Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Cowke Barnaamijka caawa iyo caalamka Bbc somali waayo waayo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 73

  • @ZakarieMohamud635
    @ZakarieMohamud635 Рік тому +4

    Hawiye wuu iska dulqaday xabashi wlh viva hawiye gumeesi ma ogola

  • @nuuromar5481
    @nuuromar5481 3 роки тому +10

    Mashalah waxan jogay xararyale amxarado meshabey ko babaeen baqtigoda lago jiiday

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 4 роки тому +15

    ALLAH HA U NAXARIISTO CAWKE AAMIIN AAMIIN AAMIN

  • @abdallaroble836
    @abdallaroble836 6 років тому +31

    Walhi Ma Iloobi Karo waqtigaaan Xamar Wan kuso Jabhadeeyay wana iska dhicinay amxaaro Hada nahay Nahay 👊👊

  • @amirkagarisa4761
    @amirkagarisa4761 5 років тому +18

    Malin xanun badan aye ehed
    Xamarey bogso Amar alle ku bogso

  • @abdihakiinmahamud8304
    @abdihakiinmahamud8304 2 роки тому +6

    waxaan ahaaa dadkii Etophia udiiday inee nabad kunaleyan waayu nafteda ayaan uhoray wagaas waxana dagna suuqa xoolaha mantane wax abaal ah cid iga heso mawa jirto ilaa iyo heer aan kudhawacmo aan gaaray ethopia balse muhiimadeda ayaa aheyd inan iska dhicino rag bdn aan waqtigas sowada gulesanay wllhi waan uxiisay

    • @maliteacher
      @maliteacher 7 місяців тому +1

      Sxb gesi batahy ilahay ba ku og gaalo xun xun bad laysay waaadna ka gulaaystay adoo casimadi somalia u diiday inaay nabad ku jogaan waaa tarikh aad carurta aad awoga iyo ku aad dashay aay xasuusan donaan

    • @abdifitahafrika5673
      @abdifitahafrika5673 5 місяців тому

      Nolosha haku abaal mariso legend ❤

  • @bilaadibraahin9698
    @bilaadibraahin9698 Рік тому +2

    Hodan kpp ayaan daganaa murugadaasna ma iloobin😢😢😢😢

  • @kidsgametv1994
    @kidsgametv1994 11 місяців тому +2

    Insha allah 2040 Addis Ababa ayan sidaa ugeli doonaa

  • @karaamacalidhuux6152
    @karaamacalidhuux6152 2 роки тому +2

    Hawiye qabiilka kaliyah ee iska difaacay ethiopia

  • @shakiipadan295
    @shakiipadan295 3 роки тому +5

    Allaha Haunxaristo Warye Cowke

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 роки тому +5

    Allah ha u naxariisto
    Marxuum Ahmed Hasan Awke

  • @ju8952
    @ju8952 3 роки тому +3

    Ilaahay haw naxariisto wariyahii weyna ee ahmed hassan cowke

  • @caliyacabdi2811
    @caliyacabdi2811 4 роки тому +7

    alle ha unaxariisto axmed xasan cowke

  • @libanahmed8177
    @libanahmed8177 5 років тому +7

    Masha allh wxn eheen cidanka ka hortagy Amxaarada runtiiii

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 5 років тому +12

    xzuuz wlhi anigo yar idacdda ka mqly codkaan wagi dgaldaaz socden allow ku xariizo 😭

  • @shafieabdirahman3482
    @shafieabdirahman3482 4 роки тому +9

    Towfiq ayaan daganaa barigaan alla maxey taariikh eheed😰😰

  • @gjwehliye4416
    @gjwehliye4416 5 місяців тому

    Lughaaya noo balan ah. Hawiye power!

  • @salebanciise2654
    @salebanciise2654 4 роки тому +4

    masha ALLah ALLah yarxma

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 5 років тому +5

    Waa xasus
    Waana cadaawad aan la iloowi doonin
    Dakanadaas Cidi kashay weey eedi doonta

  • @sharmakecade6136
    @sharmakecade6136 3 роки тому +2

    Ma ilaawi karo malinta dagalka naqabsaday waxan ku wayey zhp kay carafaad o geeskayga bidix ka dagalamayey allaha unaxariizto

  • @faraxciise2468
    @faraxciise2468 4 роки тому +4

    Wlhi waa murugo inaan cadaalada lahorkeenin dadki iyo dowladihi ka danbeeye xasuuqa😠

  • @Aragsanmedia
    @Aragsanmedia 3 роки тому +2

    Maxaakiimta Khawaarij bey ahaayeen Al shabaab ka sameesantay

  • @sanayairani2857
    @sanayairani2857 4 роки тому +1

    Amxaar kamaguureen dhibka kamadeeyen isbahaysi iyo orod anfac kuumagale

  • @sevenscounty409
    @sevenscounty409 2 роки тому

    ibleys Prof Gedi waa in ariintaan lagu maxkamadeya

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 роки тому

    Habeenkaas waxaan ku sugnaa muqdisho waana dhageysanayay barnaamijka 9ka habeenimo ee bbc Alla maxaan waayo adag uso joognay

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 5 років тому +5

    Aad ayaad u madsantay MCSsport waayo in ka kaydiyo dembigii ay sameeyey colonel Cabdillahi yusuf ookaa aargudanyey reerka Hawiye isagoo oo edeegsanayey cadawga ummadda Soomaliyee Xabashida waa taariikhdii xumeyd ee cabdillahi Yusuf oo amxaaro wata uu ku tagey Muqdisho.

    • @mussemuhamed4125
      @mussemuhamed4125 3 роки тому

      Ader qaxa qaxba kahoreyey hawiye cawanimo iyo doqonimo wali kama dhaman ila 40kun oo cawana in laayo weyan marka iska suga intad kadhamaneysa masayda Somalida

  • @dhiblaawe
    @dhiblaawe Рік тому

    Allah yaraxma😢ramadaan waye ilahow unaxaris

  • @nazdalaan
    @nazdalaan Рік тому

    Xamar nasiib daro ayaa ku dhacday, 2022 ayaa laysku qarxinayaa.

  • @cumarmahamed8765
    @cumarmahamed8765 5 років тому +8

    aniga waxaan ka mid ahaa ragii magaalada ka xureeye ciidankii Ethiopia hadana wali diyaar ayaan u ahay waliba ragii nahogaamiye waxaa ka mid ahaa taliyaha saldhiga xamarweyne axmed dahir reer hilawaa gaar ahaan xafada suuqa xoolaha

    • @caweyskacaasimada819
      @caweyskacaasimada819  5 років тому +1

      Cumar Mahamed waa laguso dhaweyne Taliye

    • @cumarmahamed8765
      @cumarmahamed8765 5 років тому +1

      MCM sports mahadsanid kaabo wan Wan kuu mahad celinaa dalkaada marwalba ka difaac cadowga mid kugu qabiil ah ha u joojin lacagna yaanay lagugu qaldin waxad noqon doontaa mid laxasuusan doono insha, allah

    • @FM.AADAN88
      @FM.AADAN88 5 років тому

      Has

    • @alimohamedabdi7847
      @alimohamedabdi7847 4 роки тому

      @@cumarmahamed8765 Al-shababne naga xureeey taliye

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 3 роки тому

      @@alimohamedabdi7847 Alshabab wadnka leyhin amison wa in laga xureyaa

  • @mycali9035
    @mycali9035 4 роки тому +2

    Alla yarxamu

  • @dunidaonline4642
    @dunidaonline4642 4 роки тому +2

    Juungal daganaaa

  • @bashkamaxamod7934
    @bashkamaxamod7934 5 років тому +4

    waay way baan so xasusuthy markas baa bbc bbc ahy adan waay tahay ma jir

  • @bilaadibraahin9698
    @bilaadibraahin9698 Рік тому

    Allaha unaxariisto 😢

  • @haashimbookhe1321
    @haashimbookhe1321 4 роки тому +1

    Waaw

  • @kidsgametv1994
    @kidsgametv1994 2 роки тому

    Xasan sheikh waa sargaal tplf ah ee dadka somaliyed sidaa ugalay halka Farmaajo uu ciidan Ethiopia udiray si loogu Aaro dadka somaliyed

  • @abasbite9543
    @abasbite9543 4 роки тому +1

    Walahi waqti xusuus mudan waaye

  • @nastehugaas4988
    @nastehugaas4988 Рік тому

    Wlh taariq waa lasoo maray

  • @Aaliya56789
    @Aaliya56789 2 роки тому

    South African ayaan joogay am so sorry

  • @xaliye1902
    @xaliye1902 2 роки тому

    Juungala dagnaa xasuus

  • @ildehyarehdjama8525
    @ildehyarehdjama8525 4 роки тому

    idle

  • @arfahdaud2180
    @arfahdaud2180 4 роки тому +1

    illahow kunaxaristo

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 4 роки тому +3

    waxa halkaa lagu laayay khawaarij bey ahaayeen AUN C/llahi yusuf iyo Ciidamada ethoipia aad bey umahadsanyihiin dawladnimada maanta aan heysanaa ragii kasoo shaqeeyay by ahaayen

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 3 роки тому

      Tuug qabiileyste ah amxaro iyo cabdillshi yussuf dabadan kawasne ealiina xamarsn jooga

    • @safiirkareermiyiga6105
      @safiirkareermiyiga6105 3 роки тому

      @@haaskeyproduction2744 sxb allah ka sakoow dawladnimada maanta somali ku faantaa cabdillahi yusuf iyo walaalahayo ethoipia ayaa kasoo shaqeeyay dadka libintooda lama inkiro xasuuso wixii dalku soo maray

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 3 роки тому

      @@safiirkareermiyiga6105 aniiga kumaqle dadka kale yeysan kumaqlin

    • @safiirkareermiyiga6105
      @safiirkareermiyiga6105 3 роки тому

      @@haaskeyproduction2744 bacdal 1991 kadib ma waxaad inkiraysaa madaxtooyada somaliya cabdulhi yusuf iyo ethoipia kahor ayay shaqeen jidhay war ader adu laftirkaaga yan lagu maqline iska aamu

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 3 роки тому

      @@safiirkareermiyiga6105 maxaakimta islamka aya aslixiye oo dayactire madaxtoyada cabdullahi yussuf gumeysi ethiopia buu kene wixii karacay ilahY unba oga adiiga qabiil ku difac lakin ninkas gumeysi kalkal ilahay kafurte buu ahaa

  • @hanadjama
    @hanadjama 6 років тому +3

    waxaan aamin sanahay hadaan gan taalada lagu garaacin xamar Amni ma noqoteen

    • @mahadabdi6499
      @mahadabdi6499 6 років тому

      nacas sawir aqas nagatag nucadaa Somali kijirto

    • @alimohamedabdi7847
      @alimohamedabdi7847 4 роки тому

      @@mahadabdi6499 Oo ma runtad ku diideee?

    • @xamdanuuraabshir9393
      @xamdanuuraabshir9393 4 роки тому

      Nacallad hakuku dhacdo

    • @abdirahmanmohamud2212
      @abdirahmanmohamud2212 4 роки тому +1

      @@alimohamedabdi7847 run beel xamar dadka jooga dagaalne wa yaqaaniin waligoodne gunnimo qaadan maayaan aniga 14 sano jiro suuq bacaad iyo towfiiq ka dagaalamaayay mantana jamacad aan dhigtaa ithopia

    • @baahiye2479
      @baahiye2479 3 роки тому

      #Ali #Mohamed #Abdi maxaa run ah ma shacabka ay itoobiyaanku laayeñ doqon