ASIM OO MANTA KALIGIISA SOO ADEEGTAY / QOSOLKA ADUUNKA 😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 352

  • @ABDIMALIKAM
    @ABDIMALIKAM 10 місяців тому +38

    Wlshy amiira xaqiiqdi waxatahy mamo ilahy dulqaad io akhlaaq siiyay❤hadaa ugudbo waxa aan inaa kula wadaago rabo waxaan jeclaan lahaa inaa wiilka camerada ka dayso waa uun talo kolay hadii aad aqbasho waa arin wacan
    Ilahy hakuu XIFDIYO wiilka ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 місяців тому +111

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️🕋❤️

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 10 місяців тому +61

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋☝🥰❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +57

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ INTA KA HESHAY ❤️👍 jumca Mubarak🫶🏻❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 10 місяців тому +59

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 10 місяців тому

      Scw

    • @yusranageeye749
      @yusranageeye749 5 місяців тому

      Ascamiroquruxxasaaaigiftiugee 🎊 ❤❤🎉❤❤

  • @nimcocumar365
    @nimcocumar365 10 місяців тому +34

    Baby asim masha Allah habo mcn sobarbaar amiira qurux ilahay haku dayo baby ga asim 🥺❤🔥🥰

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 10 місяців тому +34

    Alla miiro naag labiska taqano willkga,san cml ugu labiso ama iska day😂❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +40

    I'm from saudi arabia 🇸🇦 i love Somali people
    War soomali ba ehee liketa ii saara😂❤️inta ka heshy muqaalkan waan idin salaamay❤ jumca Mubarak 🫶🏻❤️

  • @ugbaadqalanjo1329
    @ugbaadqalanjo1329 10 місяців тому +36

    Wiilkaygi Asiim nagu salaan❤from somaliland 🟩⬜️🟥

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 10 місяців тому +73

    Allah Is One☝️PropHetT moHamEd SCW❤😊

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 10 місяців тому +1

      Scw scw scw scw❤❤

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 10 місяців тому +1

      Scw 1000 000 000 x 1000 000 000

    • @sadiyohassan6278
      @sadiyohassan6278 10 місяців тому

      Salalahu calayhi wasalim 😍 ♥️ ❤️ 😍 ♥️

    • @ilhaanCumar-g7z
      @ilhaanCumar-g7z 10 місяців тому +1

      Allh❤❤

    • @NafisoGeelgaxshe
      @NafisoGeelgaxshe 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 10 місяців тому +17

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤

  • @najaxnalka8182
    @najaxnalka8182 10 місяців тому +8

    ugu dambeen wiilkaga heer wa gaarsiisay adna heer is gaarsiisay waadna guulesatay strong mam😭❤️

  • @AA-921
    @AA-921 10 місяців тому +9

    Ku Sali nabigeena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad sallallahu calayhi wasallam❤

  • @jiijoali5182
    @jiijoali5182 10 місяців тому +24

    Best mom ever🥰🥰😊

  • @jiijocabdicasiis3536
    @jiijocabdicasiis3536 3 місяці тому +1

    Allow hooyadaa mcn hakaa qaadin asim aamiin yarabi ❤❤❤😢😢❤❤

  • @jamiiloaxmed5412
    @jamiiloaxmed5412 10 місяців тому +24

    Asim cdee he is so cute mashalah ❤ ilhy ha dhaafo❤

  • @munaabdi4779
    @munaabdi4779 9 місяців тому +3

    Amiira abaayo wiilka TVga kadaa ee u sheekee afsoomaalina kula hadal ❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 10 місяців тому +14

    Masha Allah Asiim Alle haku xafido mom Amira Xbbti Asiim Alle baari ah ha kaaga dhigo 🤲❤

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 10 місяців тому +11

    Ma shaa Allah ilaahey hakuu xafido wiilkaa Amira waxaad tahay hooyo qeeymo badan ❤️😘

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 10 місяців тому +11

    Amira qurux 700K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @IqroIbraahim-sk5lx
    @IqroIbraahim-sk5lx 10 місяців тому +19

    Amiira qurux ilaahay Haku xafido wiilkaga asiim teeda kle waxaa rbnaa inaa gaarno 700k coming soon waan sugi la,anahay yaqeey dadaal sameey oo video badan soo gali ayanta wanaga mash quushay challengi yadii Dib u sooceli🥰🫶

  • @faraxabdi3028
    @faraxabdi3028 10 місяців тому +19

    Masha allah tabaaraka Allah 🎉

  • @SumayoAxmad-t1k
    @SumayoAxmad-t1k 2 місяці тому +1

    Abyo amiira waxaad tahay qof aan jeclahay wiilka ilhy hakuuxafdiyo abyo waan kujeclahay runtii abyo wax kudhiba ilhy kumatusoh❤❤❤

  • @Raul_77I
    @Raul_77I 10 місяців тому +6

    Abaayo mcn boqoradi ila dhalaty e qoralkeyga aqrineysaay wxn kgu duceynaa Abaayo mcn adigane inad mar Hooyo lagu dhaho o ilmo baari ah o qurux bdn sida adiga okle inad dhashid gabdhaha somliyed dhan wn jeclhy wlhi wna ku fanaa iyaga🥺❤ gabdhaheygi an jeclayow idinka ne mar uun Hooyo wad noqoneysan niyada qeer ushega Hye dhaha boqoryadeydiii🥺🙏🤲❤ wn idin jeclhy dhigeygi😢🩸❤😘

    • @XabiibaShalle
      @XabiibaShalle 10 місяців тому

      Mhdsnd abayo mcn

    • @Raul_77I
      @Raul_77I 10 місяців тому

      @@XabiibaShalle Aboowe mcn ubadal halkaas Boqraney 2xaninyod ahye😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 місяців тому +9

    Manshaallah 😍 Amiira qurux iyo wilkeda amiir ❤

  • @Sabrinabdirahman124
    @Sabrinabdirahman124 10 місяців тому +6

    Baby asim jir oo Jog sanado badan❤❤❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 10 місяців тому +18

    Keep going abyo Amira big love ❤️

  • @hamsedaud_25
    @hamsedaud_25 10 місяців тому +3

    Ku sali nabiga the bast person ever the most knowledge able the most shine all created prophet muhammad(صلى الله عليه وسلم)🕋❤️❤️

  • @FaizaJiin-fr8ud
    @FaizaJiin-fr8ud 10 місяців тому +3

    Amiiro wllhi gabdhaha tusaalo fican utehe m.a hooyo adag tehe Farxad kunolada adi iyo aziim❤

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 10 місяців тому +3

    Masha.allah Allah ku dayo🤲🏽❤️ Abyo nollosha farxad ku dhameysta❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @zakiyalax-b2n
    @zakiyalax-b2n 10 місяців тому +8

    amiiro wiilka yar fooda ka jar barbarinta haka haleyn

  • @amranaxmed3469
    @amranaxmed3469 10 місяців тому +2

    Amiiro qurux 700k coming soon inshalah❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aamiinvaa2212
    @aamiinvaa2212 10 місяців тому +3

    M.a amira hooyo fiican ayaa thy ilahay haku deysto baby asiim ❤❤❤❤

  • @DagaalkiiBadar-lv8pw
    @DagaalkiiBadar-lv8pw 9 місяців тому +1

    Ilaahay hakuu xafido sister ishaala

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 10 місяців тому +7

    Masha allah baby Asim caday❤❤❤❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 10 місяців тому +2

    Mash Allah abyo mcn Amiira Allah hakuu daayo Asim cade baari Allah hakaaga dhigo ❤.

  • @israabdi2293
    @israabdi2293 9 місяців тому +1

    Masha Allah ku daayo

  • @Amaalmaxamed-i6x
    @Amaalmaxamed-i6x 10 місяців тому +3

    Amiiriyo cayda bayahan waaw ayay ooga shidantahau❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru 10 місяців тому +1

    Mashallah tabaarakalaah wiilkaaga allha kudaayo allha kii diinta iyo dalka iyo adigabo ku,anfaco❤

  • @qalinYar88
    @qalinYar88 10 місяців тому +2

    Wiilka saan ka dey fooda kajar qoran bar cunugaaga .ustaqbalkiiisa adaa ku dheelooyo
    🙏

  • @SaphiyaGuure
    @SaphiyaGuure 10 місяців тому +2

    Alla qurix badana masha allah amiira guuleyso

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 10 місяців тому +5

    Wll Afsoomaaligana bar intuu yaryahay insha Allah

  • @ayannaahmed78
    @ayannaahmed78 10 місяців тому +1

    Masha sllah tabaaraka allah asima cade ale ha ku dayo mamo mcn❤

  • @TamirJamal1
    @TamirJamal1 10 місяців тому +1

    Masha allah alle ha kula koriyo wll horey ussocod iyo horumar wacan ayaan ku rajeynaya adigana❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 10 місяців тому +2

    Mashaa Allah Allah ku xafido inshallah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanQuruxsan
    @MaryanQuruxsan 10 місяців тому +3

    M.a Ilahoww kuu dayso❤❤❤❤❤Caawa Asagaa Furay Barnaamijka😂😂

  • @OskaIbrahim
    @OskaIbrahim 10 місяців тому +1

    M.a amiira qurux keep going 700k coming soon I.a🎉❤🎉❤

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 10 місяців тому +2

    Masha Allah ilaahay hakuu dhaafo wllo❤❤

  • @Sacdiya-s7q
    @Sacdiya-s7q 10 місяців тому +5

    Asiim yare waa iska jeclahay m,a❤❤❤

  • @cabdulaahiyare2854
    @cabdulaahiyare2854 10 місяців тому +1

    M.a soo weenaaw asim yare ❤cimri dheer iyo caafimaad allhana haku xafido ❤

  • @Asma-abdalla75
    @Asma-abdalla75 10 місяців тому +3

    Allaha xifdiyo asim yare soo barbaar hpo ✨️💖

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 10 місяців тому +4

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 10 місяців тому +1

    Mashaallah baby Asim Habo mcn sobar baar ❤❤ Allah ku xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲❤️🥰🌹👍

  • @SAHRASHAAD-ci1mm
    @SAHRASHAAD-ci1mm 10 місяців тому +11

    UA-cam ba routin iyo vlog ba ujeclahay❤😂

  • @bahsanwadani2753
    @bahsanwadani2753 10 місяців тому +3

    Like mother like son ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FatxiApdi-r1h
    @FatxiApdi-r1h 10 місяців тому +5

    M a abaayo ilaahay hakuxifdiyo lkn waxan ku dhihi lahaa qarso wiilakaaga dadkaan waxba iskuma quraanrane❤

    • @UmalKhayr-s1p
      @UmalKhayr-s1p 10 місяців тому

      maxa laga qarini alle ma qarine somalidu wax kale ayey aaminsanyihin wa iska cawan

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 10 місяців тому +10

    Asiim so barbaar ❤️Nahida yare ku so xiji 😂

  • @__xa781
    @__xa781 10 місяців тому +1

    Umu asiim iyo wiilkeedii quruxda badnaa m a❤❤❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 10 місяців тому +1

    waan kaaa qaadny hapo mcn❤❤❤❤

  • @UmalKhayr-s1p
    @UmalKhayr-s1p 10 місяців тому

    mash Allah eedo mcn alle haku koriyo walshy Amiirana horumar ayan ku rajayna mar walba faraxsanow❤🙏

  • @abdisalanwarsame6527
    @abdisalanwarsame6527 10 місяців тому +1

    Masha Allaha Allaha ha ku xafiido abyo

  • @abdirizaqmohammed
    @abdirizaqmohammed 10 місяців тому +2

    Hi amiara allaah hakuu xifdiyo wiilka yar

  • @fadumaqaayo
    @fadumaqaayo 10 місяців тому +2

    Maansha allah hpo mcn soobar baaar❤❤❤

  • @zeinabhassan560
    @zeinabhassan560 10 місяців тому +1

    Strong mom Masha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤keep going xbbti

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 10 місяців тому

    Igaarkeey asiim ilaahay haku xifdiyo aayo macan 🥰🥰🥰🥰🫶🏻🫶🏻🫶🏻😁😁

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 10 місяців тому

    Masha allah amiira inankar midhiyaha kada ilba jirta allah hakuu daaye❤❤

  • @Shinaz-pe6jd
    @Shinaz-pe6jd 10 місяців тому +1

    M.a asim hoyoo fican haye sataaa❤❤❤❤

  • @Safiamohamed-g6q
    @Safiamohamed-g6q 10 місяців тому +3

    Hooy wilka camerida ka deyso 😢meshaan dad ishoodu dhacto lagama waayaye😂❤ xppti ha is dhigin ilmo la aan😢😂❤

  • @habsaabdi6396
    @habsaabdi6396 10 місяців тому

    M.a habo asim so barbar ilaahay haku xafido Amira hooyo ficn ayaa tahay baari ilaahay hakaga dhigo 700k comon soon maxaa qabanaysiin team Amira

  • @HodoAhmed07
    @HodoAhmed07 10 місяців тому +1

    Maasha Allaahuma Baarik Habo Azim ❤

  • @HaniAbdi-o8h
    @HaniAbdi-o8h 10 місяців тому

    M.a alle ha kuu daayo asim quruxlow buu noqday m.a❤😊

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 10 місяців тому +1

    Man sha allaaah abyo qurux keep going ❤❤❤❤

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 9 місяців тому

    Wil ansa ugu labiso oukolkoliyo ban raba يارب اللهم ارزق انشا الله فى المستقبل😢

  • @IlhanFarxan
    @IlhanFarxan 10 місяців тому +2

    Masha allaha allaha ku daysto 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Macalimoo11
    @Macalimoo11 10 місяців тому +1

    aad ayaa umahad santihiin saad igaar siseen 10k waxaan rajenaa inkabadan inaa igeeey dontaan i.a

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 10 місяців тому +2

    Masha Allah tabaarakalah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @asaldhalad9711
    @asaldhalad9711 10 місяців тому

    M a magac asim wan jeclaadey wilkeyga an ubaxaadey allah idesto ❤

  • @Namiiznalka
    @Namiiznalka 10 місяців тому

    Amiiro suaal aan ku waydinayaa waan ku wareray jawabtayda ka rabaa lacala hadii lagu guursado manatagee macnahega UA-cam madhafee😮😮😮

  • @ayanomar2150
    @ayanomar2150 6 місяців тому

    Hooyo fii ca naa tahay amiira. ❤❤❤❤❤❤❤❤ Allaah❤❤❤❤❤❤

  • @rihaanabdalla7119
    @rihaanabdalla7119 9 місяців тому

    ❤❤ m.a hambalyo asim 🎉 happy birthday ❤❤

  • @AmoreDaacad-ly8nt
    @AmoreDaacad-ly8nt 10 місяців тому

    hooyo amiira wiilkaada soomaaliga kula dadaal in uu barto luuqadaas waa u muhiim❤

  • @Burcogril
    @Burcogril 10 місяців тому +2

    Izaaq oo dhaN baa eedo u ah qaran dhaN baa eedo io adeer u ah soo bar baar eedo❤

  • @ifrahmohamed4570
    @ifrahmohamed4570 10 місяців тому

    Amira never give up queen waliga gathal ha firinin horay usoco my lady

  • @CasmiSadri2022
    @CasmiSadri2022 10 місяців тому +1

    M.a abyo allaha ku dayo❤

  • @khadanadan5196
    @khadanadan5196 10 місяців тому

    Ilaahy haku daayo habo qali🎉❤❤❤Asim yare iyo wllshy Amiir quru🎉❤❤💟💟💟💟

  • @ilahaanOmar
    @ilahaanOmar 10 місяців тому +4

    🎉🎉❤❤ asim asim ku jeclhy habo mcn😢❤

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 10 місяців тому +1

    Masha Allah ❤️❤️
    ❤️❤️

  • @Aamusan-q6u
    @Aamusan-q6u 10 місяців тому +1

    Masha allah allaha kuu deesto abyo lkn waxa kacodsana inaa cunuga qarsato wa iga codsi aby

  • @AbdirahmanDestivano1011
    @AbdirahmanDestivano1011 10 місяців тому +2

    Adeeero soo barbaaar AsiiiiiM❤❤

  • @Jjjjkhfdfgijkkljcx
    @Jjjjkhfdfgijkkljcx 10 місяців тому +1

    Amiiro. Asiim biyaha aad ugu qobeeso noo sheeg Aan ku qubesanee waa ur naye😂😂😂😅

  • @saabiriin342
    @saabiriin342 10 місяців тому +1

    Wcs Asim cade m.sh soo barbaar❤

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 10 місяців тому +4

    Machaa allaah sobarbar wiilkey ❤🎉😂😂😂😂😂😂

    • @Yasmin__AA-g9y
      @Yasmin__AA-g9y 10 місяців тому

      Idinka emoji ga qalad ka fahanteyn maxaa la qosle marka

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 10 місяців тому

    M.a ilaaheey hooyo mcnto nagama qaado abaayo laaheey hakuuxafido m.a asiim abtigiis maxamad uu uegyahay walhi

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 10 місяців тому +2

    Mansha Allah habo qali so barbar wan Ku jecelahay Edo wan Ku ahay lakinse habaryaro Ka jecelahay habo mcn so barbar

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz9071 10 місяців тому +1

    Bby Asim ii dhuunko plzz he's so cute m.a😊❤

  • @Ayaanshekoxariiro_le7wk
    @Ayaanshekoxariiro_le7wk 10 місяців тому +1

    Asxbta amiiro qurux waxan idinka codsanaya inad isoo boqatan i.a

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 10 місяців тому +1

    M.a Asim habo so bar bar Amira waxa thy hoyo fcn keep going ❤❤

    • @MariahAyush
      @MariahAyush 2 місяці тому

      😊😊😊😊❤❤❤

  • @odaygooni2212
    @odaygooni2212 10 місяців тому +1

    Adeer alla haku amaansado asim yare 💚🤍❤️

  • @AmaalCabdilaahi-qq1hn
    @AmaalCabdilaahi-qq1hn 10 місяців тому

    Masha allh habo so barbar asim Alle ha ku dayo wllo❤

  • @NaimaAhmed-w3l
    @NaimaAhmed-w3l 10 місяців тому

    Allaahumma salli calaasayyidinaa muxammed