TAXANAHA ARDAY | XALQADA 3AAD | PRANK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 тра 2023
  • Taxanaha ARDAY oo ay soo saartay shirkadda Bile Media uuna Director ka yahay Axmed Faarax kaas oo la tayo ah kuwa caalamka ayaa 27da bisha April 2023 laga bilaabay baahintiisa Bile Media, waxaadna ka daawan doontaan Channel-kan BIle TV, sidoo kale dadka ku nool Muqdisho ee heysta ama uu guriga ugu jiro Bile Media waxa ay ka daawan doonaan kannaallada kala ah Bile TV iyo Bile Drama Plus.
    ©️©️©️ AFEEF ©️©️©️
    Xuquuqda filimka waa ay dhowrantahay. Lama soo gelin karo meelo kale dibna looma codeyn karo ogolaansho la'aan. Hadii lagugu helowaxaa ku qaban doona xeerka copyright-ka
    #taxanahaarday
    #arday
    #bilemedia
    #biletv
    #riyofilms
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 3,3 тис.

  • @ilhaanomar3617
    @ilhaanomar3617 Рік тому +1190

    Isbuuci Lawa Qeyb Noga Dhiga Inta Jecel 2part for one Week hi iso dhaha like na Isaara😌👀🧐🤚

    • @cabdicasiisxasan5035
      @cabdicasiisxasan5035 Рік тому +13

      Maxaa ma'is ognahy ilaah amrkiisa an sidaas soo qoray flimka nagu kala-gooyeen😁

    • @ilhaanomar3617
      @ilhaanomar3617 Рік тому +1

      @@cabdicasiisxasan5035 soma ahan We Yarthy halka qeyb 🧐

    • @APUDEIN
      @APUDEIN Рік тому +1

      Haa wlhi

    • @user-vf7gy9ll4m
      @user-vf7gy9ll4m Рік тому +1

      Isbuucii labo qeb aa fican hebanka qamista io habenka jimcaha

    • @raxamayusuf2926
      @raxamayusuf2926 Рік тому +2

      Haa walhi waa runted no so badiya ples

  • @ismaip1
    @ismaip1 Рік тому +2870

    Filimkan inta anay xalqadina dhaafin wan salaamay 😂👋❤️

  • @wallsiman6551
    @wallsiman6551 Рік тому +58

    Waxaan layaabay dadkaan comments ka soo qoraayo maxee luqadooda hooyo uga faanayaan mise istustus dartiis Luqadooda uga tageen musalsal somali jishay daawanaysiin oo somli lagu hadlaayo kadib EngLish soo qoraysaan😁🤧☹dad Liito tihiin wllhi🥺

    • @haniabdirizekegal-ie8st
      @haniabdirizekegal-ie8st Рік тому +2

      Is tusnimo ka tahy San daremayi🙁

    • @amiisa6334
      @amiisa6334 Рік тому +1

      Ciyaal say wlhi waaye baa laga yaabaa somaliga qoraalkisa ku adag badankood, laakiin waa commentiyo wada wanaagsan oo positive ah.

    • @sundusxuseen528
      @sundusxuseen528 Рік тому

      Ma ila aragtay horta waan yaabay ani xitaa 😂

    • @binticirro5346
      @binticirro5346 11 місяців тому

      Maxaa kaledahy😂😂 dadkaan 😂comments english kuso qorayo😂

    • @mweusi126
      @mweusi126 3 місяці тому

      I’m not Somali so I don’t speak it, can’t I comment here then? Maybe they are not Somali or they have a hard time with the language

  • @Maanka_elHaaji
    @Maanka_elHaaji Рік тому +52

    Reer Hargeisa hadaan nahay reer moqdisho 🇸🇴 waan idinka haynaa Flimkan Laakin fanka hanoogu imaanina 😂😂

    • @hodmaniitaqueen267
      @hodmaniitaqueen267 Рік тому +3

      Fanka meesha oow ka biloowday waa hobolada waabari ee muqdisho 🤨adiga marka meesha waxpa kuuma yaalan😎

    • @Maanka_elHaaji
      @Maanka_elHaaji Рік тому +1

      @@hodmaniitaqueen267 Hobalada waa Beri malaha waa kugu maqal uun ban filayaa qalbiyeey 😂😂

    • @Kaizen4545
      @Kaizen4545 Рік тому +1

      Just enjoy this beautiful series and move around with that nonsense. Why all landers are the 1st to bring up qabil in every topic? When can y’all really realize that no qabil is bigger than Somalinmo….

    • @khadargidhivlogs957
      @khadargidhivlogs957 Рік тому

      ​@@Maanka_elHaaji ❤❤❤

    • @shucaybkalinle6468
      @shucaybkalinle6468 Рік тому

      ​@@hodmaniitaqueen267 fankii ugu horeeyay hargeysa laga aasasay waaberi waa mar dambe ee hoboladii ugu horeeyay ee somali heesta waa hoboladii walaalaha hargeysa oo xataa xoriyadii u heesayay walaal sidaa u garo waaberi waa mardambe

  • @Ducaale.yare10
    @Ducaale.yare10 Рік тому +1653

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤️❤️❤️

  • @morsal_fanpio
    @morsal_fanpio Рік тому +1117

    inta Filimka Arday Rabta inaY DhamaYsato farta👐❤😂

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 Рік тому +16

    Inta ilaa xalqada 3aad daawanesa waa idin salaamay qaraabo 😅👋

  • @user-he1te1uy7i
    @user-he1te1uy7i Рік тому +3

    Hubsiimo Hal baa la siistaa, Filinka Arday waa filin Wacyigalin iyo Hoga-tusaaleyn u badan ee ha laga daayo buuqa iyo magac dilka lagu hayo filimka Arday. Viva Bile TV

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Рік тому +732

    Inta Rapta In Daqiiqadaha Xalqadaha La kordhiyo.👍
    LikEta.❤😂

  • @IbnukasimIbrahim-lu5vx
    @IbnukasimIbrahim-lu5vx Рік тому +797

    Ismuujiya inta ku xumeyn udaawaneysa filimkaan quruxda badan😊😊😂

  • @Anonamia
    @Anonamia Рік тому +27

    I almost cried when i saw the boy visiting his mother, i can’t imagine my mom in jail😢. Great production and never stop filming this inspiring series ❤

  • @Eng_______qanciye2871
    @Eng_______qanciye2871 Рік тому +22

    Camera 100%
    Editing 100%
    Actor /Actors 100%
    Quality 100%
    Best somali film

    • @hallad598
      @hallad598 Рік тому +1

      Anigu macallinka suugaanta uun baan aad ula socdaa. Macallinku waa dhaqan yaqaan. Waxaad si muraaqo leh uga helay sida xeeldheerida leh ee uu u kala dhig dhigay

  • @najiibalpo4981
    @najiibalpo4981 Рік тому +336

    Hadii Aad u jeedo magaca allah Like👍 saar (اللهُ)

  • @mahamuudAli364
    @mahamuudAli364 Рік тому +359

    xalqadda 3daxaad E Jimcaha Dambe inta ineey daawato rabto Nabad iyo barwaaqo Allaaha nagu wada gaarsiiyo Aamiin Aamiin👏🙏👏

  • @cabdiraxmaananteeno9661
    @cabdiraxmaananteeno9661 Рік тому +2

    Ilaa iyo haatan waa aamini la'ahay in Taxane nuucaan ah Somali jishay.
    Sheekada Taxanaha, Qaab Jiliinka, Jilayaasha, Farsamada, Goobaha bilicda leh, heesaha cajiibka ah iyo dhammaan isku xirnaanshaha Taxana waaba Hollywood.
    Horay u socda Bile Media.

  • @tatowbashir9883
    @tatowbashir9883 Рік тому +151

    Shoutout to the director and the team behind this incredible project.Everything about it has grown on me from the start.Somali films has came a long way but it’s finally up there with the rest of the world if not the best.The editing is something else without mentioning the detailings of all actions.We would love to see more confidence with some actors to portray that naturalism in themselves.Najma is talented.Keep doing what you’re doing.

    • @yorkfuny6587
      @yorkfuny6587 Рік тому +2

      It’s not a culture 😢

    • @abshirsheikhbihi941
      @abshirsheikhbihi941 11 місяців тому +2

      5t55555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555555ⁿ555555⁷5t5555555555955555

    • @fadumoibrahin7183
      @fadumoibrahin7183 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdicasiismuhumed7364
    @abdicasiismuhumed7364 Рік тому +49

    Todobadkii labo jeer inlaso dayo inta jecel farta ha taag to ✌😃

  • @janoinashiekh5121
    @janoinashiekh5121 Рік тому +145

    Axeey ax filimka inta u danbaysa emotional weeye allow hooyo walbo aduunka joogta dhibaato ka ilaali😭😭 Team Arday hore usocda filimku waa Amazing😮

    • @hoodoaabi
      @hoodoaabi Рік тому +3

      😭😭😭😭😭😭😭I love you so much mama 😭😭😭😭😭😭😭

    • @mubaarigcabdisalan1289
      @mubaarigcabdisalan1289 Рік тому

      😂😂😂

    • @filsanmukh4286
      @filsanmukh4286 Рік тому

      Wlhi wa inta yar ee iga ohisay😢

    • @munasalad4605
      @munasalad4605 Рік тому

      😭😭😭😭🥺🥹🥹😭😭🥹😭🥹🥹😭🥹

  • @ninostylo
    @ninostylo Рік тому +59

    Somalis are not only exceptional entrepreneurs but also great story tellers, sending my love San Diego California

  • @dr.naibhaggi-olow4805
    @dr.naibhaggi-olow4805 Рік тому +12

    Shoutout to everyone in this TV show it’s touching the hearts keep what you guys are doing ✌🏾

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +156

    Ax daqiiqadaha ugu danbeeyaa iga oohiyey wlhi😭😭Allow dumarkeena noo xifdi wan ilmeeyey hooyadu markey marada indhaha saaratey😢😭😭Qiimaha Hooyo waxa dareemi kara Qofkay so korisey❤️❤️

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +187

    Wax.walba waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yayatoni8
    @yayatoni8 Рік тому +7

    Filmkan inta aan xalqadina dhaafin waan salaamey 😂👋❤

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro Рік тому +2

    Waa film cajiib ah runti oo si Professional ah loo habeeyay, Waan u mahadcelinayaa cid kastoo qeyb ka qaadatay filmkan quruxda badan, Much love Allah swt bless you.❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +43

    QOF AAN Salaada Tukan Love iima Saari Karo.

  • @B-0922
    @B-0922 Рік тому +21

    walhi musalsalkan waxban ka bartey anoo ardey jamacadeed ah lkn waxa jirta shey aan baran sida *XEER SOMALIDA* wa markii ugu horeysey aan maqlomeelna waan ku qortey
    musalsal 10/10 keep going 👍👍👍👍

  • @yacqub7047
    @yacqub7047 Рік тому +6

    Hadii aad u jeedo magaca Alla love saar ❤

  • @luckyyh0612
    @luckyyh0612 Рік тому +3

    😭😭😭😭😭😭wlh xlaqada inta ugu danbeeso ilin bey iga keentay anigoon waligeey dhib arag ilahoyoq hooyoyinkeena no xafid😭😭❤️❤️alhmdulillah

  • @Sharmakeismaiel
    @Sharmakeismaiel Рік тому +294

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 5k waxyar iga dhiman😢

  • @mooice9167
    @mooice9167 Рік тому +36

    Waxaan ka helay dowrka macalinka oo ah macalinka suugaanta Somaliga, waxay dooran kareen macalin English ama Carabi, tani waxay bogaadinaysaa dib usoo noolaynta dhaxalkeena suugaaneed ee soo jireenka ah❤

  • @MalakAden
    @MalakAden Рік тому +7

    I love how they put a scene where the teacher explaining somali history and culture and poems🥰❤️

  • @umaljama3800
    @umaljama3800 Рік тому +3

    Xalqadba tii kale way ka macaan tahay mahadsanidiin team bile media iyo director ahmed farah hore usocod wanaagsan

  • @zakiyare3597
    @zakiyare3597 Рік тому +135

    Intii filimka ka heshay ismuujiya 😊

  • @yasmiin9999
    @yasmiin9999 Рік тому +118

    Filmkan waa filmkii ugu horeyay oo nice editing ah dal iyo dibadba laga jecelyhy team arday no hoos weligin kor ahaada my team inta igu raacsan like saara ❤❤

  • @Ahmed-Jaliil
    @Ahmed-Jaliil Рік тому +7

    Ground-breaking project for the Somali cinema. Hats off to everyone who made this possible. From directing angle top notch. Mr Ahmed Farah, you are a legend. Salute.

  • @yaqaanemedia8970
    @yaqaanemedia8970 Рік тому +15

    3 xalqo waxaan isleeyahay waxey ka turjamayaan waaqaca ka jira dalkeena, wlhi waa musalsal aad u macaan , mana aha mid xun❤

  • @deeq5254
    @deeq5254 Рік тому +41

    Flimka Qeybtan Cawa Emotional too much Ayay Aheed 😭Hooyo Waa Naxariista Aduunka Iyo Aaqiro Ba 😭💔

  • @husseinmohamedhassan4683
    @husseinmohamedhassan4683 Рік тому +442

    Tears dropped from my eyes as I was watching children visiting their mother in the jail and running to their mother to hug. Every series of this film has its unique emotional. Thanks to all actors and directors.

  • @siyadosman6838
    @siyadosman6838 Рік тому +1

    Walaahi waa flim aad ii soo jiitay Director Ahmed Farah thnks walaahi qaabkisa cajiibka iyo fariinta uu gudbinaayo ayaa mid qiimo badan so amazing.

  • @mrwhatsup5120
    @mrwhatsup5120 Рік тому +11

    I can’t wait Epsiode 4 omg amazing film nowadays somalia is doing well ❤❤

  • @entertainment67176
    @entertainment67176 Рік тому +66

    Somalidu ma ahan dad is cawiya maxa yelay channel kan 3 day 1m aya dawatay 296k wale xaasid ayan nhy cawa 500k an garsino🎉

    • @iqroaliahmed5821
      @iqroaliahmed5821 Рік тому +3

      Haa waaa xasadnimadiii oo dad ah 😏😏

    • @abdallealiabdi
      @abdallealiabdi Рік тому

      Daawashadu micnaheedu halkii qof ayaa taban mar sameen Kara kama turjumayso intaas qofa iney daawatay😮

    • @duniyamuxudin6612
      @duniyamuxudin6612 Рік тому

      ​@@abdallealiabdi saas maaha wall qofka hal Gmail ku daawanayo hal View Lee waye 1m dawanesi waa hal hal qof

    • @Queen__fatma29
      @Queen__fatma29 Рік тому

      ​@@iqroaliahmed5821 😂😂😂

    • @mubaarigcabdisalan1289
      @mubaarigcabdisalan1289 Рік тому

      ​@@iqroaliahmed5821 😂😂😂😊

  • @abdikheyradenseidow4146
    @abdikheyradenseidow4146 Рік тому +113

    Camera 100❤❤
    Editing 100❤❤
    Baground 100❤❤
    Actor 100❤❤
    MASHAALLAH

  • @MaxamadaminYusue
    @MaxamadaminYusue Рік тому +1

    Wlhi wa qebti ugu ficneyd wow
    Hormar bba ka muqda filimkan in melo waaweyn laguso bandhigo bu ubahanyahay

  • @maxamedaktar3055
    @maxamedaktar3055 Рік тому +2

    The first and best Somali movie

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Рік тому +217

    Waligay 500 likes mahelin INSHAALLAH like ISKA saar wll 🥺❤️ 👍🏿

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +130

    Wakhti ma u helaysa saliga nebiga (scw).❤❤❤

  • @gulledabdi7604
    @gulledabdi7604 Рік тому +1

    Absolutely amazing 👏
    Allow hooyo dhowr😮❤❤

  • @nia8672
    @nia8672 Рік тому +4

    Wax jiira ayuu ka hadlaya flim kani badana top one can't wait Episode 4 insha ALLAH

    • @almasyare6831
      @almasyare6831 Рік тому +1

      Wlhi waa qiiroday qebta hooyo markey mareeso allow hooyo unaxriiso

  • @rain-sl7mc
    @rain-sl7mc Рік тому +296

    every episode I try my best not to cry it's so emotional 😭❤️❤️ and this is my first time seeing experiences in somalia being pictured so in-depth, I'm so grateful for this series and proud of the director and production team

    • @MAXAMEDIBNCUMAR
      @MAXAMEDIBNCUMAR Рік тому +3

      Qalbi jilcanidaa

    • @wax-ilabaro2730
      @wax-ilabaro2730 Рік тому +3

      😢😢

    • @TheFatmap
      @TheFatmap Рік тому

      Me too 😢😢

    • @sadiaisse245
      @sadiaisse245 Рік тому +1

      I can't stop cry😢

    • @fatimaabdiwali8890
      @fatimaabdiwali8890 Рік тому +3

      Emotional wlhi wan ilmeyey 😢😢😢😢 inta u dambeysa
      Hoyoyinkeena melwalbey joogan Allaha xifdiyo.
      Inta dhimatana Allaha u naxariisto 🤲🤲🤲

  • @ciiltireqaasim9497
    @ciiltireqaasim9497 Рік тому +15

    Nio filmka 1 saac ka dhiga waba wax kle like isaara inta igu racsan😂😂

  • @Sxunduss
    @Sxunduss Рік тому +1

    I didn't felt inuu qeybihii kale ka dheera😭❤Episode ba episode kee ka dambeeso kasii xiiso badan tahy

  • @pheynuus9840
    @pheynuus9840 Рік тому +3

    Wow ! This film so incredibly helpful to our society and community as well, absolutely well acted with perfect actors keep it up we are proud of you guys

  • @maariacaday1640
    @maariacaday1640 Рік тому +55

    Inta jecel filimka arday iney dhameystaan ❤like 👍 aaway hee😂

  • @sulimanali2305
    @sulimanali2305 Рік тому +21

    Can't wait next episode , Sida mar walba oo xalqada dhamaan rabto heesta bilaa music ah loogu habeeyay ayaa wax kale ah. ustaad ahmed Farah legend ayaa tahay 🇸🇴🙏

  • @ShukriHayle-by1ke
    @ShukriHayle-by1ke Рік тому +7

    Waxaa rabaa qisada nolasheyda iyo sidew walidiinteyda udhintaan inaa film iga samayso intee gala soo xariiiraa😢💔

    • @asadboqor7453
      @asadboqor7453 Рік тому

      Qali africaynu joognaye adi riwayad ka samayso
      mxd ku fali xanuunkeda iyo xasuusteda

  • @user-tt4gt4mp7s
    @user-tt4gt4mp7s Рік тому +3

    Waw! This episode i learn many word of somali traditionals and also i appreciete this moment go on next episode❤

  • @cilmimohamettkalaYe
    @cilmimohamettkalaYe Рік тому +33

    wa malin jimce aan ku salino nabiga sacw❤❤

  • @ikramdahir3644
    @ikramdahir3644 Рік тому +160

    Waxaan aad uga helay oo aan ka faaiday macalinka suugaanta ee afkeena HOOYO iyo qeynta PRANK ka oo ah xaalad hada taagan in laga wacyi galiyo ay ahayd. Aad u mahadsantihiin bahda "ARDAY FLIM"

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. Рік тому

    Wuxuu ka hadalaya waqiciga jira ee ay ku noshay umadeena somaliyed, xalqadan waa cajiib iyo qalbi jab isku jira thanks ahmed.

  • @abdikarimisse3106
    @abdikarimisse3106 Рік тому +1

    Flim igadheh horey usocda bile tv🎉

  • @litmosstash9871
    @litmosstash9871 Рік тому +14

    Best episode so far wallahi in terms of visuals, suspense and emotions kudos team ARDAY 👏 we moving forward cayayaanka ujoojin meeno daha gadaashiis hakaqeliyaan.

  • @Zuhaipmahad3372
    @Zuhaipmahad3372 Рік тому +8

    Xabiibkii muxamed ahàaa igula saliya. Zcw. ❤

  • @ckfamilyilhan2211
    @ckfamilyilhan2211 Рік тому

    Waa kahelay, prank kiga halaga diktonado, feebaro iyo najmo love it. Feebaro hooyadiis kaxenan Ax!!💔

  • @kante_07
    @kante_07 Рік тому +2

    Watching every episode and it gives you urge to watch more ,
    Very informative❤

  • @MuqtaarCabdi
    @MuqtaarCabdi Рік тому +45

    Filimka xalqadaan wexey kusocotaa ciyalka prank yasha halista askarta shacabkaba kusameya 😢

  • @kowsariitayuusuf1195
    @kowsariitayuusuf1195 Рік тому +6

    Wlhi waa Film aan ina bacadi ahayn sida loodhigay dadka sida loo soo xulay wn ku fanayaa filimkan 😢❤❤❤❤

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Рік тому +1

    Best that I have ever seen ❤❤keep forward bile tv ❤❤

  • @menksudaissharif7855
    @menksudaissharif7855 10 місяців тому

    Can't wait for more juicy staff from this crew
    Man it deserves an award 🥰❤️😭

  • @hazaanixiish4803
    @hazaanixiish4803 Рік тому +5

    Mashallah ❣️ runtii 😰 wadankena wuu hor Maray 😊 somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌎

  • @najmaahmet6089
    @najmaahmet6089 Рік тому +24

    Prank ga qasarahee sababi karto ayan ka fahnay qeybtana😢😢

  • @suldanyare163
    @suldanyare163 Рік тому +2

    1 Million Waxad Ku Gareysiin 1 Bil Kadip Waan Hubaa I.a

  • @AsiimaAhmed
    @AsiimaAhmed Рік тому +5

    Heesaha bilaa musica ah ee episode ku jira I like it❤

  • @stoic673
    @stoic673 Рік тому +19

    Subxanallah 10x
    Alxamdulilah 10x
    Allahu Akbar 10x
    Lailaha ilalah 10x
    Good for u good for me 😊

  • @amiinkhasiimhaji283
    @amiinkhasiimhaji283 Рік тому +13

    3 qaayb ee film aan daawanay qaaybtaan ayaaa ugu shidan waliba qaabyta danbe ee xabsiga
    Hambalyo ayaan idin lee yahy group ka ahmed farah 🎉 shaqo adag ayaad qanateen ❤

  • @Abrareeey
    @Abrareeey Рік тому +2

    This is so emotional bravo to the actors 😭😭 who’s cutting onions here 😭

  • @DjAmin-ic3on
    @DjAmin-ic3on Рік тому +2

    ❤filim.iyo bar wayee
    somalia to the world
    i cant wait part four😢❤

  • @hamudmohamed8949
    @hamudmohamed8949 Рік тому +18

    Atleast it is longer than other episodes .appreciated guys!!Keep on

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Рік тому +7

    Wlhi filmkan inta u danbeysa ilmo ayey iga keentay allow hooyo kasta oo samaaaliyed dhibaatad heysta ka dul qaad🤲😭😭😭

  • @frosstywebb6011
    @frosstywebb6011 Рік тому +14

    This movie is so fantastic we want till season 100😂

  • @apdirahmaanaadan1790
    @apdirahmaanaadan1790 Рік тому +1

    Filimkaan kaliya waxa ka dhiman codka in la soo qyrxiyo Masha allah❤❤

  • @awaceesay4908
    @awaceesay4908 Рік тому +73

    This my first time watching a Somalia series and it turn be the best ❤ love from Gambia 🇬🇲😍

  • @it.zdowze
    @it.zdowze Рік тому +9

    Waa mahadsantihin bile TV lkn taxanaha labo qeyb isbuci noga dhiga ama daqiqadaha no dheereya😫❤️😂

  • @housseinomarahmed4403
    @housseinomarahmed4403 Рік тому

    Thanks bile Media for this episode of Arday, we wish more episodes inchallah.

  • @mohamedaffey8723
    @mohamedaffey8723 Рік тому

    Keep moving guys,,,,this episode was superb❤

  • @ladanm8329
    @ladanm8329 Рік тому +13

    I can’t wait next episode plz. Make it more episodes caadi mahan filmkaaan waxne Malaga qabankaro keep going my beautiful people ❤

  • @baashiboy1
    @baashiboy1 Рік тому +12

    Waan qiirooday HOOYO MACAAN dhib Alle kuma tuso Aduun iyo Akhiraba 😭

  • @GareenMedia
    @GareenMedia Рік тому

    Arday....laysku day, lase celin waa! Good job.

  • @apdirizaqapitey3740
    @apdirizaqapitey3740 Рік тому

    XalQad kastaa Mida Ku Xigta ayaa Ka Siii Macan Keeep going ❤️✅🙏

  • @elinadesu
    @elinadesu Рік тому +55

    sabtidan imtixanaatkii finalka ayaan leeyahay laakiin waxaan daawanayaa musalsalkan intii aan wax baran lahaa 😂😂

  • @MoKadir-pj8ph
    @MoKadir-pj8ph Рік тому +22

    The best African series I have ever seen 🥰🥰🥰🥰🥰 thanks bile tv team

  • @abdalehassan7006
    @abdalehassan7006 Рік тому +2

    That song for the last minutes make me cry 😢
    Allah ino daayo maamoyinkena ❤

  • @abdirahimbudul7970
    @abdirahimbudul7970 Рік тому

    Caadi ma aha. Caruurta hooyadood soo booqday baa ilmada la ceshan waayay. Bravo, buuqa dhagtaa ha u dhiginee soo bandhiga waxaad rabtaan.

  • @raaniidiil4744
    @raaniidiil4744 Рік тому +83

    Every episode carries a new emotion and I love that 😭 my heart can’t take more than one episode a week keep it that Way Ahmed farah did an outstanding Job wallahi he’s the future of somali cinema

    • @faatimaabdukadir1676
      @faatimaabdukadir1676 Рік тому +5

      Same nahay xitaa oohinta iga dhamaty 😭😭

    • @Ariijiina
      @Ariijiina Рік тому

      I thought its only me who become emotional😢😢😢😢 and i was like what is wrong with now its ok if i found pple like me

  • @najmaibrahim1946
    @najmaibrahim1946 Рік тому +11

    Omg 😢 wiilka hooyadiis xabsiga ugu tagaya wlh caloosha ixanuuntay 😢

  • @shafiimahamudwehlie8162
    @shafiimahamudwehlie8162 Рік тому +4

    Well done reer Mogadishu
    The best somali movie ❤❤❤

  • @Dagandawlo24
    @Dagandawlo24 Рік тому +1

    Omg I can’t stop crying I saw this time hooyoyinka xabsiga ku xiran Oo ilma hooda lakulmay😭😭

  • @rafiiqmedia6408
    @rafiiqmedia6408 Рік тому +247

    Best series of somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @laylah150
    @laylah150 Рік тому +72

    Another great episode. Well done all involved in creating this somali series👏

  • @mahamedjama5604
    @mahamedjama5604 Рік тому

    Best somali film serie ever Thank somlia❤️❤️❤️

  • @nasriinmire8991
    @nasriinmire8991 Рік тому +1

    Xasuus igalise hal qadan wllkeyn mcn saan cml xabsiga ugu soo boqa jire abowe illaahay haku naxaristo igu dambeyn xabsiga asoo ku jiro oo xanunsade woona dhinte 😢😢😢