CALANKA SOMALIA QOFKII SHEEGO 25 DOLLAR AYAAN SIINAAYAY MEEQO QOF AYAA AQOONSATAY | 26 JUNE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 роки тому +552

    Dunidan maa soo marin qof lamid ah
    Nabi muxammed ﷺ 🕋❤✋

  • @UBDI
    @UBDI 2 роки тому +88

    Dunia masoo Marin qof laid ah
    Xabiibkeena muxamed scw 💞💞💕💗💖

  • @manfc.mr10
    @manfc.mr10 2 роки тому +190

    DADKA WAXAA UGU KHEYR BADAN UGU WANAGSANA UGU AKHLAAQ WANAGSANA NABI MOHAMMED SCW❣️ﷺ

    • @Mohamedofficial8
      @Mohamedofficial8 2 роки тому +1

      Scw

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 роки тому +1

      scw scw scw

    • @abdullaahiali4387
      @abdullaahiali4387 2 роки тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ayaanaxmedshire2459
      @ayaanaxmedshire2459 2 роки тому +1

      Scwscw

    • @dalxiischannel813
      @dalxiischannel813 2 роки тому

      Scw scw scw

  • @zeitunadan313
    @zeitunadan313 2 роки тому +222

    Happy independence day to all my Somalia people 🇸🇴

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +4

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....

  • @rufiyaankayoutube6251
    @rufiyaankayoutube6251 2 роки тому +105

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of All has allah created is prophet Mohamed ❤️

  • @mohamedhanshi9673
    @mohamedhanshi9673 2 роки тому +70

    Thank you asad hagio for teaching the whole world our beloved beautiful country called somalia 🇸🇴 ❤

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.....

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 2 роки тому +17

    Dadka dharka calanka isku raraayo wadaninimo waxba kama oga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 asad hagio thnks bro wlh waa qiirooday dad badan ayaa bartay astaanteena mashaa alah somali nimadiyoo rag ah👍🙏👍🙏👍🙏👍

  • @abselma3330
    @abselma3330 2 роки тому +79

    Asad waa dadaashay calankana waxaa caalamka bara dawladiisa, qofwalboo somaliya oo commentskan aqriya waxaan ku leeyahay wll waa ku salamy 😂 farxad ku dhameeyso nolishaada 🥰

  • @xidigsabriyechennal6281
    @xidigsabriyechennal6281 2 роки тому +84

    Happy independence day for all Somali people ❤ Hambalyo

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +3

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....

  • @commentkudhiigle5314
    @commentkudhiigle5314 2 роки тому +16

    Wllo caawa Keliya Hal Mar igula Sali Napigeena Mohameth Scw🥰🥰

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 роки тому +4

    Dadkan qaar baa somali u eg masha Allah our flag is very beautiful 🇸🇴🇸🇴

  • @mohancowkeofficial2732
    @mohancowkeofficial2732 2 роки тому +81

    AFTER LONG HOURS OF WAITING WE ARE FINALLY WATCHING THE GOAT 🐐

    • @cimranmohamed912
      @cimranmohamed912 2 роки тому +5

      Hanbalyo Hanbalyo 26 somali weyn 🎉🎉❤❤

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 2 роки тому +7

    🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴Somalia hanoolaato
    Asad ty bro soon 800K and more

  • @cabdifatahcabdifatahyare3088
    @cabdifatahcabdifatahyare3088 2 роки тому +36

    Wll asad ilaahay haku caafiyo lugahaga inaad ku istagto ayaan ilaahay kaga baryaya wll qofka kaliya videowyadisa aan farxada kahelo wll wanku slamaya wll

  • @dayahhonestpro1028
    @dayahhonestpro1028 2 роки тому +5

    Asad hajio sxb dadka calanka oo caadiya tusi oo u dhiib
    Happy independence Day 🇸🇴🇸🇴

  • @abdullaahiali4387
    @abdullaahiali4387 2 роки тому +1

    Msha allah Tabarakallaah Allaah ku xafido SOMALIA GUUL hanollaato villa somalia Guul iyo Goba nimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @yusuza7938
    @yusuza7938 2 роки тому +116

    Alhamdullilah for life...🥀
    Alhamdullilah for islaM...🕋
    Alhamdullilah for a perfect role modeL
    محمدصلي الله عليك يا خير خلق الله.......♥️🥰💯❣
    Alhamdullilah for always giving me what i needed instead of what i wanteD.....🙄
    Alhamdullilah for my parents 🥰
    Alhamdullilah for every thing that happens to me Happy and saD.....🥺
    Alhamdullilah for health .......💊
    Alhamdullilah for knowledgE.......🖊
    Alhamdullilah for every morning a new begining a new blessing a new Hope.....🤩
    Alhamdullilah foe every thing my AlllaH...........💯♥️❣🤲

  • @dhibiyodheef3942
    @dhibiyodheef3942 2 роки тому +1

    M.a asadadow waad weyneysey calankeena allah haku sharfo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rufiyaankayoutube6251
    @rufiyaankayoutube6251 2 роки тому +35

    Dunidaan sooma marin qof lamida nabi muxamed scw ❤️🥰

  • @deeqa1203
    @deeqa1203 2 роки тому +12

    Asadoow xafadeyda wlhi lagu wada dawada lgu jecelyahay from hargiesa💚🤍❤️

  • @mohamedaltaaltafyare4294
    @mohamedaltaaltafyare4294 2 роки тому +18

    Maasha allah bro you did a good job keep going team 27 let 800k reach as soon as possible legend + legend ASAD HAGIO I support you from my heart bro

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @mohaiproahim17
    @mohaiproahim17 2 роки тому +86

    Happy independence day 26th June 👏👏🇸🇴🇸🇴
    Coming soon 800K subscribers OMG 😲 😍

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

    • @yahyeamiir7624
      @yahyeamiir7624 2 роки тому

      Wiilka cuuryaan miyaa apowe

  • @abdirashidibrahimnour9651
    @abdirashidibrahimnour9651 2 роки тому +26

    Happy independence day to all Somalia peoples 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +2

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.....

  • @naimaabdullahi5098
    @naimaabdullahi5098 2 роки тому +5

    OmG calankena waku dhimana🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰❤

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 роки тому +5

    Hambalyo dalkeyga iyo dadkeyga aan aduunka ugu jeclahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AsaD_Ahmett.
    @AsaD_Ahmett. 2 роки тому +38

    Congratulations 🎊 800k 🥰🥰🎉🔥🔥

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 2 роки тому +14

    26jun waa maalinta aan dunida kusoo biiray HBD iso dhaha #TEAM27AUGUST FROM YEMEN🇾🇪

  • @commentkudhiigle5314
    @commentkudhiigle5314 2 роки тому +17

    Somalia is Our Country And we love it ,, CounTry🇸🇴

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 роки тому +10

    Asad Hagio Somali UA-cam to the world 🌎 ❤️

  • @husseinabukar7723
    @husseinabukar7723 2 роки тому +2

    Geesi ayaa tahay Somaliyed dadka xafladaha qabanayo adaa ka fcn oo aduunka tusaayo calankeena quruxda leh madaxisana u bixinaayo lacag fara badan😍 guuleyso walalkey waan kugu faana

  • @asaidiyare7563
    @asaidiyare7563 2 роки тому +14

    Bro Asad wlhi anytime aan video kagaa aan arkoo wankuuso duceyaa Bro inuu Allah kaa kiciiyo kursigas aadku fadhiiso I,a waadkaa kicee mida kale congratulations 800k 🤍🙏

  • @muxamedmakicabdullaahi8422
    @muxamedmakicabdullaahi8422 2 роки тому +1

    Maa shaa Allah wadani baa tahay sxb howl qaran baa heysaa
    Waxaa yara fiican in aad maanta soo xirataan fanaada ee ku xardhanyihiin calanka

  • @rufiyaankayoutube6251
    @rufiyaankayoutube6251 2 роки тому +27

    the best beautiful flag in Africa Somalia 🇸🇴❤️

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey....

  • @xariircabdilahi92
    @xariircabdilahi92 2 роки тому +3

    Asad hagio We love you brother
    Waxan rajeynayaa inaad maalin uun socoto
    happy independence day Somalia 🇸🇴 ❤

  • @bts.army..somalia1423
    @bts.army..somalia1423 2 роки тому +3

    Happy independence day 🇸🇴 all SOMALI people 🇸🇴💪 long live Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @mahamudmohamed1286
    @mahamudmohamed1286 2 роки тому +1

    Waxaa Cajib Ah Marke ku dhahan Ma Aqaano Oo Ad Somali Dhahdid qofka Sida inu yaqana u hilmam sana cml ayu noqona thnk'u pro asad🇸🇴✊

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 роки тому +1

      Horta ma ila aragty ilaa Barnaamijyadi hore ee sidan oo kale ahaa
      Mid kasta wuxuu odhanayey Aaa Somalia sida inay ilawsan yihin lkn garanayn🥰🥺🙄
      Waa waxa iga yaabiyeyba😇

    • @mahamudmohamed1286
      @mahamudmohamed1286 2 роки тому

      @@sundusmaxamed8504 Haa abyo Wxaa Mesha Ka Muqato Magaca Somali io Midibka Calanka Inu Magaca weyn yahay😇✌️

  • @mohamedneima3174
    @mohamedneima3174 2 роки тому +9

    Asadkeygii caashaqa, happy indépendance day inshallah sanad guure wanaagsan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥳🥳🥳🥳from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 роки тому +1

      Saxiib erayadan hablaha ayaa isticmaala

    • @mohamedneima3174
      @mohamedneima3174 2 роки тому

      Wll Muusow gabadh ban ahay ma nin bad imoodey

    • @mohamedneima3174
      @mohamedneima3174 2 роки тому

      Nacima Maxamed Malgaash

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 роки тому +1

      @@mohamedneima3174 sorry waan kaxumahay

    • @musemuse1507
      @musemuse1507 2 роки тому +1

      @@mohamedneima3174 dee Mohamed ka ayaad soo hormarisay marka iga raali noqo dee

  • @fartuunaadan7986
    @fartuunaadan7986 2 роки тому +2

    mashaallaah wax fiican yaad qabatay asado aboowe hore usoco Somali hampalyo Somali weyn melkasto jogaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Yasin.Hassan.Mohamed
    @Yasin.Hassan.Mohamed 2 роки тому +7

    Happy independence days 🇸🇴✊🏾
    SOMALIA HANOOLAATO🇸🇴❤️

  • @shariifosharey8122
    @shariifosharey8122 2 роки тому

    Thank you asad hagio because of how you reach o teach the other froiner people

  • @mrabdu1805
    @mrabdu1805 2 роки тому +18

    Somali oo dhan guul inshallaah😍😍😍🥰🥰🥰🥰

  • @jabracade4374
    @jabracade4374 2 роки тому +1

    Hamplyo Hamplyo independence day to all my soomaalia people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aragsametheman6489
    @aragsametheman6489 2 роки тому +4

    Inkaar haku dhacdo dadkii lugahaaga kuu qonsaday wllkei ❤😢😭

  • @qaalilakiofficial5107
    @qaalilakiofficial5107 2 роки тому +1

    Mashaallah walal asad alle ha ku shaarfo isda u shaarftey magca Somaliya Hamblyo Somaliya weeyn somaliya hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪❤️❤️❤️💉🩸 guuuleyso walal asad ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @diinicalaa1923
    @diinicalaa1923 2 роки тому +20

    Soomaalinimo qofan soomali ka dhalan baa ciil qabo🇸🇴💙🥰✊

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 роки тому +3

    faa,iidada saliga napiaga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culayas haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuufuda naya aan dhamanteen kuwada salino xapiip keena scw scw scw❤❤❤

  • @tuugtalentleh8281
    @tuugtalentleh8281 2 роки тому +18

    hampalyo hamplyo 🥳🥳
    dhamaan umada somaliyed meel kasta oo dunida ka joogtaan🇸🇴💙🇸🇴💙

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @ZamZam-nf7to
    @ZamZam-nf7to 2 роки тому +23

    Waa kusalamay wll asad aad baakutageyra aad buuku jeclahay jaceel walla tinimo ah waxa ahay qofkii uhoreyay aadba ujeclahay waxa kudhihi laha hotey usoco soomaliya waxa leeyahay hampalyo🇸🇴💖💖💪

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726 2 роки тому +3

    Hambalyo walaalahena somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤

  • @xalaawimumin1337
    @xalaawimumin1337 2 роки тому +1

    Thank u Man U have done the best
    Waxaa tahay deeqsi qalbi wanagsan
    Keep going forward

  • @Somaliboy
    @Somaliboy 2 роки тому +9

    1 million coming soon 🔜

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 2 роки тому +1

    Gacanta midigta lacagta ku bixi marwalba respect bro thanks

  • @ayanaden8482
    @ayanaden8482 2 роки тому +6

    ilahayow ciida nabad iyo caano nagu gadhsi🤲🤲

  • @fatimaabdalla6395
    @fatimaabdalla6395 2 роки тому +22

    Our celebration 🎉 day All somali people 🇸🇴🇸🇴✊🏽💙

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @SaleemaanYaasiin
    @SaleemaanYaasiin Місяць тому +1

    Happ independence day to Alle my Somalia 🇸🇴

  • @samiraabdi3534
    @samiraabdi3534 2 роки тому +10

    Wow
    Asda Mash Allaaaaaah nolow ina xaajiyow❤🇸🇴🇸🇴💙💙❤

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 2 роки тому +2

    Mahadsanid Asad Haji. Waxaad ogaataa Aljeeriya ama ''JAZAAIR'' waa dadka kaliya ee carbeed oo ku faana inay Afika ku yaalaan aadna u ixtiraama dhamaan Afrikaanka. Guulayso Assad sxb..

  • @cabdiladiiflyrics2812
    @cabdiladiiflyrics2812 2 роки тому +9

    DADKA QOFKAAN UGU JECLAHAY WAA NEBI MUXUMMAD SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadijabakar7770
    @khadijabakar7770 2 роки тому +2

    Oh my alaah wlh waailmeeyay one love somali insha alah ningas bankaldheshka ah iwish somaaliyoo isracday ilaahow natus ❤️❤️

  • @sucdisiman4294
    @sucdisiman4294 2 роки тому +8

    Ascww walalkey Asad waxaan ubaahanahy duco in uu Allah isiiyo caruur baari ah waxaan kaa codsana in ad pin igu qabatid so asxabtada sharafta badan ay iisoo duceeyan inuu Allah caruur baari isiiyo In shaa Allah waa iga codsi walalkey adigana waxaan Allah kaga barya cimridheer iyo cfmd suuban In shaa Allah channelkennana millions inuu gaaro ayan Allah karajeyneyna marka walal Asadow codsigeyga iitixgeli walal shukran

  • @Kmn3214
    @Kmn3214 2 роки тому +1

    Qofkii darteen dhaawacu usoo gaarey wuxuu ahaa scw nebi muxamad

  • @muxiyadinyare9408
    @muxiyadinyare9408 2 роки тому +19

    This is another level
    Asad keep going🙏🙏🙏

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @adamandmohamed3588
    @adamandmohamed3588 2 роки тому +1

    Well done asad 🥰 calanka ayaa dadka bartay shaqo wacan walal nagu qaali ah🥰😍

  • @saamiyasiman1186
    @saamiyasiman1186 2 роки тому +5

    Happy independence day 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @AhmedAadan-7743
    @AhmedAadan-7743 11 місяців тому

    mansha allH viva somlia guuuuL io goponimOH iLmadərayaaL ..... 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @Rooda_sanaag
    @Rooda_sanaag 2 роки тому +15

    Happy independence day 26 June all my people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @cumarabuukar7982
    @cumarabuukar7982 2 роки тому +1

    Asad hagio nin jiro somalinimada kuweyn tahay waan taageersanahay horey usoco ninku dayasho mudan ayaa tahay

  • @amounahmad1197
    @amounahmad1197 2 роки тому +5

    Happy independence my flag 🇸🇴🇸🇴

  • @nawaalkaaba531
    @nawaalkaaba531 2 роки тому

    Somalia allow nabad iyo Farxad waarta urajeeyay mrwlpa yaa rabi waligay ma arkin waan jecelahay inaan Mr aado allow Mar iso tus from hargaisa waan idin jecelahay walalahay somaliyed love u🇸🇴🇸🇴❤⚘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍

  • @cabdiraxmaancawaale4297
    @cabdiraxmaancawaale4297 2 роки тому +6

    26 JUNE malin ku dhex weyn umada soomaliyeed❤❤

  • @suweysabdullahi8785
    @suweysabdullahi8785 2 роки тому +1

    Happy independence day Somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Mubarak99-l6o
    @Mubarak99-l6o 2 роки тому +8

    Happy independent my Somali people🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💎

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey.....

  • @Sagalroob
    @Sagalroob 2 роки тому

    Hanbalyo dadkey iyo dalkeygi guuuuuuuul thanks asad hagio markaste wan kudawada videos I join 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zuheylabintuahmadahmed8127
    @zuheylabintuahmadahmed8127 2 роки тому +3

    Hambalyo Hambalyo Somali Weyn 26 💓 somaliya haanolato💓🇸🇴💗👏👏

  • @نعيمهعبدالله-س8غ
    @نعيمهعبدالله-س8غ 2 роки тому +1

    Hambalyo malinta xuriyada somaliya 26jun🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому +3

    Happy independence day asad xajiyo somalia 🇸🇴 ❤ 💙 ✌

  • @daaciusaame1036
    @daaciusaame1036 2 роки тому +1

    Wlalayal an kuwada sallino nabigeena muhamad s.c.w inta nabiga jecel iso raac

  • @abdirahmanfarange8330
    @abdirahmanfarange8330 2 роки тому +4

    Masha allah soomaaliya ha noolaato

  • @ibnumaxfuud
    @ibnumaxfuud 2 роки тому +1

    Masha Allah keep going Asad Hajio
    Dhammaan umada soomaaliyeed waxaan leeyahay Hambalyo Hambalyo 26jun 26/6/2022 ✊🔥💙🤍💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰❤

  • @barkhadabdi233
    @barkhadabdi233 2 роки тому +5

    SOMALILAND MALINTEDI WEEJI SOMALIA WAY ASQOWDEY 1960 26 JUNE SOMALI BRITISH🥰🥰

    • @Dooro-Dooro-3491
      @Dooro-Dooro-3491 2 роки тому +3

      Waa maalinta calankaan la suray 🇸🇴
      1 luulyo waxaa midooway labada somali
      somalia British somali france 🖐️

  • @sacdiyoxiddig
    @sacdiyoxiddig Рік тому +1

    happy in dependence day to all somali people❤love all people

  • @najmoxueenhariif2229
    @najmoxueenhariif2229 2 роки тому +4

    Happy independence day 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❣

  • @halimaabdi6511
    @halimaabdi6511 2 роки тому

    Masha Allah asad hajiyow guul wcn

  • @abdullahim3434
    @abdullahim3434 2 роки тому +13

    The one and only Legend asad Hagio 🔥

  • @daadirbuubuuleofficial9178
    @daadirbuubuuleofficial9178 2 роки тому +1

    26 june Hambalyo Hambalyo Only somalia 🇸🇴

  • @hamse_official_101
    @hamse_official_101 2 роки тому +3

    Hanbalyo hanbalyo hanbalyo 26juun reer somaliya from somaliland

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 2 роки тому

    Masha allah hambalyo sanatkaan kisakale bashbasha iyo barwaqo Rabbi hanagu gaarsiiyo aamiin

  • @samasalim808
    @samasalim808 2 роки тому +5

    Happy independence day
    Somaliya hanoolato 💙

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @cabixamid2584
    @cabixamid2584 2 роки тому +1

    Happy 😊 Asad 26 June 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Soomaali Hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥰🥰

  • @safiyosafiofficial8951
    @safiyosafiofficial8951 2 роки тому +8

    Happy independence day to all my somali people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😍😍😍💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Zaani_Media
      @Zaani_Media 2 роки тому +2

      Subescribe igu Cumaamad Manta Alle Haku Sharfee 🙏🙏😭😭

    • @safiyosafiofficial8951
      @safiyosafiofficial8951 2 роки тому +1

      @@Zaani_Media subescrib wn ku saary walal adn iso dheh

  • @nawalibrahim5715
    @nawalibrahim5715 2 роки тому

    Well done asad hajio UA-cam kali ah an dawado somalida

  • @princesszapnaa9575
    @princesszapnaa9575 2 роки тому +6

    coming soon 800k walal asad🥰happy 26 june all Somalians🇸🇴❤

    • @princesszapnaa9575
      @princesszapnaa9575 2 роки тому

      @MUBAARAK SAID diyar waa abowe hormar wacan walal qali insha lh never give up🥰

  • @liibanabdi9020
    @liibanabdi9020 2 роки тому +2

    Somalia hanolaato🇸🇴waxaan ku faano waa wadan keyga hampalyo 26 maali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fadumosahro9943
    @fadumosahro9943 2 роки тому +16

    Happy Independence Day 🇸🇴 💪😭❤️

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 роки тому +1

      Allaah dartiis subscribe gambaleelka riix viewka like maa ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey......

  • @diinichannel4614
    @diinichannel4614 2 роки тому +1

    Masha allah Asad guulayso 🙏

  • @abdirashka
    @abdirashka 2 роки тому +14

    5:40 how do you know Somalia? Somalia is a very poor Country right? And Asad honestly said YES. Adduunka waxyaabo xun sida gaajo, digaalo, burcad badeed iyo wixii lamid ah ayay Somalia ku xasuustaan. Waa laga bixi doonaa IA.

    • @Fearless-q2s
      @Fearless-q2s 2 роки тому +1

      Ma aragtay wlhi waa yaabay bisinka

    • @farhiamohmoud9693
      @farhiamohmoud9693 2 роки тому +3

      Hhhh laftigiisu hindi waaye fakhriga iyaga laga barta balse wa dal dowlad iyo wax soo saarleh marka leynoo eego inag no thing soo tagan 60sano

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 роки тому +1

      Haa wallhi 🥺
      Waan ka xumaaday markuu intas dhahy😔

    • @sundusmaxamed8504
      @sundusmaxamed8504 2 роки тому

      @@farhiamohmoud9693
      Haa wallhi
      India waxba inama dhaanto lkn way inaga yara Wax soo saar badna yihin oo way Horamar ayaa ka muuqda😇

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok 2 роки тому

    Happy independence day to all Somalians 🇸🇴 Somalia cadawgeda alle ha burburiyo aamiin dhaha inta Somalia jecel horumarkeda. Somalia hanolqato.🇸🇴💝❤️😘

  • @Monh_004
    @Monh_004 2 роки тому +6

    Happy independence day 26th June all my people ❤💙🙌

  • @umeyma5030
    @umeyma5030 2 роки тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️happy day 26/6/2022
    Sanadkan sanadka xiga alle nabad hanaku kaarsiyo insha allh

  • @aaminoosman6987
    @aaminoosman6987 2 роки тому +5

    Happy independence day my pple💙