buraanbur qiiro leh oo laga tiriyay colaada ceel afwayn

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 16

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 11 місяців тому +4

    Subhaanallah ilaahay ha kala qabooji yo YAAA RABI CAALAMIIN 😢😢😢😢

  • @fosiaali9544
    @fosiaali9544 11 місяців тому +1

    Iaahay waxan kabaryaynaa inu kala qaboojiyo dadkayaga Ilaaha raxmaanka hakala qaboojoyo alle beerkoda burcad ha isumaryo

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 11 місяців тому +1

    Mashaalah mudan gabdhan wa ku tageersan from ceelhur insha ❤❤❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 11 місяців тому

    Gabada cod kad wa Masha Allah hadan waxa ka hadalya wa runta

  • @user-pe9jy7ym8h
    @user-pe9jy7ym8h 11 місяців тому

    Vgabadhan maasha Allah allahakuxafido umada waafkayaabaybaaa sagalbayxalmoodan

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 11 місяців тому

    Sakharan waxa maa maqalo baal Burannbur Balwada kaa waninaysa uu soo diir

  • @ukulm6841
    @ukulm6841 11 місяців тому

    Waa buraanbur qiiraleh caqliga ilaah hadeensiiyo kuwa idilaya.....

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 11 місяців тому

    Gabadha qof kii ina damiir😂leh wuu dhagay saya dumar iyo caruur un bay qaxinaya Allah waxan kabar yaya inuu kala qaboo jiyo dadka ehelka ah ku wa tuugta ah aa lacagta kusooqaday allah kashifo

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 11 місяців тому

    Illaahay hakala qaboojiyo cida gardarada wadana alle haqabto qabasho
    daran waayo waydagiladahay sikasta oo lasugu dhaariyo oo loogalo arinkooda

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 11 місяців тому

    Allah khilafka ha dhex saaro dadkasi wllo ah

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 11 місяців тому

    Ilaahay hakala qaboojiyo ❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢😢😢

  • @engadam7274
    @engadam7274 11 місяців тому

    Cinwaanku wuu khaldanyhy.... biciide iyo sacadyoonis isdilayaa ma jiro lkn waa boho faarax biciide iyo idarays..... xilganoo kale si hufan baa loo hadlaa....waxanu allh uga baryaynaa inuu dhiigaa wada dhash heshiisiiyo oo fudaydka la joojiya...

  • @siraadxasan2770
    @siraadxasan2770 11 місяців тому

    Gabadhaasaa isku dhaantaa ragaa xiiniinyaha sheeganaya.
    Ilaahayow raga xaqa rus oo Iimaanka ku soo celi.

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 11 місяців тому

    Xasbunalah. Wanicmal. Wakiil

  • @Qarandhise
    @Qarandhise 11 місяців тому

    Kuwaasi waa ceeb lamaan sheeko xidha gunta gunta dhashay

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط 11 місяців тому

    Waar. Gabadhaas. Bal maqla yaa. Yidhaa