DEG DEG Itoobiya Oo Loo Ogolaaday Ciidankeeda Inay Sii Joogaan Somalia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 58

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 День тому +1

    Hadeey edeb yeeshaan waan ku dareeynaa amisom ahmed madoobane waan ku soo qabaneeynaa

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 дні тому +2

    ASC Suxufiga Soomaaliyeed Ee Qadarinta Mudan Legend Barre Ilkacase , Bahda Kaaraamardha TV Iyo Falanqeeye Cabdiraxmaan, Runtii Waa Barnaamij Aad Muhim U Ah Oo Aynu Doomeyno I'n Aynnu Wax Badan Ka Ogaano, Mahadsanid Guuleysta Inshaallah.

  • @wallalfeegodeeqow109
    @wallalfeegodeeqow109 День тому +1

    😅😅

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 День тому

    Abbiy Ahmed Tigrey wuu ku dhici waayey lkn Soomaali baa xalwad unoqotay layka cunayo

  • @MY-Geedi
    @MY-Geedi День тому

    si fiican ayaad hawsha u kala dhigteen.

  • @bisharmohamed5967
    @bisharmohamed5967 2 дні тому

    Abdirahman sxb, xaya suuftu maahee, suuf dheh waa xadka Ethiopia iyo Kenya ❤

    • @hirsifow2183
      @hirsifow2183 2 дні тому

      Suuftu waa af oromo suufna waa soomali 2daba waa loo yaqaanaa

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 День тому

    Turki Kurdi unixi weyday Soomaali unixi mayaan

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 2 дні тому

    Allahi akbar ala ilahayo ragi wey naga dhmadeyne rag noso sar ma manta ayad ledhihin xabashi ba lo dhagax dhigaya ala yaa raxman war dulinimada aan ka baxno war somaliyey kaca war ogadenow kaca oo shidalkeyna ukaca

  • @Adan974
    @Adan974 День тому

    Somaalida waa wax wada liiita oobila damiir😢

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 дні тому +1

    Xassan wadanka ma maamule, dabagal ku sameeya madaxwaynaha Qaranka Somaliya, ma Aby ayaa na maamula mise nin kale

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 2 дні тому

      Wa sidas wll somali oo dhan aya gumeysi kujirta gumeysigana hada ma bilaban ee 100sane udanbeysay aya umada lagumeysta marka wxan kunolnhy qayali

  • @mohamoudahmed6694
    @mohamoudahmed6694 2 дні тому

    ETHIOPIA WAA LAGA CABSANA. HHHHHHH HAYEEY ABIYEY.GET THEM ALL.

  • @ahmedmumin3061
    @ahmedmumin3061 2 дні тому

    Shidaalkayagi berahayagi
    Oromo iska mamulani

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b День тому

    meesha mustafe hala dhaafiyo cabdi ilay hala sooceliyo

  • @AmranMahammad-k1f
    @AmranMahammad-k1f 2 дні тому +1

    Walee waa qaa ino Dan xasan shiq

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День тому

    Commentaga hore waa maxamed bin zaa,id ee maaha bin salmaan.

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 2 дні тому

    Ismail omar geele intuunoolyahay somaliyana xasan sh madaxweeynekayahay ilameereeso kabiximeesaan somaliyeey walaalohiin itobiyaanka iskajeclaada

  • @adanfarah4989
    @adanfarah4989 2 дні тому

    Waa wareey kan cuqdad bas dishe war bare ilka case sxbka iska bedel

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 2 дні тому

      Qofkii si fiican u hadla adigu cuqdad baad ka aragtaa orom yohow

  • @bby6
    @bby6 2 дні тому

    Brother Hassan qabuure faagte wa munafaq an xishoon fiqi wa mooryan runti

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 дні тому

    Soomaali Ilaahaa u maqan ayey Soomaali tiraahdaa xaaladahaan oo kale markay lakulmaan ogoow Ilaaha ay caasiyeen ee ay Diinkiisa diideen ayey leeyihiin wuu inoo maqan yahay!!

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дні тому

    ADUUNKA KAMA DHICIN DAWLAD DAL AJAANIB AH BADEEDA IYO DHULKEEDA SIISA‼️ XASAN SHEEKH DHABARKUU KA JABIYEY SOOMAALIDII😢. DEMBI QARAN AYAY ISAGA IYO XUKUUMADIISU GALEEN. DADKA SOOMALIYEED NA WAA KU DAAWANAYAAN😢

  • @XassanAadan-i1u
    @XassanAadan-i1u День тому

    Gartey!

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 дні тому

    Si kast Xasan halooga qabto Soomalia

  • @silverloola726
    @silverloola726 2 дні тому

    Xasan jahwareer aa haya

  • @hashimkhlida4769
    @hashimkhlida4769 2 дні тому

    Wilka re weyten nin cilan ayu wareysanaya

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 2 дні тому

    War kaso hadhla wxan maqlay cidanka bada ee xabashida wxey jogan hada jabuti mel udhow zeylac wxas ma runba mise

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 День тому

    Gedo Jubbaland

  • @ibrahim.haajihusse
    @ibrahim.haajihusse День тому

    Mucarad qabileysan iga dheh

  • @maxamedcali6026
    @maxamedcali6026 2 дні тому

    Kkkkkkkkkk

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 День тому

    Waxaa romaaday in gurguurte uu siiyey Maxamed bin salmaan $200,000,000/=hawlgalkaan dhib maleh waa dhamaanaya hal sano kadib. Laakiin waxa lacacgta lagu siiyey zeylac. Ethiopana waa sheegtay hadda ka hor inay heshay bad ay leedahay.

  • @hafsaahmed5515
    @hafsaahmed5515 2 дні тому

    Somali wey jabtay acudubillah xge lagu arkay umad gumeysi uun kunol oo hadana sii jaceyl in la gumeysto

  • @younge252
    @younge252 2 дні тому

    Ethiopia hade ciidankeeda Somalia joogayo waxa lagu dhahay qarashkiina la baxa Ethiopia na ma hayso qarash ku bixiso Somalia 🇸🇴 marka waxe ku qasban yihiin in ay ka baxan Somalia hadii aysan haynin dowlad ciidanka Ethiopia maal galsho

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 2 дні тому

      😂😂😂😂😂qayaliga kakac etopiya niman rer galbed ladhoho aya dabada kawada wax kasto oo eey somali kugumeysan karto wey sameynayan xita hadey noqoto balayin dollar iney kubixiyan

    • @younge252
      @younge252 2 дні тому

      @@hafsaahmed5515 reer galbeedka waxe raban waa in xuutida ciidan la dagaalo la geeyo biyaha Somalia marka lagatago la dagalamka Al-shabab aduunka o dhan way la sucdan in biyaha Somalia dhedheel lagu keeni karin Ethiopia lakin sas ee tahay Ethiopia masii jireeso hadi ee helin bad awooda/dowlad nimada Ethiopia marka Somalia na wa in ay sida ugo dhaqsida badan ee o dhisata ciidanka bada madama xaduudka ugo dheer o aan qabno qofna o san ilaalin waa bada Ethiopia na waxe ka baqesa in Masar imado Somalia madama Masar damac uga jiro in Somalia saldhig ee Somalia ka furtan ayaga na waxa wado reer galbeedka Turkey xita waxa wato reer galbeedka waxo na ku haminaya in lacagta wadankiisa kor o qaado waxo na istimaali raba shidaalka Somalia o ka lee yahay 30% io waxe military qalabeenta na nisbadiisa sii kordheso su'aasha waxe tahay Somalia yee raali gilinesa ma Eritrea, Masar, iyo Djbouti o rabin Ethiopia in ay Somalia bad ka hesho ama Turkey o Somalia o isticmaalo in Afrika ku xididaysto tan kale Somalia il gurmee siyasadeda bananka laga faragiliyo ugulanesa iyo siyasad xumida iyo daciif nimada siyasada Muqdisho taal isbadalesa

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub День тому

    Abiya axmed ba xududka tagya kulaha so diga idinka qolda somalia maba jirtaba wax xudud la idah idahda xadka sheegysa muxu yhy hadiba xududba jirin 😂😂😂

  • @MrTrexPrehistoric
    @MrTrexPrehistoric 2 дні тому

    Waxaa la sameyn rabaa dal cusub oo ka kooban Somalia Ethiopia Eritrea Djibouti, oo Addis Ababa caasimad u noqon doonto. Jubaland iyo koonfur galbeed waxa la siinaya Kenya. Aduunka oo dhan wuxuu isku raacay Somalia ineysan sii jirin. Qorshahaan waxaa la dajiyay 1997.

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 2 дні тому

      Qorshahan manta ma bilaban ee 100sano kabadhan aya umada lagumeysta ee umada hakacdo oo reryada gumeysiga ha iska dulqata

  • @Maxamed-dg1xk
    @Maxamed-dg1xk 2 дні тому

    Asalbo hassan sheikh faaido ino laheenin wala oga walahi balayo kugu dhacday dheh 😳😳

  • @Cabdicali2723
    @Cabdicali2723 2 дні тому +1

    Ya adiga aamin karabo qof cuqdad qabo oo cil qab ah ayad tahay san ayad waliga u oyne

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 2 дні тому

      Sawirka kuu saarana qof wey buu u egyahay, fikirkaaguna waa kii caruurtee see wax u jiraan

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj 2 дні тому

      LAXEEY INAAD ISKA AAMUSTO AYAA LAGUU QAATEY.??

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 2 дні тому

      @@HusseinadamHashi-vr5hj,nnin baa yiri saaxiibkaa ii sheeg anaa ku garan doonee caqli caruur 2

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 2 дні тому

    wakiilada ubo kuna dhuunta saxafad ay cid gaara ugu aseegaan waana la turnuma waxay ku hadlaan malin walba

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub День тому

    Daroodki hawiye khal khal aya ku dhacay xudud ma jirto dawld ma jirto xudud guumysi weye maba jirto malinba af bad ku hadshan 😂😂😂

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 День тому

    Shalay maraykanku wuxuu yiri xuutiyiintu waxay haystaan hub halis ah ok shiinaha Laga keenay inay haystaan oo ayntahay in si dagdag ah xuutiyiinta looga hortago sababtuna tahay halis horleh oo gobolka oo idil Soo food saartay....axmed macalim Fiqi oyo xassan shiikh wax ay siyaasad shisheeye ogyihiin maleh

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 2 дні тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День тому

    Somaliya inay dal tahay madax banaan su'aal baa ka taagan?

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 День тому

    Ethiopia haday isku daydo inay xutiyiinta la dagaalanto waa dhamaadkii Ethiopia, Ethiopia waxa u fudud inay Somaliya la wareegto halkii ay xutiyiinta dagaal la gali lahaayeen

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 2 дні тому

    Xasan dhiiqo dadka ayuu dalinayaa nin goaan leh maaha waa nin beenale ah oo munafaq ah

  • @maxamed4yare
    @maxamed4yare День тому

    Truly disgusting and disappointing 🙄💭

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 2 дні тому

    Gurguurte muuqaal baa laga hayaa wal baa la sheegay caro laah kugu dhacday. Iimaan maleh

  • @adanfarah4989
    @adanfarah4989 2 дні тому

    War adiga kula ma hadlin sxbkey bare an la hadlay iska bedel caano boore