" Qaniinyo Qaniiyaa Kaa Fujisa " Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Madaxweyne Biixi Dagaalka Laascaanood

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 152

  • @ahmedmusse6075
    @ahmedmusse6075 Рік тому +24

    Hadalka garaadka guud ee somalia 🇸🇴 waa xadiiiis wuna shaqenaya inshallah

    • @caynanos
      @caynanos Рік тому

      war nadala ayad tahey anaga ka qaxney lascanod an nabad ku haysaney ciyalakaga ken nadal

  • @ismailmohamed3417
    @ismailmohamed3417 Рік тому +8

    Guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul iyo gobanimo SSC inshalaah

  • @dhugfenabadiyonolol9608
    @dhugfenabadiyonolol9608 Рік тому +21

    HOGAAMIYAHA MAYALKA ADAG XURMADLE GARAAD JAMAC GARAAD CALI ILAHAY haku xiftiyo 🤜🤜🤜🤛💪🙏

    • @caynanos
      @caynanos Рік тому

      waar dhugfe balayo ku dhuftey mad ogtahey waxa ka jira lascanod inaan gumed bad tahey war mesha wa nalugu babiyey waxba ma ogid garadkan wa nin walaan biyahaa kulul ayu liqa

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 Рік тому

      @@caynanosadiga iyo muuse baa waalan iyo kuwa kula socda

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Рік тому +25

    our leader, our father, the only one Garaad noloow 🎉🎉🎉🎉 happy Eid Mubarak❤❤❤❤❤❤

    • @caynanos
      @caynanos Рік тому

      Hawo odeygan walaan e baharsame wu ini qixiyey na adigu ma tihid kuwa ka qaxey lascanod melahaa ayad ka leydhineysan somaliland iskama celin karnoo nayaa ka leydhiso

  • @kaahinmali0fficial358
    @kaahinmali0fficial358 Рік тому +13

    Xafidulah garaad jamac garaad cali hogamiye kiisa ugu qiimaha badan guul iyo gobanimo jamahiirta ssc Qaatumo stete of somalia 🇸🇴 insha allh jahaadkana waa bilabanayaa waxaa nagu so dulay yahuud alla ayaa garabkena ah xaqa ayaa dagalamaya rer ssc midnimo ayaan alle ugu baryayaa insha allh guushu waa xageena 🇸🇴

    • @xamsecali8181
      @xamsecali8181 Рік тому

      Ay ay dhalay garadku waana beenale uraya

    • @kaahinmali0fficial358
      @kaahinmali0fficial358 Рік тому +1

      @@xamsecali8181 boror land todobo dhacalad ba iska ka dhashay garadka hadalkisuna waa xadiis ee iska oya awalba sinjigiini xoreyba xaran buu ahaa

    • @caynanos
      @caynanos Рік тому

      maxaa xafidhu war handikabkan inagaa qabtaa lasacanod wa lagu babaay wa lagu dhamadey dhalinyartii wey dhamatey ninka inaga qabtaa

    • @kaahinmali0fficial358
      @kaahinmali0fficial358 Рік тому

      @@caynanos afsomaliga so baro

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 Рік тому +7

    Garaad jaamac geesi waaye maanta 30000 ciidan ayaa heysataa nin kuu booteyn Karo ma jiro

  • @sundusmohamed8509
    @sundusmohamed8509 Рік тому +9

    Guuuul garaaaad warkaaagaaaa jira❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid Рік тому +5

    Barasaabka sool sidee ku keenteen nin an ahayn dadka deega inaad ka dhigtaan iiman liidiinaa halkaas idin gaarsisay Hargaisa kamaydin ogalayn nin dhulbahantaa inuu barasaab ka noqda dadka edeb darada kala taga iidoorow

    • @shayga5656
      @shayga5656 Рік тому +2

      Wa runta wlhi Boramana iyaga kursiga iska haysta dadka wxy modayan adoomo iyaga lo sameyey wxyna ogsonayn in Alle un adoon lo noqon karo 🫡

  • @hawohussein2919
    @hawohussein2919 Рік тому +6

    guul garaad ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂hanolaada cadawiigsa hoos

  • @saidsuleiman7365
    @saidsuleiman7365 Рік тому +13

    Our leader our president our government our father Garaad jamac Garaad Cali Guul ssc inshaAllah

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Рік тому +6

    Masha Allah that's my garaad oozing wisdom on the other hand is the unapologetic warlord muse bixi who is jumping from frying pan to fire.

  • @cabdiladiif901
    @cabdiladiif901 Рік тому +5

    Ar muuse juudan wuu waalan rabaa

  • @cabdiladiif901
    @cabdiladiif901 Рік тому +7

    Garaad jamac guuleyso ❤

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +3

    Waa bil Ramadan Muuse biixi waa ka xishoon waayey Illaahay iyo umadiisa masaakiinta ah ee uu xukumo waxay ahayd bishaa Ramadaan inuu ka saaro Ciidamada bilaa xabad laakiin Taariikhda ayuu galay sidoo kale Hargeisa,Burco,iyo Ceerigaabo wuu ku laayey shacab iyo reer Somaaliland ah oo ah kuwii shalay Doortay ee kursiga keenay markaasuu weli so taagan yahay oo khamiis cad iyo Gurigii Illaahay ka dhex hadlayaa 🤮🤮🤮🤮

  • @Has-o9d
    @Has-o9d Рік тому +4

    One of the toughest Garaad solute to him

  • @nooramohamed8875
    @nooramohamed8875 Рік тому +5

    Allaw xaqa u hiilli yaa Rabb!
    Guulaysta SSC Xaq baad ku taagan tihiine 🎉

  • @dhamaysinajamac8192
    @dhamaysinajamac8192 Рік тому +3

    Garaad Jamac nolow. Guul

  • @hawshegintv4738
    @hawshegintv4738 7 місяців тому +1

    hada jawab fican wa haya muuse biixi 25/08/2023 waxii dhacay kawerama idooroow😂😂

  • @ii-rpgbeachaw6295
    @ii-rpgbeachaw6295 Рік тому +3

    Garad jamac nolow ❤❤❤

  • @hawshegintv4738
    @hawshegintv4738 7 місяців тому +1

    garaad guul iyo gobo nimo😂 raga nimadaada tustay cawanti caruurta laascano ku xasuuqayay

  • @axmedcumar5630
    @axmedcumar5630 Рік тому +3

    Maashaa Allah waa sidaan rabay Allahayaw cadaaladaadu wanaagsanaa viva dhulbahante iyo garaadka garaadada wax garadka soomaaliyeed garaad jaamac garaad cali salaan sare ayaan qalbiga kaaba soo diray adeer warkaagana waan ku diirsaday

  • @FarasCade-ti8mr
    @FarasCade-ti8mr 6 місяців тому +1

    Xagay ku danbeysay Mujaahid/Dagaal yahan Muuse Biixi iyo Garaad Jamac Garaad Cali oo ah Hogaamiye dad waligiiba?

  • @shayga5656
    @shayga5656 Рік тому +3

    Madaxwaynahi muxu ka hadlaya ma fahmin 😂

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Рік тому +1

    Garaadka ugu beenta badan 2023 wax sheegaya oo dhan waa been iyo munafaqad wuu raba dadka indhaha la wuu sheego

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 Рік тому +3

    Ala miyaanu illahay ka baqayin odayigani

  • @Adnan-bc1vk
    @Adnan-bc1vk Рік тому +1

    Isaaq ku was waxay odeygan ku waashay isaaq

  • @popxamo_otf
    @popxamo_otf Рік тому +2

    Guuul ssc guuul garaad jaamac garaad cali

  • @Somfox1
    @Somfox1 Рік тому +1

    Garaadka iyo Muuse aad bay ukala fogyihiiin walee Allow sahal amuuraha!!!!!

  • @akbalmusa5051
    @akbalmusa5051 Рік тому +1

    Lascanood have the right to defend themselves so called Somali land are in the wrong to attack them

  • @nooramohamed8875
    @nooramohamed8875 Рік тому +2

    Muuse Dulmi ayuu wadaa. Illahay ha ka baqo. Waa oday wayn oo aan xaqa iyo masulnimo mid garanayn.
    Allaw xaqa u hiilli yaa Rabb!

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 Рік тому +1

    Hogaamiyaha ruuxiga ah garaad jaamac ninkaa haybad baa ka muuqata

  • @mustafamohamed2426
    @mustafamohamed2426 Рік тому +4

    guull somaliland guull muuse biixi... ♥♥♥♥

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Рік тому +1

    Waar Hargeisa dhexdeeda ayuu Mohammed Kaahin lahaa waa la soo weeraray hayaay waanu idin tusaynaa!!!!!! Waar xishooda oo ummada ka hor dhaqaaqa Ciid Mubaarik reer Somaaliland

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 Рік тому +2

    Waxa and tahay ninkii reerka u dhaanshay ee aawrkii dhexda Kaga lumay. Dadka beenta ka daa???????

    • @anwarmaxamuud2216
      @anwarmaxamuud2216 6 місяців тому

      Muuse dhaankii ma idin keenay 😂😂😂😂

  • @yurub5288
    @yurub5288 Рік тому +1

    Dhegihii Ala waniyaa wasan garadku weli miyuu qoosan Dhulku ma guuro Adaa tegi madaxaweyne muuse biixi waa geesi hal Adag guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊❤💚❤💚

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele Рік тому +5

      hadu adiga muuse argagixiso kula fican yahay umadaas reer khaatumana waxa aayahoda iyo hogamintooda oga dambeeyan garaadadooda kadana kufiican ayagana koda ufiican

  • @aaminamoha61
    @aaminamoha61 Рік тому +1

    Muse judan Wu so jilcay waxa ka hesho waxba hanaga sin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +2

    Waxanu Malaynayaa Inuu Markuuyaraa Madaxa Udhacay Odaygani 😂

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Ciidanka qaranka Somaliland ,uu joogaa dhulkiisa ka bixi maayo.

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 Рік тому +2

    Stoke ama faalig aya ku dhacey
    Waan arkeyaa
    Alle ha caafiyo garaadka

    • @ayanjama2668
      @ayanjama2668 Рік тому +1

      Falagi iyo strokeba ku dhaca , sheydaan Ma habar baa tamar ku noqotay,

  • @cabdishakuur9431
    @cabdishakuur9431 Рік тому +1

    Wax isu dhigma maha nin balayo iyo dhiig yabohsanaya
    iyo nin wuxu yahay dhiigu garanaya oo leh nabad baynu isugu imanayna waa suale maa isku midba mida kale dagaalka uu ninkan garaad la leyahy ku baqayo isagu maa dagaalamaya mise dadka masakiinta ayuu iska horaysiinaya war wax kala garta oo caqli yeesha.

  • @xaliyetv2024
    @xaliyetv2024 Рік тому +1

    Dhiigya Cab Muuse Gardaradiisi mar dhow cayb weyn uunan filanayn buu kala kulmayaa!

  • @jammane3880
    @jammane3880 Рік тому

    Muuse juudaanoow maanta ku aaway iyo qarankii aad ku faaneysay
    Goojocade to Oog in two hours fule fule dhalay oo wax ismoodaa Af darwiish buu galaa

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 Рік тому +1

    Cuqubadii baaa gacmaha engajisay masakiinta uu dagal iyo barakicinta anay awoodin uu ku kiciyaaay garadlawaha cado qataha ahi 😡

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp Рік тому +1

    muuse beenaale

  • @AxmadAbdiraxman
    @AxmadAbdiraxman 7 місяців тому

    Waxan jooga magalada new Delhi ee dalka himdiya gobalkan waxaa kunool 130milyan wali ma arag laba qof oo dagaalamayaa somaalina 27milyan magaadho iskabadaa cid kale labada walalaha ee kala hooyadaa ayaa isugu daran ilaahay haynoo naxariisto

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Рік тому +1

    asaga afkiisa kasheegaya barasaabka basa idoor ah sabab ayu barasabka idoor unoqda aaway ragi iyo dumarki gobolka ee uqalmay iney umadooda barasaab unoqdan teda kle xilalka ogu sareeya somaliland bal isheeg reer khatumo xilka aay kahayen wasiirada muhim ka ah marki laga rebo gudoomiye barlamaan 😂😂😂

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 Рік тому +1

    Odayga eeen eeen orgi, dagaal baad ku baaqdee waan kaa gudoonay. Ree somaliland inta aan gurigaaga lagubin qoriga qaata iska dhiciya cadawgan, aniga ciidankaad igu ogtihiin. 30 sano gurigii la dhisayey dhayal layga baabiin maayo.

  • @quran..a
    @quran..a Рік тому

    Dhuulka ilaaha iskaleehee dhulbahantoow isaaq doolaad wayee xuduudisa sool iyo sanag anaga iska iskaaleh isaaq waa somalii

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Рік тому +1

    Garaadkaa dhagarqabaha ee fidno abuurka ah alle ha kaqabto umadda.

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed3899 Рік тому +1

    Warya garaadlaway waxii ka dhagaysta jahanama gaye

  • @mohamadabdifatah3577
    @mohamadabdifatah3577 Рік тому +1

    Garaad jaamac guuleyso halyeey ayaad tahay

  • @xamdaxamda641
    @xamdaxamda641 Рік тому +1

    Mastar dagaalka gala 🤣🤣🤣

  • @hindanuur3148
    @hindanuur3148 Рік тому

    Viv somalilanad salan sare mundane madax weyne muse biixi

  • @engadam7274
    @engadam7274 Рік тому +1

    Waar ninkan cilaaj hala geeyo wallhi dadkiisi wuu madhinaya waayo qaranka jamhuuriyada somaliland sharaftiisa wadajirkisa iyo midnimadiisu waa lamataabtaan sidaa awgeed waa lagu madhanya ilaa ka noogu dambeeyaa uu ku dhinto midnimada Qaranka Somaliland.
    Bariga jamhuuriyada somaliland.

    • @AliMaskiin
      @AliMaskiin Рік тому

      Oo SSC sidaas oo kale. Ninkii dhoof ku yimi bey geerida dhibeysa

  • @fj1914
    @fj1914 Рік тому +1

    Garaad ❤

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Рік тому

    Muuse jaahil Muuse Munaafaq muuse nagargabe muuse beenale muuse tuug xishoo beenale Ciil gaabe

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Рік тому +1

    Garaad beenaale abaalkii ✌✌✌

  • @Mahamoudnuur-lz1xs
    @Mahamoudnuur-lz1xs Рік тому

    Garaad jaamac gacanta ha sarayso

  • @aminaxasan8703
    @aminaxasan8703 Рік тому

    Garaad waalan garaad laawe sooqabta inagaraad cali galadagaalka

  • @asaidmalin8851
    @asaidmalin8851 Рік тому

    Wuu riyoonayaa laakin waad jabaysaan insha allah wax dawlad ah maadan ahayn wax laba dawlad ahna Maan la wada ahayn beenlow waa nin Wayne jano ma gashid waxaad tahay jaahil qabyaalad ay dilatay waxaad rabtaa in aad ku sheekaysid laba dawlad baanu kala ahayn yaad u sheegi ma kan wali kaa dhax guuxayo ee ingriska ah ayuu u sheegayaa axmaq xun nin baad rabtaa walaakii in aad cadaw uga dhigto waad riyoonaysaa dhulbahante iyo majeerteen ayagaa iska kaa xigo caqli xun yahaw somalina somaliyaa u harayso wixii ka yinid British hadaba ha isaga baxaan dhulka aada gumaystaha

  • @akbalmusa5051
    @akbalmusa5051 Рік тому

    Lascanood is not Somaliland

  • @caynanos
    @caynanos Рік тому

    EEEEEEEEEEEEE NINKAN WU BUKAAA

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday Рік тому

    Muuse biixi nin ka been badan lawaa

  • @salahahmed3451
    @salahahmed3451 Рік тому

    Guuleyso garaad reerna reer uma dowladeyn karo tii weyneyd ee la wada lahaa ayaan diidayaa mid qabiil iyo gobol ku dhisan ayaan dadka ku dilayaa cidna ma aqbaleyso

  • @mohammedhersi1984
    @mohammedhersi1984 Рік тому

    Nacaas Nacaas

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Gala dagaalka.

  • @samiraomer2907
    @samiraomer2907 Рік тому

    Odaygan horta gacanta muu kajaban yahay gacanta xunle

  • @XabsaFaarax-lt8vr
    @XabsaFaarax-lt8vr Рік тому

    MBC allow garaadka iyo Caqliga kuu siyaadi HogaamiYaha MaYalka AdaG

  • @faizaali5269
    @faizaali5269 Рік тому +2

    May Allah protect my president muse bixii my country somaliland and my military amiin amiin🤲

    • @fj1914
      @fj1914 Рік тому +1

      May Allah destroy them and punish them in this dunya and akhirah. They killed so much innocents in Sool 😡

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Рік тому +1

    War waxkanu garaad na maahee waa garaad laawe buka oo cuqdadaysan illah umada haka qabto kani waa Reer laascaaanood camalkoodii xumaa oo qof ah

    • @anwarmaxamuud2216
      @anwarmaxamuud2216 6 місяців тому

      Muuse juudaan dhaxalkiinii ma idin keenay intaad garaadkayaga ku gafayseen . Dulmiga alle ma jecla dabacayuunow

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 6 місяців тому

      @@anwarmaxamuud2216 Muuse ku was kaamana kaco wasakh Uurka timo kuleh baad tahay Oo Daaroodizim googooyey e

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 Рік тому

    Waxaad moodaa goroyo waalan ninka caasha cirka u taaga badan si uu isagu aduunka gacanta ku hayo ee dhiigya cabka ah ee muuse biixi ninkii boorame ito dila ku dilay 900 oo qof 24 saac 1991 taas baa loo dhaafay sifii bju mooday reer SSC laakiin riyo buu ku jiraa waxaana ka raacaya taariikh ay ka shalaayaan oo geeridu guri walba gasho sixirkii 25 sano waa buray xaqii baa dilaacay allena ma liibaniyo gardaraale

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 Рік тому

    Musa Bixi waa fircown kuwa agtaagana waa Qowmahuu Fa adhaacuu siiba ka agtaagan Albaani.

  • @mohamedahmedmumin7103
    @mohamedahmedmumin7103 Рік тому

    Iskuma dhawa Barbara iyo baraawe ayu leyahay midna Kan kalana maamulkeena hahahhahahahahs

  • @deeqyare4848
    @deeqyare4848 Рік тому +1

    War garaadka haloo sheego isaaq qoomaluudnimo ayuu isku bedelay waxayna ragaan dhulbahante daba udhiibtaan

    • @ridwanismail5767
      @ridwanismail5767 Рік тому +1

      Nin waliba Wuxuu yahay ayuu ku mooda Awoowga ayad DNA ga hadal jiliica iyo khaniisnimada ka raacday layaab ma lihid.

    • @deeqyare4848
      @deeqyare4848 Рік тому +1

      @@ridwanismail5767 2000 oo qamaluud ma anigaa Ku sameeyey ma anigaa diinta kasaray ma anigaa kanisad Ku dhisay hoyadaa iyo laangaabkii Ku dhalay oo cuqdadaynaa wase

    • @deeqyare4848
      @deeqyare4848 Рік тому +1

      Easy Africa oo dhan qoomaluudnimada idinkaa qaaday tolow Naga yaa idinwasidoona ileen waxbo iska dhantaane😃😃😃

    • @ridwanismail5767
      @ridwanismail5767 Рік тому

      @@deeqyare4848 Taarikhda Ragg saladiintooda la aroosay adigaa jirra hooyadadii doofarta ahayd wase ma adiga cid laangaab ku sheegaya 2023 ayaa qaxoonti laga dhigay naagyaw naagu dhalay.

    • @deeqyare4848
      @deeqyare4848 Рік тому +1

      @@ridwanismail5767 kanbla aroosay waa isaaq gar adagna yarad baa lo siiyey taasi waa Wax lasodhaafay lkn 2023 kawaran iyo hargaysa imisa qanisin ayaad tihiin

  • @qalbidaryeele
    @qalbidaryeele Рік тому

    idoor waxa kufuqulan qaarkoda wax magaratada ah qaas ahaan argagixisada S.N.M. fikirkii gumeysiga ee dilo xukun dadkan waxay ka aaminsan yihin xoolo

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 Рік тому

    Ragiina isku muqumuqdaw umada masakiinta ah u tudha.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +1

    Eeeeeeen😂

  • @mohammethsuleiman9620
    @mohammethsuleiman9620 Рік тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi ninka mamiyir qabo intuu shegayoba wuxu cidanka kushgeya ayaaa smeyey oo dad walan qabsadey dad shicibana laayey .
    Kusoco gal dgaalka 🚶‍♂️

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 Рік тому

    halku ka hadlay garaadku tolow hhh ma aqalkii danaybu ka soo hanjabaya Garaad inta hadhay dhulbahante maad uga dhamayn illaahay dadka hakaa qabto

  • @gan_news
    @gan_news Рік тому +1

    Gala dagaalka gacanta uu makaroofanka ku hayo eega faalig baa ku dhacay kkkkk

    • @umu_abdirahman
      @umu_abdirahman Рік тому +2

      Habaarkii umadaa kudhacay

    • @shayga5656
      @shayga5656 Рік тому +2

      @@umu_abdirahman kalay habarka muse ku dhicin ee miskiinka degaankiisa difacanaya wa noocma 😂

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie Рік тому

    Kalaba balance a

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Gala dagaalka , wada dhinta Nin iyo naag is wada ia qarxiya.

  • @ayaanibraahim9559
    @ayaanibraahim9559 Рік тому

    sida aad samisaan ayaad ku rogaisaa soomaali laan

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Garaad laawe , garaad Jaamac.. Dagaal ooge.

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 Рік тому +2

    Dagalka gala

  • @ilyaasmohamed718
    @ilyaasmohamed718 Рік тому +2

    indho la soo qabanayuu kani u egyahay

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie Рік тому

    I have been thinking kkkkkkkk

  • @Materno1
    @Materno1 Рік тому +1

    Gala dagaalka beenaaale

  • @mohamedadenabdi4333
    @mohamedadenabdi4333 Рік тому

    Qabyaaladayste ayad thy

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Рік тому +1

    Subxaanallah. Allah ha u sahlo Laascanood hadii kani uu u talinaayo. Warlords ayuu isoo xasuusiyey

  • @MahadAbdulle-in3zv
    @MahadAbdulle-in3zv Рік тому +1

    Muusoow ale danbigaga ma dhaafo oo cadaabka alaha kugu fogeeyo

  • @Dreamboy-ys9qb
    @Dreamboy-ys9qb Рік тому

    Waar garaadkan libaaxsanaa

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Garaad laawe.. Cirka soo dumi.

  • @nuursaid3444
    @nuursaid3444 Рік тому

    Walahy inta meeshaas la kala joogo dagaal hurimayso

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Garaad laawe.. Car xabad Rid.

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie Рік тому

    Somali 😂❤😂❤❤😂❤❤

  • @mawliidaadan2490
    @mawliidaadan2490 Рік тому

    Lascano wa somaliland Taako ka mid ahna laga tanaasuli maayo xitaa ayna waxba ka hadhayn somaliland.

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq Рік тому +1

    Dirty Garaad 😅😅😅😅

  • @OsmanKeinan-yr4ie
    @OsmanKeinan-yr4ie Рік тому

    😮

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 Рік тому +1

    Dulqaadkii wuu Naga dhamaaday!! Ma moodaa mid wax lakala hadhay oo wax kale meel ugu maqanyihiin ...hadii cidi dulqaadanaysay somaliland baa in badan dulqaadataye halkaa koofiyad xun maad dhigteen

    • @adonkirabi3777
      @adonkirabi3777 Рік тому +1

      La arki doone!!!! Huuuno ictiraafki iyo laanki malumey !!!!😢😂

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      @@adonkirabi3777 ictiraaf ka somaliland caalamku adiga iyo dagaal ooge jaamac Cali midna wax ka waydiin maayo ... tuulada laascanood ee weligeed iyada oo aan 4 cariish dhaafin 15 sano ee somaliland maamulka dawladeed ka samaysay uun magaalo lagu sheegay ... somaliland aqoonsigeeda waxna kuma kordhin karto waxna Kama dhimi karto hadii somaliland ka taliso iyo hadaanay ka talin marwalba waa somaliland waxay gudaha ugu jirtaa xuduudka somaliland ee lajeexay 1864 aduunka oo dhan baa ogaa .. farmaajo ayaa ogaa oo diiday in uu gobolka sool ka hadlo..dawlada xamar baa og oo uu kor iyo hoosba xasan sheekh maxamuud u sheegay in Arin ta laascanood somaliland itaal.ethiopia ayaa markay dhexdhexaadiintii waday garaadadiinii sicad oo aan gabasho lahayn ugu tidhi xuduudaha somaliland waxba laga bedeli maayo ee wixii kale ee aad somaliland ka tabanaysaan miiska wada hadalka soo dhiga...markaa somaliland dagaal kagama adkaan kartaan wax alla waxaa aad wadaana waxba idiin Kama suurtoobayaan

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      @@adonkirabi3777 alayle adigaa warka qaata beenta ah ee social media veiga la idinkaga doonayo maalin alla maalintii dagaal dhaco 400 baa la idinka dilaa maxaabiistiina sida adhiga ayaa inta dabada looga galo baabuur inta laga buuxiyo ay maanta buuxiyeen jeelashii somaliland...weliba weli somaliland dagaal dhab ah idin lama gelin ciidamadii qaranka ee tababarka fiican qabay ee hubka culus watay weli dagaal maygelin...waayo somaliland ciidamadeeda ku khasaarayn mayso woxooga maleesho ah oo xaar ku dareerayo oo daarood laga soo jaaba jaabeeyey ...

    • @---bk4lg
      @---bk4lg Рік тому

      ​@@khadarhussain1741 Harti ma ictiraafsana Somaliland ee ka baxa Goojacadde ( dhul Harti ) oo dhulka Isaaq ku noqda ama waa dagaal uun ilaa qiiyamaha .

    • @khadarhussain1741
      @khadarhussain1741 Рік тому

      @@---bk4lg oo harti iyo waxaad sheegayso horta yaa wax waydiinaya horta yaa og in ay joogaan iyo inay maqanyihiin ...hadaad somaliland ogoshihiin iyo hadaad diidantihiin waa isugu kaayo mid