Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

STREET FOOD IN MOGADISHO | Cuntada wadooyinka muqdisho

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 лип 2023
  • Waxaan markii ugu horeysay isku dayay cunto waddooyin ah oo caan ka ah magaalada Muqdisho.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

КОМЕНТАРІ • 132

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Рік тому +31

    20kun Like iyo Share Fadlan
    Mahad Instagram kiisa:
    instagram.com/mahad_salad?igshid=MzRlODBiNWFlZA==
    Geedi Sahan Instagram:
    Instagram: instagram.com/geedisahan/

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 Рік тому

      Asc geedi sahan welcome to mogdishu it is your home feel safe people of somalia respect for u regarding your travel vlogs across the world.

    • @maymuunamuuna7151
      @maymuunamuuna7151 Рік тому

      Macaanbdhanasn iyo bisbaas lagu daray dumarkaa Soo alifay

  • @Geenyada
    @Geenyada Рік тому +31

    Welcome to Mogadishu bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @asmamohamed3628
    @asmamohamed3628 Рік тому +11

    yaa rabbi🙏muqdisho amnigeed nabad ka dhig wlhi wxaa cunto iyo khudrad taala wlhi waa yaabi allow nabad ka dhig from hargeysa dadkygii ii noolada

    • @jamaalaxmed-eo6yt
      @jamaalaxmed-eo6yt Рік тому +2

      Aamiin walaasheena waliba ah. Waan jecelnahay walaalaheena reer Hargaysa sidoo kale. Nabad iyo horumar ku noolaada adinkuna walaashay.💙💙💙💙💙

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +21

    Dunida ma soo marin qof lamida nebigena muhammed scw ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @asadcade7762
    @asadcade7762 Рік тому +9

    Mashallahgeedi, ku soo dhawoow Caasimada umada soomaaliyeed ❤

  • @babasheeq
    @babasheeq Рік тому +5

    Xamar dhibka lee hadii laga dhaafo nolol iyo nimcaa taallo masha'Allah!!

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 Рік тому +4

    Masha allah muqdisho cadey ilaahey hanii barakeyo wadankeena ❤️🫶🏻🇸🇴

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 Рік тому +5

    Wow Xaafadeyda imaaday isgooska siinaay ciyaal siinaay meshan maku jiraan wa idin salaamay

    • @dalla112
      @dalla112 Рік тому +1

      isgooska siinaay saan ma isku badalay 1999ki igu dambeysay

  • @BlackmanDaTraveller
    @BlackmanDaTraveller Рік тому +22

    BIG UP SOMALIA

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Рік тому +5

    Geedi Sahan Mogadishu Ku Soo dhawaaw Best Somalia 🇸🇴 UA-camrs Guulleyso Legend Geedi

  • @najihalhilowli
    @najihalhilowli Рік тому +11

    Big respect ✊🏽 ❤

  • @flowersgirluwu738
    @flowersgirluwu738 Рік тому +2

    Welcome to mugdisho somali best UA-camr gedi sahan

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali Рік тому +1

    Ugaaas soo badi vlogyada

  • @shamsasharaf5281
    @shamsasharaf5281 Рік тому +3

    Reer muqdisho batati macan ayan ku walacay burcana wan ka wayay sidan ku heli karaa cafimadkayga ku xidhan

    • @mahdimo6276
      @mahdimo6276 Рік тому

      Bataati burco malaga heli karaa😂

    • @bushra445
      @bushra445 Рік тому +1

      Sorry abayo wan kuso dhibi lahaa hadan xamar jogi lahaa

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 Рік тому +2

    Geedi sahan well come mogdishu the best UA-camr of Somali bepole 👍👍👍

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому +2

    Mash Mash Dadka Badanaa Macsharo Ee U Yaqaanaan Dadkii Hore Weliba,

  • @user-lz1kf3lj3z
    @user-lz1kf3lj3z 10 місяців тому

    GUUL MUQDSHOOW.DADKEEDA AH DAACDA

  • @faadumoshiiknuur5108
    @faadumoshiiknuur5108 Рік тому +2

    Aloow kor kadhig Muqdisho aamiin yaarabi

  • @zakariebashiradam4964
    @zakariebashiradam4964 Рік тому +1

    Welcome to Mogadishu

  • @rashkacade6102
    @rashkacade6102 Рік тому +1

    WELCOME moqdishu geedi

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 Рік тому +4

    Your content is amazing

  • @SaalaxDigle
    @SaalaxDigle Рік тому +2

    Mansha Allah saaxiib muuqal qurxoon weeye

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 Рік тому +1

    Ma Sha allah camar cadeey nabada allah ha inoo askeeyo

  • @q_miraa627
    @q_miraa627 Рік тому +2

    Welcome Mogadishu abowe geedisahan❤❤

  • @abdialimohamed7440
    @abdialimohamed7440 Рік тому +3

    Rer muqdisho ciyaal CEELASHA biyaha❤

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Рік тому +2

    Keep going brother geedi sahan oo
    Xamar caday Ku sugan

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому +2

    Masha alaah aniga na waan idinla cunay alaha idiin daaweyo leefleefoow laatin americo aalaga istocmaalaa

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +1

    MAASHAAXALAAH. KUSHAWOOW MUGDISHO. KUDHOW. GEEDISAHAN. BOOSASO. AAD INSHALAAH LAAH. GAROOWE😊😊😊❤❤❤

  • @Mina-xg4uv
    @Mina-xg4uv 11 місяців тому +2

    Beautifully vlogged❤️❤️❤️🌼🌼🌼🌸🌸🌸🌸

  • @i5losh8
    @i5losh8 Рік тому +1

    So dhawoow xamar walaalkeba geedi waxaan ku imaaday videoga ee Masariga aan Carabigu Axmed Albadawi نورت حمر اخويا وان شاء الله تعالى بروح هرجيسا ❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 Рік тому +1

    Welcome to mugadishu 😊

  • @abdicade7691
    @abdicade7691 Рік тому +1

    I am so exciting to see that

  • @abdishakursicidgure7067
    @abdishakursicidgure7067 Рік тому +1

    Big legend geedi sahn

  • @AlieidMohamedMohamoud-et7fb
    @AlieidMohamedMohamoud-et7fb Рік тому +1

    Shamaam from Hargeisa

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Рік тому +2

    Masha Allah xamar Cadey ayaa taktey m

  • @abdullahiahmed9601
    @abdullahiahmed9601 Рік тому +1

    Maashalah ku soo dhawoow Mogadishu gudoomiye ❤

  • @cumarmohamedmohamud-dc6og
    @cumarmohamedmohamud-dc6og Рік тому +1

    Geedi sahan waa ku mahadsantahay

  • @dalla112
    @dalla112 Рік тому

    maasha Allah muqdisho is shining😍 thnaks geedi sahan xaafdeyda suuqa bakaaraha ina tagto ahayd

  • @laylanu6812
    @laylanu6812 Рік тому +1

    Welkome to xamar cadeey 🇸🇴

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Masha Allah

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 6 місяців тому

    Waaw

  • @Mohameddayax12
    @Mohameddayax12 Рік тому +1

    Guulayso saxiib

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Рік тому

    Hore u soco

  • @user-si6ii8yp6v
    @user-si6ii8yp6v 11 місяців тому

    Waa shamaam

  • @amalomar380
    @amalomar380 Рік тому

    Oh my day
    My mouth is watering seeing this Video
    Thanks

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nl Рік тому +2

    mida kale geedi dadka isbar inta badan kuma yaqaanaan ani taageeraa kuu ahay sxb

  • @Somali-One
    @Somali-One Рік тому

    Rabi ha nabadeeyo caasimadeena

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z Рік тому +1

    Geedi Sahan UA-cam -kanalka ugu wacan 🌹Guul walalo🇸🇴😍

  • @olanormann
    @olanormann Рік тому +1

    Legend❤

  • @M.D.Allaale571
    @M.D.Allaale571 10 місяців тому

    Geedi sahan Waad ku mahadsan tahay barnaamijyadaada dalka nagu soo booqo xaruntii Aqoonta gayiga Somaliyeed ee Borama sidoo kalena ah xaruntii Boqortooyada Adal welcome

  • @kurana289
    @kurana289 Рік тому +1

    guuleyso wll geedi sahan 😍👑🙏

  • @Shekh.mustafa8757
    @Shekh.mustafa8757 Рік тому +1

    Welcome geedi sahan bro

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 11 місяців тому

    Maasha allaah

  • @queen.hanuuz862
    @queen.hanuuz862 Рік тому +4

    Gabadha gadasahada tagan oo gaban ayan ahay wanku salamay wll geedi sahan

  • @mahdimo6276
    @mahdimo6276 Рік тому +1

    Kuso dhawow wllkey magaalada xamar

  • @iknow6373
    @iknow6373 Рік тому

    Ani dhan dhareer aa iga imaaday, leefleefowga markaa arkay gabadha geeska fadhiso siday u malabsanaysa

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 Рік тому

    Best Somalia UA-cam

  • @cabdiraxmanwacdaro633
    @cabdiraxmanwacdaro633 Рік тому +1

    Hore usoco wll

  • @sucaadahmed4854
    @sucaadahmed4854 Рік тому +1

    waw mogadishu cadey miya nagu so boqatay❤❤

  • @SOOMAALIMIDAH
    @SOOMAALIMIDAH Рік тому +1

    Quraac qado iyo casho oo local restuarant noo soo duubo

  • @travelcaalamka6144
    @travelcaalamka6144 Рік тому

    hore u soco

  • @ilhamwandow8757
    @ilhamwandow8757 Рік тому

    shamaamka iyo batiiqa labe kala yahiin

  • @hamcumc4549
    @hamcumc4549 Рік тому

    Respect bro

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 Рік тому

    Ku so dhawow mogdiaho cadey

  • @90s218
    @90s218 Рік тому +1

    Geedi sahan cawada dabka iyo hotel wehliye soonahaas noogu imaaw brother taageer weyn❤ ku ahy

  • @bobena84
    @bobena84 Рік тому

    Best street food in Somalia

  • @hallad598
    @hallad598 Рік тому

    Xamar way diidday in ay u jabto cadawga.

  • @yuusufcali5735
    @yuusufcali5735 Рік тому +1

    Batiiq ☝️

  • @AliYusuf-ku8dj
    @AliYusuf-ku8dj Рік тому +1

    Sxb djibouti 🇩🇯 kasoo same video

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому

    Badiikh

  • @nasromahamed7472
    @nasromahamed7472 Рік тому

    Ugu danbeyn muqdisho waa imaday

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v Рік тому

    Niin yohow madna walaysa walahi xamarban uuso qaxayna

  • @InfoCaravanTV
    @InfoCaravanTV Рік тому +1

    When people get tired of violence, they change from within.

  • @abdalleisseibrahim8049
    @abdalleisseibrahim8049 11 місяців тому

    shamaam

  • @razaanyusuf238
    @razaanyusuf238 Рік тому +1

    Wow Geedi sahan soo dhawoow

  • @ayaanmahad5863
    @ayaanmahad5863 Рік тому

    Leflefoww❤❤😂😂

  • @Keif49
    @Keif49 Рік тому

    Kuso dhowow mogdisho cadey

  • @user-pw4xr8bz8r
    @user-pw4xr8bz8r Рік тому

    Shamam

  • @abdikadirboor266
    @abdikadirboor266 Рік тому

    sxbow waxaan adi malakuku tala galin halkaan baan ka muuudsanyaa ilaahow noo barakee wadankiina❤

  • @user-rg3hg2ze6s
    @user-rg3hg2ze6s Рік тому

    Buhodle imaw aan cuntadeeda kukala baree

  • @mohameddubow1839
    @mohameddubow1839 11 місяців тому

    Intee waaye meeshan? Gaar ahan?

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Рік тому

    liimo pampelmo marka lashiido isbarmuuto aala dhahaa.

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Рік тому +1

    Illahow mukdisho Itus 😢😢

  • @cabdisalansugulee-wq9nl
    @cabdisalansugulee-wq9nl Рік тому +1

    geedi sahan muqdisho kusoo dhawaaw

  • @Cabdiqanicalimohamed
    @Cabdiqanicalimohamed Рік тому

  • @socdaal3428
    @socdaal3428 Рік тому

    ❤❤

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Рік тому

    ma qof walaba marka leeflefow darsanaya mise qof walaba mid baa lasiyay intu qofka goosto hada ku celinayaa wa khalad

  • @molitoismo5368
    @molitoismo5368 Рік тому

    7:14 Shamaam

    • @bushra445
      @bushra445 Рік тому

      Labey kala yihiin batiiq iyo shamam

  • @hamsemohamed1462
    @hamsemohamed1462 Рік тому

    War ka hargaysa doonaynay madaxeey

  • @ina_ahmed7121
    @ina_ahmed7121 Рік тому

    How much is enough for 1 day in mogadishu

  • @fdama
    @fdama Рік тому

    Brother, add subtitles for non Somalis.

  • @darishore814
    @darishore814 Рік тому

    Dhareer naga keenteen yaaqe naga daaya 😀😀

  • @sharmawade
    @sharmawade Рік тому

    Muuqalo badan kasoo samey zaxip magalada

  • @saidaali412
    @saidaali412 Рік тому

    Batiikh

  • @caaqilcqani
    @caaqilcqani Рік тому

    War nio beyond kulule soo booqo

  • @mohamedmohamudabdi2246
    @mohamedmohamudabdi2246 Рік тому

    Ugaas Mogadishu inta wee ka balaarantahy maxa kaa indha sabay inteeda qurxoon

  • @Abraham_Tsfaye
    @Abraham_Tsfaye Рік тому +1

    Honestly this is their capital city and it looks like something from 100 years ago.
    Just looking dirty and chaos.
    Donkeys and goats in the streets.
    This country is so far behind.

    • @Bellaa309
      @Bellaa309 Рік тому +1

      hater dump the country is recovering there are soo many city withing africa that are far behind than mogadhishu

    • @hajicarab1237
      @hajicarab1237 Рік тому +1

      Hater we are happy for that and we living better life 🖕

    • @Abraham_Tsfaye
      @Abraham_Tsfaye Рік тому

      @@hajicarab1237 You are the joke of the world! Amisom raping your women, everyone stealing your fish, Gabre who slapped your president!

  • @aweysmacalinaadan5929
    @aweysmacalinaadan5929 Рік тому

    Ww

  • @user-es9hm3qy6b
    @user-es9hm3qy6b Рік тому

    War niyoo gawarta ku dhibesay wye xaa igu sheegi weyday inaa i duuweso 😅😅😅😅

  • @ruwamoha8873
    @ruwamoha8873 Рік тому

    Batiiq