DEG DEG Daawo Mw Xassan Oo Cadeeyey Hadda Go'aamadii Lagaqalyey in La Joojin Doonin Dalkana isbadal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 чер 2023

КОМЕНТАРІ • 33

  • @abdisuleiman6087
    @abdisuleiman6087 Рік тому +7

    Madaxweyne dalka MA adigaa xukuma mise ismaaciil baa xukuma?

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Рік тому +5

    Xasan dhiiqo indha adaga🙄

  • @abdisuleiman6087
    @abdisuleiman6087 Рік тому +2

    Madaxweyne ward hadal macaantahay laakiin hadalkaaga iyo uurkaagu was kala duwan yihiin ee yaa ku aaminaya

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 Рік тому +2

    Tuugu xasan dhiiqo intaa adiga joojoteye inataa saraakiil iyo ciidan Aalayasaya iyo shacab i adiga iyo mooroyantaa heerekaaga hantidii umada masaakiinta boobyadan midi Agoona waxakule midi curuyana waxa kule midi dhimirka baa waxakule ku dhimo xasan dhiiqo cidi kaayeleya majirito waxa ku hada leyesi keligii taliye ina cumara geela kuuso dhiibeye lkn yaa kaayeelayo😳

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Рік тому

    President Hasan shiek 99% what he tilling is correct and honest person insha Allah ameen

  • @owkombedahir6673
    @owkombedahir6673 Рік тому +1

    Tuug tuug afmiinshaara baad tahay illaahay haku gaban wadankii waad dhacday hantidii shacabka

  • @mahadabdi3648
    @mahadabdi3648 Рік тому +3

    Dhiiranaan miyaa utaqaan in qof uu qof dilo aduunka waxaa looyaqaan fulay nimo in qof inta soo istaago qof dilo

  • @anab9951
    @anab9951 Рік тому +1

    7 qof oo meel isku soo xirey ma matalaan soomaali

  • @skyshooter4009
    @skyshooter4009 Рік тому

    Tuug Maangab ah.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Рік тому

    President Hasan he 99% honest person to his new genaration

  • @CabdiBoy-fj5gq
    @CabdiBoy-fj5gq 11 місяців тому

    Xasan.adu.iisqeeme.fiicelkaga

  • @abdisuleiman6087
    @abdisuleiman6087 Рік тому +4

    Cadaalad xumadu gurigaaga bay ka bilaabatay, musuqmaasuquna gurigaaga buu ka bilaamaa ee sidee kuu aaminaa madaxweyne

  • @CabdiBoy-fj5gq
    @CabdiBoy-fj5gq 11 місяців тому

    Biinta.kada.walal.abaha.musuqa.iilmaha.yar.uugaaranaya.biin.tada

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Рік тому

    X dhiiqo intaad madaxweynaa ahay ayaa dalku god ku ridey

  • @mahdibahdoon9742
    @mahdibahdoon9742 Рік тому

    Kanii Xassan sheekh kii aan naqanay mahaa , Toliw ma Ismaciil Cumar Geela ka dhax hadlaya 😱

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 Рік тому

    Xasanow hadalkan badan iuo khudbadan badan kuuma wanaagsana maadaama aad tahey madaxweynihii dalka waayo waxaa iman doonta inaan cidiba ku dhageysan

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 Місяць тому

    Xasan sheikh hadalkan uu asaga sheegay hada ee dowlad caadi ahoo soo marto dadkan 30 sano kahor ayeey uugu danbeysay oo vcm uu ulajeedo dowladii sidaad Bare hadii madaxweyne asaga hada kadanmbeeya uu oranlahaaa wuu xanaaqilahaaa waa tii markii uu sa Farmaaho lahaa uu xanaaqay

  • @ahmedabdiisse7512
    @ahmedabdiisse7512 Рік тому

    This man is naive and doesn't understand the meaning of sovereignty.He doesn't know as President Somalia as state has de jure power.

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 Рік тому

    X dhiiqo xamar laga tegayaa

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 4 місяці тому +1

    Sheekoy ku nacey waayahe markii shacabka ay doortaan qofkey rabaan sow adiga maaha ka dhahayo waa lagu shubtey ee ciidanki badbaado qaran soo jafa iyo villada ka soobax iyo xamar unukaa leh

  • @a.hassanjama4571
    @a.hassanjama4571 Рік тому

    Midda kale xasanoow Carabiga MA taqqaanid Kuna ceeboowdaye iska daa
    Waxaa LA yiri ceeb MA aha inaad wax jaahil ka ahaa to laakiin waxaa ceeba inaad sheegato aqoonta wax aadan aqoon
    ليس العيب أن يجهل المرء بل العيب
    أن يدعي بمعرفة ما يجهله
    من المستحيل أن ننسي فضيحة خطبة الرئيس حس شيخ في مؤتمر جامعة الدول العربيه الذي عقد في الرياض مؤخرا
    Ceebeey tacaal..

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 Рік тому

    Madaxwayne away ficiilki aad saman lahay maanta malin aay kaliidayto hogamiiyaha fadaraalka oo adtaahay oo kitabkii alle aad kabeen shegtaay bal diib isugu noqo naftaada

  • @abdishaa9494
    @abdishaa9494 Рік тому

    Culuso dhiqodarodbad kuwalatay Somali likalayacady taregajowata

  • @user-vl3dz1mu8d
    @user-vl3dz1mu8d 4 місяці тому

    Somali bibol hi down net gavirmanti hi net landie and lack muse abiya ingalish talhim im givin itiraiie 33 yarie

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 Рік тому

    Xasan dhiiqo dhafar badan ayaa kaa muuqda soo seexo ka dibna hadal mida kale ismaaciil c.geelle ka hadh hadaad doonryso iney ummadda soomaaliyeed ku taageerto

  • @a.hassanjama4571
    @a.hassanjama4571 Рік тому

    Xasanoow xikmaddu MA Farxaanoow yaan dgiiqo lugaha lagugu galin mise farmajo waa nin naag uu furay haddana ilmo ka dhalaya mise puntland waxyar ayay ku burburaysaa
    Waan kuu qirayaa xasanoow inaad indha adag tahay..

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 Рік тому

    Hadtixgelinaysid umadasoomaliyed kahordhaqaq xasan munafaq

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Рік тому

    Xasanow runta ma rabtaa, magaca Somalia ma maqli karno, waxaanu u jirnaa in Somalia laga tir tiro Geeska Afrika.
    Ma been ayaad Naga dhaadhicinaysaa, waxii Afweyne xooga Ku waday ma shaqaynayaan

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 Рік тому

    Ma been abuur ayaa Dawlad lagu dhisaa?
    Dastuurka Hay'ado ayaa samaystaye.
    Dawlad idiin gaar ah samaysta oo Dastuur idiin gaar ah Somaysta, haddii kale Aabihiin ayaad wasi doontaan.
    Hadda ayaad kusoo dhacday wadadii haddii aad tidhi Qaanuun, waxa cad in Qaanuunkii ayaad been Ka sheegaysaan.
    Walaahay Been ayaad Ku dhaarateen. Ma adiga Somaliland Madaxweyne u ah, Lawyo cado, kaalay dee

  • @adenabdinur5358
    @adenabdinur5358 Рік тому

    Madaxweyne allaha kula garab galo wanaaga iyo danta umadda somaliyed e wadaan hore usocdo kumaamula wadanka kitaabka Kareem ka ah cadaalad wa taaaa