Farxaan Bawkax
Farxaan Bawkax
  • 16
  • 126 125

Відео

Farxaan Bawkax Tix jacayl ah maandhaya.
Переглядів 333 місяці тому
Farxaan Bawkax Tix jacayl ah maandhaya.
Warqad jacayl iyo Farxaan Bawkax ❤️❤️
Переглядів 453 місяці тому
Warqad jacayl iyo Farxaan Bawkax ❤️❤️
Farxaan Bawlax 'Dagaalka soomaaliada'
Переглядів 224 місяці тому
“Xalku diinta Kama foga…” Abwaan Farxaan.mp4
Farxaan Bawkax Waraysi qaybtii 1 aad..Suugaan..
Переглядів 824 місяці тому
_Jacaylka iyo dumarkaba Aniga iyadaa i bartay…_ Abwaan Farxaan Maxamed Jaamac..mp4
Hadraawi (Ahn) Gudgude iyo luuqdii Farxaan Bawkax.
Переглядів 87Рік тому
Hadraawi (Ahn) Gudgude iyo luuqdii Farxaan Bawkax.
Gabay cusub xaaladda SOOL Farxaan Bawkax..
Переглядів 186Рік тому
Gabay cusub xaaladda SOOL Farxaan Bawkax..
Gabay baroor diiq ah Abwaan Hadraawi..Farxaan Bawkax.
Переглядів 180Рік тому
Gabay baroor diiq ah Abwaan Hadraawi..Farxaan Bawkax.
Farxaan Bawkax, GABAY CUSUB xaaladda dalka.15/08/2022...
Переглядів 1292 роки тому
Farxaan Bawkax, GABAY CUSUB xaaladda dalka.15/08/2022...
Abwaan Ibraahim Gadhle Gabaygii Yalaxlee FARXAAN BAWKAX.
Переглядів 2,8 тис.5 років тому
Abwaan Ibraahim Gadhle Gabaygii Yalaxlee FARXAAN BAWKAX.
Farxaan Bawkax..Allow hooyooy ku dhawr❤❤❤
Переглядів 3725 років тому
Vidéo de farxaan bawkax
Buraanbur kaa oohinaya Aadna u qiiro badan CEEL AFWEYN...
Переглядів 104 тис.5 років тому
Buraanbur kaa oohinaya Aadna u qiiro badan CEEL AFWEYN...
Abwaan Hadraawi Dhulgariir luuqdii Farxaan Bawkax..
Переглядів 12 тис.5 років тому
Abwaan Hadraawi Dhulgariir luuqdii Farxaan Bawkax..
Farxaan Bawkax 'Seexan kari waa'
Переглядів 6507 років тому
Farxaan Bawkax 'Seexan kari waa'
Maansadii ''ma reer ceeri gaabaa'' Farxaan Bawkax
Переглядів 4278 років тому
Maansadii ''ma reer ceeri gaabaa'' Farxaan Bawkax
Silsilada Ina macalin ciise iyo FARXAAN BAWKAX
Переглядів 5 тис.9 років тому
Silsilada Ina macalin ciise iyo FARXAAN BAWKAX

КОМЕНТАРІ

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Familiy systems Nicmaturabi xasbunalah wanicmalwakiil Nicmaturabi. Wadajir muqtshooy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Murtiisana buranbur yashayda iQas ah YA, IQas ah QatraaayQaranEEy cadayyareey jEmadEEy janogasho murwodumarooE mashaaaaalah tabaarakalah RiyaaqEEy Familyyyyyy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Hirseedad doQoney, fariidadtan Ya Nicmaturabi Nicmaturabi Buranbur yashayda horsedad damiryasheydi horjogto kala duwan Yala Nooc dumaaarow Ya an tanitani ya ahey , bahbahyareey waxayga ku Eka hey murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Ku awey QatraaayqaranEEy cadayyareey fariidad ba layiri , lE Y, Wan jooga soo dhawoow badanbadan wa dhawawahayba bogadin hanbalyo iyoiyo

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Murwodumaroo yariisEEy jiilbajiilba farac cadayyareey cadceeddumarooo facyaashay Noocyadeyna wan ba uwataa ugu hEQEyo QiimobadanEEy RiyaQEY darajobadan lagufarxeeeey ya Familyyyyyy system

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    QaranEy horseedad horjoogto fariidad dumaar iyo Rag iyaaaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    QEyrto

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Bahbahbah Bahbahbah minyarooy soo dhawoow QatraaayqaranEEy Qiimobadan cadceeddumaaroo cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy Brinseseseses boqorad RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Shantrooney ba lay yirah Sabiriineey saxaneeey Runeey Ya Cadceeddumarooo EhEEyE gabar miyey dhalata murwodumaroo yariisEEy samsamEey lagufarxeeeey jEmaadeeey tanogasho marwa familyy murwodumaroo shahshahlEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    LE iyaa .war

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Shantarooneey shanad Familyyyyyy familiessss systems dumaar iyo Rag Yartayarta

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    dumaar iyo Rag. Iyaa LE bahbahbah bah Yareey iyaa minyarooy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Islaaaaam dhaQan wanaag Wadajir muqtishooy. Liina lan soo imawsoo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN Qado xalaaloo buuxdo lagufarxeeeey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 26 днів тому

    Y, as, badan badan QadErin QEyo Qiimobadan lay hayaba an Qiyas lahaynba murwodumaroo ooridumaroo yariisEEy samsamEey dagan fariidad cadceeddumaroo lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay waanba uwataa uguna Qayobadaneey darajobadan

  • @user-pf5cr8jc1b
    @user-pf5cr8jc1b 2 місяці тому

    Farxaan maxamad nin ag tayda qaalika ah

  • @adnabdi4627
    @adnabdi4627 2 місяці тому

    😢😢😢😢 illhyow celafweyn nabad Aan dhamayd lahayn sii 😢😢

    • @adnabdi4627
      @adnabdi4627 2 місяці тому

      Waxan buranburan dawanaya ano oyay Wlhi dagaalka celafweyn waxan kuwayey labo qof aad ujcela adeerkay iyo inderkay illhy labado hanaxaristo 5 years baa sowaregtay dhimashoda marwlpa waan idin ducaynaya 1/6/2024😢😢

  • @ahmedhassanhassan1270
    @ahmedhassanhassan1270 7 місяців тому

    Ñio Luuqda Aqoon dheer bey U bahan thy

  • @naadiyaeng7868
    @naadiyaeng7868 11 місяців тому

    😢

  • @user-oj7lb6tg1d
    @user-oj7lb6tg1d Рік тому

    Ilaahow u naxariiso Somali isakaa iku hayey😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Рік тому

    Ceel afweyne mamaqlin ceel madax weyne baamaqlay biyihi ceel madaxweyne yiloo malab ahaa laga madanmayee murusadow muruqaga xoogey hirika qadar aba kuweyd

  • @najaxkhadar540
    @najaxkhadar540 Рік тому

    good

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    shaydaan waa beelayo isku dira dad is dhalay isla dhashay waa gabadh waanisay haday wax fahman umada

  • @iqracapdi3479
    @iqracapdi3479 Рік тому

    Awe

  • @mohamedawale4288
    @mohamedawale4288 2 роки тому

    Nasab kamila Allah haku. Dayoo

  • @ahmedas2216
    @ahmedas2216 2 роки тому

    Waa gabay qiimaleh kahadlaya wacyiga iyo xalada taagan hada horoscope abwaan farxaan bawkax

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 2 роки тому

    Subaxanllah ilaahay hortiisa ayaa la odhan ku dhaaro inay dadkaasi Madaxda ihi soo direen oo ay ku dilayaan ku dhaaro. Allahu Akbar

    • @fay5183
      @fay5183 Рік тому

      Maxamuud xashi iyo buur madaw soo warayso.

  • @barwaqokayse9525
    @barwaqokayse9525 3 роки тому

    Axax

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 роки тому

    Axmedow nin dheeraad sitoo, dhiibban baad tahaye tu kalaad u dhaaftaa kolkaad, dhaliso tii roone dhallintii caleemaha lahayd, waygu dheertahaye haddaan Beegsi kala soo dhex baxay, tooda meel dhigaye labadii dhallaannimo lahayd, ways dhar urisaaye berberaawi dhuub iyo ka dhuub, waysu dhurannaaye ilhaaneey dhiggaagiyo hablaha, dhuude falanqeeye hadduu dhagaxu kala hayb tirsado, dheemman baad tahaye Suugaantu waa dhaqan haddana, waa sed iyo dhiibe dhidib iyo lud bay leedihiyo, dhaabad iyo meele dhuuxuu ka eegaa ninkii, dhilan yaqaannaaye qofba waa dhankuu ka arko iyo, meesha uu dhigo e dadka dhiiri iyo qawl san baa, lagu dhacsiiyaaye sida loo dhahaa buu khalqigu, ugu dhegtaagaaye dhunkaal iyo xajiin lama marshiyo, dhuumatiyo shiile sida dhuuni qaataha murtida, looma dheeh tiro e dhiidhiga nin laasimay hadduu, dheegto waa halise dheeldheelligaa laga jiraa, waa la dherershaaye dhexroor iyo waxa lagu xajaa, weliba dhaad-dhaade dhoomaha waxaa laga xushaa, tooda dhumuc weyne hadalkana nin yidhi waa dhigaa, sii dheh baa dilaye inaan dhaabadeeyaan rabaa, dhawr kal dabadeede dhaxalkeeda nimankii lahaa, way dhebaandhebiye iyagaa dharaaraba intaan, dhaafay sii odhanne. Gabaygani dhambaal buu sidaa, waayo soo dhaxaye dhulgariirna waa kii la baxay, dhalashadiisiiye dhaawdhaawda Qaadkiyo ka culus, dhaan wadaa yidhiye kana dheer is yeelyeelka iyo, iidheh iyo faane qof dhabcaala mooyee nin kale, waw dhedhamayaaye. Xaajada halkaas baan dhigoo, dhaabad baw dihine in la sii dhaqaajey rabtaa, dhaygag badanleeye oo loola dhaadhaco halkey, dhuux ka leedahaye waxa lumay dhudhumintii runtiyo , dheelli tirihiiye inta samaha dhuxulayn kartaa, waa dhif iyo koowe dhalool bay isugu biirtay iyo, tii dharjo ahayde dhulka wuu ku soo badanayaa, baal ku dhoorruhuye dhan xiirradu haddii ay maqlaan, ways dhufanayaane sinnaantey dhaliil moodayaan, tii Ilaah dhigaye dhinacay ka joogaan sharciga, waa dhis foorara e marka ay dhanaaniga gashiyo, dhiibta kala guurka dhiilaha nin buuxshaa ma jiro , dhacarta jiilaale dhirin-dhirintu waa shay sanoo, lagu dhabriiraaye hal dhabaalahaa awgayow, tii dhamayd geliye hays dhigan nin nooloow hiddadu, waysu dhimataaye. Laan dharab ka toostiyo Hibooy, dhool cas baad tahaye dhalankaagu waa luulka iyo, dhiraha yaaquude malaha roob la dhaca waad taqaan, dhiinka jookha lehe dhalankiisa shaygaa gobta ah, waad u dhigantaaye dhibic iyo cadceed looshan iyo, dhool gu' baad tahaye qurux iyo dheg baad leedihiyo, dhaabad iyo seese dherer iyo laf baad leedihiyo, dhaygag iyo yaabe dhebi heeg u baxay baad ka tahay, dhoobo jiifyada'e dhul fog baad ka laacdaa sidii, dheenta laallida'e ruuxii ku dhawraa si buu, kuugu dhegayaaye. Dhabeelnimana way kugu jirtaa, dhab iyo miisaane dhiidhiibsigaagiyo haddana, dhuda wanaaggaaga dheehaaga maahee shishaad, dhuux u leedahaye dhulka lagama soo qodin dadkee, Aadan baa dhalaye adigiyo hablaha dhinaca kale, waysu dhigantaane dhud quraad ka wada beeranteen, dhaadashada guude dhabdhab baad ku kala leexateen, adiyo joog dheere dhawawalanka waxa kuugu wacan, amase dhoohnaanta dhab darrooyinkoodaa qalbigu, dhaawac dumayaaye dhimir bay ku saareen dabool, baali kaa dhigaye dhafoor taabadkoodaa qod-qoday, dhabannadaadiiye dhaqaaq joogsigaagiyo wejiga, dhaxanta saarsaaran dhadhansiga dareenkaa ka culus, buuro soo dhacaye intaad adigu dhiillaysan tahay, taydu waa dhicise! Hadalkana nin yidhi waa dhigaa, sii dheh baa dilaye inaan dhaabadeeyaan rabaa, dhawr kal dabadeede dhaxalkeeda nimankii lahaa, way dhebaandhebiye iyagaa dharaaraba intaan, dhaafay sii odhanne. Dhafdhaf iyo halhays beena baad, soo dhadhabateene dhugatiyo cad xaaraana iyo, dhoohan may cunine dhamaas lagu takooriyo ma jirin, caado dhaaf kale e dhab cad iyo ma haysaan daliil, meel la sii dhigaye dhaqankaas canbaaraynayaa, saaray dhiillada e labadii hiyiga dheehi jirey, way ka dheertahaye weligeed dhibaatada adduun, looma soo dhixine dhaandhaanno maahee kashaa, dhooli-mood tahaye intii aad dhisnaydeen iyagu, way dhur sugayeene dhufaannimo hagooglay intaa, kula dhex joogeene dharaar uun in waa kale beryey, dhawrayeen abide dhegahay intaas la hadlayeen, waa dhab may odhane dhibaatadana way eegayeen, dhaayihii jiraye Cishadey dhanaan tahay haddii, laysu dholol fayto dhab u dirirka waa lagu yiqiin, dhaanto iyo shiishe rag hadduu dhabiiltamo naftey, dhigi yaqiinneene in kastuu xiniin dhaafyuhuu, dhiirinnimo sheegto mar haddaan dhalliil lagu gudbayn, dhalasho mooyaane dareenkiisu wuxu dhaadayaa, hoos in loo dhigaye Dhar-dhaarrey ahaayeen intaad, dheri lahaydeene dhaddiggiyo labkoodaa kan kale, dhinacyo taagnaaye ninka ay dhisaan baan isagu, tooda dhaydhayine gudmahay dhabbeeyeen ka badan, lag iyo dheeraade hadday dhigan lahaayeen mid uun, maalba may dhaqane dhaxalkiisa may soo xarayn, dhogorta xoolaade waligood dhalaal subaga iyo, dhaashi may heline dhay iyo karuur labada weel, dhoosha may geline hadday dhami lahaayeen mid uun, dhiilba may tolanne Dhegahooda maag baa qabsaday, shayna may dhimine si baa loo dhaliilaa haddana, ruuxna may dhibine dhuyaal iyo kudaal bay damceen, dhiigna may galine dhulka way ka sii guuraayaan, ruuxna may dhicine dhoof bay ku daysteen inay, sibiq dhaqaaqaane dhalashada inay dooriyaan, bay u dhowdahaye dhagar inay galaan bay damceen, dhaarse may marine dhaaxaan ogsoonaa halyey, dhuuntay keligiiye Hadalkana nin yidhi waa dhigaa, sii dheh baa dilaye inaan dhaabadeeyaan rabaa, dhawr kal dabadeede dhaxalkeeda nimankii lahaa, way dhebaandhebiye iyagaa dharaaraba intaan, dhaafay sii odhanne. Godka dhidarka beelaha qotow, dhowr kal baa haraye hadduu dhiillo leeyahay dulmigu, waad ka dheregteene intaad weel manno ah dhaamiseen, way dheg weyntahaye ulihii dharkaynkiyo cayada, waydinkii dhilaye dhamacdiyo dabkaad quudateen, maaha dhalanteede. Nin xaqiina meel hoose dhigay, tiisu waa dhedo'e xumaantana wanaag baa dhaxlee, wayda haw dhimane naftu dhaaba-dhaabaha hiyiga, way ku dhacantaaye kol haddii dhabbada loo qorqoro, way ku dhilantaaye mar haddii qalbiga ciil dhufasado, dhaaftay taladiiye sida Dhooddi-meerkii taleex, haw dhaqaaqina e dhirbaaxooyinkii quursigaa, dhuunta yuurura e haddii dhagar inaad gaysataan, laabtu dhigi waydo dhanka eebbahay xiga adduun, wayska dhalanteede. Dhab dhabluhu markuu yimi arlada, may dhammayn talo e waatay dhufaannadu khalqiga, soo dhex geliyeene waa kii dhamaastiyo falkiyo, keenay dhalanteede waa kii dhibaatada la yimi, dheega-dheegaha e waa kii dhufaysyada qotee, dhoombir soo rogaye maantay dhankaas iyo dhankaas, baahday dhiilladuna markay dhabaqday waa kii shacbigu, soo dhalaashadaye waataad dhadhaabtiyo budkiyo, dhagaxa boobteene gobannimada waa tii dhagdhago, dhaanto loo tumaye dharaartaana waad wada jirteen, dhiiftu kululayde waa loo dhammaa maalmihii, laysu dhaarsadaye Hayeeshee ma sii dhugan caqligu, teeda dhinac tiile dhiilladu halkay weeran tahay, looma faal dhigine waa tii la dhaawacay markay, dhalatay guushiiye weligeed dhan baa qaawanaa, dhidibbadeediiye Xaajadu intay dhowdahay, dhaymo leedahaye shinkeedii markey dhaaftay bay, keentay dhabandheebe dhab-darro uma toosine nabsigu, wuu dharaarsadaye dhacan baa la saaraa halkuu, eel ka dhowyahaye markaasay dhurwaagiyo colkiyo, dhawrta celisaaye Nin dhug lihiba wuu garanaya, suul dhabaalaha e dhabbadaad u xaadheen ninkii, soo dhus layn jiraye dhextaalkeeda goortuu hubsaday, soo dhababaceeye dhalliilaha markuu sahansaduu, meel ka soo dhacaye dhawaaq toosiyow baxay lugtii, dhaaftay jeeniga e waa kaas dhaqaaliyo hub iyo, dhoof u soo helaye dhuxul hoos ka nool iyo dab baa, soo dhabiib kiciye Dhacadiidka xaajada gashiyo, dhabanno hayskeeda markii aan dhab deyey baan is iri, dhacanta sii saare af dhabaan-dhabkeedii haddana, waan ku dhiirradaye dhanbaalkii digniintaan is iri, caawa yuu dhixine Dheehada Rashiidow mar baan, neefka loo dhigine magaceeda oo laba kor dhaban, yey dhewelantaaye marka dhiilka lala hoos galey, meelo dhugataaye Ummadyahay dhab baa loo hadlaa, waad is dhigateene dulmigii lafaha dhuuxay baad, dib u dhardhaarteene ummad baad xaqeedii dhammaa, dhababka saarteene gunaadkii naftii weli ma dhigin, waase dhiig baxaye garaadkiinnu wuu dhaafsan yahay, dhiilkan buuxsamaye maantana waxaa idin dhex taal, tii dib loo dhigaye caaway u dhowdahay haddaad, dhugasho siisaane. Dhillowyahaynku waa geed ka baxa, dhuunta geed kale e imminkuu dhabbada soo hayaa, dhaanki reer Yurube nin kastoo is dhoob-dhoobi jiray, dhigaha loo laabye dheweraad haddey kala lahayd, laysu soo dhuraye markii dhuuni loo rogey arlada, dhoorku wada daalye dhallinyaradu way dayriyeen, dhalashadoodiiye waa taa ninkii dhowrsanaa, qaad ku soo dhacaye waa taa dhabeeshii hiddaha, dhaylo loo dubaye dhuuqdhuuq layaashii batiyo, heen dhalaalshuhuye dheri bay ku wada foorartaa, diiddan dhaqankiiye dhaddiggiyo labkeedii waqtigu, dhaal isugu keenye ummaddii dhiraha kala lahayd, ways dhex huruddaaye dheg-dheggiyo lafaha dhuubtay iyo, dhogor xumaanteeda qaraamaad markay wada dhantaa, dheehu doorasamaye haddey dhoojo wada yeelatiyo, dhiico iyo tuure haddii dhawrasaan lagu yiqiin, dhimay hankeediiye dhibaatadan xilkeedii horaad, uga dhabcaasheene maantana sidii dhagax dixeed, hawgu sii dhegina. Inta shay la dhawrtiyo haddaan, Diinta kugu dhaarsho inta gabay dhaf leeyahay haddaan, kaaga dhira fuulo haddaan dhaho haddaan dhigo haddaan, weliba dhiib dhiibo anigoon wax kuu dhimin haddaan, dhegaha kuu buuxsho dhaq-dhaqaaq ma kaa iman karaa, dhiillo lagu baajo ? Dhabtuun baa khalqigu diidaya, meesha dheer tegaye dhulgariirka waa laga baqaa, waayo soo dhaxaye la dhex joogi maayoo Arlada, dheelmashow qorane qofba wuxuu dhigtuun baa u yaal, dhiilka aakhiro e ninkii dhiirri sheegtoow is furo, way dhanaan tahaye.

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 2 роки тому

      axmedow nin dherad sito dhibsan baad tahaye sida miyanay ahayn saxib dhibban man modayn midkee saxan

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 роки тому

    Gabadhan waa qof caqli badni iyo aftahamo loogu deeqay maansha allaah

  • @amteburtinle8433
    @amteburtinle8433 4 роки тому

    Kii hore wuxuu ahaa kicin bulsho

  • @amteburtinle8433
    @amteburtinle8433 4 роки тому

    Waxaan codsanayaa kii hore oo soogalisay markii hore lagasaaro UA-cam ka

  • @amteburtinle8433
    @amteburtinle8433 4 роки тому

    Masha alaah gabadhaan kheyr ilaah howgu badalo waa sharaf lays dheer yahay in xigmada rabiku siiyo dabadeedna aad KHEYR ka u adeegsato abaaye kor kor ilaah hakaadhigo

  • @mustafeige6028
    @mustafeige6028 4 роки тому

    Waa gabadha af tahan ah Masha allah Way yar yihiin gabar sidan u buraanburta she touch me

  • @naasiraadanabokor5843
    @naasiraadanabokor5843 4 роки тому

    Maasha allah allow hooyoy ku dhaar

  • @cabdallaadan4294
    @cabdallaadan4294 4 роки тому

    ax ax waa dhiigjoojin

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 4 роки тому

    Hadaad habaryar xaqa ka hadlay

  • @eidneymar7708
    @eidneymar7708 4 роки тому

    Ax ilahaw nabad waarta

  • @aishahani8767
    @aishahani8767 4 роки тому

    Wll soo badi. Buranburka. Waaaban jeclahay. Gabaygage

  • @saynabmohamedbarre7315
    @saynabmohamedbarre7315 4 роки тому

    Mashalaah

  • @bushra88u
    @bushra88u 4 роки тому

    Abwaan gadhle rabi ha unaxariisto

  • @BooshariBooshari
    @BooshariBooshari 4 роки тому

    Asc

  • @ruqiyahussein1262
    @ruqiyahussein1262 4 роки тому

    Ax ax ax I’m crying 😭 wllhi 😭😭ilahay nabad ugu wada yaa Allah

  • @aadanclaad6019
    @aadanclaad6019 4 роки тому

    Farxaan bowkax ashcalaa gabay intaa wuu ubahnaa

  • @sahraabdi667
    @sahraabdi667 4 роки тому

    Ax ax ax ax ax ax ax

  • @maismailnour7833
    @maismailnour7833 5 років тому

    Mashalaah alle khayr haku siiyo ceeb afwayna nabad ha inoga dhigo

  • @axmadkaysecali6179
    @axmadkaysecali6179 5 років тому

    Qudus xoraynteeda qaryr baad Ku heli kartaaan . qof aan u qalmaynin dhiigiisa yaan LA qubin. geesiyad walee nacalaa afku dhiigle iyo dabhiye Ku yaal sida qoftan baa loo buraan buraa oo dadka waxloogu sheega ama afqadhmuunida dadka waa lagala aamusaa , ragwaawayn baa reeraha isku dira , inantan gobta ah dhagaysta

  • @axmadkaysecali6179
    @axmadkaysecali6179 5 років тому

    Guurti guulayso

  • @hindamaxamed3643
    @hindamaxamed3643 5 років тому

    Masha Allah

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 5 років тому

    odaygeedii baa u soo hoyan waayey naa isku xeji

  • @geeljiremedia168
    @geeljiremedia168 5 років тому

    naa garxejis wax hakuu qabto waadigii u yeedhayee dumarkaygii walee saas kagama samro