    @craxmaandacad517 2 роки тому +1

    Waa geesiyad

  • @5adooywarsame616
    @5adooywarsame616 2 роки тому +2

    Nayahe waa naagta Afka dheer fadhiiso

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j 2 роки тому +1

      War,hafirinsin,waxeey,kahad
      Leysah,cadaladah,iyo
      Xakhah,ilahaay,ee,garanay
      Nimankah,somaliyeed
      iyo,dhibatadah,latagan
      Wadankenah,oon,eykadhamatay,alah,kacabsih,
      Markah,ilahaay,hakeno
      Cadalad,iyo,dad,kudhakhmah,cadaladah,iyo,alah,kacabsigah,,amiin

    • @shanhazadan4146
      @shanhazadan4146 2 роки тому +1

      Nyani haoni kundule adiga maxa tahy

  • @nabaddoonabdirasak2714
    @nabaddoonabdirasak2714 2 роки тому

    Aar hawiye gabadh fariido ah ayaa ku jira

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 2 роки тому +1

    Culimadu hore iyo mar walba way kahadlaan ee diintu waa fahan laakiin dadku isku fahmo maaha.

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 2 роки тому +1

    Dee raali hawu

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 2 роки тому +1

    Gaaal jecel wa dad dhiig kulul ciyaar maha

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 2 роки тому

    SUBXANALLAH, SUBXANALLAH, SUBXANALLAH.
    Dad badan oo Somali ah oo la diley ciddii disheyna la yaqaan oo weliba aan koow & labo & toban & boqol ahayn baa tif ah ciddii disheyna ay joogto iyadoo aan tuhun ahayn oo markhaatiyo badan loo hayo inkastoo gabadhan xaqeeda in la raadiyo ay mudan tahay haddana gabadh caawo meel ay ku sugan tahay aan la hayn nolol & geeri in dad la magacaabo oo hebel & hebel la yidhaahdo bey gacantooda ku maqan tahay waa dambi aad u weyn, iyadoo ay dhici karto dadka loogu mahad-celinayo iney arrinteeda u istaageen iney uga dhow yihiin kuwo maanta loo haysto.
    Gabadhan Aamino ilaah dambigeeda ha'u dhaafo waayo caawo iyadaa la hubaa iney noloshii dambe ay u guurtey, ikraanna haddey dhimateyna ilaah ha'u naxariisto haddey xaggaa & dhallinyarada ku maqan tahayna waa la arki doonaa insha Allah, laakiin Somaliyeey waxan idiin sheegayaa xittaaa haddii la diley waxa dowlad iyo shacab-ba ay sameeyeen inaaney sax ahayn.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    HADI NAFTAA IYO DHIIGA BINU ADAMKA DHAYAAL IDINLA NOQDAN OO QARISAN KULI WAY IIDINKU DHACI GABADHA HA LA DOONO CIDI DISHAY ILAHAY HA SOO KASHIIFEE MA OGTIHIN IN SHAYDANKI KU YIDHI DIL INU ISAGAA HADANA KU SHEEGI KARO KU KASHIFI DOONO QOFKI DILOW LASCANOOD WAXA DHIBTA UGU WACAN DHIIGAGA AY QARIYAAN IYAGO OG CIIDI DISHAY ILA CABDI RASHIID ODAY MADAXWYANE AHA WAY QARIYEEN ILA RAGII ISAAQA MEESHA LAGU DILAY WAY QARIYEEN MAXA KU DHACAY IN IYAGI IS WADA DILAN HADANA QARIYAAN ALLA WAR HOY ILAHAY KA BAQA SOMALIYAY DHIIGA HA QARINANINA

  • @calioumar2967
    @calioumar2967 2 роки тому

    Wlh run oo sheegtay culumada somaliyeed ee kaa amuusa dhulmida iyo dhilka kaa socda somalia

  • @naleye1
    @naleye1 2 роки тому +1

    Wale waxad dhanta jeesow xayawanka ah. EE. Reer cidisa yana sodoran waxo u qabtay malahee Lakin ikraam insha allah xaqeda wey helesa insha allah fahad iyo famajo iyo kulane jiis waa in lomaxkamadeya hade cadalad jirto Cooldon waxoo dhahay xaq xaq wana runtis waa in esheha xaq ikraam tahlil

  • @nabaddoonabdirasak2714
    @nabaddoonabdirasak2714 2 роки тому

    Adiga aamina ahaan waa lagu khalday ee ka fiirso

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 роки тому

    Waxaadan waxba ka ogeen ama aadan daacad ka aheen hadaad ku oradid adeey ku kalaafsanee intaadan sheyga kahadlin ma iska difaaci kartaa dhibaatada waa maya kajoog

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 2 роки тому

    Ikraaan dadka jaziiira ku shirsan ayaaa dilay si looo fooodeeeyo dawlada iyo sirdooonka ( ويمكرون الله والله خير الماكرين )

    • @calioumar2967
      @calioumar2967 2 роки тому

      U have proof ?

    • @ahmedceymis2708
      @ahmedceymis2708 2 роки тому

      @@calioumar2967 yes Sanbalooolshe gaarigiisa lagu gaxeeyey

    • @ahmedceymis2708
      @ahmedceymis2708 2 роки тому

      @@calioumar2967 do you have proof in Fahad dilay cayaarta daaya

  • @cawilfati9278
    @cawilfati9278 2 роки тому +1

    Dadkan lacagta so qaten war kuda maxa nagalaso diney dhila idin dhashe

  • @sacadmawliid7459
    @sacadmawliid7459 2 роки тому

    Ikraan tahliil way kiraysan tahay lacag laba milyana ayay ku qaadatay maandama ayay sirta wadanka haysay fahad yaasiina ninka kenya ay soo dhaafi wayday madaxdana waa meesha shacabka looga diro raysal waraahuna inuu ku deg dego may ahayn

    • @SaidAdan
      @SaidAdan 2 роки тому

      Maxaad ka hadlaysaa..xayawaan yahow..7600 cunug tigree cuneen matna kama hadal UN iyo Amnesty international soo sheegtay in caruur badatay tigree xasuuqeen oo somali laga keenay ikraan hooyadeed aa ooynaysa walina kama hadal kaas aa taageeraysaan xaarmaajo is the second wrost president after Afwayne

    • @sacadmawliid7459
      @sacadmawliid7459 2 роки тому +1

      @@SaidAdan mxay yahiin waxaad sheegayso wli wax tigree cuneen ma jiraane waxay baahinayaan haayadu ayaad meesha loo imanaysaah comenti ayaad la soo ma qiiqan tahee farmaasho waa ninka ay soomali u baahan thay waayo horumar balaadhan ayuuh ka sameeyay wadanka hadii ay noqoto dhinaca ciidamada quruxda shacabka garoomada ilaalinta faragalinta shishee ee itoobiya iyo kenya

  • @samayntafadhiyadadibada2534
    @samayntafadhiyadadibada2534 2 роки тому +1

    Naag waalan yaa udirtay
    Khalkhal farmaajaysan ayaa ku dhacay
    Naa orod gurigaagii ayaa dayacan iyo caruurtaadii daryeelo

  • @xaayoowmacalin4210
    @xaayoowmacalin4210 2 роки тому

    walaahi.xaq.iyo.badil.isuma.eko.xildhibanadan.ilaahey.tosiyay.waxey.ku.tagantahay.wadadi.mustaqimka.ilahey.rali.kayahay.markan.khorayay.misedkan.wa.marki.xasan.shiikh.maxamud.la.calemasareyay..9.6.2222.sagal.sac.iyo.bar.habenimo.ilaahey.janadisa.fardow.haku.risaaqo.aamin.kherki.ad.khurankas.kuaqrisay.mantat.heleyas