Buraanbur kaa oohinaya Aadna u qiiro badan CEEL AFWEYN...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 78

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Murtiisana buranbur yashayda iQas ah YA, IQas ah QatraaayQaranEEy cadayyareey jEmadEEy janogasho murwodumarooE mashaaaaalah tabaarakalah RiyaaqEEy Familyyyyyy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Familiy systems Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil Nicmaturabi. Wadajir muqtshooy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Islaaaaam dhaQan wanaag Wadajir muqtishooy. Liina lan soo imawsoo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN Qado xalaaloo buuxdo lagufarxeeeey

  • @maismailnour7833
    @maismailnour7833 5 років тому +3

    Mashalaah alle khayr haku siiyo ceeb afwayna nabad ha inoga dhigo

  • @nusaybaable
    @nusaybaable 5 років тому +9

    Saynab Dahir Cabdi Cilmi geesiyad Ilaahay Nabad waarta ha Ina siiyo!

    • @sooyaanify47
      @sooyaanify47  5 років тому

      Nusayba Siciid Abokor
      Mahadsanid walaalo in aad magaca inantaana noo sheegtay

    • @zhaaficihargaisa523
      @zhaaficihargaisa523 4 роки тому

      Hadad caqli ku dartaYeH

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 4 роки тому +1

      @@sooyaanify47
      Mayey aafo miidhan ah abaar, mudhuxsan baa dhaanta
      Mataan midiq ah laas miir ah baa, kuu mitabis dhaama

    • @dekowshafi9783
      @dekowshafi9783 3 роки тому

      Inanta miyad taqan walal

  • @user-ww6vo9ge3c
    @user-ww6vo9ge3c 5 років тому +3

    Asc
    Alaha ha ku xafido. Ku wii ku mala alaha ka dhigo. Dhagaha alaha u furo.inta wadanka ka dagi. La yahay. Xaqa. Alaha. Tuso. Nabadana. Alaha ha. Na siiyo. Yaarabi yaarabi. Yaarabi

  • @axmadkaysecali6179
    @axmadkaysecali6179 5 років тому +5

    Qudus xoraynteeda qaryr baad Ku heli kartaaan . qof aan u qalmaynin dhiigiisa yaan LA qubin. geesiyad walee nacalaa afku dhiigle iyo dabhiye Ku yaal sida qoftan baa loo buraan buraa oo dadka waxloogu sheega ama afqadhmuunida dadka waa lagala aamusaa , ragwaawayn baa reeraha isku dira , inantan gobta ah dhagaysta

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 роки тому +2

    Ax ax ax I’m crying 😭 wllhi 😭😭ilahay nabad ugu wada yaa Allah

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 4 роки тому +2

    Waa gabadha af tahan ah
    Masha allah
    Way yar yihiin gabar sidan u buraanburta she touch me

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 роки тому +3

    Gabadhan waa qof caqli badni iyo aftahamo loogu deeqay maansha allaah

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому +1

    Shantarooneey shanad Familyyyyyy familiessss systems dumaar iyo Rag Yartayarta

  • @amteburtinle8433
    @amteburtinle8433 4 роки тому +1

    Masha alaah gabadhaan kheyr ilaah howgu badalo waa sharaf lays dheer yahay in xigmada rabiku siiyo dabadeedna aad KHEYR ka u adeegsato abaaye kor kor ilaah hakaadhigo

  • @adnabdi4627
    @adnabdi4627 3 місяці тому

    😢😢😢😢 illhyow celafweyn nabad Aan dhamayd lahayn sii 😢😢

    • @adnabdi4627
      @adnabdi4627 3 місяці тому

      Waxan buranburan dawanaya ano oyay Wlhi dagaalka celafweyn waxan kuwayey labo qof aad ujcela adeerkay iyo inderkay illhy labado hanaxaristo 5 years baa sowaregtay dhimashoda marwlpa waan idin ducaynaya
      1/6/2024😢😢

  • @qasimferrow1024
    @qasimferrow1024 5 років тому +6

    Mansha allah indr halka kawad halganka nabada ilahay ba ajar kasinaye

  • @siciidmahamuudmahamed1964
    @siciidmahamuudmahamed1964 5 років тому +5

    Maashaa allaah

  • @snmtv1499
    @snmtv1499 5 років тому +2

    Mashalaa mashalaa
    Maantay saxan tahay
    Ana waanu uhan balyaynaya
    Wananu taager sanahay
    Markii hore cid qudha
    Tager sanay haday lakin kabaxday qoobadi
    Har abuurku waka hadan wanaga lagaga shaqayn cadaba lagu muta iyo ciqaab
    Hanbalyo hanbalyo
    In ilaah ku tusay dariiqi saxda aha
    Iyo in dadku walalo yahay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    dumaar iyo Rag. Iyaa LE bahbahbah bah Yareey iyaa minyarooy

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому

    Subaxanllah ilaahay hortiisa ayaa la odhan ku dhaaro inay dadkaasi Madaxda ihi soo direen oo ay ku dilayaan ku dhaaro. Allahu Akbar

    • @fay5183
      @fay5183 Рік тому

      Maxamuud xashi iyo buur madaw soo warayso.

  • @hindamaxamed3643
    @hindamaxamed3643 5 років тому +3

    Masha Allah

  • @nimayousef8564
    @nimayousef8564 5 років тому +6

    Ax xanuun badana

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Y, as, badan badan QadErin QEyo Qiimobadan lay hayaba an Qiyas lahaynba murwodumaroo ooridumaroo yariisEEy samsamEey dagan fariidad cadceeddumaroo lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay waanba uwataa uguna Qayobadaneey darajobadan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Murwodumaroo yariisEEy jiilbajiilba farac cadayyareey cadceeddumarooo facyaashay Noocyadeyna wan ba uwataa ugu hEQEyo QiimobadanEEy RiyaQEY darajobadan lagufarxeeeey ya Familyyyyyy system

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    QaranEy horseedad horjoogto fariidad dumaar iyo Rag iyaaaa

  • @aishahani8767
    @aishahani8767 4 роки тому +1

    Wll soo badi. Buranburka. Waaaban jeclahay. Gabaygage

  • @aslimahamed1244
    @aslimahamed1244 5 років тому +6

    Meel ay Dumarkee kagarteen in dagalka wuusan wanagsanen ayahay raggee Somaliyeed wax karan laa yahin

  • @ahmednaasir
    @ahmednaasir 5 років тому +3

    Thans go forward for ever

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Рік тому

    Ceel afweyne mamaqlin ceel madax weyne baamaqlay biyihi ceel madaxweyne yiloo malab ahaa laga madanmayee murusadow muruqaga xoogey hirika qadar aba kuweyd

  • @najaxkhadar540
    @najaxkhadar540 Рік тому +1

    good

  • @msssamiyaa2674
    @msssamiyaa2674 5 років тому +6

    Waaaw

  • @amteburtinle8433
    @amteburtinle8433 4 роки тому

    Waxaan codsanayaa kii hore oo soogalisay markii hore lagasaaro UA-cam ka

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    shaydaan waa beelayo isku dira dad is dhalay isla dhashay waa gabadh waanisay haday wax fahman umada

  • @sahraabdi667
    @sahraabdi667 4 роки тому +1

    Ax ax ax ax ax ax ax

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 5 років тому +3

    naa garxejis wax hakuu qabto waadigii u yeedhayee dumarkaygii walee saas kagama samro

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 5 років тому

      Ilaahay dartii usamir

    • @hoodohanaadi3499
      @hoodohanaadi3499 4 роки тому

      Waanu u qbnyna
      Cidi kuma bhna nuune

    • @fay5183
      @fay5183 Рік тому

      Garxajis waa kii buurta ku saaray.

  • @aishahani8767
    @aishahani8767 5 років тому +4

    😢😢😢😢 axeeey ax. Gacmihii. Ina daaale ee dagaalka. Dhiga.
    Geeesiyad. Dhaba. Taaarikhdu. Baal cad hakugu qorto. Qaaliyey. Dumarkoo dhan taas ookale may noqdan. Noolow. Wll

  • @axmadkaysecali6179
    @axmadkaysecali6179 5 років тому +2

    Guurti guulayso

  • @saynabmohamedbarre7315
    @saynabmohamedbarre7315 4 роки тому

    Mashalaah

  • @barwaqokayse9525
    @barwaqokayse9525 3 роки тому

    Axax

  • @naadiyaeng7868
    @naadiyaeng7868 11 місяців тому

    😢

  • @iqracapdi3479
    @iqracapdi3479 Рік тому

    Awe

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Shantrooney ba lay yirah Sabiriineey saxaneeey Runeey Ya Cadceeddumarooo EhEEyE gabar miyey dhalata murwodumaroo yariisEEy samsamEey lagufarxeeeey jEmaadeeey tanogasho marwa familyy murwodumaroo shahshahlEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Hirseedad doQoney, fariidadtan Ya Nicmaturabi Nicmaturabi Buranbur yashayda horsedad damiryasheydi horjogto kala duwan Yala Nooc dumaaarow Ya an tanitani ya ahey , bahbahyareey waxayga ku Eka hey murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad

  • @eidneymar7708
    @eidneymar7708 4 роки тому

    Ax ilahaw nabad waarta

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 4 роки тому +1

    Hadaad habaryar xaqa ka hadlay

  • @xariirchannel6061
    @xariirchannel6061 5 років тому +1

    MNSHA ALLAH WLLO

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    QEyrto

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Ku awey QatraaayqaranEEy cadayyareey fariidad ba layiri , lE Y, Wan jooga soo dhawoow badanbadan wa dhawawahayba bogadin hanbalyo iyoiyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    LE iyaa .war

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan4294 4 роки тому

    ax ax waa dhiigjoojin

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Bahbahbah Bahbahbah minyarooy soo dhawoow QatraaayqaranEEy Qiimobadan cadceeddumaaroo cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy Brinseseseses boqorad RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey

  • @amteburtinle8433
    @amteburtinle8433 4 роки тому

    Kii hore wuxuu ahaa kicin bulsho

  • @BooshariBooshari
    @BooshariBooshari 4 роки тому

    Asc

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 5 років тому +3

    odaygeedii baa u soo hoyan waayey naa isku xeji