DABAAL DAGII IGU QURUXDA BADNAA AAN UDABAAL DAGAY 26JUNE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 793

  • @amiraqurux
    @amiraqurux  Рік тому +105

    Soo daawo ua-cam.com/video/pT_JhTk4fuM/v-deo.html

    • @بهجه-د1ي
      @بهجه-د1ي Рік тому +3

      ❤❤❤❤❤❤

    • @بهجه-د1ي
      @بهجه-د1ي Рік тому +1

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @caashokhadarmaxamed
      @caashokhadarmaxamed Рік тому

      Guil wacan

    • @amranburhan5875
      @amranburhan5875 Рік тому

      ❤❤❤❤

    • @qalihabled
      @qalihabled 11 місяців тому

      Amiray arer somaliya tahay mashalah watagera lakin hargaysi waynacebtaha managaranayo wabay nosogurmataye magaranayo madaxwaye muse😂 waxukunecebyahay gul somaliya

  • @xuseenyare5620
    @xuseenyare5620 Рік тому +129

    Hdaa mgaca allah ujeedo like isaar❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +164

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋😥☝️

    • @JackCaddnan
      @JackCaddnan Рік тому +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @farxiyaahussein361
      @farxiyaahussein361 Рік тому

      🎉

    • @muabdi8919
      @muabdi8919 Рік тому

      Scw

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому

      Scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @aminajahmed9348
      @aminajahmed9348 Рік тому

      Scw scw scw scw🥰🥰🥰🥰🥰🥰💌💘💝💖💗💓💞💕💟❣💔❤🧡💛💚💙💜🤎🖤🤍

  • @brfoot289
    @brfoot289 Рік тому +25

    The best parson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhamed scw ❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻

  • @chrisvounde6838
    @chrisvounde6838 Рік тому +39

    Thank you amiro and team amira. U Guys make me to cry. Happy independence all somaliweeyn

  • @shugrishire8745
    @shugrishire8745 Рік тому +6

    Ayyy😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️videogii ugu shidnaa aan arko wye wlh thnk u byo sida darenkda dalkda uqapto u muujisay wlh wxaa dareemi kro qofka dal uusan lahyn joogo somlia hanoolato❤

  • @fadumoabdi6996
    @fadumoabdi6996 Рік тому +67

    Happy independence week our country somalia 🇸🇴 💙

    • @shabanibrahim1354
      @shabanibrahim1354 Рік тому +1

      Happy Independence day Soomalilnd is not somalia

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Рік тому

      ​@@shabanibrahim1354somaliland yaala dhahaa😂

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Рік тому

      @@Nadiaa_07.tan aad u niukinayao ma taqaanid miyaa 26 juun in hargeisa beerta xoriyada

  • @hafsamohamed1304
    @hafsamohamed1304 Рік тому +28

    Happy independence day somali hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @Suu02
    @Suu02 Рік тому +22

    Dad baa is helay M.a 😍 Happy Independence week my people 🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic Рік тому +20

    MashaAllaah hambalyo dhamaan umada somaliyeed ❤❤❤❤❤

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Рік тому +5

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @draisha4699
    @draisha4699 Рік тому +11

    Ilhy wadan keena nabad ha inooga dhigo ❤❤❤❤

  • @cabdifitaax5429
    @cabdifitaax5429 Рік тому +23

    MY Flag 🇸🇴❤ Beautiful 😍

  • @KalsumaAli
    @KalsumaAli Рік тому +20

    Masha Allah hambalyo hambalyo 🎉💙💙💙

  • @TaliyahaBirta
    @TaliyahaBirta Рік тому +12

    Hambalyo dhamaan 5 somaliyed❤
    One nation
    One flag❤🇸🇴🥰🙏✍️

  • @nimconadar873
    @nimconadar873 Рік тому +3

    Mnshall wlhi diga ikacay Kaah😭🇸🇴Noladha Damantin sida Quruxbdn ad u dabal dagten mhdsanidin😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴💃💃

  • @AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho
    @AsmaaApdirihmaanarab-ph2ho Рік тому +1

    Waa malintaa duni la tartami ayy somaalia ha nolaato❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴

  • @roblehabdourahman7448
    @roblehabdourahman7448 Рік тому +1

    Masha alllah ilahow markalee diib uusooceeli aawoodi soomaaliya from Djibouti ❤

  • @Aliya_e2h
    @Aliya_e2h Рік тому +4

    Wowww somaliya guulaiy iyo gubanimo happy 26 june 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MoShariff7
    @MoShariff7 Рік тому +5

    The best clip so far, happy Independence Day my pple 🇸🇴💙.
    Gobonimo, Geesinimo, dhabar adeyg iyo dhaqan wanaagban dadka dheernahay ee eebe hainosiyaadiyo.

  • @Nasroabdullahi-v9y
    @Nasroabdullahi-v9y Рік тому +28

    Cawada waa cawa farxadeeda maalinta xuriyada ay qaadatay somaliya ❤ happy independence week our country somalia 🇸🇴❤💙

    • @farduusjaamac8234
      @farduusjaamac8234 Рік тому +2

      Taarikhda aya kaa khaldan aabayaasha waydii Somalia 💙1960 /07/01 ayey xoriyada qaada tay 1960/06/26 somaliland💚🤍❤️ aya qada tay

    • @AleenaMohamed
      @AleenaMohamed Рік тому +1

      ​@@farduusjaamac8234hhhh wllo somaliland cid mba taqan konfur qaadty 1 July waqooyiga wuxuu qaty 26 June saa ula soco

    • @Nasroabdullahi-v9y
      @Nasroabdullahi-v9y Рік тому

      @@farduusjaamac8234 abaya waa ogahay iney 26 june gobolada waqooyi ay xuriyada qaadatay laakiin waxaa nahay dhamaanteena dad soomaali ah oo wada walaalo ah qarnimada ha jirto 💪🇸🇴❤

    • @hamdaamiira7085
      @hamdaamiira7085 Рік тому +3

      wixii baan u duubaneyna
      26june somliland 💚🤍❤️ aya xoriyada qadatey yaa ka dhadhicinayo umadan
      26june waxa ku search garaysa goggle ka ✌️

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan Рік тому

      @@AleenaMohamedmarkA miyaad aragtay aduunka dal laba jeer xoriyad qatay wll bal caqli fayoow ku hadalo

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Рік тому +5

    Happy independence day ❤🎉 soomaliya ha noolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @falisa576
    @falisa576 Рік тому +2

    Maasha Allaah tabarakallaah Amiiro
    Qurux iyo gabdhahena kuligina
    Allaha idin xafido wa dadasheen
    Hambalyo hambalyo hambalyo
    26 June bisha bisheeda caafimad
    Iyo barwaaqo somaliya midaysan
    Allaha ina garsiiyo Amiin

  • @NasroMaxamud-sv5ye
    @NasroMaxamud-sv5ye Рік тому +10

    Nasiib uma yeelan in aan kula dabaal dago laakiin in.allah maalin un in
    Allah 🙏🙏🙏🙏 team 27 wallahi waan idin jeclahay ii noolaada

  • @Eng-shakra15
    @Eng-shakra15 Рік тому +4

    Sharaafa ledihiin dhamantina gabdhehena🎉
    Happy independence day 26 june🎉❤
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sundusabdinasir-i7c
    @sundusabdinasir-i7c Рік тому +12

    Happy independence day only somalilanders No more buuq💚💬❤

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Рік тому +9

    MashaAllah hambalyo somalia hanolato 🇸🇴❤😍keep going sister 💖

  • @AhmedHassanp4
    @AhmedHassanp4 Рік тому +3

    I mes my country 6 years ago 😢😢
    Em happy 26 jun Hambalyo Hambalyo shacabka somaliyed ❤❤

  • @mushtaaqiinmohaollow8971
    @mushtaaqiinmohaollow8971 Рік тому +2

    Masha Allah congratulations my country flag🇸🇴♥️ and people😘🇸🇴❤🎉🎊🎉 sandpadan oo barwaaqo io npad leh Allaha ku gaarsiiyo🇸🇴♥️🤲😘🎊🎉🇸🇴👌

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 Рік тому +1

    maashaalah hanbalyo famali quruxbadan oon taageero aadtihiin horey usocdo

  • @kawsarcllaahimedmed9
    @kawsarcllaahimedmed9 Рік тому +9

    Sanad guuro wcn heer somaliland 💚⚪❤💪

    • @Hafsamohamed-yp5ih
      @Hafsamohamed-yp5ih Рік тому +1

      Abyo waan yaabe Somalia gogleka wuxu yiri 1june waa koonfur lkn waqooyi 26june mrka by from Mj noriobia

    • @apdulahiali5122
      @apdulahiali5122 Рік тому +1

      ​@@Hafsamohamed-yp5ihwax aanay laheyn ayay u dabal dagayana😂

    • @mabsuudawil8851
      @mabsuudawil8851 Рік тому

      Wa indha adaygii oo dad ah

    • @fartunhaaji
      @fartunhaaji Рік тому

      ​@@apdulahiali512226 juun Gobolka Sool Somaliya ayaa xuriyadda qaate calankenana wala tage, tariqda mahan kaligina.

  • @munoqurux
    @munoqurux 5 місяців тому +1

    Ilhow dalkeena nabad noga dhig dadkee nana isracaan😢🇸🇴💙

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 Рік тому +2

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah .
    Thanks Amiiro qurux ❤❤❤.
    Amiiro from Norway ❤.

  • @Zoona777
    @Zoona777 Рік тому +7

    Hda tiktoka adna fiirinye ada iso dhace hore ka so carareyy😂 amiirayy tageera N1 ku ahe hppti❤❤

  • @HamdiOsman-fp9vs
    @HamdiOsman-fp9vs Рік тому +8

    Masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo dadkeyga❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Рік тому +11

    Masha Allah Somaliwen hambalyo somall 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Carfoon
    @Carfoon Рік тому +3

    Aww Vedio qurux badan ❤️🇸🇴❤️🥰🥰🥰🥰

  • @samiramohamud9941
    @samiramohamud9941 Рік тому +2

    Masha allah happy independence day hambalyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @HodmaA5751
    @HodmaA5751 Рік тому +10

    Hanbalyo hanbalyo abaayo adiga iyo familkaaga iyo funyskaaga🎉🎉🎉🎉❤❤ maalinta munasabad xuriyada 26/6/1960😊😊😊😊

  • @جوهرةالمفقودة-ق7ص

    Woow
    Wooooow
    Hambalyo all somali weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +21

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @superofficial1547
    @superofficial1547 Рік тому +2

    Congratulations somali weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 Рік тому +4

    Mashaa Allaah Wallaahi Gabdhaheena Soomaalinimada ayaa aad iyo aad oogu weeyn. Amiira, Ayaanita iyo Gabdhaheena kale guul iyo Gobonimo

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 Рік тому +5

    Happy independece day my brother.s from somaliland💙💎

  • @CaashoCali-zj5kt
    @CaashoCali-zj5kt Рік тому +1

    Gabadho sidan u quruxan Somalia oo kaliy aya laga heel❤❤❤❤❤

  • @ZakariyeSalahHassan-ky2oq
    @ZakariyeSalahHassan-ky2oq Рік тому +1

    Hamplayo Somali weyn melkasto dunida kajoogtiin we love Somalia 🇸🇴 ❤

  • @SowdaAdan-78
    @SowdaAdan-78 Рік тому +2

    Hambalyo Hambalyo somaliya weyn hanoolaato meel walba ay joogaan hanoolaato hanoolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @MaryanRuun-lg5if
    @MaryanRuun-lg5if Рік тому +1

    Masha Allah Hambalyo SOMALIA 🇸🇴 ❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 Рік тому +1

    Videogan wx pdan sugye ugu dnben wa arki hamplyo somali weyn dhiiga biyo ma ahn somalia hnolato🇸🇴♥️

  • @Maxamed123Maxamedcabduqaadirma

    Guulguul soomaaliya hanoolato✊️✊️✊️✊️✊️

  • @intisaarmohamedcabdiintiza1671

    Hambaliyo Hambaliyo soonali maxamed oo dhan Hambaliyo 26june soomali hanoo laato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🇸🇴🇸🇴

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +1

    Masha Allah hambalyo ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 Рік тому

    wow.m.a waa video qurux disa wata iyo gabdha aad u wurux bdn oo wadaniyal ah m.a❤happy independence day somali weyn🤗❤️🇸🇴👏💪🥰

  • @ahlanabdullahi1071
    @ahlanabdullahi1071 Рік тому +1

    Aawi neh koko 😢😢🎉 hambalyo soomaaliya guul🎉🎉🎉

  • @sakariyejeego4313
    @sakariyejeego4313 Рік тому +1

    Saaad isku astur taan waan jeclahay gabdhaha Malaysia 🇲🇾 ❤❤❤❤

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Рік тому +1

    Masha Allah hambalyo 26 june wadankeygi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @nuurtayuusuf6601
    @nuurtayuusuf6601 Рік тому +2

    Soomaliya hanolaato 🇸🇴💪❤

  • @youngman1919
    @youngman1919 Рік тому +3

    Mahadsanidiin team Amiira iyo gabdhaha kale oo quruxda badan MaashaAllah hambalyo dhamaan umada Soomaaliyeed. Waa muuqaal qurux badan.
    Thanks.

  • @sabriinmohamedcanshuur6576
    @sabriinmohamedcanshuur6576 Рік тому +3

    Happy independence day somali weyn 🇸🇴🇸🇴🥰❤️

  • @CabdiraxmaanIpraahim
    @CabdiraxmaanIpraahim Рік тому

    Somalia hanoolaato ha,is raacdo 🇸🇴
    Hambalyo guul I.a wadankeegi Somalia 🇸🇴
    Dhan waliba guul I.a wadankeegi Somalia 🇸🇴
    Allow noo dhoor wadankeeni Somalia 🇸🇴
    Waxaa thy dhuulkii ugu qurux badan wadankeegi
    Somalia 🇸🇴
    Waxaa thy dhuulkii ugu cudoon badan wadankeegi Somalia 🇸🇴
    Waxaa thy dhuulkii ugu beerid qurux badan wadankeegi Somalia 🇸🇴
    Waxaa thy dhuulkii soo saarid qurux badan wadankeenlgi Somalia 🇸🇴
    Allow dalkeegi dal kuma doorsanaayi 🇸🇴
    Somalia Somalia baa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 3 місяці тому

    Happy independence day 🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @ahmedxuseen9990
    @ahmedxuseen9990 Рік тому +1

    Soomaliya hanoolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙

  • @AasiyoAli123
    @AasiyoAli123 Рік тому +3

    hambaliyo my love somalia💎🇸🇴🇲🇾💙❤❤❤❤❤💙

  • @qalanjadacaalamka3630
    @qalanjadacaalamka3630 Рік тому

    Hambalyo sannad guuro wacan dadkaygii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Рік тому +2

    MashaAllaah hambalayo hambalayo dadka lega beeray smaliya ha noolaato🥰🥰🥰

  • @Ahdaafta
    @Ahdaafta Рік тому +1

    Masha alaaa hanbalyo umada somaliyed.

  • @MaryamoSuuro
    @MaryamoSuuro 3 місяці тому

    Soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @galadomuod5940
    @galadomuod5940 Рік тому +1

    Hambalyo somali hanolato 🇸🇴🇸🇴❤
    Form jubutii 27 juin 🇩🇯🇩🇯❤❤

  • @Hodancabdiguled
    @Hodancabdiguled Рік тому +1

    Hambalyo soomali weyne 🇸🇴👑

  • @SihaamJibriil-lk9mc
    @SihaamJibriil-lk9mc Рік тому +1

    amiiro wallhi waan ku jeclhy❤

  • @abdiaziiz496
    @abdiaziiz496 Рік тому +4

    26 june 🇸🇴 somalia is not Easy 💪🇸🇴💯
    Somalia nahoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💯💯

  • @rahmoroose969
    @rahmoroose969 Рік тому +1

    Sharaf bay noo tahay in calankeena uu mel walba ka muuqdo ❤soomaliya Hanolato

  • @SaidaMohamed-l1q
    @SaidaMohamed-l1q Рік тому +2

    MashaAllah qurux calankena❤🎉🎉🎉

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t Рік тому +1

    Ayyy qof Kowad aahay yes 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar Рік тому +2

    ❤❤❤MANSHALLAH umaadeyda iyo caalankeena sharafta leh❤❤❤❤

    • @xabiibofaarax7899
      @xabiibofaarax7899 Рік тому

      soomaaliya anoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜🇸🇴

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 Рік тому

    Biyaha buluga ah igu qabta calanka caloosheyda ha gale saan ujeclahaylee❤❤❤❤❤ somaliya ha israacdo somaliya ha noolato ❤❤❤

  • @Team27.A
    @Team27.A Рік тому +1

    Maasha Allaah @Amiira horay u soco sxb dadaalkaagu wuu muuqdaa❤️

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Рік тому +1

    Masha allah Video qurux madan ❤ thanks xbbti

  • @SucaadShugri-tz3qi
    @SucaadShugri-tz3qi Рік тому +2

    Mnsha allaah hnplyo Soomaali guuul gabanimo🎉🎉❤❤

  • @caynuush
    @caynuush Рік тому +1

    Somalia hanolato ❤ 🇸🇴

  • @canabeeyfruitplatter8859
    @canabeeyfruitplatter8859 Рік тому +1

    MashaAllah tabaraka ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MarwoMahamed
    @MarwoMahamed Рік тому

    Guul walaalahayga soomaliya from soomaaliland ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. Рік тому

    Hambalyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @deeqoxassan3323
    @deeqoxassan3323 Рік тому

    Hambalyo soomaali weyn meelkasto ay joogaan ❤❤❤❤❤❤

  • @nadaramohmedhassannadaralo2813

    Woooow Hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo soomaalia weyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Abdulaziz_12i
    @Abdulaziz_12i Рік тому +2

    Walahi it's too nice mashallah

  • @NastexoMohamud-qc4oz
    @NastexoMohamud-qc4oz Рік тому

    Ayyy Video Aanka Helay wlhi Somalia hanolato🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 Рік тому +1

    Happy independence day to Somalia 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adnan1017
    @adnan1017 Рік тому +5

    Happy 26 june somaliland 63 Anniversary 💚🤍❤️

  • @elliswirwir238
    @elliswirwir238 Рік тому

    Somalia hanoolaato 💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @MohamedCabdirashid-d3n
    @MohamedCabdirashid-d3n Рік тому +2

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo caawa 26 june mssha allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cawoshacnicawodegan1829
    @cawoshacnicawodegan1829 Рік тому

    Hambalyo walshy amiira qurux from gabiley somaliland ❤

  • @xaawoxaawo3214
    @xaawoxaawo3214 Рік тому +1

    Masha allah dhamaan somali hambalyo

  • @Iloveallah_523
    @Iloveallah_523 Рік тому +5

    Somalia 😂 waan inkaara wallhi 😂 hoyadee dartiisa ugu duceynaaya 😭 igu qaat I’m baravanis

  • @IsmailYare-td6bi
    @IsmailYare-td6bi Рік тому

    I love you Amira qurux wan kutagera walashey Macan

  • @mohamedcabdi7475
    @mohamedcabdi7475 Рік тому

    Baburka qalinka ka daashiiisa soomaali ayaa jogto🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 Рік тому +1

    I'm REER WAQOOYI HAPPY 26 JUNE TO ALL SOMALIS 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @mubarakabdi-kw4cn
    @mubarakabdi-kw4cn Рік тому +5

    Somaliland ha noo laato🎉❤❤❤❤😢

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 Рік тому

      All somalia ha noolaato adeer yey siyaasiyiinta nakala saarin far kaliya ayeynu nahnay waxba ha ciishoon sxb

    • @sundusabdinasir-i7c
      @sundusabdinasir-i7c Рік тому +2

      ​@@xuseencabdiqadir9161 qaraxland illahy hay diin gadh gaadho waad dhiban tiihine adeer somaliland way tashatee Mala yacniga iska daaya wadan kiiniibad ku filnan kari wewdeene somaliland xageed gayn Riyaad ku jirtaayee ka kac hurdada

    • @xananxadari9202
      @xananxadari9202 Рік тому +2

      Soomaaalilnd ha noo laato🥰💚🤍❤

  • @AminoAmino13
    @AminoAmino13 Рік тому

    1 juliyo isku imadah youtup maliyasha dhan ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cabdi_Caziiz
    @Cabdi_Caziiz Рік тому

    Somalia 🇸🇴 ha noolaato Somalia 🇸🇴