Lacagta miyaa qaadatay xildhibaan Xasan sheekh iyo Axmed madoobe baad taageersan tihiin shalay Xasan sheekh asaa ka soo horjeeday saan aa firinbidga mucaaradkii ugusoo dhiibay maantane idin xanuujin shalay xanuun idin ku Ma hayn Wadana ku faraxsaneedeen Axmed madoobe Xasan sheekh asaa soo caleemo Saar ay Maantana mirihiisuu guranayaa Xasan allaha naga qabto alla kugu dacwaynay allow naga qabo aamiin aamiin
Booramana ma tagi karto xildhibanada somaliland ayay u shaqeyaan sidaan ayay ku shaqeystaan in siyaasada somaliya dab ku shidaan wali ma arag iyagoo mucaarad ah Mar walba garab ayay raacaan hadii somaliland la yiraahdo waa gonigosato dood ayay la imaanayaan marna dowlada fadaralka somaliya ayay ku oranayaan weydiiya somaliland ma federalka ayay ka mid tahay Maya ayay ku oranayaan
Doorashada ay u xiiqayso,ayada meshay katimi ma aadi karto ma kaaran baa xassan ku dooran Anigu waxaan oran lahaa dadkaa calooshoda u yimi ee kasoo jeeda SNM ta somali diidka ee loo isticmaalo dad ku badiska halaga eryo baarlamaanka waxa uu wadanka ka degi la yahay waa ayaga iyo shabaabka ay Hargeisa ka yimi hadii kale dowlado yar yar baa lookala jabi
Xaasid caloosha ka buuka tahay.wanaga iyo horumarka ay gadhane ba ka xun tahay AS way iska qabtane xamarna iyada AS.MEESHA burburka somalia laga wadana waa xamar
@II-vd4ih Habartan cajusadafaceyga ah.aniga carurteyda ma dayacin hoostan ku hestaa fikirkeygana wan dhibtaa .ragg ajanib ahna ma dhex ordo.dinta ubaneysey inay ragg dhex orodo I sheg Ilmahedii wey dayacdey jelashey ku jiran Islantan inay masjidka gasho ayey aheyd dal wax ku soo kordhinmeysee
Hassan firinbi wa geesi geesi dhalay Casho koos na waxa ka hadalsinaya wa laluush so tay awdal u olaleeen jirtay mx badalay wa xld mooryan ah oo mx cuna u jooga mesha
maasha allaah caasha waa waddaniyad qiima badan xafidukalaah
hooyo mcn haa isxizin
Khatumo guuuuul
Adiga waa in lamasaafuriyo
Lacagta miyaa qaadatay xildhibaan Xasan sheekh iyo Axmed madoobe baad taageersan tihiin shalay Xasan sheekh asaa ka soo horjeeday saan aa firinbidga mucaaradkii ugusoo dhiibay maantane idin xanuujin shalay xanuun idin ku Ma hayn Wadana ku faraxsaneedeen Axmed madoobe Xasan sheekh asaa soo caleemo Saar ay Maantana mirihiisuu guranayaa Xasan allaha naga qabto alla kugu dacwaynay allow naga qabo aamiin aamiin
Firibi must be centured.
Soomaaliland miyaad tagi kartaa yaadse u dhaaratay ma shacabka muqdisho .naga xishoo nayaa
Xildhiban casha koos waxaa tahay geesi wana runta hadalkada waxan sugna waa in ninkas sharciga lahor keena askarigana allaha ha cafiyo
Xilidhibaanadan Yaa Soo doortay
Waki ka shacabka matahin ee waxatahin kuwa dalka duminayo
Waxba ma isdhaantiin , waxaad u nooshihiin calooshiina.
Qaran uma shaqeyneysiin
Sax waaye
Naa ka tag meesha,markaad halkaa ka dhaqaaqdana somaliland baan nahay baad odhane
Xulshibaan noow xaal qaado waxaad u wgrihiin ciyaal weero ale haydin dhaafiyo umada
Adigu basaasiin somaalind ineey goostaan ayeey u joogaan, maxeey u tagi la’yihiin hargeeysa burco, berbera
Adiga oromo ka ahaaw waxba kaama.gelin😂😂
Xildhiban kharan matihin ee xishoda
Habartaa idoor cuqdadii goojacade ayey qavtaa firimbi waxey wax ooga sheegayso waa nin daarood ismaaciil
😂😂😂😂
In xabsiga lagu dhigo yaad ku fiican tihiin
Firimbi geesi geesi dhalay. Barlamaanka dhexdiisa maxay ka samaynaayaa reer waqooyi.
Hadii oo Geesi yahay Xaadoole maxoow uga cararay 😂😂😂
Qaranka be’ waaba ba’ay halkuu qaranku jooga masakiinta markii la barakicinaayey halkaad huruday waxaan la yabaa markay tuugadaasi laaluuush xaraan ah qataan oo wax walba ku Hadlaan xilfhibaanku waa qaldan yahay gacan qaadku waa qalad.
Haaye xagee ka shaqayn samaroon baadba tahaye yaab
bismillah, xildhibaanada maanta udhaqmey sida caruurta, yaaladooran, xildhibaan qaranka soomaaliya, duminayo, kibirka ayaa kabaday, waa wado jaasuuso, qarandumis ah, waa in maxkamad lasoo taago, axmed madoobe, qaranka soomaaliya, duminaayo, ayey, arken ayagana waa lamid maxkamed waa inlasoo taago, qaanuunka loo tiigsado, ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
QARANIMO WAXAA UDHOW KUWAAS QAYLINAYA OO DAMIIRKOODU DIIDAY QURUNKA MEESHA LAGU WALAAQAAYO
Sharciga ha shaqeeyo xildhibanka sharciga kama sareeyo ha l soo qabto cadaaladda ha waarto
wa wax anlqadan karin waxu istahila xabsi daiman
wariyaha gacanta had hadinayo muxu yahay
Wiilkaada xagee looga codaynayaa adaanba kusoo xireynaayee
Hadaanahay Shacabka Soomaaliyeed Waxaan Leenahay Halasooxiro Firibi
Qarannimo somalia ma jirto inta lo laban doono kitabka ilahay
Lalusha ka hadlinayo qaxabad yahay uuf
Munaafaq baa tahay gabiil iyo gabyaad baa ku caana maashay!
Alaah waa imisa tolow maxay qaadatay ofan kulo
Naya aamus oo afkaga xiro.
Aad Somaliland .
Gabadha waa runteed waa geesiyad
GABARAY WAXAANI INUUSAN BAARLAMAAN QARAN AHAYN ADIGAA MARKHAATI KA AH MAXAAYEELAY ADIGA OO CODKAAGU BEEC YAHAY OO CIDDII KU GADATA AAD CODKA SIISO , CIDAAD MATASHO IYO MEEL LAGAASOO DOORTAANA AYSAN JIRIN REERIHIINUNA WAA HORE ISKA TAGEEN OO DOWLAD GAAR AH SHEEGTEEN AYAA XUBIN KA AH!!!!!!!!!!
Camshaft koos.igu salaan cabdullahi sumini
Askariga dhakhtar loo dhigay feedhka Hassan Firimbi oo aan 5kg aheyn, ma ninkaasa tobabar askari soo qaatay, somali wadan dhintay
😂😂😂😂😂 waxaasaa xildhobaan sheeganaysa
DHILLO ADAN MADOBE
Booramana ma tagi karto xildhibanada somaliland ayay u shaqeyaan sidaan ayay ku shaqeystaan in siyaasada somaliya dab ku shidaan wali ma arag iyagoo mucaarad ah Mar walba garab ayay raacaan hadii somaliland la yiraahdo waa gonigosato dood ayay la imaanayaan marna dowlada fadaralka somaliya ayay ku oranayaan weydiiya somaliland ma federalka ayay ka mid tahay Maya ayay ku oranayaan
Doorashada ay u xiiqayso,ayada meshay katimi ma aadi karto ma kaaran baa xassan ku dooran
Anigu waxaan oran lahaa dadkaa calooshoda u yimi ee kasoo jeeda SNM ta somali diidka ee loo isticmaalo dad ku badiska halaga eryo baarlamaanka waxa uu wadanka ka degi la yahay waa ayaga iyo shabaabka ay Hargeisa ka yimi hadii kale dowlado yar yar baa lookala jabi
Xaasid caloosha ka buuka tahay.wanaga iyo horumarka ay gadhane ba ka xun tahay AS way iska qabtane xamarna iyada AS.MEESHA burburka somalia laga wadana waa xamar
Naagtaan Soomaaliland waxeey rabtaa in eey Soomaaliya dumisoo, Si Soomaaliland u hesho ictraaf. Marna ma rabaan in Soomaaliya istaagto. Waa Xaasidiin waana ogyihiin hadii Xasan Baahane sii joogo Ville Soomaaliya, Soomaaliy waa dumeeysaa.
IYADANA INUU KUFSADEY EHEYD SHAQAABADAN XUNTA AH. DAALIMAD LA GATEY
hacaayin gabadha kooxda axmed geedanaar waa la kufsanayaay uso gada wax lug ta uu ku duubta
xil mahaa kaasi sharciga aalmariyo
Waa Goowb Ceyaal Suusq isko imaadayn mahin Baarlawaan e doowlada way ko filshelmatay ha is Casilo Adan Modooway 😮😂
Xassan sheekh ba garane dhumisca oo wuxii dhadka jeebkisa qu ratey gabadha ma hawiya
MAYEE WAA SOMALILANDER SOO SHAQO TAGTAY OO XILDHIBAANIMO BEEN-ABUUR AH HAYSATA REER KOONFUREED LAGOOYADIISANA MEESHA UJOOGTA
Hadduu diley maxaad Qaban kartaa ? Naagtaan waaba Ethopian , Lahjada Somalida malahan !! Ururka iririsamka lagu
Keenay!? Where she’s from Coming ?
Naa ka fariso umada awey carurtedi xagey ku ogeyd tan oo kale waan naqan carurtediu baa jeelasha yurub ku jiro ooy dayacdey
Waa facaa dalka somaliya hogaamin adigane comment ayaad ku ciil baxee waa kaa laandheereeysan tahay canjeeradaada iska dubo 😂😂😂😂
@II-vd4ih
Habartan cajusadafaceyga ah.aniga carurteyda ma dayacin hoostan ku hestaa fikirkeygana wan dhibtaa .ragg ajanib ahna ma dhex ordo.dinta ubaneysey inay ragg dhex orodo I sheg
Ilmahedii wey dayacdey jelashey ku jiran
Islantan inay masjidka gasho ayey aheyd dal wax ku soo kordhinmeysee
Yur jeebkaa hadlaya
Adiga yaan agu dilin carar.
Horta naagtaan masoomaali laanbay madashaa adiga iyo xasan dadka buntilaan iyo jubo laan xildhibaanada sidaadoo kalaa rabtaa in xamar lagu doorta
Bal naagtan samaroon eega yaaab waleee Somalia god bay ku dhacday
Firinbi ninkan malin kasto kuhayo barlamanka maladilo kuligiin faaido malesihin xildhiban xaran kusocdo caaran cunaan
Hassan firinbi wa geesi geesi dhalay Casho koos na waxa ka hadalsinaya wa laluush so tay awdal u olaleeen jirtay mx badalay wa xld mooryan ah oo mx cuna u jooga mesha
Naagtaan baanba nacay horta ma gurguutay baarlamaanka ugu jirtaa inay difaacdo Alla maxaa golaha qurun fadhiya
Xildh. Caasho af daboolani waa dahab
Oo yey matashaaa yaab
Tan xassan baa qudba sira kuqaba😂
Naa naga aamus laaluushbaa kaadhax hadlayee
Reer jubalaan fadhiid ah oo adikoo kale ku soodirsaday saqajaan ayaana tahay fadhiid fadhiid dhalay ayàa tahay ka baxa muqdisho nin walbo meeshu dagan yahay aada qashin ayaad tihiin ey eydhashay ayaad tihiin police aad isku qabadeena muqdisho àyaad uku baxaysiin
Sowtii farmajo sowtuu firibiga la watey
Dhilo
Xildhibaano ma tihin tuuga tihiin
In adiga ay ku dilaan bay ahayd. Dhilo qabiiliste. Kitaabtu ku qabay.
Xagee lagaa dooranayaa adiga.
Sax waaye