Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

MUQDISHO | IYO MAALINTA JIMCAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2021

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 2 роки тому +92

    Reer Mogadishu waa gob gob dhashay walaahi inaanay jirin cid ka gobsan Alle nabad waarta hasiiyo love 😍 from Burco gobolka ragga 😁

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 2 роки тому +3

      Amiin yarabi

    • @ikranfarah6086
      @ikranfarah6086 2 роки тому +11

      Gobanimo waad nagu dhaften
      Hadad tihin rer burco
      Illahey amarkis burco waa magalo aan iska jeclahay oo aan ku riyoodo tagisteeda
      Anoo waligey cagta sarin
      Inan wadanka ku dalxiso waa hamigeyga burcabaana ka bilaabi donaa I.a
      "Inan rer muqdisho ah"

  • @muslimah7265
    @muslimah7265 2 роки тому +647

    Top places to visit in Mogadishu
    Liido beach
    Daru salam city
    Peace garden
    National theater
    city statues
    City stadiums
    Coffee shops
    Universities like SIMAD (town compus, beautiful place)
    Hamarwayne district (old city)
    Koodka (fish market in Hamarwayne)
    Italian lighthouse
    Jazeera beach
    Astan tower (tv station)
    Mogadishu mall
    Hotels like Decale, Elite, and etc
    Welcome to Mogadishu. Stay safe!

    • @zadikahmed1314
      @zadikahmed1314 2 роки тому +46

      Screenshot baan ka qaatay intaas, si markaan muqdisho aan imaado ugu dalxiiso goobahaas aad sheegtay 🥰 Thanks sister

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 2 роки тому +16

      Beerta banaadir ku dar

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 2 роки тому +4

      Save

    • @abwaannaciima4571
      @abwaannaciima4571 2 роки тому +9

      Screenshot an ka qatay wle ,markaan muqdisho tago wa inan gobaha cagaha dhiga

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 2 роки тому

      Qadadweynta wiilka bal hanaga dilina

  • @Internut1985
    @Internut1985 2 роки тому +180

    Mogadishu is the heart 💙 of every Somali. No matter where you are from in the Somali lands , you have deep connection with Mogadishu. Waligay ma tagin Xamar caddey, laakin Marka xajka laga soo tago waa meeshaan aan jecelahy in aan mar uun tago. Xamar waa qalbiga, waa indhaha nuurkoodii waa hooyadii ummada Soomaaliyeed Allahow noo barakee Yaa Allah Amiiin
    From Hargeisa Somaliland

    • @hamdahassan1360
      @hamdahassan1360 2 роки тому +5

      Wallahi waa magaalo mucjisa ah oo quluubta hanata. Muqdisho waa wadnaha qofkasta oo Somaliya oo xalaala.

    • @Internut1985
      @Internut1985 2 роки тому

      @@hamdahassan1360 🌹

    • @firdaushassan2082
      @firdaushassan2082 2 роки тому +2

      Woow alla wllo aad baan idiin jecelnahay wllh billahi

    • @makaveli8453
      @makaveli8453 2 роки тому

      Muqdisho ❤

  • @maaweell
    @maaweell 2 роки тому +33

    First week in Muqdisho ❤️

  • @khadarxasan5230
    @khadarxasan5230 2 роки тому +87

    Maasha alaah muqdisho waabay iga haysaa inaaan mar,uun umaado ayaaan rajaynayaa from HARGAYSA

  • @galileogaming.5606
    @galileogaming.5606 2 роки тому +394

    After 35 years of destruction and suffering Mogadishu is finally recovering cheers from Djibouti 🇩🇯

    • @somalia2730
      @somalia2730 2 роки тому +6

      Thank you our brothers Djabouti

    • @galileogaming.5606
      @galileogaming.5606 2 роки тому +33

      @@somalia2730 not brothers we are family bro 😎 Wallahi I wish all Somalis lived in one nation we are literally one family one language one religion but life isn’t always fair

    • @abdihakimsheikh7724
      @abdihakimsheikh7724 2 роки тому +1

      Mashaallah I love my somali people who are in Djibouti 🇩🇯

    • @5cents246
      @5cents246 2 роки тому +1

      @@galileogaming.5606 but how can we I’m lander and I love All people but when it comes to politics my only enemies are my own people the Somali

    • @hassanabdikarimmohamed2505
      @hassanabdikarimmohamed2505 2 роки тому +6

      @@5cents246 I hear your views bro, Somalis are their own worst enemies, inshallah we will work out our political differences and learn to support each other and when the time is right, we can unite

  • @mohmedyousuf7063
    @mohmedyousuf7063 2 роки тому +59

    Ilaahayow muqdisho nabad ka yeel Mar uun waan iman xamar caddey allahyow ha idilin anigoon muqdisho tagin from hargaysa somaliland💚🤍❤

  • @humbleguy3963
    @humbleguy3963 2 роки тому +54

    Best channel on UA-cam. All Somalis should support this guy. He's a good man

  • @axmeth_4907
    @axmeth_4907 2 роки тому +166

    Reer Muqdisho is muujiya From Jamhuuryda Barakaysan Hargeysa 🌃🏙 💚🤍🖤❤️

    • @engbirlaqe6507
      @engbirlaqe6507 2 роки тому +4

      Rer abti yashey waa IDIN salamay

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 роки тому +2

      Salaam ugaas halkina Allah idinku xifdiyo

    • @thegreatgeeljir8904
      @thegreatgeeljir8904 2 роки тому +1

      Stfu wax jamhuuriyad ladhaho ma jidhan muuse biixi waa dhal shuubo🤣🤣

    • @ggtl304
      @ggtl304 2 роки тому +2

      @@thegreatgeeljir8904 Somali matihid waxani wa bots eey sameysten cadow isku diraya umadda somaliyeed wax walba oo eey aminsayihin ,mrka reer waqoyi ama Somaliland qofki kasocdow o aqriya ha moodin iney hdlkan reer konfur so qoreen

    • @user-ed8nv2sv7j
      @user-ed8nv2sv7j 2 роки тому

      @@thegreatgeeljir8904 wax ku wasaa rabtaa

  • @ikranfarah6086
    @ikranfarah6086 2 роки тому +97

    Masha allah qeysow gobaad tahay wllo kusoo dhowow muqdisho mar uun inaad imaneysid waan filayey
    Magaladu waa magaaladadii waxan rajeynayaa inaad vlogyo qurux badan nooga so samen dontit.

  • @salmaali2142
    @salmaali2142 2 роки тому +219

    Somalia is beautiful Masha Allah can’t to wait see my motherland for the first time in my life 😍🥺

  • @sahrailyaaz7404
    @sahrailyaaz7404 2 роки тому +36

    Masha Allah muqdisho way qurux badan tahy❤
    Ilahay nabad haka dhigo aamiin 🤲
    Inta Rabat in uu tago oo uu inoso duubo
    Baydhabo
    Kismaayo
    Shabeelloyinka
    Liketa isku muujiya👍 big love all somali weyn 💘

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +170

    Allahayoow noo daa wiilasheena dhamaantood. Love you Qays and your team. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

    • @ducoqabe1225
      @ducoqabe1225 2 роки тому +3

      Adigun ciis Ku noolow sister

  • @Omersdad_.
    @Omersdad_. 2 роки тому +72

    Manshallah from hargeisa walaalahay reer muqdisho aad ban u salaamayaa, inshallah wan iman doonaa.

  • @ogaben007
    @ogaben007 2 роки тому +100

    Qays, proud of you brother! You are breaking barriers within the somali people. I would love for you to keep going down South. Don't let anyone make you afraid or deter you from representing all of the Somaal people.

    • @5cents246
      @5cents246 2 роки тому

      Yeh

    • @jamaabdikarimjama7582
      @jamaabdikarimjama7582 2 роки тому +1

      Facts

    • @salamkala14
      @salamkala14 2 роки тому +2

      Somaliland is still a separate country wtf

    • @5cents246
      @5cents246 2 роки тому +4

      @@salamkala14 yeh I agree but ethnicity we all the same wallal I’m lander btw

    • @fuadwarsame6688
      @fuadwarsame6688 2 роки тому +1

      I still remember HODAN NALLEYE and SAADO ALI faith, this guy is dead man walking!

  • @amin9428
    @amin9428 2 роки тому +197

    This is the day we all have been waiting for, Thank u Qays for visiting my hometown , Hope every somali get the chance to visit mogadishu No matter whether you are from Somaliland, Djibouti, or anywhere else You all welcome guys.

    • @5cents246
      @5cents246 2 роки тому +9

      100% I’m surprise that muqdisho looks like that wallahi mash allah I’m lander so I never been in the south

    • @nboss8028
      @nboss8028 2 роки тому

      True darling

    • @nboss8028
      @nboss8028 2 роки тому

      Mansha allah we are truly blessed muqdisho is amazing

    • @mca.x9520
      @mca.x9520 2 роки тому

      You will Never Catch me Rolling in MUUQDILA ZOOMALIA.. QALDAAN IYO QADAADWAYN

    • @MotivationandNatureFilms
      @MotivationandNatureFilms 2 роки тому

      Thaks brother

  • @Mazim_izmail67
    @Mazim_izmail67 2 роки тому +39

    Riya Kasto aad leedahay rabbi ha ku ruumeyo hadaad like ii saarto 😍🙏🤗
    From 🇪🇬

  • @mekdesbirhanu3222
    @mekdesbirhanu3222 2 роки тому +12

    am ethiopian ...somali's are the most charming and friendly people i grew up wiz the them luv u guys

  • @haberjeclo8036
    @haberjeclo8036 2 роки тому +62

    Mashallah muqdisho casimada umada somaliyed viva from burco

  • @ebyanmohamed4442
    @ebyanmohamed4442 2 роки тому +22

    My home town Allahuma Bariik! Muqdisho muuqbilan thanks brother Qays👑🇸🇴❤️

  • @saynabahmed1046
    @saynabahmed1046 2 роки тому +108

    Reer muqdisho is muujiya from jamhuuriyad barakaysan😍🥰🥰❤

    • @mohamedadan5120
      @mohamedadan5120 2 роки тому

      Xamar yaan lagaa buuxinin. Boos kasii qabso.

    • @HogamiyeALBA
      @HogamiyeALBA 2 роки тому

      Diyaar baanu nahay
      Soo dhawow walaal Qeys iyo Team kiisa

    • @sumayosusu
      @sumayosusu Рік тому

      Wana kan wll tnx

  • @nimcoahmed5904
    @nimcoahmed5904 2 роки тому +48

    Salalahu calayhi wasalam ❤
    Masha allah muqdisho qurux badanaa ilahayow xasili 😍

  • @alimahamud3679
    @alimahamud3679 2 роки тому +11

    Casimadii umada somaliyeed muqdisho mideeya alaw dhawr somali melkaste ay joogto amiin

  • @hazzanaafi6160
    @hazzanaafi6160 2 роки тому +118

    Mnzha Allah Muqdishoo Siraadan waan Sugaynay.
    I can't wait intaan ka imaanayo my mother's land.😍
    Much Love ❤ from Hargeisa🤌🏼🤎
    Allaha Idiin sugo Nabada🤲🏼💯

  • @doseofaysha6329
    @doseofaysha6329 2 роки тому +92

    While I was watching this video I felt sad not gonna lie, knowing tht Qays was where is Father passed away..but towards the end I drifted from being sad to being okay.. if you have been watching his videos you know the type of aura he exudes, happy, excited, kinda aura. Let's remember his father in our prayers. Illahay janadha hageyo qabrigana hauwasiiyo. Amin ya Raab. Keep up the Great work Qays. We will always support you.

    • @QaysQeyser.
      @QaysQeyser.  2 роки тому +18

      Ameen ya rabbi jazaakallaahu khayr wallo 🙏❤️

    • @doseofaysha6329
      @doseofaysha6329 2 роки тому +3

      @@QaysQeyser. Afwan walalo.

    • @shukri1395
      @shukri1395 2 роки тому +2

      Amiin amiin 🤲

    • @majidelmit2326
      @majidelmit2326 2 роки тому

      Wait your dad die there or his dad???

    • @doseofaysha6329
      @doseofaysha6329 2 роки тому

      @@majidelmit2326 his dad, Allah yarham

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 2 роки тому +47

    I am number one from the United States also from Somaliland. May Allah have mercy on your father and thank you very much for all that you do. 😂😂😂😂

    • @galileogaming.5606
      @galileogaming.5606 2 роки тому +22

      Love to Somaliland 🇭🇺 and Somalia 🇸🇴 from from Djibouti 🇩🇯 remember brothers we all Somalis we might not be United as a nation but we are forever the same family please let’s never fight let’s build up our kingdoms ❤️

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 роки тому +3

      @@galileogaming.5606 we might not be united as a nation' hhhhh the funniest thing I ever heard. I'm from somaliland too. you're So Funny!

    • @Pets-x9e
      @Pets-x9e 2 роки тому

      Kkkkkkkkk

    • @abdullahiabdi8464
      @abdullahiabdi8464 2 роки тому

      @@galileogaming.5606 this people will never listen anything bruh and the students are taught in history that somalia is our enemy💔🇸🇴. There is areason siyad baree wuxasuqe

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 роки тому +2

      @@abdullahiabdi8464 0 iQ bastar! adigoo midhan wa kuwii somalia laga qaban Lahaa inay maamulaan, do you just say that?!

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 2 роки тому +26

    I WAS BORN AND GROUND UP MY HOME TOWN MY SCHOOL SHEEKH XASAN BARSAME NEAR SHABELLE I LOVE MUGADISHU MOGADISHO IS MY PART MY LIVE GREETING HARGEYSA

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 роки тому

      Me too brother l am from sheikh hassan barsame what year . Casa Italiano iyo hoda supermarket ayaan soo xasuustay. Fiisho diritoor ishaa buun.

  • @odeysoomaaliyeed
    @odeysoomaaliyeed 2 роки тому +4

    Manshallah Allahuma baarik yaa rabii. Muqdisho waa caafimaada umada soomaaliyeed meel walbo oo ay dunida ka joogaan. Diri dawa ama Jabuuti ama Garissa iyo wajeer iyo isiolo ama mandheeraa. Soomaali oo dhan ayeey caafimaad u tahey

  • @relaxingstressmusic354
    @relaxingstressmusic354 2 роки тому +43

    One of the best and greatest
    Qays qayser 💪🏽

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 роки тому +14

    Masha Allaha mogadisho waa dhistan nabad barwaaqo horumar Iyo midnimo Iyo wadajir horumar ku gaari karna

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 роки тому +9

    Mashallah muqdisho wey tagtay, ilahay Haa ino saaidiyo 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🇸🇴🇸🇴

  • @amirah4524
    @amirah4524 2 роки тому +40

    Qays never disappoints may Allah bless your hands walalo 🤍🥰

  • @ayaancabdi2770
    @ayaancabdi2770 2 роки тому +28

    M.a brother waa malin qurux badan jimco xilwa waan sugaaye inaad muqdisho cdy muqdisho bilan inaad nagula jimceysato walakeey keep going from muqdisho cdy 🥰🙏💯

  • @abzlibaax7412
    @abzlibaax7412 2 роки тому +20

    Beautiful city xamar cadey -just remember Mogadishu is capital city for all Somalis and we hope for full peace insha Allah

  • @abdullahiabdi8464
    @abdullahiabdi8464 2 роки тому +33

    I have travelled alot while seating in the house thanks for qays qayser you deserve 1m likes one day all somalis will unite 💪🇸🇴we will capture our lands like nfd,ogadenia, socotra .somalia hanolatoo from garissa❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 2 роки тому

      Socotra you gonna have to fight the Emirates 🇦🇪 😳😳

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 2 роки тому

      Uae has socotra and it’s Yemeni island 😳😳

    • @abdullahiabdi8464
      @abdullahiabdi8464 2 роки тому +1

      @@daviroza4700 bruh socotra is ours it was given to yemen by british atotal of 458,222km² this land can be a whole country 💔🇸🇴

    • @daviroza4700
      @daviroza4700 2 роки тому +1

      @@abdullahiabdi8464 British did not give it to Yemen cause Yemen had controlled socotra for thousands of years

    • @abdullahiabdi8464
      @abdullahiabdi8464 2 роки тому

      @@daviroza4700 bruh somalia to socotra it is like 50 km yemen 400 km we will go to icj 🇸🇴 if Emirates take it

  • @ggtl304
    @ggtl304 2 роки тому +20

    Kuso dhawow muqdisho qeys ,intad kusugantihina Allah idinku xifdiyo 🙌🏿

  • @Asma-si1gg
    @Asma-si1gg 2 роки тому +9

    مــــــــقــــــعــــــــد شـــــــاه 《 مقديشوا 》مدينتي الحبيبة ❤ سلام واهلها كرام .

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 2 роки тому +15

    Mogadishu waan jeclahay inaan Togo balse cid iima joogto yaa igu soo dhawayn doona 😔 we are one from burco

    • @amaldahir1391
      @amaldahir1391 2 роки тому +2

      Noo imaaw wllo dadka dhan baa dadkaagii ah ani aan ugu horeeyee kuugu soo dhaween martideeda baad noqon

    • @aliyare3898
      @aliyare3898 2 роки тому +2

      @@amaldahir1391 insha Allah mahadsanid Aboowe waan iman doonaa xamar

    • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
      @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 2 роки тому +1

      Ali Yare bowe no kaley Dadka waa dadkaga Anaga dhan baa ku jogno Halkan Wlcm

    • @khadijaabdi8960
      @khadijaabdi8960 2 роки тому +2

      Aniga kuujooga abaayo mcnto

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +1

    Waaw qays qaysar
    Ugu dambeyn. Xamar Ayuu tegay
    Marar badan kuu soo Qoray.
    Muqdisho. Kismaayo
    Baraawe Afgooye
    Inta af somaliga ku hadasha.u kala Goosh.
    Nin Balaaran.dadkiisu.Badanyahay.
    Ayaad tahaye guul reer muqdisho.
    2017 kii 28.2.ayaa iigu dambeysay.

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 роки тому +23

    Qays qeyser Geesi Allaah Haku Sharfo Walaalo Geesi Geesi Dhalay Illaahay Xogaaga Hakuu Barakeeyo Dhamaan To You And Your Friends Illaahay Haidin Xiftiyo Masha'Allaah Waa Beautiful Video Beautiful Mogadisho Jazakalahum Khayr For Sharing Your Time With Us Keep Going Forward Geesi💗💖💚🤍❤💗👍

  • @mohamedhus872
    @mohamedhus872 2 роки тому +12

    Reer muqdisho dad gob ah from hargiesa somaliland meeshas inaan Mar soo arkan rabe😄

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +11

    Mogadisho is my hometown. Where i finished my whole schooling. Allow nabad yeelo dhulkeena iyo Dadkeena dhamaantood .

  • @queenrahma6373
    @queenrahma6373 2 роки тому +16

    I’m soo proud of you walalo qaali. Finally 🥰🥰🥰 Muqdisho

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 роки тому +2

    Inama dhalinyaro ah oo Nabiga salalaahu calayhi wasalam ku dikriyaya baraka Alaah!

  • @asharif8480
    @asharif8480 2 роки тому +42

    May Allah protect you from any harm all your video's are so beautiful and different, I'm sure you will find a more beautiful places to visit in Somalia and share with us in year's to come insha'Allah jzk

  • @Hanat45
    @Hanat45 2 роки тому +28

    Omg! welcome to the one of the oldest cities in africa Mogadisho!! cheers❤️

    • @bintiahxmedsaleban9682
      @bintiahxmedsaleban9682 2 роки тому

      😂😂😂😂

    • @mohamedwaititi6192
      @mohamedwaititi6192 2 роки тому

      Not oldest more like most dangerous too many bombings in Mogadishu

    • @mohamedwaititi6192
      @mohamedwaititi6192 2 роки тому

      Viva Somaliland 😂😂🤣🤣

    • @Hanat45
      @Hanat45 2 роки тому +6

      @@mohamedwaititi6192 subhanallah! which kind of cudur do you have bro?
      agree or not Mogadisho is older than all cities in africa except Cairo😊

    • @aliyusuf9790
      @aliyusuf9790 2 роки тому +3

      @@mohamedwaititi6192 if it’s dangerous why do most Somaliland people come to mugadishu ?

  • @M73432
    @M73432 2 роки тому

    MUQDISHO waan jecelahay horumarkeeduna tusaale iyo horumar iyo wax u kordhaya Somali oo dhan meel ay joogto weeyaan ànigu aad baan u safraa waan dareemaa magaca Somali kor u kiciisu sida MUQDISHO qayb uga tahay alle ha xifdiyo MUQDISHO. HARGEISA IYo dhamaan megaalootinkeena.
    Dhawaan waan Iman beginning of 2022 asxaab badan kuma lihi waxaan rajayn inaan qaar badan kusoo baran doono. FROM HARGEISA

  • @master_som
    @master_som 2 роки тому +3

    Masha Allah 👍

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 2 роки тому +127

    Qays qaysar
    Welcome to somali 🇸🇴
    Reer muqdisho from somaliland
    💚🤍❤

    • @norbilmusic3549
      @norbilmusic3549 2 роки тому +3

      Isii subiccrebs😭

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 2 роки тому +2

      Hhhhhh welcome to Muqdisho dheh horuu Somalia 🇸🇴 u jogaye.

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 роки тому +2

      @@kamal-hassan somiland ka yimid wilka wll miyad huruda ?

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan 2 роки тому +1

      @@mohailkacase3237 may sxb, lkn isku miyanay ahayn Somalia 🇸🇴 iyo Somaliland hal dal?

    • @mohamethnazri5044
      @mohamethnazri5044 2 роки тому +2

      @@kamal-hassan wxni wax loo imaado oo loo marti noqdo aaa sbbtan oo kle wxa soomalida bdankeeda u necebyiin reer xmrka war ader Djibouti waa dal Somaliyed somalilabd nfd and and Somali state of Ethiopia intaasiba way idinka mdx banaanyiine muran iyo buuqaad jeceshine ninka muqdisho kaley ba ku xijiiseen ader 2 days uu kuu duubayo meeshan ad dad la horboodeyse aduunkna ka hdhy yey riyo maalmeed ku seexin mise dhaladkii muqdisho ma tihide dadkii ilma buhuu bahaa baad tay yaga sidaa u hadlee!!!!

  • @princesssaymo2468
    @princesssaymo2468 2 роки тому +38

    Welcome ro mogadishu bro
    There are another beautiful places nd delicious restaurants here in Mogadishu
    So hope u have a fun nd
    Love u❤️

    • @saeedofficial
      @saeedofficial 2 роки тому +1

      But muqdisho is vary expensive when it comes to Food waslad hiliba and 3 cup of Drink 29 Usd dollar

  • @jibrilali4512
    @jibrilali4512 2 роки тому +10

    mother land🥺💔 one day am gonna visit you muqdisho🇸🇴

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 роки тому +6

    Mansha allah, Muqdisho Daawo Dacalada. Maxaa qurux iyo haybad rabbi siiyey. Allahayow sii nabad buuxda ❤

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 2 роки тому +43

    Welcome to the home 🏡 my big brother 💙🙏

  • @maxamedcabdinuur360
    @maxamedcabdinuur360 2 роки тому +6

    Masha Allah asxb qaaliya aad ayaa umahadsantahin sida quruxda badan ee aad usoogudbisid muqaalada maada iyo madadaalada isugujira
    welcome to Mogadishu🙏

  • @kherowbisharhassan7055
    @kherowbisharhassan7055 2 роки тому +13

    Qays this was my hope to see you in all parts of Somali not only Somali land alone.wating to see you in isha baidoa.

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 роки тому +1

    Dadka reer muqdisho waa dad qalbi fcn oo very Humble masugi karo booqashadeyda dhulka soomalida ee nabdoon

  • @dahirsheikhdon3598
    @dahirsheikhdon3598 2 роки тому +5

    Qays you are the only UA-camer that i ilke to watch. Your videos are educational, breathe taking and give us hope. You showed us lot of beautiful places that’s more beautiful than Florida and Caribbeans.

  • @aliriddick9428
    @aliriddick9428 2 роки тому +8

    Salaam Alaikum my brother i love yr videos. Im in Hargaisa i pray allah unite us in peace. Sad our leaders are messed up. Politics is an ugly business
    Keep it real.

  • @cumargedi2308
    @cumargedi2308 2 роки тому +8

    Muqdisho magaalo madaxdeena from hargeisa ❤❤❤

  • @zakariyehazzan1955
    @zakariyehazzan1955 2 роки тому +5

    Ciyal xamar sxbyal nabad warta idin raJeYnaYa wxan idinka so salamaya g. ragga burco one love dhamntin 🤎🩸💉

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 2 роки тому +10

    Raga Geela dhax-Galay ee Garoorka keneenay❤❤
    Allah ha idin-Dhowro sxb horay ugusocda

  • @zack5257
    @zack5257 2 роки тому +9

    I WAS BORN IN BAAR UBAX MUQDISHO inshallah mar un waan ku laabanaya from Puntland, Garoowe ❤️

    • @zoviechulie5133
      @zoviechulie5133 2 роки тому

      Hanagu soo noqon mehaaga naga joog 😏uff

    • @fariixalia7864
      @fariixalia7864 Рік тому

      @@zoviechulie5133 wasaqad mesha maka xigtaa insaanka imow wll soolaabo

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 2 роки тому +8

    Maasha allah waxbadan baa sugeynay dronta qeys oo daaraha xamar dusha sare noga soo duubta finally qeys wuu is keenay xamar😍😍👌👌💪

  • @khalidfuad6084
    @khalidfuad6084 2 роки тому +9

    Maasha Allah
    Mogadishu is the one of the places i always dream to go

  • @aliosman7830
    @aliosman7830 2 роки тому +5

    MashaAllah Mogadishu way qurux badan tahy I'm from hargeisa

  • @zareedoeggeh8826
    @zareedoeggeh8826 2 роки тому +11

    Guulayso if iyo aakhiraba wll Abdirahman keep going♥️♥️♥️👑👑👑

  • @sadiaabdalla6107
    @sadiaabdalla6107 2 роки тому +4

    Mashaallh allh hainbarakeeya dhalinteena somaliyeed noolada wwww kahely muqalkan quruxda badan muqdisho muuq wanaaag

  • @mahadsh2791
    @mahadsh2791 2 роки тому +1

    Legend finally mogadishu tagay reer mogadishu ninkaan dhalinyaradaa ee qalbiga wanaagsan haloo kalakiciyo keep up the good work my brother from another mother

  • @umumuxsin884
    @umumuxsin884 2 роки тому +11

    Masha Allah waxbadan ayan kadawaday mela kaladuwan o anan garanenin lkn wankufaraxsanahay muqdisho iyo malin farxaded Allah hanogadhigo nabad warta adna qeys qeysar horumar wacan insha Allah

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 2 роки тому +10

    Qays you are the best brother. Recently discovered your channel. Mashaa'Allaah may Allah protect you always and give you all the best in this life and the next. Ameen ya Allah.

  • @ina_mohamet
    @ina_mohamet 2 роки тому +6

    Good bless Somalia bueatiful country 🇸🇴
    My allah protect country evil around 😥❤

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 2 роки тому +2

    May Allah protect to you walal, u are a role model to so many showing us our country it gave me joy. Thank you walal

  • @realmadridsomalifuns2875
    @realmadridsomalifuns2875 2 роки тому +9

    Aniigoo hargeysa jooga hadana arag muqdisho meelaha anan ilobin magacyadoda waxa kamida
    Kaaran iyo number 4

    • @sacdiyaahmeh6231
      @sacdiyaahmeh6231 Рік тому

      Hhhhhhhhhhh 20 degmo 1 degmo 40 xaafadood ka badanthy walaal u welcome

  • @amiinahmed8828
    @amiinahmed8828 2 роки тому +23

    Qays qayser legend always legend 🤗

  • @bilandigriye5791
    @bilandigriye5791 2 роки тому +6

    Heestii yurub geenyo ayaan soo xasuustay Muqdisho My City 💞💯🙏

  • @najaxmaxamed4643
    @najaxmaxamed4643 2 роки тому +1

    صلي الله عليه وسلم ♥️♥️ اللهم أنزله المقعد المقرب عندك يوم القيامة

  • @bedershabac970
    @bedershabac970 2 роки тому +4

    Casimadii umada soomaaliyeed muqdisho from buuhoodle 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @cadeeyboolo8905
    @cadeeyboolo8905 2 роки тому +7

    Home sweet home i miss ma country moqdisho cadeey😩

  • @aliyare3151
    @aliyare3151 2 роки тому

    Muqdisho night noosooduub sxb macan liido number4 wadada makka all mukarama iyo daarusalaam jazeera peach thanks libaax

  • @mohbulshaawi597
    @mohbulshaawi597 2 роки тому +2

    Masha allah reer muqdisho waanu idin jecelahay dad nasab ah from Hargeysa

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 роки тому +16

    Sallallahu ala Muhammad Sallallahu Alaihi Wasallam Blessings Off Allah Be Upon Muhammad My Allah Send Blessings 🙌 And Peace Upon Him🤲❤❤❤❤❤❤❤❤🤲

  • @zuhaylayusuf9406
    @zuhaylayusuf9406 2 роки тому +10

    Masha allah waxaan rajaynayanaa in ad kuraxasato magalada adigo nabad ahna ka noqoto wllkay qalo🔥❤️

  • @ahmedkayse6061
    @ahmedkayse6061 2 роки тому +1

    Mnsha allah Muqdisho alle habarakeeyo amaankeeda rabi hasugo from Hargaysa

  • @hudayuusuf111
    @hudayuusuf111 2 роки тому +2

    Guulayso qay qaysaroow wllo from hargeisa💚💬❤👏 reer muqdishona waan salaamayaa

  • @hamseali1079
    @hamseali1079 2 роки тому +10

    you really make quality videos that are very interesting to the people Qeys Qayzar

  • @osmanmoha9259
    @osmanmoha9259 2 роки тому +5

    Magala madaxda umada somaliyed qof waliba somaliyed wa hoyga inagu wada kulminaysay ki dibad ka imada iyo ki gudahaba joga allow somali mido an is kla shegan na tus 🤲🏾🇸🇴❤

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 роки тому

      Alle ha idin mideyo oo dowlad amizon ila lin nisi from somaliland ❤💭💚

    • @osmanmoha9259
      @osmanmoha9259 2 роки тому

      Mesha donto kaso jed meshan ada u bahan mahine cid adi ku bahn mlhn zhp😊

  • @birtol7583
    @birtol7583 2 роки тому +1

    Salaan sare Muqdisho caddey from your twin brother Hargeisa.

  • @hassanaliabdilaahi2338
    @hassanaliabdilaahi2338 2 роки тому +3

    Muqdisho magaalo micniheedu badan yahay alle ha maamuusee ✌🏾
    From hargeysa

  • @nimconuura4493
    @nimconuura4493 2 роки тому +10

    Mansha allah muqdisho 💚☁️❤️

  • @farahabi5892
    @farahabi5892 2 роки тому +5

    Ma Shaa Allah brother your making really good videos. I've never been to Mogadishu as I'm from the North Region (Somaliland) so it's very insightful and educational. I hope to visit one day In Shaa Allah.

  • @ubaxhassan9475
    @ubaxhassan9475 2 роки тому +9

    Masha allah wan rajeyneynay malin uun ina imado moqdisho cadey Allaha nii xafido dhamantiinba wllkey 😍😍😍❤❤❤❤

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 2 роки тому

      Hadow rabi kuu qadaro wood imaanaysa huuno

    • @M73432
      @M73432 2 роки тому

      I welcome

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 2 роки тому +2

    Walee muqdisho Waa casimad aan wakhti Aan ku soo qaatay way waxn arkayaa wada sii maka almukarama wlhi miss wlhi isbarmuuto yaa helaya wlhii orage lagama helo Wlhi waar rer hargaisa hadaynu nahay cuntada muqdisho yaa top Ah 😣 RER BUULAXUUBAY IS MUUJIYAA

  • @bilanbidhan2312
    @bilanbidhan2312 2 роки тому +13

    Welcome to mugdisho 🥰🥰❤

  • @dl6937
    @dl6937 2 роки тому +6

    Nin da yar oo aad u qiima badan baad tahay wll. Ilaahay ha idin xifdiyo dhamantiin, Allahuma amiin. Soomaali Soomaalinimo ayaa deeqda oo ka badan weliba!

  • @wacanali3595
    @wacanali3595 2 роки тому +2

    Masha allah I love muqsisho very beautiful city AloowDalka Nabad Ka dhih

  • @monam7931
    @monam7931 2 роки тому

    Mansha Allah ilahayow nabad ka dhig magalo qurux badan muqdisho

  • @tube-tk5vc
    @tube-tk5vc 2 роки тому +9

    عليه الصلاة وسلم❤❤

  • @themahdi5249
    @themahdi5249 2 роки тому +6

    Muqdisho allow barakee❤️

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 2 роки тому

    Manshallha my cite ooh 31 year iam not back thea oh ireall miss mugdisho

  • @ifraaxshiine8243
    @ifraaxshiine8243 2 роки тому +4

    Masha allah waxaad soo rucleeso muqdisho ma iskeentay guuleyso wll ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️