Barnaamijka Taxanaha Taariikhda.Martida: Mujaahid Maxamed Aadan Ilkacase

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Barnaamijka Taxanaha Taariikhda.
    Martida: Mujaahid Maxamed Aadan Ilkacase

КОМЕНТАРІ • 69

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 6 місяців тому +4

    Inder mansha alah

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 6 місяців тому +3

    Mr heelo malin dhowad baan casood ku arakay markaadaan ka cod sadsaday ifiso lkn. Kanaa ba ka sii xaaasaasi san inder waaban ooo yay markaan dhamaystay waayo mar buu idhaafi kaaaagadhay barmaamij kaasi alx lkn muj heelo inder parts ka noo sooraaci waayo rag badan oo diuba snm ma ka heli siday uga waranaan suaalaha weriya yaasha waan dhibsada muj siday u waraystaan kumaba socoro lkn heeelo sagaaa dareen kii dhadhan ka waad ku raaxaysanayaaa thnnks mujaahid mujaahid uwaramayooow

  • @jamaalabdi
    @jamaalabdi 6 місяців тому +2

    Waan ku Hambalyeynayaa Weriye Mujaahid Heello taariikhdan quruxda badan markaa wll please joogtee oo taxane ka dhig barnaamijkan mahadsanid ❤

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 6 місяців тому +6

    Play list u gaar ah barnaamijka u samee si ay u fududaato dawashadisu cidi ay dhaafto ee dib ka dawanaya wll mhdsanid

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 6 місяців тому +3

    Hanbalyo Mujaahid hello

  • @AbokorAadan-e9d
    @AbokorAadan-e9d 5 місяців тому

    Ilhay ha naxariisto cabdi Ahmed maxamud afnirgood geesi buu aha

  • @maxamedcilmi2338
    @maxamedcilmi2338 6 місяців тому

    Mujaahid ilkacase faqash waa dunwanaagsan oo aad u qaaliya❤

  • @abdiali3365
    @abdiali3365 6 місяців тому +3

    Mujahidkani cid uu yahayba waa nin nadiifa alle cimriga iyo caafimadkaba ha u barakeeyo

    • @OsmanTimir
      @OsmanTimir 6 місяців тому

      Waa nin reer daahira oo cigaal daahira

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 місяців тому

    Aad baan u xiiseeyaa sheeko iyi ka SNM WELL DONE

  • @mukhtaarguraase486
    @mukhtaarguraase486 6 місяців тому +1

    Hambalyo mujaahid

  • @estandwest
    @estandwest 5 місяців тому

    Ilamaadeer nin kaaa heelo sheekooyinka tqxqanqq kagshigaaa

  • @AAminaismail-zh2qz
    @AAminaismail-zh2qz 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xirsishow
    @Xirsishow 6 місяців тому

    Sheekh daahir kuu kaducaysana yaa mayd beri hore ciid noqday

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 2 місяці тому

    Hal waa Hal nagaaga dhi af nigoodlle waa maayayrka. WAr cibraan walallkii

  • @khiremohammed
    @khiremohammed 26 днів тому

    Dagaalka miriye waa kujiray ilkacasena waa garanaya galabtii iynu kudagalanay huguuf ban xusuusta qoraxdo siidhacaysa ayaan is helay faqashta qoriga sebanka ayaan ridayey galabta gabalka nokala dhacay

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 6 місяців тому +1

    Halgan guulaystay oo rag iyo haween dhiiggooda u hureen tolow gadaala dhalka yaa u sheega

  • @MuxsinAbubakar-hm7sl
    @MuxsinAbubakar-hm7sl 6 місяців тому

    Bal jeelkii mandheera soo daa,ee ina maxamed case watay,lixlena ugu mandheera sii joogay

  • @CanjeexCanjeex123
    @CanjeexCanjeex123 6 місяців тому

    Noolow mujaahid ilkacase

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 6 місяців тому +1

    Mujaahid ilkacase waa nin reer berbera ah

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 3 місяці тому

    Taariikhda Mujaahid Kornayl Cabdiraxmaan Maxamed Case fadlan intuu nool yahay taariikh halaga reebo

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 6 місяців тому +4

    Mujaahidiintii dhimatay weligiin idiin illaabi mayno, intii dhaawacantay, hooyooyinkood, carruurtoodii, xaasaskoodii, wax la illaawi karo maaha, karaamada ayaa nagu soo celiseen, Ina Kaahin iyo Muse Behi halgankoodii inay ku joogaan bay ahayd, dagaal yahan bay ahaayeen mase ahayn leaders, dad maamuli kara, aan ciidan ka ahayn

  • @MuxsinAbubakar-hm7sl
    @MuxsinAbubakar-hm7sl 6 місяців тому

    Show heelo nin yarba ma aha ee wuu ia farsameyey

  • @Ibrahim-r9d8q
    @Ibrahim-r9d8q 2 місяці тому

    Waa ninka car Soo dhaqaaq car Soo d ku riday

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 6 місяців тому

    Heelloy waraysigan wll taxane ka dhig oo kuso dhakhso weliba wll waa taariikhdi dalkan loso maraye

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 5 місяців тому

    Timo-weynu waxay ahaayeen faqash oo basaasiin miidhan bay ahaayeen!!.

  • @OsmanTimir
    @OsmanTimir 6 місяців тому

    Waa nin reer daahira oo
    Cigal dahir ah
    Cuna kar yaa garanaya
    Qooshade waa aden madoobe
    Sadexda pkm ridayey

  • @OsmanTimir
    @OsmanTimir 6 місяців тому

    Geesi geesi dhalay

  • @MohamedAli-m8u
    @MohamedAli-m8u 6 місяців тому

    Ninka Laga tagay Waa sablale ee Awrka lagu qaaday heelay Burco ayuu joogaa baadi doon

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 6 місяців тому

    Mujaahid M A Ilkacase, codkar ma aha oo warka isku xidhiidhin mayo.

  • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
    @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu 6 місяців тому

    Ninkaa waxaan ka codsanlahaa inuu nin la odhan jiray Daahir muuse Cabdi ninkaa huduu xasuusto meeshuu ka baxay waxnu maqalay buurdhaab ayuu bepe ku jiidhay

  • @Omar-Nageeye
    @Omar-Nageeye Місяць тому

    Mujaahid waa qof gaalo la dagaalay nin gaalada uu la dagaalay waa qolama ?

  • @MohamudYusuf-p4i
    @MohamudYusuf-p4i 6 місяців тому

    Rag raga dheh,,...........maanta heloy na wariyaad noqon layard....hadii faqash joogto

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 6 місяців тому

    Dalka ragba dhiiga u shubay ilahay janada ha geeyo dhamaantood

  • @abdkadirabib3932
    @abdkadirabib3932 6 місяців тому

    Wariyaha ayaaba ka dhax galaya oo sheeko iska bilaabanaya

  • @Dtouu
    @Dtouu 6 місяців тому

    Nacladi idin kortay
    Waxaan waxba kajirin ayay 40 sano wareejinayaan
    Oo marqaati iyo meel ay ka dhacday aan jirin.

  • @musamohamed5778
    @musamohamed5778 24 дні тому

    Dagaalkii buraha galbeed wax ka sheekaynaya maban arkin,xata bariga waba ii kow cid haysa ma jirta

  • @mhussein3136
    @mhussein3136 6 місяців тому

    Qaman xirsi dhago wanle waa reer daahir ba daraxman reer kalil

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 6 місяців тому

    Dagaalada sokeeye kollay taariikh ma noqdaan waayo dadku ma wada akhrisanayaan, reerkoda uun baa akhrisan doona.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 6 місяців тому

      Snm waa garxaajis waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 6 місяців тому

      Viva dagalkii sokeyagaa thanks haft garxaajis kaa adkaday cidkastaa

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 6 місяців тому

      @@hassan-mp1pk Waar ninkan aad u jawaabayso ee faqashta ah wuu idin qaybinayaa oo qabiil buu kaa dhigayaa. Yaad mooday inuu yahay?

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 6 місяців тому

      ​@@hassan-mp1pkina askar marka horaba waxa la qabtay isagoo hawlgal ku jira oo snm soo dirsatay oo gaashamo ka yimi snm way la baxday yadoo xamar loo gudbin lahaa maxaa reero lagaga caayayaa kuwan la baxayna sacad muuse way ku jireen,oday dhintay inaad makhruud tidhahdaa adigay dambi kugu tahay ciilkan aad qabtaa weynaa from hyoonis

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 6 місяців тому

      @Mustafe787 no let me kuu sax basaaska soo sheegay adeerkaa buu ahaa ragaa laz baxaynaa waxay ahayeen garxaajis and inkaa basaas midhan Baz haydeen laa baxdaan adeeerkiin buu ahay

  • @ahmeddirie1923
    @ahmeddirie1923 6 місяців тому

    Hello mujaahidna waad ahayd, hadana waraysiga jihaadkà waxaa kaaga wacan ninka CBA TV isagoo dhalinyaro ah, waayo hawshan aad qaadatay waa Dhan Dhan oo halgankii ahaa ayaad qaadday inaad bilowdo.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 6 місяців тому +2

      Ma in uu warysto reerka kaligii ku fanaaa snm kkk kuwa baad a dhaltey inaader aaynu barno raga kale snm ileyn waa been hal reer baa snm isaaq kaligii libax ahaa tasi waa been fakatey isaaq oo dhan baa haganka ahaa

    • @ahmeddirie1923
      @ahmeddirie1923 5 місяців тому

      ​@@abdullahiomarali5241
      Angu Hj Ahay EE qalad ayaad fahantay EE ninka si wacan u warayso lahaa EE Hello waraysiyada ma yaqaanno.

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 6 місяців тому

    Reerahaa raga dhiibayay maxay uxasuiqi waayeen?

  • @Kim_Jon_Un
    @Kim_Jon_Un 6 місяців тому

    Nin walba waxa recordka ugu jira wuxuu sameeyey, sannadkii u danbeeyeyna waxaa qormay taariikho xun xun, nina yaanu waxa diiwaanka ugu jira ka cadhoon oo ka cabaadin 😡

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 6 місяців тому

    Maxamed kaahin markste uu ciidan gudaha geliyo wu ku so jabi jiray......hoodo dagaalka kumu lahyn, eeg kii hada ee sool uun dirqi bu ku so badbaaday.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 місяців тому

    Waraysiga taxane ka dhig

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 6 місяців тому +1

    Isaaq waxaad soo marateen waad ilowaday imikana waxaad maqalayasaa reer hebal maxaad layadinka hadalaa waxaad noqateen umal baa ilowaday

    • @Kim_Jon_Un
      @Kim_Jon_Un 6 місяців тому

      Faqashtu ha ciyaaane
      Weligood ha iska ciyaane, sida sida egya 🐕.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 6 місяців тому

      Isaaq durtaba illoow wixii soo maray, waa caqli carruur. Waxase la yaab leh middiyaha hadda loo lisanayo ee ayna ku baraarugsanayn ee iyaguun isku jeedaan. Tii hore tu ka daran ayaa loo qorsheeyey oo Soomaali oo dhan iska kaashanayso (Somalia, Kililka 5aad, Jabuuti, Kenya iyo qabiilada la dega Isaaq)

  • @nuromohamed2121
    @nuromohamed2121 6 місяців тому +1

    Yuu la jihaaday
    Faanbada yaahuu
    Ma islamakuu difaacayey qabiil buu difaacayey maxaa ka haysan 33 sano yaa qaladan

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 6 місяців тому

    Wariyuhu muu ka mid ahaa jabhadda? wax walba korkuu ka haya!!!!!!!!! mise waraysiyada ayuu ku bartay taariikhda dagaalada

  • @digitalworld1haarin905
    @digitalworld1haarin905 6 місяців тому

    Mujaahid.
    Faqash.
    Siyaad bare.
    Snm
    Geesi, mujaahid.
    Nio been iyo bakh bakh badnidinaa horta 40 sano baad been ciyaalka uga sheekaysaan hhhhhhhh

  • @amalhassan56
    @amalhassan56 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 6 місяців тому +1

    Heelloy waraysigan wll taxane ka dhig oo kuso dhakhso weliba wll waa taariikhdi dalkan loso maraye

  • @abdkadirabib3932
    @abdkadirabib3932 6 місяців тому

    Wariyaha ayaaba ka dhax galaya oo sheeko iska bilaabanaya

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 6 місяців тому

    Heelloy waraysigan wll taxane ka dhig oo kuso dhakhso weliba wll waa taariikhdi dalkan loso maraye

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 6 місяців тому

    Heelloy waraysigan wll taxane ka dhig oo kuso dhakhso weliba wll waa taariikhdi dalkan loso maraye