Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

WIIL DHALLINYARA AH OO MAREYKANKA TAHRIIB KU GALAY KANA SOO TAHRIIBAY MAR KALE.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 чер 2020
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

КОМЕНТАРІ • 123

  • @samiramohamed2322
    @samiramohamed2322 2 роки тому +7

    Wa tahriiiibi rawa anigaa xitaaa....intee kabilawa

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 роки тому +5

    Don't tahriib stop the tahriib

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 Рік тому +1

    Hada Muxuu dalkiisa wali ugu maqanyahay oo usoo laban wayay?

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 2 роки тому +12

    Dadkaan maskax meey ka jiranyihiin. Ninkaan hada in $20000 to $40000 ka qasaartay, asagoo xaas iyo ilmo u jooggan aa dhici karto, waxaan u dheer xabsi, gaajo iyo jirdil. war maad wax maqashaan ood meeshiin joogtaan.

    • @SadaamAli10
      @SadaamAli10 2 роки тому +4

      Hada xmr Aya 6k looga baxa ila maksiko
      Lacagta ila mag siko laga geeyo account aye ku jiree 😁 basha hada way fududahay

    • @abdikanikhalif6381
      @abdikanikhalif6381 2 роки тому

      @@SadaamAli10 cukaash boorsada cayaarta ka daa

    • @mahadmohamedali6039
      @mahadmohamedali6039 2 роки тому

      @@SadaamAli10 hhh warkas ma hubtaa ugaas?

    • @husseinibraahim2243
      @husseinibraahim2243 2 роки тому

      Walaalo ma.hubtaaa arrinkaaas

    • @Guledworld
      @Guledworld Рік тому

      @@SadaamAli10 Arinkaasi ma hubtaa?!

  • @alisontraining7063
    @alisontraining7063 3 роки тому +7

    Adhiga maxa ujogi wey dhay

  • @hamsewasiirka3149
    @hamsewasiirka3149 Рік тому +1

    Giridhi

  • @ustaadmustafemohamed5556
    @ustaadmustafemohamed5556 2 роки тому +3

    Kkkk beerta maad qodatid markad jogtay

  • @bossrushdi6341
    @bossrushdi6341 3 роки тому +30

    somaliyoodhan dhibkan ayaa heesto,, qabyalada miraha laka dhaxlay,, waa in aan allaah u labanaa,waa hadii la rabo nabad iyo barwaaqo

    • @balqiisahmed3001
      @balqiisahmed3001 Рік тому

      Warun walal alhamdulilah nawada hanunsho dhamanten

  • @samiramogueh2046
    @samiramogueh2046 3 роки тому +10

    ninkaan maskaxiyan waa jiran yahay

    • @rashkageelday9502
      @rashkageelday9502 2 роки тому +1

      Ma jirana anaa aqaano dadka la iskama aflagaadeyo

  • @hayeeywaryaa1004
    @hayeeywaryaa1004 2 роки тому +1

    Adiga Maxaad utahriibtay oo aad wadankaga ugu shaqen wayday anagaa waxs noo shegaydaa miyaa

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому +1

    Alleh somali haw gargaro wll

  • @resa5735
    @resa5735 2 роки тому +1

    Om tv
    .

  • @hashixirsi9517
    @hashixirsi9517 Рік тому +1

    Asc marka hore dhamaan ummada soomaaliyeed d.d. Adiga oo intaas oo dhib ah soomareyba soo hadana kasoo tagin Dalkii maxaad uleedahay dadbaa buuro dhaadheer ciidsaarey oo dalag kasoo saarto maxaad dalkaaga aad u iimansan weydey ilta aad ayer famelka iyo caruurta uga kaxeysato South Africa, ummada hakulugoon meel nololi kajirin, dhiigooda lagu xalaashadey..

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 роки тому +1

    Cumar Geele xiniinyaha.Allah ku qabay.wiilkani.waa jabuutiyan.Gaajo.baday.dadkisa.

  • @arimahasocdaalkacanada
    @arimahasocdaalkacanada Рік тому

    Ilaah ha u gargaaro Somaalida

  • @mohanbishar989
    @mohanbishar989 2 роки тому +3

    Wadanaa heysana ku lahaa adi maxa ka wadey dalkaaga

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 3 роки тому +19

    Somaliyeey Tahriib America Io Rafaadkisa Waxaa KA Fudud DV LOTTERY Xareesta oo Si Nabad Ku Taga

    • @somalidhalad3007
      @somalidhalad3007 3 роки тому +6

      Dv lottery iguso oorod ma ahan 7 sano xarestey waku dhacey hada sanadka waka niyad jabey.

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 3 роки тому +3

      @@caaqilka3712 war walalow gabar yara ahaye familka maka soo dhuunta hhh wllhi America waa jeclhy gaar ahan Canada

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 3 роки тому +3

      @@somalidhalad3007 wllky plz hadaad 7 sano isku dayaysay ha joojin sababto ah waxaan waa wax aan lacag kaa rabin form yar ood buuxinasid adoo gurigaga jooga dhib ma kugu aha ee iska gal gali inaa guulaysata laga yaabaye
      Waxana waa bakhtiya nasiib gali niyadana hakashan hadad guulaysatid arag hadii kalana sanadka kale sugo

    • @yoonismustafe8699
      @yoonismustafe8699 3 роки тому +1

      @@marisacillahi1537 hadii aad rabto passport iib ah ila soo xidhiidh waa citizen UK ah 015217017860

    • @abdiazizhashi451
      @abdiazizhashi451 3 роки тому

      @@yoonismustafe8699 lambarka ma wax baa ka dhiman walaal

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 роки тому +2

    Ilaah wax kheyr qabo ha kugu badalo

  • @aidaroossidow4492
    @aidaroossidow4492 2 роки тому +11

    Maraykan tag hana lago Soo caliyo
    waa Habaar aduuniyo 😣💔

    • @ha4006
      @ha4006 2 роки тому +4

      Habaar mahan, jaahilyhow, Waxkastaa waxay u dhaceen sabab, wana qadka alle, amaa laga yabaa inanya kheyr u hayba America, oo Africa uga fcnthy,

    • @ramla.abdi.5451
      @ramla.abdi.5451 2 роки тому

      Illaahey amarkiisa badana wa mahad Illahey asago cilmi tahriib loga dhigey ayu imadey

    • @abdi6493
      @abdi6493 2 роки тому

      Waaba midaan la ybnhy 😂

  • @adanyare6820
    @adanyare6820 2 роки тому +1

    Angola ayaa ladhahaa xabsigaa

  • @abdirahmanAhmedarone
    @abdirahmanAhmedarone 3 роки тому +12

    Suaasha jawaabta u baahan waxey tahay asiga hada intuu joogaa bal ma dalki ayuu joogaa show somalida waa nuucaan dalkiina ka shaqeeysta kulahaa asiga muxuu mar labaad uga tagay dalka ee uu South Africa ugu laabtay

    • @moh_dream574
      @moh_dream574 3 роки тому +6

      Somalida showga wey ku dhereyan meley ka kala carareyn ayey ku leyihiin jooga wadan kiina 😅😅😂😂😂😂

    • @abdirahmanAhmedarone
      @abdirahmanAhmedarone 3 роки тому +4

      @@moh_dream574 waa munaafaqiin badankood waad ila aragtay

    • @somalidhalad3007
      @somalidhalad3007 3 роки тому +1

      @@abdirahmanAhmedarone fikradas wakugu racsanahey sxb

    • @somalidhalad3007
      @somalidhalad3007 3 роки тому +1

      Somalida waxey yaqanan dhaqan jees jes aah asago shaley Africa qoxoti ku aha rafadka iyo gajada ooga buu Ilahey mareken uso sahli sii fudud ku tagi. Marki uu hanti yesho buu kuso labani markas buu kugu jes jesi 🤣

  • @emiliobello2538
    @emiliobello2538 2 роки тому +3

    Waxaan rabaa in aan arko Soomaali badan oo dibadda ah

  • @sharamohammed5654
    @sharamohammed5654 4 роки тому +3

    Talo wanaagsan

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 роки тому +2

    Sibxan Allah dafku maxay dhibta isugadhsin

  • @miskiinabdiqaadirciise1664
    @miskiinabdiqaadirciise1664 2 роки тому +2

    Hhhh

  • @ayala1627
    @ayala1627 2 роки тому +3

    Waa dhallinyaradii uu wanjalay ee uu dib-u-celintooda, lacagta faraha badan ku qaatay wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya: Amb Axmed Ciise Cawad.

  • @nuuradinabdi1539
    @nuuradinabdi1539 4 роки тому +3

    SIIRUU FIL ARDI.
    WAA DHABB NIMCADA SOMALI ILLAAHAY SIIYEY CID HAYSATAA MA JIRTO!!.
    LKN,NIMCO WALIBA NUSQAAANTEED LEH!!.

    • @cabdilahimoyare2773
      @cabdilahimoyare2773 2 роки тому

      Nimcada xagey kuso martey sanadkiba abaarba hoyada waseyse

  • @hamisare6735
    @hamisare6735 3 роки тому +6

    ninkan numberkiisa isooqora

    • @abdifatah222
      @abdifatah222 3 роки тому +1

      Matahribi rabta

    • @abdirahimmusa1178
      @abdirahimmusa1178 3 роки тому

      @@caaqilka3712 sxb wax furan majiro cvid 19 dunidi kala xir xiray

  • @samdaaniofficial4896
    @samdaaniofficial4896 2 роки тому +1

    War dal mahaysatide maxaa maraykan kaa keenay qofka ma waalan yahay

  • @munaanosman4731
    @munaanosman4731 2 роки тому

    Wuu soo qancay

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 роки тому +3

    Brazil sidee ku Tagaa . inta Kle Wan Socon karaaye

    • @aaloowyare6970
      @aaloowyare6970 3 роки тому

      Intee joogtaa hada

    • @sironachannel644
      @sironachannel644 3 роки тому

      anne mexico aan rabay 😂

    • @sironachannel644
      @sironachannel644 3 роки тому

      turki maa joogtaa

    • @Muhammed-25n
      @Muhammed-25n 3 роки тому +3

      Zxb nairobi had joogto isoo qabo nio aniga xitaa waan rabaa nio.... passport Somali ayad waxaa ku tagi kartaa ecadour ama Haiti free visa waaye labadas wadan lkn Brazil visa ayay rabtaa

    • @thefunniestvideochannel2764
      @thefunniestvideochannel2764 3 роки тому +3

      Intee joogta sxb Qorsha fudud lakuu Haya