Kolay wariye Haaruun macruuf waxa uu rabo in uu naga dhaadhiciyo aniga sax uma arko kolay Dilka ikraan waa lagu qaldamay balse Haaruun waxa uu soo gudbinayo waa in uu u fiirsada maxa yeelay hadal ayan ka qabtay manta kaas oo qeybaha u danbeeya ku jira balse halkan kuma soo gudbinayo lkn fadlan waxan ka codsanayaa Dhalinyarada aan ku jiro ma majara habaaabin waxaagu waa wax laga dhiidhiyo
@@cRzqcmR141 qaain qaain dhaaley waar ya ma waaxad ka miid taahey kooxdi diishey gabadha insha allah alle swt wu so saarayaa qaaxada duulmi na alle swt ma qaariyo e aadiga caadabta alle kugu fooge
2019 ikraan waxaa soo tababaray hayada sirdoonka dalka ingriiska ee loo yaqaan scotland yard sida ku cad qoraal ay qortay warbaahinta bloomberg bishii hore oct,08/2021.Wargeysku wuxuu kaloo soo xigtay 3 (sadex) masuul oo ajaanab ah oo u sheegay in ikraan wax ka ogeyd heshiskii dhex maray madaxweyne farmaajo iyo dhigisa dalalka itoobiya iyo ariteriya iyagoo ku daray ineey wax ka ogeyd 5000 ee askari ee loo qaaday dalka irateriya, waxaad adna noo sheegtay in muda sanad iyo afar bilooda xidhiidh shaqo la laheyd safarada ingriiska iyo amisom wakhtigaas oo aheyd agaasimaha xuquuqda dumarka ee hayada nisa, sidaa daradeed maneey haboneyn inaad xerada xalane war laga doono?
macquul ma aha inay ka mid noqdaan guddi baaris shaqsiyaad lagu tuhmaayo kiiska dilka ikraan iney ku lug lahaayeen,ama ay dalbadaan inay iyagu baarayaan.madaxweyne farmaajana ma dooneyn in baaris dhab ah la sameeyo.
War dadka aqliga yan laga ciyarin Imasa qof oo la dilay waxna loo wayay ahmed dowlo maskiinkii malinta cad laga gubay away cadalada marka cadalada dadka qaska ah uu shaqeyso wamaxay war dalkan illahy cadalad ha siiyo adna wariye waxa ad shegayso waxa ka jiri ma jiro ee mareykanka ayad jaajuus uu tahy
ikran tahliil kiiskeed markii hore qaabka loogalay aayaan wanaagsaneen, MR Rooble bilowgii hore ee kiiska daacadnimo uma galin in lasoo afjaro kiiska Ikrah tahlil.
Fahad inuu diida in lawareysta , ma ahan cadeyn inuu dambiile yahy Waayo kiis baaritaankiisa lugu gudajiro ma'ahan in la baahiya ...teeda kale madax banaanida hayada niisa waa in la ixtiraama
Nin somali ii sheegtay oo luqadana dhalad ugu hadlaya ayaan is baranay 3sano kahor! billo kadib aroos oromo ah ayaan tagay gabadha guursanaysa ayaan isku school kasoo baxnay waana oromo, ninka guursanaya waaba walaalkii isku hooyo iyo isku aabo kuna dhashay dhulka somali ee diridhabe Oromona ah😂 wuu naxay markuu I arkay anna waxba kama soo qaadin oo waan ka gaabsaday uun! Marka kolay fool xumadii oromadana wuu leeyahay sanbaloolshe ee isaga baadhis ha lagu sameeyo, xaqiiqdiina kolay maaha somali oo sirdoonka Ethiopiana saaxiib wayn ayay ahaayeen waa jaajuus hala baadho wariyahana ku dar foolxumadii Oromodaa ka muuqatee subhannallah 😂
War kumanaan Soomaaliya oysan qiran Al-Shabaab ayaa ku maqan Al-Shabaab. Al-Shabaab inay qirato ma ahan muhiim. Marka wax aan ku beenaysano warbixinta NISA sanboleeshe nooma sheegin.
G B, WAXA SOCIAL MEDIA LAGA SOO MUUJIYAY, GAARI 7 OR 8 SEATS AH, OO KA YIMID DHANKA BEEXANI, JOOGSADAY LUUQA GURIGEEDA KU BEEGAN, NINKA GAARIGA WADAY, BULSHADA WAXAY KU SHEEGEN NINKA WADAY MAGACIISA OO SEDDAXAN, BEESHISA MURURSADE AYEY KU SHEEGEN.
Aniga xata my opinion ikraan way noshaxay sanbololshe wuxu dhaxay political crime aya lodiley asaga 24/7 media ayu fadhiye what’s different xada yimid wu gagabsadey media after ikana lawayey so what’s the different kuyim sanbololshe xada ikraan 75/percent asaga iyo abdi rahman abdi shakur weli xagisa ubadi percent tiga uku laxan karo sanbololshe ayaga kumaqan ikraan 98/percent way noshaxay gabadha soceliya
sxb mcn haruun macruuf arintii muqtaar robow wa adiga xabsika ku wereysatey mala sucta in aad lo jirdilaye oo adiga sabab uheydi xaqiidisana hal maalin sifican uguma hadashidid suma jmoididid cadaalada darada xagaag sharciga aan usamine keep goin
Arrimaha Nisa cid banaanka ka ah faraha lama geli karto. National security cid aan ayaga aan ahayn faraha loo gelinmaayo. Sanboleeshe waa jaajuus dawladaha dariska ah.
Nagtu kenyaan caadi ah ayey ahyd kenya ayey ku dhalatay wx ku baratay o kaso shaqysay kadibna san boloshe o khaain ahaa aya ku dray NISA wey iska cadahayhy in ikraan ay ahyd khaainad lbo wajiile ah
Qof qof ka wanaagsan malahn, balse qof walaba waxuu xaq u leeyahay inuu cadaalad helo. Xataa adiga waxaad xaq u leedahay inaad cadaalad hesho dadka dhan waxeey xaq u leeyhiin ineey cadaalad helaan. Adiga si cadaalad u raadinta kiiska Ikraan ma dhib ayuu kugu hayaa, waa adiga kiisas kale soo bar bar dhigaayo?
@@abdulahigabo3282 bro Axmed Dowlo maxaa sidan oo kale cadaalad loogu raadin waayay oo waliba maalin cad la dilay lana gubay meydkiisa? Aaway ninkii dilay wasiir Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji maxaa cadaalada loo horkeeni waayay? Meeqa dhalinyaro oo Bajaajley ah ayay dileen ciidanka dowlada sanadkan 2021 intan ku jirno ma aragtay hal askari oo dad dilay oo isagana lagu xukumay dil toogasho ? Bcoz maba xasuusto goorti ugu dambeysay in maxkamada C. Qalabsida ay xukun ku rido Askari dil geystay!! Sanadkan bartamihiisa Maamulka Puntland waxay dil toogasho ku xakumeen 14 nin oo Shabaabnimo ay ku eedeeyen balse 2 bilood kadib waa lasii daayay bcoz dadka ay ka dhasheen ayaa caga jugleyn usoo jeediyeen Puntland marka aaway cadaalada aad sheegeysid bro?
Shaqsiyad ikran tahil waa laga been sheegay hassan gurgurte ayaa alshabab ku shebdeeyey tankale alshabab ayaga borbogando been loo gudbiyey bilaabay waan laga guulestay Gudiga doowlad waa benayaal kiskan wax baari karo oona horey u baray usa cadalada usa iyo high court usa Lee ku qanacnaaa
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....
Waku saaray wlll
Best journalist ever 👍
Haaruun macruuf high level journalist who analysis political and social issues in somalia
Warbxin dhinacyo badan taabaneyso good job reporter
Si fiican ayaad u soo gudbisay Mudane Wariye Haaruun Macruuf...
Ramadaan Mubaarak.
Mahadsanid Gudomiye Harun Macruf
Gaabadhaas allaha u naaxariiste waaxa diiley o aay ku caadahey xaarmajo tuug iyo faahad aargagiixiiso ba diiley ikraan taahlil
Wadanka waa lagu bahaloobay wlhy😢
Sanbaloolshe ayaa ka dhigey sir doon UK u shaqeysa iyo Ikran gabadhaas sanbaloolshe waa Jaajuuska
Ilaa aan xaqiida ogaano cidna eedeymeyno oo farta kuma fiiqeyno 🤔🇸🇴💙🇸🇴
Good 👍news
Kolay wariye Haaruun macruuf waxa uu rabo in uu naga dhaadhiciyo aniga sax uma arko kolay Dilka ikraan waa lagu qaldamay balse Haaruun waxa uu soo gudbinayo waa in uu u fiirsada maxa yeelay hadal ayan ka qabtay manta kaas oo qeybaha u danbeeya ku jira balse halkan kuma soo gudbinayo lkn fadlan waxan ka codsanayaa Dhalinyarada aan ku jiro ma majara habaaabin waxaagu waa wax laga dhiidhiyo
Allow so ifii xaaqi ikaan taahlil iyo daadki diiley aaaaamiiin aaaaamiiin yaa allah
Waxy ahyd khaa'inad lbo wajiile ah ilhy naarta haku fogeeyo e khaainada
@@cRzqcmR141 qaain qaain dhaaley waar ya ma waaxad ka miid taahey kooxdi diishey gabadha insha allah alle swt wu so saarayaa qaaxada duulmi na alle swt ma qaariyo e aadiga caadabta alle kugu fooge
Masha allah voa iyo Haruun macaruf wankugu kalsonahay ee xaqiiqda gabadhaas waa dulman tahay
2019 ikraan waxaa soo tababaray hayada sirdoonka dalka ingriiska ee loo yaqaan scotland yard sida ku cad qoraal ay qortay warbaahinta bloomberg bishii hore oct,08/2021.Wargeysku wuxuu kaloo soo xigtay 3 (sadex) masuul oo ajaanab ah oo u sheegay in ikraan wax ka ogeyd heshiskii dhex maray madaxweyne farmaajo iyo dhigisa dalalka itoobiya iyo ariteriya iyagoo ku daray ineey wax ka ogeyd 5000 ee askari ee loo qaaday dalka irateriya, waxaad adna noo sheegtay in muda sanad iyo afar bilooda xidhiidh shaqo la laheyd safarada ingriiska iyo amisom wakhtigaas oo aheyd agaasimaha xuquuqda dumarka ee hayada nisa, sidaa daradeed maneey haboneyn inaad xerada xalane war laga doono?
Inta comments ka bixiyay walahi qofkii ugu caqliga badanaa baad tahay mashallah ilaahay hakuu siyaadiyo. Kan wareysanaya iyo ka san gadhuudhiga isku magacaabay aqoontaa ku yar walahi xaqiiqday ka leex lee’xanayaan oo waa dad duulaan Shaqsi ku ah🤮waa dad daciif ah shisgeeye mooda daacad qudhmuunta ilaahay beerka hagooyo inshaAllah
Ikran tahlil allah haso dhaweyo qof midabkeda ah unba god kuriday gabadha ma aqonteda ayey eday hablaha raga dhibataynaya calamo allah haka mujiyo
Haaruun macruuf waa wariyaha qudha aan xogta usoo gudbiya si aan caadi ahayn Hore usoco🙏
Keep going
Alle ha u Naxariisto
Ameen lakiin haku dagdagin dhimashada!
Keep going your are the best
Maryooley 20 maalmood Lee waaye qiiradooda kadib waa la iloobaa
BRILLIANT..thankz
Cadowga saxaafada iyo kuwa double agents waanu kaguulaysan hadaa nahay kuwa dalkooda jecel
Baroortu orgiga kawayn
Dowladnimada xoogaysanaysa iyo guusha umada somaliyeed ayaa duulaan lagu yahay lkn dadkayga iyo dalkaygu way guulaysan wayna ciqaabi doonaan kuwa munaafiqiintaa
macquul ma aha inay ka mid noqdaan guddi baaris shaqsiyaad lagu tuhmaayo kiiska dilka ikraan iney ku lug lahaayeen,ama ay dalbadaan inay iyagu baarayaan.madaxweyne farmaajana ma dooneyn in baaris dhab ah la sameeyo.
Mhd snid GB 💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍
Mxa kajira in ad ushaqeeso CIA
NISA waa hayad badax banaan. Danbibaadhayaal u gooni ah. Madaxbanaanidda sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed waa in la ilaaliyo.
War dadka aqliga yan laga ciyarin Imasa qof oo la dilay waxna loo wayay ahmed dowlo maskiinkii malinta cad laga gubay away cadalada marka cadalada dadka qaska ah uu shaqeyso wamaxay war dalkan illahy cadalad ha siiyo adna wariye waxa ad shegayso waxa ka jiri ma jiro ee mareykanka ayad jaajuus uu tahy
Ikraan Tahliil cadaalad ha hesho 😔 😟 🙁 😥 😞
ikran tahliil kiiskeed markii hore qaabka loogalay aayaan wanaagsaneen, MR Rooble bilowgii hore ee kiiska daacadnimo uma galin in lasoo afjaro kiiska Ikrah tahlil.
Ducufo ka hadal gacan ku dhiigla yaasha. Wlhu & bilaahi inan looga hareyn xasaniyad ayey ku gaban lkn xasaniyaddu wey dhamaan markasaa war jiraa
Ikraan ma Jaajuus Somalia ka dhan ah ayey aheyd?
Fahad yaasin miyaa rabtaa inuu telefan kaa qabto oo aad wareeysato cajaaib haaruunow🙆♂️
Waa inuu isku dayaa oo uu raadiyaa haddii uu waayana uu sheega haddii uu diidana uu sheega.
Guuleyso wariye haruun macruuf
Ikraan tahliil maxaa loogu haayaa, meeqaa la dilay, war naga daaya waxaan.
Sanboleeshe camera ayuu ku waashay.
Waa runtii sanbaloshe ee Adiga gedo maamulo
Wariye cawke ayaan uqaaney alahaa unaxaristo
Waaba Kenyati naagtaan wadanka wareerisay.
In ay Mandera ku dhalatay miyay Kenyatti ku noqotay? Hadda aniga rer Mandera ayaan ahay, ma Kenyatti baad ii aqoonsantahay?
Lax ba tahey, nacaskan farmaajo ahna Cadaalad wey gaari doonta doorasho kadib
Waa dhab in ay wadamo kale u shaqaynaysey.
@@abdiazizmahamoudiidle6669 inta ay qabyaalada nagala weeyntahay nafta biniaadamka, umaddaan weli dowladnimo uma bislaanin.
Sanbaloolshe adiga itoobiyaa lagaa xukumijirey
Fahad inuu diida in lawareysta , ma ahan cadeyn inuu dambiile yahy
Waayo kiis baaritaankiisa lugu gudajiro ma'ahan in la baahiya ...teeda kale madax banaanida hayada niisa waa in la ixtiraama
Number 1☝️
Gabadhaani iney dhimateyba lama hubo waayo meyd iyo qabriba lama helin... Waa qof la waayey uun... Dad bdana wxy qabaan iney nooshahy oo waalidkeed iyo mucaaradku isla og yihiin.... Wxn oo dhana loo sameeyey arrimo siyaasadeed awgood... Rabbi ayaa xaqiiqada og.
Wllo maa noola gabadha waa laa diilen farmajo waxu yiiri lacag qaad
@@dh-gg9js farmajo ayaa diilay
@@fahmaomar4728 😂😂😂isku qabiil maa tihin fahma?
👌
Bahda VOA Meesha kaliya ee Idin Hudhan waa Dalkiina Hooyo (somalia) ee wax uun Ula hadha kana shaqeeya Siduu U degi lahaa wadanka aad ku laaban doontaan Markaad ka hawlgabtaan Shaqadiina wariye nimo Wabi LLAAHI Towfiiq
Hadii kiisa ilhaan lasoo qaado ma dalkaa la duminayaa
Nacas baatahay qofka America joogo markuu howlgab noqod lacgbuu fadhigiis ku qaataa cimirigiis inta dhiman. Somaliana inta eeytahay meel dadka wax gal ka u ah bulshada dhiigooda lagu daadinaayo, Umaleeyn maayo ineey cidi usoo xiisi doonto
Mr Bashal Buuqa Dhaaf sxb Qurbaha ayaad Uxiiso Qabtaa amaba Kugu Cusub LKN (Lamahuraan waa Caws jiilaal) Ayey soomaalidu Horey ugu maah-maahdey Lacagta aad rabto Hadaad qaadato Kama maarmi kartid Dhulkii Hooyo Meeyey Wariyaashii Soomaaliyeed ee ee ka Shaqeyn Jiray idaacada BBC Markey katageen shaqadii WARIYE (Yuusuf garaad, C/nutrition Sh/maxamed Isxaaq iyo kuwo kale oo badan) saw Wadankii iskama Xaadirin wakhti Xaadirkan
Haruun waa tuug jaajuus ah Oo Somali ku dhax nool asalkisuna yhy Oromo
Nin somali ii sheegtay oo luqadana dhalad ugu hadlaya ayaan is baranay 3sano kahor! billo kadib aroos oromo ah ayaan tagay gabadha guursanaysa ayaan isku school kasoo baxnay waana oromo, ninka guursanaya waaba walaalkii isku hooyo iyo isku aabo kuna dhashay dhulka somali ee diridhabe Oromona ah😂 wuu naxay markuu I arkay anna waxba kama soo qaadin oo waan ka gaabsaday uun! Marka kolay fool xumadii oromadana wuu leeyahay sanbaloolshe ee isaga baadhis ha lagu sameeyo, xaqiiqdiina kolay maaha somali oo sirdoonka Ethiopiana saaxiib wayn ayay ahaayeen waa jaajuus hala baadho wariyahana ku dar foolxumadii Oromodaa ka muuqatee subhannallah 😂
Halshey oo muhim masheegin wadenke kasoo jeedaa
Mcruuf more than jornalist, kuwa fillada joogana waligood yaanay jawaabin haday doonaan.
Ninyahow ninkan ayaba ku fcn nisa in madax looga dhigo hadi dowlad wanag larabo hadi klena hulush hulush iyo isma huba kuhaya
Ninkani waa daciif wadankuu iibsan ilaahay naguma soo celiyo qumayga🤮😤
@@IbiEntertainment mide wye
Hbm wax badan baa laga faa'iidi
Garsor maa dhiiro waa laa asaay
War kumanaan Soomaaliya oysan qiran Al-Shabaab ayaa ku maqan Al-Shabaab. Al-Shabaab inay qirato ma ahan muhiim. Marka wax aan ku beenaysano warbixinta NISA sanboleeshe nooma sheegin.
Never forget 21 October? 2024 Face up 😂
No 2
Sanboleeshe xiligiisii uu xukumayey NISA wuu dhamaaday. Xoghayntiisiina Al-Shabaab ayaa dishay. Sanboleeshe waa masuul xil iyo masuuliyad midnaba hayn.
Xogta ikran tahliil farax xageey kudanbeyday
Ikraan tahaliil sheeko cidaan ay ku qaraabanayeen waaye lkn familkeeda baa aad ula yaabanahay gabadhooda muranka maxaa ka galiyay
Galka baarista war cusub kama hayno mxaa helay weriye haaruun macruuf
Sanboleeshe Qalbi dhagax meel ha ku sheego waa ninkii ka shaqeeyey mu aamaraddii Qalbidhagaxe.
Very high profile lady.
G B, WAXA SOCIAL MEDIA LAGA SOO MUUJIYAY, GAARI 7 OR 8 SEATS AH, OO KA YIMID DHANKA BEEXANI, JOOGSADAY LUUQA GURIGEEDA KU BEEGAN, NINKA GAARIGA WADAY, BULSHADA WAXAY KU SHEEGEN NINKA WADAY MAGACIISA OO SEDDAXAN, BEESHISA MURURSADE AYEY KU SHEEGEN.
Ninkii qalbi dhagax malin cadooy dhiibay ayaa gabar u doodaayo
Somali yey🤔🇸🇴 Sual? DADKA ALSHABAB DISHO MAXAA UKUN JABTE 🥚 KA DHIGE IYO LOOMA O YAAN, KUWA DAWLAD NA ILMA LIBAAX SANKA TAABTE 🦁 ?????????????????🤔🤔🤔
Wlahi waa wax la yaab leh... Ma dadkaa kala sareeya.... Imisaa la diley, la waayey oon gudi iyo cidna loo saarin.
Ikraan tahaliil hawiye kiiskeeda siyaasad ka dhigtay gaariga qaaday waa la yaqaanaa waa murursade darawelkii waday magaciisa sadexan xitaa wala yaqan maxaa loo qarinaa farmaajo dilay maxaa loo dhahaa
@@biggstone3573 Waa yaab oo maa la soo qabto kuwaas inta dad kale lagu meereysanaayo.
👍
Good repoter
camarooyinka maqaayda ku xidhan baa ah qaar heer sare ah kuwa Nisa am sheqeyaan waaba sheeko caruur
Case kaas International court haloo warejiyo Somalia ila meereyso waye!!
Xoolo mooday shisheeye inuu daacad kanoqon cadaaladda 🤮🤮xoolo fooqal xoolo ku tusaalo qaado baddeeni 30% Kenya lasiiyay dabadhilif yahow garaca ah 🖕🏼🖕🏼🖕🏼🖕🏼😤😤🤮🤮🤮
Ikraan Tahlil case waxa uu ahaa jaranjaraddii Rooble uu isticmaalayey burburinta laamaha amniga Qaranka Soomaaliyeed.
WAAN KUGU QASAARNAY RAYSALWASAARE ROOBLE BALLANTII AAD QAADAY ALLE HORTIISNA MA AADAN FULIN WAA LAGAA SAYID CALEEYEY WAXAA LA YIRI MUSUQ MAASUQ WAA SOOMAALI MEHERADDEEDII KAAMANA AANAN FILAYN EE DIB ISKUGU NOQO RAYSALWASAARE QABRIGII YARAA BAA KU SUGAYEE
Ikraan waxy ka gashay dalka denbi sidaa dareedeed waxy mutaysatauy dilkeeda in la Dilma search away ahayd
Allahu Akbar😭😭😭
Kiiska Ikraan Tahlil ha loo daayo maxkamadaha ka shaqaynaya IYO siyaasadda ha laga daayo.
Fahadyasiin adigoo kale umajawaabo caada qaate haruun macruuf
Waligaa hasoo jwbn shaqada wtha
Al shabaab codsi ma udirtay GB
Mala fami kalo wax eey kusaabsan taya
Aniga xata my opinion ikraan way noshaxay sanbololshe wuxu dhaxay political crime aya lodiley asaga 24/7 media ayu fadhiye what’s different xada yimid wu gagabsadey media after ikana lawayey so what’s the different kuyim sanbololshe xada ikraan 75/percent asaga iyo abdi rahman abdi shakur weli xagisa ubadi percent tiga uku laxan karo sanbololshe ayaga kumaqan ikraan 98/percent way noshaxay gabadha soceliya
Waxaa ceeb ah in xildhibaanadda ay kiis cadaaladda horyaal ay faraha la gasho. Hawsha danbibaadhidda danbibaadhidda ha loo daayo.
sxb mcn haruun macruuf arintii muqtaar robow wa adiga xabsika ku wereysatey mala sucta in aad lo jirdilaye oo adiga sabab uheydi xaqiidisana hal maalin sifican uguma hadashidid suma jmoididid cadaalada darada xagaag sharciga aan usamine keep goin
Kaas in la jir dilo oo waliba cad cad loo jar jaro waaye kaas meeqa soomali ah baa gacantiisa ku maqan yaaa cafin karo
Arrimaha Nisa cid banaanka ka ah faraha lama geli karto. National security cid aan ayaga aan ahayn faraha loo gelinmaayo.
Sanboleeshe waa jaajuus dawladaha dariska ah.
Gabadhii way dhimatay. Al-Shabaab ma wada sheegayo dadka ay laayaan.
Sanbaloolshe miyaa hada wax laga warrysanayaa
Dad ayagaba Dambiga loo heesto oo hadana Baraaya Dambigii ayaga lagu heeste Somalia laga helaa , walee Caadi baa liisku indhatirayaa
Sanboolshe adaa dilay
Nagtu kenyaan caadi ah ayey ahyd kenya ayey ku dhalatay wx ku baratay o kaso shaqysay kadibna san boloshe o khaain ahaa aya ku dray NISA wey iska cadahayhy in ikraan ay ahyd khaainad lbo wajiile ah
Aakhiro aa jirto. Denbiga iska ilaali walaalkey.
Subxan Allaah waxay U egtahay eelka kiidhigay u ergootoy ilbabada madhan erindhigatoy sas lewaye💔💔💔💔💔💔😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Haruunow saxib kiiska ikraan haka hadhin gabadhu tol kale mahay sate please
Gaba dhaan ma ka kherbadan tahay oo ma ka wanag san tahay wixi umad ahaa oo la laa na yey
Qof qof ka wanaagsan malahn, balse qof walaba waxuu xaq u leeyahay inuu cadaalad helo. Xataa adiga waxaad xaq u leedahay inaad cadaalad hesho dadka dhan waxeey xaq u leeyhiin ineey cadaalad helaan. Adiga si cadaalad u raadinta kiiska Ikraan ma dhib ayuu kugu hayaa, waa adiga kiisas kale soo bar bar dhigaayo?
@@abdulahigabo3282 bro Axmed Dowlo maxaa sidan oo kale cadaalad loogu raadin waayay oo waliba maalin cad la dilay lana gubay meydkiisa? Aaway ninkii dilay wasiir Cabaas Cabdullahi Sheekh Siraaji maxaa cadaalada loo horkeeni waayay? Meeqa dhalinyaro oo Bajaajley ah ayay dileen ciidanka dowlada sanadkan 2021 intan ku jirno ma aragtay hal askari oo dad dilay oo isagana lagu xukumay dil toogasho ? Bcoz maba xasuusto goorti ugu dambeysay in maxkamada C. Qalabsida ay xukun ku rido Askari dil geystay!!
Sanadkan bartamihiisa Maamulka Puntland waxay dil toogasho ku xakumeen 14 nin oo Shabaabnimo ay ku eedeeyen balse 2 bilood kadib waa lasii daayay bcoz dadka ay ka dhasheen ayaa caga jugleyn usoo jeediyeen Puntland marka aaway cadaalada aad sheegeysid bro?
🤔🤔
Sanbaloolshe soomaali maw shaqaynaayey
nambarka 454
Shaqsiyad ikran tahil waa laga been sheegay hassan gurgurte ayaa alshabab ku shebdeeyey tankale alshabab ayaga borbogando been loo gudbiyey bilaabay waan laga guulestay Gudiga doowlad waa benayaal kiskan wax baari karo oona horey u baray usa cadalada usa iyo high court usa Lee ku qanacnaaa
Tadhaac tadhaacda sanboleeshe micno ma samaynayaa ma jirto
Voa dhex dhexaad maha wa mucaarad
Kuwaas ayaa raba in mar kale la doorto. Sharafi dhimatay.
Garac kenyati ah baad tahay sida odayaashaa daacsanaya🤮🤮
Micrafom fican so gado o codka kor uqaad
#ILAMEERAYSO KII DILAA BAADHAYA
Ikran tahlil dilkeda waa been abuur ,ikran tahlil shekadeda waa prank
Farmaaje hadii meesha laga wado way soo bixidoonaan dadkii gabadha dilay lkn intuu fircown Farmaaje meesha shaarubo catira leeyahay cadaalad iyo xataa hididiilo cadaaladeed lama helayo.
Hooyaddaa siilkeeda ayaa Fircoon ah
Haduu farmaajo ka tago fillada hooyadaa iyo walaashaa baa Ugandeeska 🇺🇬 uraya kugu hor kufsan siday waligoodba sameen jireen intuu farmaajo iman qudhmuun yahow🤮🤮kolay hooyadaabaad iib geen jirtay fataal yahow xaraanta xalaasha u ah 🤮🖕🏼💩🤧👎🏼🤮🤮😤
sax haloobadho
89n
Dilka Ikraan waxa ka Danbey farmaajo Wan waxa isk cad
Huuro hoo dhul jiifka 🤮🤮🤮
Qaab u dhaqanka iyo meer meereysiga madaxtooyada iyo nisa dishay gabadhaan wayna dhimatay sidaan filaayo