Wcs rergaza ilaahey nabad waarta allaha siiyo oo islaanimaa rersuuriyana dalka dadka iyo diintaba allaha badbaadiyo aqqana ku sugo anaga soomaaliyana allaha na mideeyo qoloqoladana iyo qabyaaladana naga saaro waa qurune ilaahow dalkeena bad beri iyo cirba dad noo difaaca af adin madax shacab aqoonyahan culimo allaha naga soo dhexsaaro aamiin yaa rabbi
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka horwereejiyo madaxda umada muslimiinta munaafaqiinta ah cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha dhameestiro guusha u bilaabatey walaalaha xaq u dirirka aamiin
Marka hore waan ku salaamayaa salaan kadib dal aan dalkaaga ahayn inaad qurxiso oo dadkaaga aad u xayeysiiso waa laga wanaagsan yahay dafka kula tali in deegaankooda dhostaan maalkooda dhulkooda galiyaan intaad uxayeusiineyso dad ay bariba ku dhici karto in lala wareego hantidooda iyo guryahoodaba
Anu mar kasta wan la socda wararkaga lkn hada zidan uu arko inad mar baad ka hadlayn taa waxaan uu arkaya inay ku dhiibayso guusha soomalida taana wan ka xumaha inad ka hadli waydo
Kan meessha qabsaday waa wax ay yuhuud iyo reer gabeed soo dhoo dhoobeen mana noqon doono masuulka suuriya wuxuu umuuqdaa dad xunkii aynu hore u aragnay suuriya maana ayaa laqabsay
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw ❤️ please ❤️
Salallaahu caleyhi wasalam
Scw
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين يارب العالمين 🤲
Wcs rergaza ilaahey nabad waarta allaha siiyo oo islaanimaa rersuuriyana dalka dadka iyo diintaba allaha badbaadiyo aqqana ku sugo anaga soomaaliyana allaha na mideeyo qoloqoladana iyo qabyaaladana naga saaro waa qurune ilaahow dalkeena bad beri iyo cirba dad noo difaaca af adin madax shacab aqoonyahan culimo allaha naga soo dhexsaaro aamiin yaa rabbi
Maracade warbaahin lagu kalsoonyahay guulayso sxb
Alx nabad ayaan ku jirna anaga ilaahy muslimka dhiban haa u gar gaaro
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka horwereejiyo madaxda umada muslimiinta munaafaqiinta ah cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha dhameestiro guusha u bilaabatey walaalaha xaq u dirirka aamiin
Hadhamato yahuuda iyo America inshallah
Marka hore waan ku salaamayaa salaan kadib dal aan dalkaaga ahayn inaad qurxiso oo dadkaaga aad u xayeysiiso waa laga wanaagsan yahay dafka kula tali in deegaankooda dhostaan maalkooda dhulkooda galiyaan intaad uxayeusiineyso dad ay bariba ku dhici karto in lala wareego hantidooda iyo guryahoodaba
sagu ma lehee shirkad ayuu xayeysiin
War doqon sanida niyow
Wan kusalamy maxamed cise guuul iyo gomanimo rer gasa and lubnaan siriya ❤❤❤❤❤
Waa in aykufikiran manta dalkooda iyo dalkooda
Allhu akbar ❤❤ Falastiin gul
Allaha gargaar degdega siiyo falastiin 😢😢😢
Yahuuda sidaas makugu deyneysaa hadii ad dhahdo ma weerari dooni
❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤
Xamaas power
Reer yurub waa munaafiqiyuun
Insh allah waa lalashaqayin dona galadu wayi jabaysa
Yuhuudi balan iyo axdi male ilaahay wuxuu quraanka inoogu sheegay inaan nasaara iyo yuhuud wehel muslimiintu ka dhigan
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Iiraan saameyn ayuu kuyeelan doonaa isbadalka siiriya
Wa saxan yhn Syria in lheshiyan qfkst 0:44
Scw scw scw so gor wll
Ninka ni waa siyyasi
Allah ha ugargaaro palestin
Israaiil mah iiraan dhe
Maracde imtxanan maraya Lakin war bixndada wan kamaarmlaa ahye
Anu mar kasta wan la socda wararkaga lkn hada zidan uu arko inad mar baad ka hadlayn taa waxaan uu arkaya inay ku dhiibayso guusha soomalida taana wan ka xumaha inad ka hadli waydo
Shekh xasan haa dhihin maracadow maxa yeeley waa shiici ee xasan o qudha dheh
Waxaa qoray cabdalcaziiz filanwaa
Ninkaan waa Puppet yuhuuda soo dirsatay 😳syrianka ma waxy sugaayan inta dalkooda laga qabsanaayo
Maracade waxkasta wad ka hadasha lkn gusha soomali wayn usoo hoyatay ee xeerka besha ciisaha lagu aqoonsaday hal malin kamad hadal ee say ku dhacday
Hagaag
Siiriya waxaa qabsaday nataliyahuu walaalkiis waxaan ula jeedaa yahuudi la carabeeyey 😢sorry waxkaste waxay usocdaan siduu rabay nataliyahuu iyo waliba rergalbeed sheeta ayeyna ka qoslaayaan 😢
War doqon baad tahay siyaasadna waxba kamataqaanid mawaxaa rabtay inay gumeystaha weerar kuqaadaan oo dagaal kale uu kufurmo hada ayay dhibaato lugaha kalasoo baxeen quwad ay reergalbeed iskaga dhiciyaan na malahan waxaa uroon inay reergalbeed sasabtaan intay dhaxdooda kaheshiinaayaan adoo gudahaada kooxooyin isdiidan kadhisan yihiin waa doqon nimo in dagaal dibada ah gashid haduu daamanka kasoo dhunkado xitaa maalin buu kagaraaci doonaa daamanka
❤❤❤
Kuwa qabsatay Syria ee Daacishta is qarisa ah awalba waxaa keenay USA,Israel iyo daaquudka Erdogan.
Iran waxba gaari maayaan oo ALLAH ayaa la jira.
Walal muslimka oo dhan mad u ducaysid .
Like ta haka ilaabina waa u dhiirrigaline 15:09
😊😊
😊😊😊
free Palestinian
Ujaada laga lahaa waa intaasi 😂😂😂😂
Yunis 190
Muslimintii waa la dulaaystay ceeb weyna
All carabi waa beenale
Asc
Waxa isku kay qaban wayday siiriya turkiga ayaa masuul ka ah
Hadana
Yuhuud baa sideey rabto u baa😂bi inaysa misba turki waxba hadal ama isku day lagama hayo WHY ?
Turkigu ma waxa uu cadaw ku ahaa shiicada yuhuuda u diiday inay dhaq dhaqaaqan ayuu garab siinayey yuhuud mise islaam?
Yaab kugu dhac
332
hadaysan kala shaxaadin suuriyiintu yaydan ooman ee maraykan leh yahuudleh raashiuiin leh shiico le iiraaniyiin &quwado kale xaalka siiriya somaliya wuu kaxuman kara marka caqli sheeri ah ayaa loobahan yahay seef laboodkuna intooda badan khayr maleh baaba &gumaysi uun baa laga dhaxla ragu waxa u habon in ay kala gartan xilige isdhulbdhigidu dan kuutahay &xilga aysan danvu ahayn &dagaalku xiliga uu dan uyahan diiniyan &istiraatijiyan akhriya xiligi nabiga siirooyinki dagalka hishiisyada uu lagali jiray qaybo gaala ah dhanka kale qaybna dagaal buu kula jiray marka caqligu hashaqeeyo
Kan meessha qabsaday waa wax ay yuhuud iyo reer gabeed soo dhoo dhoobeen mana noqon doono masuulka suuriya wuxuu umuuqdaa dad xunkii aynu hore u aragnay suuriya maana ayaa laqabsay
Heshiis ma aha waa in la isku dira xamaas iyo shacabka reer falastin inta wax ladoo dhoobdhooba ay xamaas diido
Maracadow iska ilaaliya probagaandada reer galbeedka i
Israe maxay tahay guusha laga gaaray dagaladaan socda dacaayada joojiya
Heshiskasta oqexitankisa uguhoreya anaykujirin in israil gabiahan isagabaxayso dhulka qaza wajigaydonto hanoqote 20ka hore 20kadhexe iyo 20kadanbe heshiskasi wamidkhiyano ah sababta loguhanjabayana xamas wakhiyanadas inaysaxixan tusale shacinta uhoraysa olasaxiixo hadanaykucaday qaza oidil inaykabaxayan israil 3da wajiba hawgabexene waqiyano lamida midi oslo,, oslo aaway dawladi lodhisilaha falastin wajigi 1aad heshiska baykusokobtay danehedi wajigi 2aad rerfalasti dantoda ahana wakabaxday khalas