Somalida ka Tahriibta Brazil ilaa iyo USA with SolaPortal

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 44

  • @daadirmuxudin1828
    @daadirmuxudin1828 Рік тому +3

    Waana wax ku ool ahh. Sola sxb dambigaaga allaha dhaafo umada wax badan baad tartaah xittaa si maskixiyan ahh oo xikmad leh ayaad u dhistaah❤

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому

    Mahadsanid Abdinasir😘👍

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 Рік тому

    Mashallah qer illahey hakusiiyo waa waano ad uwanag san

  • @user-xg3cp8td8c
    @user-xg3cp8td8c 2 місяці тому

    Thnks abti

  • @AhmedMohamed-yo2ih
    @AhmedMohamed-yo2ih Рік тому +5

    Sxb aan ku saxo taas waa aayat quraan ee saxabada ma dhihin mana keenin ee naska quraanka يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا تَقْرَبُوا الصَّلَاةَ وَأَنْتُمْ سُكَارَىٰ حَتَّىٰ تَعْلَمُوا مَا تَقُولُونَ وَلَا جُنُبًا إِلَّا عَابِرِي سَبِيلٍ حَتَّىٰ تَغْتَسِلُوا ۚ وَإِنْ كُنْتُمْ مَرْضَىٰ أَوْ عَلَىٰ سَفَرٍ أَوْ جَاءَ أَحَدٌ مِنْكُمْ مِنَ الْغَائِطِ أَوْ لَامَسْتُمُ النِّسَاءَ فَلَمْ تَجِدُوا مَاءً فَتَيَمَّمُوا صَعِيدًا

  • @obsiiye5503
    @obsiiye5503 Рік тому

    maalintaa macalin ii sheeg waa ana waan soo baxayaaye

  • @MumtazFarah
    @MumtazFarah Рік тому

    Solo waan u xiisnay barnaamijyadaada baryahan waad mashquushay baan filayaa

  • @aOmar-bt9ex
    @aOmar-bt9ex 7 місяців тому

    C/naasir waad mahadsantahay aad baan u xiisaayaa vloog yada aad no soo diyaarisid. Mahadsanid.

  • @brighttechnology49
    @brighttechnology49 Рік тому

    Thanks

  • @daud6248
    @daud6248 Рік тому

    thanks sola

  • @Somali-One
    @Somali-One Рік тому +2

    Tahriib raaxo ah caalamka ma jiro. Rag iyo Dumar kufsiga waa u siman yihiin.

  • @alifow7
    @alifow7 Рік тому

    Macliin makugula talin lehen decumentry gass ha sameynina waa very risk wacyigelintan uun sii wad lkn qaabkan wa badaleysa.

  • @keyseabdisheikh8541
    @keyseabdisheikh8541 Рік тому

    Asxabta ustaadka farinteeeda hala garsiiiyo mahadsanidiiiin

  • @hassanchannal3541
    @hassanchannal3541 Рік тому

    Masha Allaah Mr sola waa sax waxa aad sheegeysid waa wax sax ah anaa Brazil somaray waligey ma arkin meel ka xun waxaan u tahriibay liibiya iyo cumaan hada aan brazil ilaa us meel sahlan Ma aha igu soo orad ma aha xitaa Mexico ilaa us hada labo darbi ayaa laga boodaya saan haddii aan ogaan lahaa ma imadeen

  • @baadiofficial693
    @baadiofficial693 Рік тому +1

    Solo sxp lorryga kasoo hdal 🙏❤️

  • @maxamedjakir
    @maxamedjakir 3 місяці тому

    Wlahi sola hadalkada niyada ayaan kudhistaa wana kutageraa alaha kuxafido

  • @keyseabdisheikh8541
    @keyseabdisheikh8541 Рік тому

    Ustaaad abdi nasir macalin wali ilaa hada codsigeyga kamadan sojawabin ustaaad qali

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un Рік тому

    mahadsanid ustaad dhiiragaliye wanaagsan ayaa tahay .

  • @user-xg7md8kj8z
    @user-xg7md8kj8z 11 місяців тому

    ❤solo is not easy

  • @Ali-qi1uw
    @Ali-qi1uw 3 місяці тому +1

    Wallahi Ani wantahribi rawe sauth africa Ayan joogo cape town canada 🇨🇦 utaharibi rawe

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 Рік тому +1

    Wadan wan heysanaa lakiin madax maheysano oo dacad wadanka iyo dadka u ah kalay oo madaxweyne noonoqo ninfiican ayad u ektahayee

  • @saxarlawaayeel9285
    @saxarlawaayeel9285 4 місяці тому

    Hadan is lahaa aad baxdid lkn bal waan eegi.

  • @muqdishostudio7632
    @muqdishostudio7632 29 днів тому

    Visa brasil aa muqdisho kaheli kartaaa

  • @manaaatcumar6022
    @manaaatcumar6022 2 місяці тому

    😊

  • @khaliifweynekhaliifweyne9849

    macalin sola wax badan Aan ka fa iidno lambar kada whatsapp noso dir

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 Рік тому

    Sida hada malyuun manka

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Рік тому +1

    Abdinaser warka xamar inaga daa canada ayaan rabaa inaan tago caydh baan rabaa inaan jiifka ku qaato hilib doofaar ayaan rabaa inaan cuno aniga hadda wxaan ku noolahay wadan ka mid ah wadamada qurbaha

  • @user-rz6ig2dp8g
    @user-rz6ig2dp8g 2 місяці тому

    Wll passpor dabotiyan kawan vizaha😮

  • @suldaankasoomaalidheere2659
    @suldaankasoomaalidheere2659 6 місяців тому

    Sola Like & share ma xusuusataa kkkk😅

  • @abdisamriye8049
    @abdisamriye8049 2 місяці тому

    Wale cabdi nasir sola runta wuu idiin shegay dhalinyaro hada tihiin talada qata naftu waa qaali

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 Рік тому +2

    Solo, view quruxda badan aad nala wadagtay mahadsanid, mida kale, Amazon in dad dadka cuno joogaan waa xaqiiq, documentary laga diyaariyay ayan daawaday..
    lkn Europe iyo Maraykan aniba wan rabaa, ilahay meshi sahlan hana geeyo bal

  • @user-qp9rs2rc6t
    @user-qp9rs2rc6t 9 місяців тому

    Barbados ka warn 😂

  • @suhuuraxmed4761
    @suhuuraxmed4761 Рік тому

    Panama laga mahelo viso mabixiyaan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 місяці тому

    Dadkan wada yacaya ma. DA.DAY
    KA ORDAYAAN😂😂

  • @ruqia4241
    @ruqia4241 Рік тому

    Ascl Solo waan ku salamay mida kale adiga qof wanagsan baa tahay laakiin far baa kugu godan maxaa dhacay adigoo ka hadlaayo laguma arkin dagaalka ka socda LAASCAANOOD maxay ku dhacday inaadan ka hadlin ninyahoow waxan ku haystay nin wadani ah laakiin hada waxad nagu noqotay nin interest ka hadlo

    • @albushrainstitute6608
      @albushrainstitute6608 5 місяців тому

      Bilaa caqli batahay ninkan lascanod waxba uma tarayo haduu ka aamusay iyo haduu kahadli lahaaba maantaba wataaso waa nabad

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 Рік тому

    Wadankina dhabato ayaataalo ilamaha sida loodhameynayo

  • @user-lm2wb4sg4u
    @user-lm2wb4sg4u 3 місяці тому

    talo wanaagsan
    ninku raba baa tallo ku siiya