Dawlada eede baad is leedahay laakiin akhiro suaal ba taal,wax aadan hubin markaad sheegto oo dad u cambaarayso wax aadan hubin illahay waka jawaabi doona
Waxa nasiib xuma qof hadlkis laku af duubo oo hadan dumar waa ina ka hadalan barlamnka Ciidaanka nabad sugida iyo nisa waxan waa sharf xumo iyo bahadil mw & wr waa ina laka hadalo waa codsi aan u tuurayo madax Sare iyo kuwa hoos allow ka soo dharbaxa aamiin
Waa nasiib wanaag in maanta aay social media jirto iyo wariyeyaal aan xirfaddooda laaluush ku beddelaan Ayaanle oo kale. In Shaa Allah waa laga jaasin dembiyada uu galay Farmaajo.
Dadka u hiilinaya dadka wax afduubay een marna carabku kagaga dhicin canugta yar ee la af duubay ama la dilay way cadahay in qabiil idin wado xitaa wariyihii haysataan. Inaan soomaali damiir lahayn xitaa qofka dhibanaha ah waxba kama galin
Maxaa ka hadleysaa walal wariyaha xaq buu u leyahay inuu ka hadlo waxa qaldan mida kale gabadha abti buu u yahay ayaanle farmaajo iyo qashin kiisa u mada allaha dhaafiyo ilaahow ikraan nabad qab noogu soo celay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲
The buck stops with him, all top intelligence post are being held by his Ilkayar clan whom he had appointed to settle scores with his opponents. E.g the airport Nisa chief sacked by Rooble for harassing critics at the airport, he imported him from the states to take up that post .
MA IS WEYDISEEN, IN GABADHAN IYO DRAWALKI WADAYBA AY AF DUUBTEE, AL-SHABAAB OO DISHA CID ALLALE IYO CIDDI KA TIRSAN NISA, UNIVERSAL WA IDIN CAADO IN AAD DOWLADDA AF LAGADEYSAAN.
Allah ha u naxariisto ilkraan ciddii dishayba gacan ka xaqdaran baa dishay ee allah ha kashifo. Kuwaan meesha fadhiya waa fadhi ku dirir waxaa la yiri meesha la soo fariisteen. Maaha dad xog sax ah haya
Wa qayano qaran waxa ku dhacay IKRAAN iyo nasib xumo so wa jahday Somalia. hadiba Politcal spy ay ahed waxba kama naxayo madama aysan Qaran Somaliyed aysan u shaqenen Shaqsiyad gooni ah u ufulinesay hooshada si u basasto Eng Yarisow iyo Office of the PM.
Subaxannallh war labadan qof ee iswareysanayo miyeysan illahey cabsidiisa bku jirin seyraban bay u hadlayan illahow gabartas dag dag ku so celi inta dumiga wada umada kaqabo
Marka hore waa ka xumahay gabadha waxa ku dhacay, balse ayadana way qaldantahay, maxaa yeelay iyadaa shaqo sirdoon gadhay, kadibna sir gudbiyo. Arimahaan oo Kali waa Dil ama xabsi daa'in. Laakiin afduubka???
War somaliyaa dhib badnidiinaa gabadha hadii ay kamidtahay sirdoonka amey sir doon ku maqantahay tan kale iyada oo aanan qibrad lahayn oo da'yar dadkii kula taliyay shaqadaas inay qabato ayaa danbigaas leh maxaa yeelay sir ma faafiseen hadey hayso awood ay ku xajin karto ee maxkada keena dadkii gabadhaas shaqada geeyay iyagaa kab kaweyn u xirayee
@@abdulaahixasan1900 isku xishoo. Somaliya waxaa halkaas dhigay waa siyaad barre. Bal u fiirso halka camalkiisu uu ka bilaawday. Yaa u dirsaday in uu madaxno aslanba. Afgambi waa danbi qaran iyo wixii ka danbeeyay sida, diin la'aan, cadaalad daro aan xishood lahayn. Horta soo baro siyaad barre waxa uu ahaa
Sorry ilaa hada wax lagu qacno nooma sheein waxan u fahey sheekadadi oo dhami waa kutiri ku taan iyo qabyalad ayeey ku saeysantahay adeer ee qof weeyn baa tahaye hadaladaadi meel ay ku saleeyan yihiin ma garan karo
Waa sirdoon, shaki iyo cabsi bey dareentay oo shaki baa galay any way wuxu ahadaba. Hadana xeendabka ragga ay ka cabsaneso bey sii deganatay, soma guurin oo aag badalasho ma samenin. Kuwa ay shaki ka qabtay baa hadana gaari ku qaday racdey Wana qof tababar sirdoon hesta waa isku key qaban la'dahy.
Fahad yaasiin waa ninka kaliya ee amarka farmaajo siiyo fahad yasiin asaa madaxweyne ka ah villa somaaliya fahad yasiin Alshabaab buu la shaqeeyaa oo wixii farmajo ka soo horjesto Alshabaab baa loo adegsadaa
Manshalaah waraysi ayaan manshalaah wuxu u waraytay so run ah lakin ninkaan waxba ma oga miskiin muu kala saaro gabdhuhu waa xirantHay iyo waa af duubantahay kala saar
Shaqadii nabadsugidda waa war kasta ood ogtahay in uu ammaan ku yahay afkaaga iyo maskaxdaada, hadii aad rabtid in aad hadasho waa ok laakiin is casil marka hore!!!!!!!😭
Ethiopian consignment is obsolutelty convenient and transparent informer.
Keep up your personal opinion and share with others no matter what.
Dawlada eede baad is leedahay laakiin akhiro suaal ba taal,wax aadan hubin markaad sheegto oo dad u cambaarayso wax aadan hubin illahay waka jawaabi doona
Ninkan Waxan Mooday Qof Wax Og Ileynee Waa Ragii Dahir Alasow Xartisa Alahaa
Gabadha maqan ilaahey hasoo sahlo wixii waty dowladu wey ogtahy meshalaga watayna nisaa ayaa daganed ruuxkalana meshas ma imankarin ilaahey asgaa xaqsoraa ee xaqferuu kadilaacaa marka xasid ilahey hasoo qabty asc
Waxa nasiib xuma qof hadlkis laku af duubo oo hadan dumar waa ina ka hadalan barlamnka Ciidaanka nabad sugida iyo nisa waxan waa sharf xumo iyo bahadil mw & wr waa ina laka hadalo waa codsi aan u tuurayo madax Sare iyo kuwa hoos allow ka soo dharbaxa aamiin
Qofta haday sirdoonka lashaqaysay in wax un lagutuhmay ayaa dhicikarta marka wadanka dawlad ayuu leyahay haday wah qaldaman walala hisabtamikara wahan umalayna mucaradku fursad latahay oo kuweerarikaran dowlada war illahina kabakha akhiradina utudha somalay sirdoonku qofki ushaqeyo hadu katagi rabo hata walaga shakiya marka wihi jira illah baa garankara hoshu illah hano hasaqiro amiiiin🤲😭
She’s my cousin allaha noosoo badbadiyo 🥺
Allah swt ha gargaaro maskiinta gacan balaayo ayey ku jirtaa, 🙏
Aamin aamin yaa rabi
war idinka dilay runtah shegah waxaad tihin mafiyoh moryan Ah
War nio anna maad iwareysatid aan kuu sheego sida ay dadku leeyihiine.
Xog ogaal dhab ah keen hadii kale viewskada iyo qabyaaladaada ku soco
Naga amus wajiga kuu saran aanba jecleen
@@shamis3067 eatka
Wlhi runtaa waaye
Waa nasiib wanaag in maanta aay social media jirto iyo wariyeyaal aan xirfaddooda laaluush ku beddelaan Ayaanle oo kale. In Shaa Allah waa laga jaasin dembiyada uu galay Farmaajo.
kkkk AyaanLe pleaSE WAXAANOO KALE DADKA HALA WADAAGIN nINKAN WAXBA MA OGA WAA lAYIR sidaas ayaa lasheegaayay waxaas ayaan maqlay ayuu ku cel celinaayaa ADuunka Qofkaanoo kale waxba lagama qoRo waayo Evidence Ama cadeeN ayaa loo baahanyahay Balse haduu Mucaarad yahay si kale inuu U Breero ayay ahayD waalayi waa lasheegaaayay QIILA waqaala waa Sheeko suuqeed & Beenta baraha bulshada
Waxba ma murugeysna waa beentii
wr aniga uma bogin ayaanlaha naftigiisa wr ninka wariyaha ah wxaa loo bahn inuu ukala eexan mucarad io muxaafad lkn adiga sxp ayaanle waaa cadesay kornel jiis mrkuu xildhibaanka uu afkiisa kasoo bixiyey aad wxaaa gashey bado aan loo paahnen kiiskana quseynin wr yaalagaaa dreemin nio
Dadka u hiilinaya dadka wax afduubay een marna carabku kagaga dhicin canugta yar ee la af duubay ama la dilay way cadahay in qabiil idin wado xitaa wariyihii haysataan.
Inaan soomaali damiir lahayn xitaa qofka dhibanaha ah waxba kama galin
Maxaa ka hadleysaa walal wariyaha xaq buu u leyahay inuu ka hadlo waxa qaldan mida kale gabadha abti buu u yahay ayaanle farmaajo iyo qashin kiisa u mada allaha dhaafiyo ilaahow ikraan nabad qab noogu soo celay 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🥲
Xaqa Ikraan Ilahayow Soo Saar Adigaa Xaqsoore Ahee Amin Amiin Yaa Allah.
La yiri, sidaas baa la leeyahay, sidaas baan u malaynaa goorma ayaynu ka tageynaa soomaaliyay. wax cad keena ama iska aamusa.
Ninka weyn waxuu ku hadlayo.
Kulane galaaska sideedaad marka maxuu siyaad barre ugu xirayaa.?
Subxanalahi iskamus haxbakumahsidmesha
Subxasnallaah ilahay inanta ha uhiiliyo aynu uducayno inilahay gacnta cadawga kasoosaaro uduceeya inantaa somaaliya dawldi kamajirti waxa isugu yimi rag aan ilahay kabaqayn aakhiradoodiina ka gogaaaday subxaanallaah
Subxaana laha ilahayow soo ifi miskintas meshay kusugatahay ilahay baa og xaqiiqda cida gabadhaasi dhibaateysay ama meel kuog
Laba nin oo jirran
Ha fiyoobaanina Idam Allaah aamiin
Haa gaaljecel ishiisa aa,laga,arkay.
Aragtidayda hadii aan lahadlo waxa rayigayga
Runtii waxan kaxumahay afduubka igraan tahaliil
Waxay ahayd sargal nabad sugida
Bishii June lawayay
Wxaaan caqliga galayn in hada lagu shaciyay dhimashadeedii face book
Hadayda NISA kushacisay markaa
In ladhaho alshabab dishay
Tasi waxay cadaynaysa
In hayda nabad sugida dhexdeeda
Kumaqantahay
Halawaydiiyo fahad yasiin
Dawladana waxan leeyahay wax halaga qabo hayada nabad sugida
NIsa madax deeda isku shadhayn halagu sameeyo waxan lahad layaa
Raysal wasaraha somali iyo madax
Waynahaba somalia
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Subxaan Allaah
Walaahi waa yaab
Waa la qafaashay
Waa la qaashay
Waa la qabasaday
Waa la qowraacay
Waa la qaawi yeey
Qashuuc an qalbiga jirin
Qabiil iyo qoonsi
Qab an jiriin iyo isqaad qaad
qaraacan iyo qar budaad
Qaraax iyo qaylo dhaan
Qisaas iyo qalbi jab
Qax iyo Qaxooti
Qaraabo qayiiran on is qabaan karin
Qaymo iyo qadarin la'aan
Qalooc iyo qaabdaro
Qaadi roow naqa booji oo qalal ka haysta qaraan keeniyo nagasaar qar budaada.
Qaatuumo kheyr macaal imaan yaa rabi.
War aadan ogayn markaad sheegto illahay baad uga jawaab run iyo been taas sheegto.
Ninkan hadalkiisa farbaa ku mudan!!!!
Those responsible must be Brought into justice Or we will never have accountability in Somalia 🇸🇴 or even peace
😁😁😁😁😁 thank you frmajoo thank you fahad yassin
@@abdullahalthnyan9649
Ppppppp
If bird 🦅 dies in street it’s farmajo’s fault yahooo war Somali qabiiil jeeclaa
siduu uhadlayo ayaa arkayaa farmaajo inuu waxba ka ogeyn laakiin asagu hadalkiisu iskuma daba ridna waayaab
The buck stops with him, all top intelligence post are being held by his Ilkayar clan whom he had appointed to settle scores with his opponents. E.g the airport Nisa chief sacked by Rooble for harassing critics at the airport, he imported him from the states to take up that post .
Hhhhh ma ila aragtay
@@aminahussein-hassan522 maxaa laarkaa? Yaa ugeyn in Farmaajo uu Nisa ilkayar kabuuxi ? Hhhhhhhhhh 2 bil lee udhiman.
@@mohamedhaajibaari8723 anaga muqdisho ma urabno burburkale iyo Somalia 🇸🇴 oodhan dowlada xun dowlad la,aan ay dhaantaa🇸🇴🙏❤️
waraysi ma ahan waa iska la yiri ee nin wax og keen ayaanloow
Adiga wax ma ogtahay
@@ahmedarale4275 wuxuu ogyahay maleh
@@ahmedarale4275 maya sxb la yiri buu odayga ku waashay
Xaqu ha Shaqeeyo Allahayoow Adaa Waaxido Jira Ee.
Ninkaan Ilaah hasoo hanuuniyo
Guuleyso Ayaanle. Ha dhageysan CBB waa qolo caqligooda ku fac yahay lacagta yar ee loo soo tuuro.
Abti waxaad tahay saxafi madax banaan mark iska hubi wararka aad baahinaysid ka hor inta aadan baahin, dabagal ku samee mahadsanid
ikraan waxay ahayd inan yar oowadankeeda usookacaysy ilaahay cadowga haka soodaayee
Gabadhaan ilaaheey waxaan uga baryeynaa in la helo iyadoo caafimaad qabta
Dadkaan uu ka hadlaayo ku dar gabadhana ee dhamaantood dad xaq daro ku wada shaqeeya ayay ahaayeen waxbaa qarqarxaya
MA IS WEYDISEEN, IN GABADHAN IYO DRAWALKI WADAYBA AY AF DUUBTEE, AL-SHABAAB OO DISHA CID ALLALE IYO CIDDI KA TIRSAN NISA, UNIVERSAL WA IDIN CAADO IN AAD DOWLADDA AF LAGADEYSAAN.
Duli ba tahay qabiil ku darsaray gabartas nisa u afduubadan tahay duli ba taahy aamus saqajan ba tajay
Marka informative bey gabdhu aheyd ?? Gabar sir doonka ku jirtey bey ahey marka yarisow iyadaa warka fahad yaasiin uu geyn jirtey
hadey saas ahed ayba iyada dilkiisa wax ku lehed hala dilo
@@naimaabdiraxmaan7063 hellow
Marka horeba meeshas halista ah inay ka shaqayso baa qalad ahayd iyadoo gabadh yar ah lkn adeerkeed baa qabyaalad ku geeyey xidhiidh hoose ayay kulane jiis la lahayd haye qofbaa looga saaray guri oo iyadaa la dajiyey any way meesha waxbaa la Isla walaaqanayey🙄
Waxaan Allah ka baryeeynaa in Ikran uu ka badbaadiyo cadawga haysta.
Allah ha u naxariisto ilkraan ciddii dishayba gacan ka xaqdaran baa dishay ee allah ha kashifo. Kuwaan meesha fadhiya waa fadhi ku dirir waxaa la yiri meesha la soo fariisteen. Maaha dad xog sax ah haya
guuleyso ayaanle dulmanayaasha u hadal
Wariyaha waxas inuu dhagaysto ma aha waxaas provisional ma ahaa waa mucaarad bax nagatag dheh
Hawlaha sirdoonku waa ubucda dowlada in la ilaaliyo waa muhim, balse sirdoonku waa in uu u adeegaa bulshada ee maaha in uu shacabka afduubo.
Ayaanlow maanta kii dadka ugu liitay baad wareysatay,kani waxba ma oga,waa iska hadle-
Waa nacas weliba xog ogaal ma ahan-
Asc.
Hanoolaato, sxb afduubka aad sheegayso adiga unbaa lagaa maqlayaa. Waxa cad in si xoriyad ah ay gaariga kuraacday, awalba
weey raaci jirtay, marka hadday sir bixisay dowladdu way xiraysaa weeyna baareysaa. Qofka sirdoonka ah, sir bixiye manoqonkaro taasi waa denbi wayn.
Wa qayano qaran waxa ku dhacay IKRAAN iyo nasib xumo so wa jahday Somalia. hadiba Politcal spy ay ahed waxba kama naxayo madama aysan Qaran Somaliyed aysan u shaqenen Shaqsiyad gooni ah u ufulinesay hooshada si u basasto Eng Yarisow iyo Office of the PM.
Wax ayaa khaldan gabadha dadeeda iyo shaqada la leeyahay way haysay isma laha. Wax badan ayaa isku dhex yaacsan somaliya guri maafiya ayay noqotay
War heedhe gabadha hadeey cadoow gacanta ugu jirto idinkaaba ku cadeeyey inay spy ahayd haday noolayd maanta khatar bay ku jirtaa. Qof walba waa expert waxaa la sheegay, waxa yiri Danigu waa Dambi wayn. Mucaaradka hala waydiiyo inay afduubteen iyo inkale
Muqdisha dadki sixin ayay ugu dhamaanayan 2 argagixiso ayaay dadki dhaxda ugaleen..
Subaxannallh war labadan qof ee iswareysanayo miyeysan illahey cabsidiisa bku jirin seyraban bay u hadlayan illahow gabartas dag dag ku so celi inta dumiga wada umada kaqabo
Ilaahey maxa ka rabta , farmaajo iyo ninki argagixisada ahan jirey bey ku maqan tahe
@@Sunny45553 kkkk AyaanLe pleaSE WAXAANOO KALE DADKA HALA WADAAGIN nINKAN WAXBA MA OGA WAA lAYIR sidaas ayaa lasheegaayay waxaas ayaan maqlay ayuu ku cel celinaayaa ADuunka Qofkaanoo kale waxba lagama qoRo waayo Evidence Ama cadeeN ayaa loo baahanyahay Balse haduu Mucaarad yahay si kale inuu U Breero ayay ahayD waalayi waa lasheegaaayay QIILA waqaala waa Sheeko suuqeed & Beenta baraha bulshada
Marka hore waa ka xumahay gabadha waxa ku dhacay, balse ayadana way qaldantahay, maxaa yeelay iyadaa shaqo sirdoon gadhay, kadibna sir gudbiyo. Arimahaan oo Kali waa Dil ama xabsi daa'in. Laakiin afduubka???
Hadeyba injener yariisow dilkesa wax ka ogeed ayadaba gacan ku dhegle ah,walagu shqeytay meshu yariisow marey ayadana mareysa.
reer muqdisho waad samir badan tihiin dhinac argagaxisada dhinacna dawlad diktayrar ah
War somaliyaa dhib badnidiinaa gabadha hadii ay kamidtahay sirdoonka amey sir doon ku maqantahay tan kale iyada oo aanan qibrad lahayn oo da'yar dadkii kula taliyay shaqadaas inay qabato ayaa danbigaas leh maxaa yeelay sir ma faafiseen hadey hayso awood ay ku xajin karto ee maxkada keena dadkii gabadhaas shaqada geeyay iyagaa kab kaweyn u xirayee
Thanks 👍👍👍
Sanbaloshe baaritanka kowad halagu daro waa iga talo.
Nabad sugida qokay kashakido kanashaqeeya way xiri kartaa qofns matusi karto sheekadaan mabislo ayaanle gabadhaan waxay udhow dahay inay uwarantey hooyadeed hooyadeed a mucaaradka uwarantey lana wadaageen balwaan shaaciyeyna waxyaaba badan hadakahor balwaan wuxuu yiri dadbaa iisoo waramo ka ahdhow nabad sugida
Fahad Yaasiin Hooyadiisa Waa in laso afduubtaa
Xume raadis iyo kan waa laid Ikraam allaha U Naxariister a Waan Badel Yaa dilei Farxaa Qaroole yaa diley Iw m
Dawlada farmaajo waxay ummadda bartay dhaqanxumo in laga gudbo adagtay. Dawlad sisii argagixiso u dhaqmayso waa cajiib
Dawladaan waaa mid xaq ah farmaajo guul
Xaarmajo wuxu hyaa wadadii adeerki afweyne reer somalia ilaa uu xasuuqo ama xabad lagu saaro ka tegi maayo
Maxamed siyaad bare allha u naxariisto sharaf iyo karaamo ayuu soomaali u sameeyay
@@abdulaahixasan1900 intii u u sameyay asga gacantisa kutirtiray oo waliba dhib hor leh ino so jiiday
@@abdulaahixasan1900
Diin la'an iyo halkitab oon wadanka soo geli karin iyo dumar wada qawana iyo shan iyo surwal maca macalimada dugsiyada looxidho xata haday urleyin ayaa sharaf ahaa miya.
Adiga iyo isagaba Alle idinma naxatisto
Jahanama lagegii hadan jeceshay kaga daba tag hadi kale tobad ken.
Alle tobada wu aqbalaye.
@@abdulaahixasan1900 isku xishoo. Somaliya waxaa halkaas dhigay waa siyaad barre. Bal u fiirso halka camalkiisu uu ka bilaawday. Yaa u dirsaday in uu madaxno aslanba. Afgambi waa danbi qaran iyo wixii ka danbeeyay sida, diin la'aan, cadaalad daro aan xishood lahayn. Horta soo baro siyaad barre waxa uu ahaa
NINKAN WAA NIN WEYN HADALKISA IMA QANCIN
Sax waaye
Nin beensheegaya duf kubax beenlow weeye.
Ragaan iskubeel maaha
Sorry ilaa hada wax lagu qacno nooma sheein waxan u fahey sheekadadi oo dhami waa kutiri ku taan iyo qabyalad ayeey ku saeysantahay adeer ee qof weeyn baa tahaye hadaladaadi meel ay ku saleeyan yihiin ma garan karo
Good job and go ahead ayaanla
"dad badan baa saas aaminsan... markhaati ma noqoneyso, xan weeye
Waa sirdoon, shaki iyo cabsi bey dareentay oo shaki baa galay any way wuxu ahadaba. Hadana xeendabka ragga ay ka cabsaneso bey sii deganatay, soma guurin oo aag badalasho ma samenin. Kuwa ay shaki ka qabtay baa hadana gaari ku qaday racdey Wana qof tababar sirdoon hesta waa isku key qaban la'dahy.
Qasab baa lagu kaxeeyay
shacabka soomaaliyeed ee reer muqdisho mudaharaad nissa halagusameeyo
Allaha Soo Saaro Xaqa Ikraan
Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah.
Asagaa loo hestaa.
Sheekadaan Waa layiri la iska dhahaayo, aan baaris iyo reference midna leheen hanoolaato mukuga haboon
maxaa laa badhayaa sirdoonkay aheyd sirdoonka a u yeedhey oo baabburka saarey
This guy Name fahad yasiin waa in laskaqabto Somaliween
Fahad yaasiin waa ninka kaliya ee amarka farmaajo siiyo fahad yasiin asaa madaxweyne ka ah villa somaaliya fahad yasiin Alshabaab buu la shaqeeyaa oo wixii farmajo ka soo horjesto Alshabaab baa loo adegsadaa
Fahad he’s doing good job he should take care all the bad guys
Asc maashaa allaah madaxwayne farmaajo madaxaagu ha haraago ha murugoon waligaa mushkulooyinka pass mudanoow na hogaami maamulkaaga wanaagsan bulshadaa ka marqaatiya oo waliba waa ka maqsuud soo noqo adoo nabad ah inshaAllah aamiin aamiin aamiin yaa rabbil caalamiin
Subxanaallah 20jirow gii siyaad bare ayaa dhexda loogu jiraa Raga lagu xiri jiray gabdhihii miyaa hada war ka dhex baxa gabdhoow moriyaan tan iyo shababka isku dhex jira maskiin war soo. Daaya cunuga yarta ah
Ninkaan warkiisa wuxuu ku koobnaa Waan maqlay iyo sidaasaa la sheegayey warkaas mid lala soo shir tago maahin
Wuxuu u egyahay nin xil waayey
War ilaahay baa xaqiiqda og gabadhana ilaahay ha nabad keeno l Laakiin ayaanloow waxaad tahay qaran dumis iyo eeday dawladeed
Somalia ninki sir hayaba wala dilayaa arrintaaasna waxaa kamasul ah madaxda dawlada sare iyo sarakisha sar sare ee nisa
Subxaanalaah meesha mafia in ay kataliso ayaadba moodaa power abuse haduu sameenaayo cidna la xisaabtameen aaway dowlada la sheego 🤐🤐🤐🤐🤐😞
Maxaa sadax nin oo isku qabiil ah ay NISA u maamulaan? Boliska iyo NISA labadaba Farmajo ayeey u shaqeeyaan
So sad wlh alaha gbdha haka so dayo yarabi
Dhel dhel wey dhamaty hday war sugan io gabadheno nol hadii lawayo walee liskaga maharo
koley shaqada sirdoonka waa shaqa adag xataa hadaad istiraahdid ka tag waa lagaa shakin waxaa lays oran armuu xog gudbiyaa
Ninkaan been buu sheegayaa Kulane 1990 gii ma jirin xitaa 10 sano sidee tacadi u geeystay hala weeydiiyo xildhibaan hore.
waar xidhiidhka nin kani sheegayaa mature manshaa mise waa shao Aidan Eileen ma caddy nayee
Ooh! prime minster ayey xarir fican lalaheyd which means asaga iney uafdubantay oo dowlada laguxumeynayo OK
Miskiin tacadi iyo tiiranyo maxamad siyad alaha u naxaristee gadashis ayan aragney ilahey ka baqa
Manshalaah waraysi ayaan manshalaah wuxu u waraytay so run ah lakin ninkaan waxba ma oga miskiin muu kala saaro gabdhuhu waa xirantHay iyo waa af duubantahay kala saar
Gabadhu miyeynan familly laynan laheen. marka nin guri keynayo.
Dadka sirdoonka ah maxay uga duwanayd oo guryahooda ka soo shaqo taga.
Afkaagu Soow Qawiil Kam Soo Uraayo Adigoo Weerar ah Siiba Eedeemo & Ficilo Sawab usameen Sameeynaayo Mareexaan Ma Hadaad Heebta Aad Karaadineeuso Maxamed Siyaad & Maxamed Cabdulaahi Maxamed FARMAAJO Adigoo Ay ka soo duxeeyso Target Ahaan Cuqdad aad uqabto Shaqsiyaadkaa kasoo Jeedo Mareexaan Afka Arijaan Adigoo KU Hadlaayo Kuwaas oo Bartilmaameedsado Ama Kis lguu Balan Qaaday Ayaad u hoolgaleysaa
gurbis 90kii la bilaabay hayaay dowladu waa dad qalato qaasatan Nissa waa shabaab1
Inanta cctv cameras iyo proof ba la hayaa maa la xidhdo kuwa la baxay.🤔😣
Marka col jiis waxaa meesha kuhaayo waa farmaajo.meesha waxaa kacad in dowlada ay qabiil kushaqeyso . Dowladan farmaajo waa wada tuugo
Dowlad meesha ma joogte kidnapper iyo gangistara ayaa mesha iskyguyimid 😱😳
Allah ha u garargaaro igraan waa gabadh yar oo hawl qaren u haysay umadda wareertey soomaaliyed.
Bisinka ilaahay ha soo badbaadiyo
wallahi gabadhasi waxay istahisha raga lagu tumayo in madaxa laga togto sharcigaba majiro 4 cisho inta lahayo xaladoda ayaa laga guudba dambilayowga dumarka dilaya muqdisho waxay ku jiirta xalad adag
subxanalah ninkan Somalia waa loso diray wana dembigi somalida
Mingesto umadii wuxuuka
Dhigay wax ladilay iyo wax la xiro
allah na dhaafiyo shuuwaa dhashee
Beesha caalamka xamar ma maamusho ee soomaali ayaa ka taliso qofkii dambi galane waala xiraa Dalka dowladuu leeyahay
Meeshu waa iska fowdo ilayn subxanallah
Naagta hadaay sir bixisay waa in shaqo qaran laga qabto
Gabadh a maxaa kaligeed guriga dajiyey maxaa iyada iyo ninka xidhiidhiyey taasaa qalad ah
aqoonyahanada leyna usoo baxday Nissa waa dad qalad aqoonyahanadii reerkonfur dad qalata usoo baxday
qofka si walba ha u dadaal badnado igu yaraan wa inu 6 ilaa 8 sano.ka.shaqeya nabadsugid wax badna la hubiyo
Shaqadii nabadsugidda waa war kasta ood ogtahay in uu ammaan ku yahay afkaaga iyo maskaxdaada, hadii aad rabtid in aad hadasho waa ok laakiin is casil marka hore!!!!!!!😭