Walaaliyaal please yaa ii sheegi karo meel aan ka helaayo taarikhda soomaaliyeed oo BBcda doonbtay laga bilaawo qeebta 17-25. Qofkii ii sheego hadiyad buu igu leeyahay.
I am right now lol yeah I wonder why you say what do they? What are your granola? Where are you at? What are you show my name in the Brennan no It 0:31 Otherwise, I
Ragaa sucuudiga daganaa ee taabiciyiinta ahaa 100 kiiba 97 sagaashan ee ugu badnaa ee aas aaska sal u ahaa siyaasad iyo dhaqaalaba reerka layidhaa nuux ismaaciil oo katirsan beel waynta sacadmuuse ama habar awal oo aasaaska. S. N. M. Dud dhig u ahaa taasina waxa kuu cadaynaysa labadii gudoomiye ee ugu horeeyay.S.N.M. WAXAY AHAAYEEN EE LAGU AAS AASAY REER NUUX ISMAACIIL JIBRIIL XUSEEN ABOKOR OO SACAD MUUSE AH SIDAASAY KUDHAQAAJIYEEN REERKA LAYIDHAA HABAR AWAL LABADII KORNAYL EE UGU HOREEYAY EE ITOOBIYA UTALAABA CIIDAN AHAAN.S.N.M. IYAGUNA ISMAACIIL JIBRIIL XUSEEN ABOKOR OO KATIRSAN BEEL WAYNTA SACAD MUUSE AMA HABAR AWAL SIDAASAYNA HALGANKII KUDHAQAAJIYEEN BEELAHA HABAR AWAL KADIBNA LAGU GUULAYSTAY MUDO DHEER KADIB.
Alle ya raxma ilahoow danbigiisa ka dhaaf waxuu ahaa wariye ayaan jeclahay walina ku yaala qalbigeeyga waan kuu soo duceeyn doona inshallah
Allhw maxariisto dhamantood midhahoodii waanu haynaa manta axlh
Allah ha unaxariisto wariye ahmed xasan cawke.
Allaw ku naxarito ahmed hassan Cawke
Inaa lilaahi wa Inaa ilaahi raajucuun
Allah ah kuu naxaristo aamin
Waxan ahay Darod waxan jeclan laha in Mohamed Siad Barre Allah haunaxariste inu Dalka kuwarejiyo Dalka Mohamed Ibrahim Egal Allah swt haunaxariste
Allow kuu naxariiso
VIVA BARAAYAHAN CABDALSALAAM YAASIIN
allow kuu naxriiso ahmed hasan cawke
Walaaliyaal please yaa ii sheegi karo meel aan ka helaayo taarikhda soomaaliyeed oo BBcda doonbtay laga bilaawo qeebta 17-25. Qofkii ii sheego hadiyad buu igu leeyahay.
Sawkan Jooga wariyihii Barnaamijka Lahaa
Aadan nuux dhuule Cawke barnaamijka Caawiye ayuu Ka ahaa lkn aadan nuux dhuule oo ayaadka Helaysa Hadaad Hargaysa Joogto
JANAGALE Real Maya Hargeisa ma joogi
Wariye axmed nuur Cawke aleh ha unaxariisto
Ninka hadlayaa waa Aadan Nuux Dhuulle.
Cawle AUN.
❤Moxamed Ahmed XasanCawke?
Kaysa
I am right now lol yeah I wonder why you say what do they? What are your granola? Where are you at? What are you show my name in the Brennan no
Ale hawnaxariisto
Rabi ha unaxaristo waxu aha nin somalida waxbad usoqabtay” wa malesan waayay” malantu dhintay” ilahayba dililay” lkn wa masuugay siduu u dhintay?
Aaf triangle peace borders
Baaq nabadeed gallmudug state Somalia
I am right now lol yeah I wonder why you say what do they? What are your granola? Where are you at? What are you show my name in the Brennan no It 0:31 Otherwise, I
Alle hawnaxariisto
AUN
Kkkkkkkkkkk
Ragaa sucuudiga daganaa ee taabiciyiinta ahaa 100 kiiba 97 sagaashan ee ugu badnaa ee aas aaska sal u ahaa siyaasad iyo dhaqaalaba reerka layidhaa nuux ismaaciil oo katirsan beel waynta sacadmuuse ama habar awal oo aasaaska. S. N. M. Dud dhig u ahaa taasina waxa kuu cadaynaysa labadii gudoomiye ee ugu horeeyay.S.N.M. WAXAY AHAAYEEN EE LAGU AAS AASAY REER NUUX ISMAACIIL JIBRIIL XUSEEN ABOKOR OO SACAD MUUSE AH SIDAASAY KUDHAQAAJIYEEN REERKA LAYIDHAA HABAR AWAL LABADII KORNAYL EE UGU HOREEYAY EE ITOOBIYA UTALAABA CIIDAN AHAAN.S.N.M. IYAGUNA ISMAACIIL JIBRIIL XUSEEN ABOKOR OO KATIRSAN BEEL WAYNTA SACAD MUUSE AMA HABAR AWAL SIDAASAYNA HALGANKII KUDHAQAAJIYEEN BEELAHA HABAR AWAL KADIBNA LAGU GUULAYSTAY MUDO DHEER KADIB.
cunaayeliqaye!!!!!!!!
magacanna hadyade hoo:
LIBAAX BOODAY BOWDA-QABTE !!!!!!!!!!!
--------------
SHEEKADAADU WAA TII MAKHAAYADAHA KHALIIJKA !!!!!!!!!!!!
SNM WAXAA DHALAY OO KA HORREEYEY OO KA WEYNAA URURKII LOO YIQIIN AFRAAD OO IYAGU HUBKA U QAATAY INAY ISKA XOREEYAAN KALI TALISKII FAQASH.
URURKA AFRAAD WAXAA KA SHAQEEYEY RAG WAAWEYN OO AY KOW KA AHAAYEEN SULDAN CABDI IYO SULDAAN XARUIR IYO SHEEKH MUXUMAD-YARE IYO SHEEKH MUXUMAD RAAGE IYO DUQAY KALOO BADAN OO AHAA WAAYEELKII REER GABILEY.
URURKA AFRAAD WAXAA LAGU AASAASAY MAGAALADA LA YIDHAA GEED-BALLAADH OO KA TIRSAN DEGMADA WAJAALE.
IN HAWSHAASI QABSOONTO WAXAA SUURTAGALIYEY KORNEYL MAXAMAD KAHIN OO AHAA HOGGAANKII SAHANKA XOOGA DALKA IYO KORNEYL IBRAHIM KOOD BUUR IYO KORNEYL CUMAR KIRIX.
SARAAKIISHAASI WAXAY URURKA U TAAKULIYEEN SI QARSOON OO HEER SARE AH.
WAXAA IYAGUNA SI WEYN UGA SHAQEEYEY DHISMIHII URURKII AFRAAD MUJAHID LIXLE IYO MUJAAHID MAXAMAD-CALI OO IYAGUNA MARKAAS FADHIGOODU AHAA GABILEY.
MARKII ARRIMIHII URURKU ISKU WADA TOOSEEN WAXAA TALISKII URURKA LOO DHIIBAY MAXAMAD-CALI IYO KU XIGEENKIISII MUJAAHID DHUL, DABADEEDNA WAXAY TALLAABEEN BISHII JENEWARY 198OKII.
SNM IYADA WAXAA LAGAGA DHAWAAQAY MAGAALADA LONDON MARKAY TAARIIKHDU AHAYD APRIL 1981.
TAARIIKHDU SIDA AY TAHAY BAA LOO SHEEGAA E LOOMA SHEEGO SIDA REERKIINU JECEL YAHAY!!!!