mansha allah dhulbahante wiilal iyo gabdho wa halyeeyo ssc guul insha allah dhib waad soo Marten blse guushii waad hanateen harti guul ayaan u rajeeyay
Barwaaqo ku,nooladaa cadowgiina allaha jabiyo inta dagaalka soo wadana allaha ku celiyo insha allaah idinkana wax,hadulminina insha allaah dulanka waa lagu jabaa
shaqalaha kalshaale channel waxa muhimsan in si profashnal ah uso diyarisaan videowyo sawer tayo leh iyo hadel yer dunida iyo jiilka dambe unoqnaysa ducoments burburki ay ugisteen snm laascanood matelen video ugara guryaha ay madaficdo dumisey iyo tiradooda, video kalena dadki kudhintey duqaymahas iyo sawirohooda hadey jiraan iyo xabala wadaredyadi dadka qaar logo aasey, video sadexaadna cisbtaladi iyo iskoolada sidi loburboryey, waxaas wa in hada videowyo logo kaydiyo intaan casimada lanadifin, oo UN iyo hayadaha caalamiga latosa muhimna ay tahey in taitalko ku qorayahey af ingirisi
Been badana sawku wiii ku mudahradayey in lagu dilay lascanood sawkuwii laha somalilanba toogatay ssc been badana gabadhan wa dadkii loo kacee layidhi wala dilay
Blood is not water i love you sister from majeerteen
Mash Allah isma haan we love you and others like you for making SSC and Harti Great Again
Masha allaah
Go aanka aad qadatay ee ahaa arin aad u culus oo ah geeri ama nolol marka aad qaadatay calaki baliga ahaa ee Somalnd ku ahy kansarka ugu xun
Waxad nagtada u gelisey halista maanta ayaad haysaa miraheedi ku nolow farxad ismahan calanside
Qofka sacadiisa soo dhamaato uun baa dhinta guul ismahan
❤
Darwiishad qalasa sharaaf iyo karamo mudan 🇸🇴💐🌹
Dhabtii waa idiin jecelnahay kuwiinii shahiiday iyo kuwiina noolba waxaad soo celiseen midnimadii Jamhuuriyada Soomaaliyeed. Asal iyo isir ayaad u leedihiin Guusha Maalinta Colaadeed,❤💔❤️💔❤️💔❤️💔🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
maasha allaah,, gabadhaan waa in taariikhdeeda la xuso
Mansha Allah waa geesiyad taariikhda SSC baal dahaba ka gashay ayada iyo dhalinyaradii kacdoonka bilowday taariikhda ayaana xusi doonta..kuwaar farxad iyo baraare,Guul iyo Gobanimo SSC khatimo State iyo Harti weyne oo idil..❤❤❤
Aniga waxay ila ahayd in gabadhaan halyeeyadda ahi qabri gashay mar hore, maantase waa Shahiid nool, hadda ayay howli bilow tahay haddaan dhab loo difaacin gabdhahaan iyo dirkeeda geesinimada iyo haladaygga badan, taas baa noqonaysa khasaaro. Ismahaan gob baa tahaye ku noolow adoo aan Alle mooyee cidi ku cabsi galin inta nolosha kaaga dhiman. ❤❤❤❤❤
Lugteeda ayaa qabri ku jirta
Mashallah gabar quruxbadan o gesiyad ah ya nasiib u helay wow ilahay ha ku hafido dhaman ssc people inshallah
L😊😊😊😊😊😊😊❤❤l😊😊
@@muxuyadinmahamed you are primativ and stupid o an caqli lahayn
❤masha allaah
Ismahaan calan side
mansha allah dhulbahante wiilal iyo gabdho wa halyeeyo ssc guul insha allah dhib waad soo Marten blse guushii waad hanateen harti guul ayaan u rajeeyay
Mashaa Allaah guul guul iyo gobanimo SSC khaatumo xaqabaya ku dagaalame ilaahana u hiiliye👩✈️🏇🏿🇸🇴👮🏼♀️🏄🏿🥰🐎🇸🇴
MIDHAA QALBIGEYGA KAMA GO DO,ku jecli wlshey xaffidakallaah allaahu macaka mahadsanid ISMAHAAN
Maaasha allaah congratulations 🎊 lascanood
dhalinyaradu inta badan waxay kaxanaaqsanaye masuuliyinti liidatay ee jilicsanayd taas keenta inay xabada iskudhiga markay waayen wax kaceliya snm
Walahi waan qiiroodaa markan gabadhan arko guuleyso ismahan
Anyway Laascaanood Free Maamulka Hargeysa Khaatumo State Of Soomaaliya
Midnimo waarta insha allah inta xuna alle ha kashifo
Mashalaah tabarakalaah guulaysta goor kasta bidmilaah SSC iyo walalahood, ilahay idinkuma soceliyo idoor aamiin yaarabi
Maansha allah Ismahan allah ha ku xafido walal
ilaahay idin kama soo celiyo idoor cadiwga
Asc 😮😮😮maa shaa allaah isfahaam waa gabadh qaaliya war aan doonee inantaas 😮😮😮😮
Waan qiirodey, gabadha wey nooshahey Alxamdulillah. Guul iyo farxad SSc💙
Allaah haku barakeeyo eedo Cimrigaagana hakuu barakeeyo intii Dhaawacan tayna ha caafiyo kuwii dhintayna Janadii Firdowsa ❤❤❤
Masha Allah nolow wll guul iyo gobanimo
Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aduunka inta aad nooshahay ku nolaado farxad ismahan
Bravo gabadha as aad Baan u jeclaa Imaan arko ayadoo calankii somalia huwan
Masha Allah guul baa gadhen intii dhimatay Alle haw naxaristo amiin amiin amiin amiin ❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah ❤❤
Masha Allah ismahan gulaysoh mar walbah
Alaha haunaxaristo shuhadada gulaysta darawishta
Waad guulaystay Darwiishad❤❤❤
Dhulbante waa Geesiyaal walhi laysma xaqiree
🎉❤❤🎉💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯,
Mashallah gabar quruxbadan. Guul iyo gob.
Barwaaqo ku,nooladaa cadowgiina allaha jabiyo inta dagaalka soo wadana allaha ku celiyo insha allaah idinkana wax,hadulminina insha allaah dulanka waa lagu jabaa
Mansha Allah guul iyo gobanimo ssc
Alx walaaley in badan baan iskaaa waydiiyey talow
Qalasadaasi ma nooshahay
Allah baa ku magadsan in nimcadan allah ku tusay jir
ismahaan guulayso
Wixii isaaq ka geystey laascaano yaan lagu cafiyin
Guul Khaatumo 🇸🇴
Masha Allah calan sido waa in la siiyo bilad geesi
Illaahey u mahad celi
Mashlh ilahy ha ku guuleeyo
MansnaAllah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤imhaa nool❤
Masha Allah
MashaAllah gul iyo gobanimo ❤
Ismahaan Calan-sida waa in la abaal mariyaa, xitaa hadday noqoto in la meeleeyo haddaysan meelaysnayn!
Kkkk waa sax laakiin adigu maad hawshaa dhamaysid
@@gedefletv6049 adigu ma James.jees bay kaa tahay
Gabadhaan Maaha Gabadhi Hore Tana Yar
baan muudi jiray in la dilay oo xabaddu ku dhacday iyoadoo babinaysa Calnka Soomaalia. Alxamdulillaah way nooshahay.
❤❤❤
intii dhimatay ee muuse juudan qoomokiisa Abaaraso xaqadarada ku dileen ilaahay hawa naxariisito waa ladiin aaraya maalintiinaya aheyedena maalinta aa dhimateen ilaahay qabariga hayadin waasiciyo🥲
Madan dhiman lkn waad guuleysatay ma tihid oo kaliya inaad kaliga kuleysatay lkn somali oo dhan baad kula guuleysatay
Maansha calan sida maanta shaf bay ku nooshahay
Ismahan waa laandheere harti ah
Waa geesiyed
Qofkii garanaya gabadhaa ha ila soo xiriro hadiyad baan siinaya waa geesid somaliyeed
ISMAHAAN WAA RAG KA ROON ,,,NASIIB BADANAA WIILKAY DHASHAA.....ILAAHOW KU XAFID ISMAHAAN
Cabdalle wa in taaalo loo dhiso
Wargabadhayarta Halugoynina plz
Sawirkeeda wuxuu ahaa sawirka marna aan Qalbigeyga ka bixin. QALASAD Qaali ah weeye.
😢😢😢😢😢 ❤❤❤❤❤
Acs ❤
Guul indr halganki illahay waa inoo midho dhiliyey,gun gun baynu jilbaha dhulka u dhignay alxamdulillah
m a sh alh ismahn marwlba gulyso wl ani nasib uma yeeln inn mnta las ano shx jogo yado xoryd hysta lkn wan rajynayaa inn mar cagha sodhigo l a
ismahaan geesiyad usoo halgantay dalka taariikhda ayaa ku xusi doonta
🇸🇴🐎gulassc
shaqalaha kalshaale channel waxa muhimsan in si profashnal ah uso diyarisaan videowyo sawer tayo leh iyo hadel yer dunida iyo jiilka dambe unoqnaysa ducoments burburki ay ugisteen snm laascanood matelen video ugara guryaha ay madaficdo dumisey iyo tiradooda, video kalena dadki kudhintey duqaymahas iyo sawirohooda hadey jiraan iyo xabala wadaredyadi dadka qaar logo aasey, video sadexaadna cisbtaladi iyo iskoolada sidi loburboryey, waxaas wa in hada videowyo logo kaydiyo intaan casimada lanadifin, oo UN iyo hayadaha caalamiga latosa muhimna ay tahey in taitalko ku qorayahey af ingirisi
Calan sida lugteedii bay u waydey jidh keeda qaybbaaqabriga ku jira
Not calanka somalia. Wa calanka khatumo
Calanka darood
Laadheer wey gaabdhsu
Wllehy Somaliland waxa ka galdarnaa siyaad barre waanan jabiney idinna muse waanad jabiseen Lkn waxan qirsaney in Somaliland dadkeedu yihin dadQab weyn oo aney halkaa kaga hadheyn
Wàa geesiyad
Been badana sawku wiii ku mudahradayey in lagu dilay lascanood sawkuwii laha somalilanba toogatay ssc been badana gabadhan wa dadkii loo kacee layidhi wala dilay
Saas shewgayso ma aha ismahaan waa dhaawacan tay muda dhakhter debda lagu la maqnaaa waxay na waydey lugteeda
Cuqubada halkii lagu galay baad caw ku huradaanee ( Habar Awal & Hbar Jeclo)... Carruurtay ka leysaa ninkii caanno baas dhama e( MUUSE AFTAAG), Can dhafoorka kugu yaalaa baan haaddu ku casheyne, coofleyda duushaan indhaha ciida kaa marin e... caweyskaa laguugu imaan adigoo cadhadhey waagii e...(Maxbuus Gen. Faysal Fuley A Botan)
Idinka Iskadiley Oo Alle Ogyahay.
Dhiigaasina Waakuguruur Beelaysan Waayo. ? Wayidinlajooga Waana Idinkamid
Waanadqarinaysan. Dhiiga Qarsoonida Ahina . Waahoogiyoba.
Gobba nima ku noolloow ogow waxaad habaarsantahay diintaada dadkaaga soomaliyeed e barwaaqo ku noolada adiga iyo kuwa kulla figrad sh
WAY U XIISTAY GUSKII ISAAQA LKN WAY U SOO NOQONAYAN INSHLH😊
Adaa laascaanood dumarkaadga usoo iibgayn jiray iska ooya reer abaarsaw
Inan gumeed baa tahay hablahalamacaayo
@@CoolBoyshafi idinku markaad caayaysaan isma aragtaan miyaa dabacuyuunaw
Äm
Öiå07o
Dhilo dhilo dhashay iga dheh
Hoyadaana dhilay ahayd abahaana khaniis
Gansiigar