Maxaa dhici kara haddii Xisbullah iyo Israall dagaalamaan! Yaa awood badan?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • Maxaa dhici kara haddii Xisbullah iyo Israall dagaalamaan! Yaa awood badan?
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 138

  • @ahmedabdirahman4872
    @ahmedabdirahman4872 13 днів тому +44

    𝐗𝐢𝐬𝐛𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡💪💪💪💪💪💪

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 13 днів тому +56

    Aan Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW

  • @alipelley142
    @alipelley142 13 днів тому +27

    Ixtaramka aad naftada siiso waa mid aad ku gadhi donto gulaha noloshada✍✍ thanks teacher omar ❤

  • @zakariemohamed9954
    @zakariemohamed9954 12 днів тому +7

    7sano oo aan kgu xidhna waa marki kobad ee aan sheer iyo like iaku ka raaciyo ee kilbdn o kle soo badi libaax

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 13 днів тому +13

    Xaalad cakirnaana ayuu bari dhexe geli doona insha allah musliimnta guusha raaceysa

  • @SuhaybMaxamed-be1fy
    @SuhaybMaxamed-be1fy 13 днів тому +8

    Beautiful voice

  • @YuusufmuxudiinFeefle
    @YuusufmuxudiinFeefle 13 днів тому +7

    Waa ku salamaa cabdi raxmaan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 13 днів тому +9

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @Kaligeed-Amiirad
    @Kaligeed-Amiirad 11 днів тому +3

    Xisbulllh allow garab siii🎉❤ viva xisbullllh😊😊

  • @ameennikke
    @ameennikke 13 днів тому +5

    Diyaar team Waaberi Media 🎉

  • @ayaanalichama1383
    @ayaanalichama1383 13 днів тому +3

    Soo badii viodaas oo kalee😢😢😢

  • @Sooyalka
    @Sooyalka 12 днів тому +1

    "Bogan waxan ku soo gud-binaa xoga islamka quseeya" sooyalka faracintii hore
    Nagu soo biir thanks

  • @XasanCumar-vb8zb
    @XasanCumar-vb8zb 13 днів тому +7

    Guul islaamka insaallaah

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 13 днів тому +2

    Masha walalky ?
    Wiligaba haaq kutagno❤❤

  • @BishaarNasiib20-ig1oh
    @BishaarNasiib20-ig1oh 12 днів тому +3

    Xisbullah ❤

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 13 днів тому +2

    Plz next greater somalia

  • @Ibrahim.AG50
    @Ibrahim.AG50 10 днів тому

    Great informations ustaad abdi rahmaan thank you so much

  • @user-ds5mk7zg9n
    @user-ds5mk7zg9n 13 днів тому +1

    Inshaa alaahu sahyuuniya calamiya waa bur buraysaa cara alaa haysa iyo cuqubo ay galab satay ilaahay tilaabaday qaadaanba h akadhigo mid ay eedaan Kuna baaba aan aamiin aamiin

  • @Moha.Golden100
    @Moha.Golden100 13 днів тому +3

    Ustaad plz waxaan kaa codsanayaa muuqaalka xiga inaad ka dhigto xaqiiqooyin ku saabsan 5ta somaliya

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 12 днів тому

    Alle ha jabiyo yuhuuda🤲

  • @abdirahmanmahdiibrahim2607
    @abdirahmanmahdiibrahim2607 13 днів тому +2

    Ciyaarta fahan saxp

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 9 днів тому

    Waan ku salaamay cabdisalaan waabari

  • @2Superstar
    @2Superstar 13 днів тому +2

    The best😢

  • @qaranujoog1779
    @qaranujoog1779 13 днів тому +2

    Muslimiinta kor allaha kayeelo

  • @Nuur107
    @Nuur107 12 днів тому

    Cabdi raxman cumar voice Golden pro i like it

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 13 днів тому +2

    Wll somalia sidee dib udhis loogu samayn karaa hadaanu nahay dhalinta umadda❤

  • @Maadsade
    @Maadsade 13 днів тому +1

    Alle yuhuuda ha jabiyo

  • @arwaax2526
    @arwaax2526 13 днів тому +1

    My eyes are all caught by rafah 😢😭

  • @Goobemedia100
    @Goobemedia100 13 днів тому +1

    Guul xisbulaah insha allaah

  • @user-ql3dp4vm3c
    @user-ql3dp4vm3c 12 днів тому

    Walal qali wat masantahaye ❤❤

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 12 днів тому

    waadmahadsantahay walal qaali cabdiraxman

  • @fardowsaahmed3778
    @fardowsaahmed3778 12 днів тому

    Xisbulaah guul baan ilaahay uga bayey naa, falastiin ilaahay guul aan dhamaan ha siiyo, soomalina bogooda burcad ilaahay ha isku mariyo❤❤❤❤

  • @ahmedosokobar7155
    @ahmedosokobar7155 13 днів тому +2

    First ❤

  • @Abwaan-Ayaanle
    @Abwaan-Ayaanle 12 днів тому

    mahadsanid wll

  • @obsacmajid6537
    @obsacmajid6537 13 днів тому +2

    Anagu islam hadi nala cidhoo
    Awood iyoo karti wan lenna lkn
    Midnimada iyo horumarka dalka islamka wa inan ka shaqeyna

  • @hoodoaxmed1386
    @hoodoaxmed1386 11 днів тому

    Waxaan odhan lahaa inshaa alaahu xisbula gulaysan lagayaa in uu alle faraj khayr qaba uga dhigo walaaleheena falastiin

  • @YuusufmuxudiinFeefle
    @YuusufmuxudiinFeefle 13 днів тому +2

    Xuutiyiinta ka soo hadal wllkay waa codsi Aas askera ilaa hada

  • @suhaybmaxamed1479
    @suhaybmaxamed1479 13 днів тому +4

    Turkiga iyo gumaystaha Israel yaa awood badan muuqaalka xiga ka soo sameeye

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. 13 днів тому +1

      Yuhuudu meesha waxba kuma hayso lakiin waa afku xoogleyaal booto iyo walalohood Maraykan iyo yurub bay meesha ku joogaan 😂

    • @hassanabdi1984
      @hassanabdi1984 12 днів тому

      ​@@Cabdiraxman..Mudug.nucliyer bey heysstaa israel

  • @abdimohamedahmed1240
    @abdimohamedahmed1240 13 днів тому +1

    Guul xisbullah insha allah

  • @Maryam-h3o
    @Maryam-h3o 12 днів тому +1

    Ilahay waxan kabaryaya inu intu dagalkasi qarxo kadhigo mid islmka mideeya cadawgoodana jabiya
    Ilhow intan nolohay Mar uun itus cabaadka galada iyo jabkoda say ugumadayan flastin si kadaran yago loo gumaadayo
    Bi idnillah guulaysan donan xisbullah

  • @CixaafidsaleebanCixaafid
    @CixaafidsaleebanCixaafid 13 днів тому +1

    Ilaahye nilaabe

  • @hollaatme2991
    @hollaatme2991 13 днів тому +2

    Geedo Geedo iishidan, Nabada HaWarto

  • @Caskaboy-ju9kl
    @Caskaboy-ju9kl 13 днів тому +2

    first🤣

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 13 днів тому +1

    Xamaaasadan waan sugi la aha Palestine oo xoroodday❤❤❤

  • @zakarianoor3674
    @zakarianoor3674 13 днів тому +2

    Allaha ha jabiyee yahuuda waa meshey ku jabi lahayen yahuuda oo laweni laha waa baa jirey yahuud xamaas baa ka qelisey ma xisbulaah iyo iraan xisbiyadii ayey sameesten oo dolad buuxda ah dhan waliba ka dhameestirin miyey ku aadi kartaa baq baq badana yahuudu naclad ha ku dhacdee waxa maqli jirey gardara garab og markaa yahuuda 4 xabba ah dawlado waayeen bee dabada ku haysa lakiinse ha isasoo racaan dabka la saraya waa balan xistaa somali wey soo galesa dhiceedq gaal iyo muslim baa loo kala baxaa jab iyo hoog galada ayey u dambeesa

  • @MuuseMuxumed-kf5xz
    @MuuseMuxumed-kf5xz 13 днів тому +2

    ❤❤

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g 10 днів тому

    Magacayguwaa cabdi risaaq cabdulahi halkana waacommentland kuso dhawaada akhristayaal qoraalkeena mantamahadsanid usdaad cabdi

  • @qadarcabdi1772
    @qadarcabdi1772 12 днів тому

    Xisbullaah ayuu raaci doonaa insha Allaah

  • @AbdinurAbdihirab
    @AbdinurAbdihirab 8 днів тому

    Xibulah Aya gulay San in Sha alah

  • @kingmaan1
    @kingmaan1 13 днів тому +2

    third

  • @maxamedcaalin3204
    @maxamedcaalin3204 10 днів тому

    ❤❤❤

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es 13 днів тому +1

    Waxay guushi raacasa xusbulaaha ayaan aaminsanahay

  • @BashiirXaajiAbdullahi
    @BashiirXaajiAbdullahi 13 днів тому +1

    Xizbulaah insha allah

  • @diazparomedia
    @diazparomedia 10 днів тому

    Markasta xaqa aya guulaysanaya

  • @Sirdoonka1234
    @Sirdoonka1234 13 днів тому +4

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴

  • @Lovemesomedripppp
    @Lovemesomedripppp 13 днів тому

    We need to be ready

    • @user-jg9iy6cc4y
      @user-jg9iy6cc4y 12 днів тому

      😂 maxaad kudiyaargaroobeynaa xitaa hub qajaar ah maheysano

  • @MunoPae
    @MunoPae 12 днів тому

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 13 днів тому +1

    Ilaahay guusha hasiiyo Cid walbo la dagaalanta yuhuuda iyo reer galbeedkaba falastiina way guulaysan doonan inshaallh

  • @jacfarjaamac571
    @jacfarjaamac571 10 днів тому

    Abdiraxmanow aqoon yahan mudho dhawrsano ah ayaan kugu xidhanahay warbixinada aad noso gudisaana waxay leeyihiin xiiso gaar ah iyo ihtimaam markaa inader waxan ka codsanaynaa inaad xalada qasa aad noga sosamayso barnaamijyo dheeli ah

  • @hajiabdi3121
    @hajiabdi3121 12 днів тому

    Abdirahman m mahad
    Dagaal waa lama huraan haddan xal-lahelin, guusha Alaah aabixiyo lki nin gardan maguuleesto.

  • @wizjabra3959
    @wizjabra3959 12 днів тому

    Guuul xisbulaah

  • @Updirahmancukuse
    @Updirahmancukuse 4 дні тому

    😮😮

  • @yacqubsheikh5378
    @yacqubsheikh5378 13 днів тому +1

    Xisbullah 💯

  • @IbrahimYacin-sf9zi
    @IbrahimYacin-sf9zi 13 днів тому +1

    Xisboullah

  • @Omar-tx8co
    @Omar-tx8co 12 днів тому

    Islaamka ayay raaci doontaa guushu

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 9 днів тому +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯

  • @InaNuur-to2fn
    @InaNuur-to2fn 13 днів тому +1

    Xisbu allaah ayay guushu raaci doontaa

  • @user-xl5hs4xr9m
    @user-xl5hs4xr9m 12 днів тому

    Xisbu laah guul I.a✊🏻

  • @maxamedaxmed-nm4yr
    @maxamedaxmed-nm4yr 13 днів тому +2

    Free falastiin

  • @MascuudXikmaawi-me4us
    @MascuudXikmaawi-me4us 13 днів тому

    Dagaalkan hadii ay xisbulaah weeraraan Cyprus 🇨🇾 waxaa soo gali doona midawoga yurub iyo giriiga 🇬🇷

  • @deekow1150
    @deekow1150 13 днів тому +1

    Hasbullah 💪

  • @Caskaboy-ju9kl
    @Caskaboy-ju9kl 13 днів тому +3

    free palastine

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 12 днів тому

    I.a guul Xisbulah

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 12 днів тому +1

    Shiicadu tarikh ahaan waligood ba lamay dagaalamin gaalada
    Gantaalihii Iran ku riday yuhuuda ma la sheegay hal meel oo ay burburisay iyo hal qof oo ku dhintay
    Shiicada iyo gaaladu waa wada socdaan waan filim la jilayo oo cid waliba garan karto

  • @AmiinAhmed-xe5fx
    @AmiinAhmed-xe5fx 13 днів тому +2

    Allaha baabiyo israil

  • @LeoMessi-jj5nz
    @LeoMessi-jj5nz 12 днів тому

    Qariiraddda gaza aad kareebtay ❤thanks 😮legendary free Palestine 🇵🇸

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim 12 днів тому

    Nabiga alle ku saliya scw keep going bro ❤❤❤

  • @Zolaouais
    @Zolaouais 12 днів тому

    Libanais we'll be winner this war 😊

  • @mohamudcade2030
    @mohamudcade2030 12 днів тому

    Send me more videos plz bro

  • @Somliaediter
    @Somliaediter 12 днів тому

    Xisbullah is winning

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 9 днів тому +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯❤️

  • @AyaanleYuusuph-th2es
    @AyaanleYuusuph-th2es 13 днів тому +1

    Aynu uducayno falastiin iyo reer qasa

  • @mohamedalihared6735
    @mohamedalihared6735 12 днів тому

    Xudbullah ❤❤❤❤

  • @user-lb9wr9sg3y
    @user-lb9wr9sg3y День тому

    Xibulaah

  • @user-uk6hn4cn4u
    @user-uk6hn4cn4u 7 днів тому

    Iiraan

  • @captainm-co9yx
    @captainm-co9yx 10 днів тому

    In the year 2200, there are no specific historical events recorded because it is a future date. Predictions or scenarios about what might happen in terms of world geography, such as changes in climate, population shifts, technological advancements, or geopolitical developments, would purely be speculative

  • @Ducaysane1
    @Ducaysane1 13 днів тому

    xisbullah

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 13 днів тому +4

    Dsdka qaar waa layaabee, israa'il iyo xisbullah yaa awood badan kulahaa.
    Intee ku'aragtay yahuud kaligeed socoto?
    Hadey dagaaal gelayaan reer galbeed oo dhan ayaa laso dagaal gelayo sidaan wada ognahay marka labadaas awoodood is barbar dhig.
    Israa'il xamaasbaa kufilnaa leheyd hadeysan garab kale wadane.

  • @MuscabCabdikariin-di5xf
    @MuscabCabdikariin-di5xf 12 днів тому

    𝖷𝖨𝖲𝖡𝖴𝖫𝖫𝖠𝖧 𝖦𝖴𝖴𝖫 💪

  • @YacinBarreh
    @YacinBarreh 11 днів тому

    Allahu akbar 🇵🇸🤝🇮🇷 🇵🇸🤝🇸🇴 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 13 днів тому +2

    Waxaa culeysku ka yaraan lahaa falastiiniyiinta hadii uu dagaal dhex maro yuhuuda iyo xibullah

  • @daaniadunia
    @daaniadunia 12 днів тому

    Muslimka guuleysanaya insha’allah, reer galbeedku lacagta ayay jecel yihiin kama qeyb galataan dagaalka

  • @user-fx2mp8li5t
    @user-fx2mp8li5t 12 днів тому

    Xisbullah

  • @ZainKhan-ob9tb
    @ZainKhan-ob9tb 13 днів тому

    Iran hore ayekafikirtee..🧠

  • @mahamudabdilahi3511
    @mahamudabdilahi3511 13 днів тому +2

    Anigu waxan kabaqayaa dagaalku markuu adkaado in yuhuudu hubka nugliyeerka adeegsato oydhul iyo dadban tirtirto hadii kaa laga nabadgalo xusbulah oo eeraankadanbaysaa wayku filantahay yuhuud

    • @abdimohamedahmed1240
      @abdimohamedahmed1240 13 днів тому +1

      Maheesato nugkiyeer yahuuda ilaa hada bacrimiska kaliyee heesataa

    • @cabdiraxmaanbiiwaaye8855
      @cabdiraxmaanbiiwaaye8855 13 днів тому +2

      Awoooda ilahy bana kaweyn bunbuniska rer galbeedkuma wxba tari mayo baniadamkana alle basa tirtiri kara not human

    • @abdimohamedahmed1240
      @abdimohamedahmed1240 13 днів тому

      @@cabdiraxmaanbiiwaaye8855 exactly 💯

  • @ismaciilmaxamedseed
    @ismaciilmaxamedseed 11 днів тому

    xisbulah guul

  • @DALMARXasan-us3qo
    @DALMARXasan-us3qo 11 днів тому

    Israa iil alhaa jabiyo
    Walaala yaal aamiin hnoo dhahdo in ti Muslims ah❤❤❤❤❤

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 13 днів тому +1

    Su'aasha o koban waxa dhici kara dagalki sadexaad waxana so gali dona iran iyo Maraykanka

  • @AhmedJama-bl6gu
    @AhmedJama-bl6gu 13 днів тому +1

    Zxp cumar waxad noosoo sharaxdaa mapka Israel 🇮🇱 🐶 iyo Palestine 🇵🇸 ❤

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 12 днів тому

    Wax weliba waxaa ay leyihin bilow iyo dhamaad Israel waa kibirtey marka sadaasha waxey ubadan tahay iney kujirto maalmihii dhamaadka wey u dhamaan insha Allah wey jebayan kibir iyo isla weyna meesha ayey kabixi doonan Allah ayaa bixiyo guusha yahuuda guldaro ayaa dhabarka loosaarin doona insha Allah