Maan sha allah guul reer SSC Khaatumo State guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta waan idin garab taaganahay walaalaheen Dhulbahante from Geri Koombe Garloogube
Mashallah waakaas leader ma dhantihiin war ma dhantihiin ilaahow marqaati ka ahow ilaah baan kaga baryayaa sharaf iyo cisi....anoo ah geenyo sade oo kaa soo salaamaysa caasimad sade ee garbaharey....
Allxmdulilah inaad maanta dhantihiin tafaraaruq Allaha idinka ilaaliyo dulmina iska ilaaliya xataa nin isaaqa oo aan dagaal u socon haduu idiin yimaado soo dhaweeya dadku wey wada dhasheen kii dagaal u socdana waa cibaado ee iska cesha qofkii dhiig islaameed u socdana isgaa og wuxuu Allaahey la hortagi doono
Guul alle ha idin guulaysiito illahayaw dhulbahante dantooda tus oomeel khayr qabta wada Mari allow cadawgooda hosta Mari allow wax aanu ku faraxno nooga soo saar guul iyo midnimo baan idiin rajeynsyo
Masha allah Alhamdulilaah illahow wa kugu xamdi naqeena adiga garadaden qulubtoda mid ka wada dhigay allow isku kaya raaci howsha adag ay hayan u na fududeey
Alla Finixaaar iidoor maanta mxu ka naxdin badanyahay. Alla dhashi gobti ahayd baa soo laabatay. Alla mxa xisaab dheer iyo dad badani xajiiman doonaan. Wa sidaa Dhulbahaanta hor haloo socdo. Ninkase Finixaar waxan gobolka ahayn inuu kabaxa kari waaya lo tilmaami mahayo jihadu kaso galay misa bakhtigiisa tukaha cuni doono misa Khatumo babanaysa aya si qadhaadh u laqi doonaa.
Sxb, aan ku saxo, ka muslin ahaan. Calanka Soomaali-diidka ceeb malaha oo TOWXIID baa ku qoran, ka aad koryeeleysaana waa buluug ama xidig ama faras baa ku qoran. OGOW ma sina calamadu, ee ilaaa aad kaa buluuga ahna TOWXIID inoogu qorto ha ceebeyn mid TOWXIID ku qoran....calamada aduunka oo dhan aan ahayn ka Sacuudi-Arabiya waa ka sareeyaa....oo la soo raaciyo ka Iran iyo Ciraaq oo Allahuu Akbar ku qoran tahay.
Bismilah Khayr baan idin rajeYnaya iyo guul insha_Allah awoowayaal. Waxaan idinkula dardaarmi lahaa in kulankiinan barakeSan wax ummada oo dhan anfaca ka soo baxo.. waxaan odhan laha war ku dhawaaqa in dastoorka Somaliland lagu Badalo dhamaantii Shareecada Islam oo bila badhaxa. Taas ba taariikhda ku galaysan . Dalkeenuna ku sii barakoobaya kuna barwaaqeysanaya cadaaladna ku jirta. Haddii la diidana aad garab badan ku heleysaan Qaadara Raxmaankuna idunku hiilinaya. Waxba hays wareerinina ee midhka ku adkeysta awoowayaal liibaane. From Arab sheikh isaxaaq. Allah Akbar. Ilaahow rabow waafaji maanta.
Ilaahay Tawfiiqda ha idin waafajiyo aduun iyo aakhitaba.
Guulaysta dadkaygi. We love and support you; from Warsangeli .
Yyu
MashLlh AlahaNooxafidow garada database dhamatood
Manta mid baaNuuNahay garaadCidi waxba inamayeeLi kartow
Ayan S aduu dhuxushadu kaa badan ok
Masha Allah hambalyo ree sool gulaysta waligin from borama
Maan sha allah guul reer SSC Khaatumo State guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta waan idin garab taaganahay walaalaheen Dhulbahante from Geri Koombe Garloogube
Hhhh
Adoonkii jaarso
Thanks wll. Makala maarano. Cadow daarood ayaa meesha ka buuxa iska jira
@@mukhtaarmaxamed8526 cidii Adoon ahayd way is ogtahay adaa 1 ka ah sxb
@@nas6301 waad mahad santahay waxba laysu qarin maayo sidaa darteed baan uxusay magaca reerka waxaan tusa yaa Dhulbahante in ay yihiin dhashii halyeeyada Daarood iyo guud ahaan umada Soomaaliyeed
Mahadsanid inaadeer…..🎉🎉🎉Waa farxad inoo soo hoyatay 🎉🎉🎉🎉hadaynu nahay ummada soomaaliyeed🎉🎉🎉
100% ayaan taageersanahay shirka beelaha dhulbahante anigoo ku hadlaya codka beelaha mj
Mansha allah shir qayr ka soobaxo
Alaha ka dhigo garaad aamiin
🎉🎉🎉🎉farxad maanta🎉🎉🎉🎉الحمد لله رب العالمين 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏🎊🎊🎊
Masha Allah garaad Jaamac garaad ismaaciil waxaan leenahay waad mahad santahay in aad dhulbahante dhamaan isugu yeedhay
UA-camr Ama TikToker walba oo kasoo jeedaa Gobolada SSC Fadlan aad uga fiirso waxa aad social media’ha kufaafineyo boqol jeer kafiirso, dadku iskumid maaha qaar baa rumeysanaya cuqdad tolkiin hakala dhexdhigina maanta maalin tafaraaruq maaha
Hala midoobo
Guul iyo gobanimo
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
💙💙💙💙💙💙
#SSC
#LAASCAANOOD
Maasha Allaah Alloow laba talaba tii roon! Hadal waxa uu ku dhan yahay 'Waxan uubateeyaba tolkay ooda soo jeb' guul iyo gobanimo
Masha Allah gull iyo horumar in shah Allah
Vive ssc Garad suldan guleysta anaga iskale ssc vive darood vive mama somali dhiga biyo m'aha💯🎉❤️❤️❤️😍😍😍👍🙏
❤guul laysta dad kay goo .shan iyo 10 buu kaftanku naga xidhnaa, laakiin maanta waan kaftami karnaa hayga hadho isaaq baa idin gu maysta
Maashaa.allaah ssc guull iyo midnimo somali inshallah talada toosan iyo tawfiiqda Alle ha idin waafajiyo aamiin 🤲✅💯💚🇸🇴❣💟♥️💙❤💜🦚🍇☂️
Gyyhughiv😎☺💔😂😊😙😋
Guuleysta insha allah ❤❤❤❤
Waan iska qiirooday walaahay ilaahay haydin guuleeyo from Ogboy.
Wlaalnimo Aamin🥰
Mashallah waakaas leader ma dhantihiin war ma dhantihiin ilaahow marqaati ka ahow ilaah baan kaga baryayaa sharaf iyo cisi....anoo ah geenyo sade oo kaa soo salaamaysa caasimad sade ee garbaharey....
mansha alah 🧠☮️🇸🇴🙏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
👏👏👏👏✔🇸🇴❤
Allxmdulilah inaad maanta dhantihiin tafaraaruq Allaha idinka ilaaliyo dulmina iska ilaaliya xataa nin isaaqa oo aan dagaal u socon haduu idiin yimaado soo dhaweeya dadku wey wada dhasheen kii dagaal u socdana waa cibaado ee iska cesha qofkii dhiig islaameed u socdana isgaa og wuxuu Allaahey la hortagi doono
Talada wax ayaad katagtay. Laakiin intaa aad kutalisayba in khayrle Alle haka dhigo. Amiin.
Masha Allah Guuul Gaaraad jamac Gaaraad ismacil 👏👏👏
Masha allah GUUL iyo gobanimo ssc khaatumo
Tani way dhaqaday socotay socota ❤😍
Masha Allah tabarakAllah Allah dadka guul iyo gabanimo Ameen Ameen InshaAllah Dhulbanhante my dhiga wanu geleysan Amiin Amiiin Viva Khaatumo state Amiiin Amiin my garada 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🐎🐎🐎🐎🐎🐎🍀🍀🍀🍀🍀💪💪💪💪💪
Mashaallah Allah alaahu akbar
Waar anigu maanta waxaan
Xasuusteý Allah unaxariistee
Fanaanadii qaranka ee ilaahay iniga dhaliyeey saado cali warsame
Alaha unaxariisto oo maanta ujoogin
Shirka qurxda badan iyo magaaladii
Laascaanood oo calankii aay xamaar
Sanayed kababanayo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏
Guul ssc walaalahay ayaad tihiin
Guushiinu waa guushayada guulaaysta 🙏🤝🤝🤝🤝🤝🤝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Aqliga iyo Aqoontaba Ilaahay hakuu barakeeyo Garaad jaamac Ismaaciil.
.amiin aamiin aamiin.
Maashaa Allaah maashaa Allaah ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🦁🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌺🌹🌹🌹❤️👍
Mansha allah garaad caqli badan alle siiyay weeyi
Guul alle ha idin guulaysiito illahayaw dhulbahante dantooda tus oomeel khayr qabta wada Mari allow cadawgooda hosta Mari allow wax aanu ku faraxno nooga soo saar guul iyo midnimo baan idiin rajeynsyo
Guul guul guul ilaahow u gargaraar ssc
Allaylehe dhulbahantoow hadaa dhoool idiinda,aye👍 dhuugii hadaad nagafurteen dheertiga ahaaye👍dhimashadu marbay kheirtahoo dhiiga kicisaaye👌wixii dhacay ayaantii dhawayd dhaawac iyo geeri 👌wataas dhulkii laguhantiyey dheemanka ahaaye👍ka ilaasha dheeliga waryaan tuug usoodhicine👍
dhulbahaante wa is raacay mansha allah dhigayga jira oo joga
Masha allaah guul iyo gobanimo my dhiiga
Garaadkan ayaa ugu caqli badan dhulbahante nin karaameed.
Kalshaale Channel Aad baad umahadsan tiihin
Rag diyaarsan oo qalab casri ah kushaqeynaya Masha’allah
Garabkiin Allaha Galo
Guul iyo Gobonimo
Illaahow dhulbahante heshiisi
Talada teeda wanaagsan waajif
Biraxmatiga yaa Allaah
Guul hore usocda waad guuleysaneeynaa inshallah
SOMALILAND lsaaqi lsaaqi 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Dhulbahantow habar awal
Markaad iska soo celisaan
Somali la hadla hada nabad matihidine gun nimada
idoor idinla doonayo mid fog weeye
Masha Allah Guul iyo Gobanimo Soomaliya hanoolaato. Daraawiishtu waxay u taagnaayeen halgan xornimo laga bilaabo 1901 oo ay bilaabeen Daraawiishtii uu hogaaminayey AUN Sayyid Maxamed Xasan iyo Ismaaciil Mire. Maantana halkii bay maraysaa. Guulaysta insha Allah. Somalia 🇸🇴 hanoolaato. Midnimo iyo mawaafaqo.
Suldaankii rasmiga ahaa ee ay ka muuqato haybad iyo hadal madaxeed garaad taloqabeen ah waa sax waa garaad xalaal ah oo madiirkayaga ka hadli kara
Allaaa mahad leh summa jamaahiirta uu horeeyo garaad jaamac garaad ismaaciil
Mashaallah Mashaallah Guul
Masha allah Alhamdulilaah illahow wa kugu xamdi naqeena adiga garadaden qulubtoda mid ka wada dhigay allow isku kaya raaci howsha adag ay hayan u na fududeey
Mashallah reer sool Allah xifdiyo inta dhimantay Allah u naxariisto
Masha Allah tabrklahh guuuul iyo gobanimo
Asc Dhamaantiin
Garaadadeena iyo
Shacabka gobanimo doonka
Ilaahay heydilagabgalo
Khayr.. Iyo nimco
Maasha allaah tabaarkalah
Guul GUUL Guuuul soomaliya
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👂🙏
“Waxaan umateeyoba tolkeey ooda soo jebiye”
Guul iyo gobanimo Somalia hanolato
Dhulbahante dib ha ugu laabanina waxii idin soo maray, waxaan Soomaali iyo adinkaba idin rajeynayaa guul
Guul guul khaatumo state of Somalia 🇸🇴 ♥
Masha allaah guul iyo gobonimo
jamhuuriyda Dhegdheer
waa shirwaynaha lagu dhisayo hadii shaydaan guuleeysto jamhuuriyada dhegdheer.
aad baan u soo dhaynayaa Daarood Daarood Daarood 🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐
Gaal Jecel hadaaan nahay waa inaan Maamul gobaleed ku dhawaaaqdaaa
masha Allaah
Garaad jaamac Garaad ismail waa garaadka ugu aqoonta badan dhulbahante Garaad guuleyso ilaahey haku barakeeyo abaaha wuxuu ahaa nabad talis
Rabiyoow Shirkaas Kadhig ShirkhayRqaba oo KasoosaaR Qdobo KhayRqaba oo ILaahay RaaLikayahay oo Wax Utara Gobolada SSC Umada Kunool oo HirgaLa Rabiga AwoodaLeh Uugarabtaagan’Yahay Guulleysta Dhulbahantoow Goor Io Ayaan Io GoorwaLba Yaa Raxmaan Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Allaahu AkbaR
Alla Finixaaar iidoor maanta mxu ka naxdin badanyahay. Alla dhashi gobti ahayd baa soo laabatay. Alla mxa xisaab dheer iyo dad badani xajiiman doonaan. Wa sidaa Dhulbahaanta hor haloo socdo. Ninkase Finixaar waxan gobolka ahayn inuu kabaxa kari waaya lo tilmaami mahayo jihadu kaso galay misa bakhtigiisa tukaha cuni doono misa Khatumo babanaysa aya si qadhaadh u laqi doonaa.
Caanalay, hooyada idoor was. Bal car wax iska celiya waataase, hadal madhan ayaad haysaane.
Illhow guulee rabiyow ssc iyo gardad
ABTIYAAL SIDA KHAYRKU IDINKU JIRO RABI HADIN WAAFAJIYO AAMIIN NAAS CALIGARI
WALAAHI MAANTA WEXEEY II TAHAY MAALNTII XURNIMADA SOOMAALIYA ALLOOW CALANKANI IYO SOOMAALIDA KOR KA YEEL KAN SOOMAALI DIIDKA AH ALOOW SHARTIISI NAGA QABO
Sxb, aan ku saxo, ka muslin ahaan. Calanka Soomaali-diidka ceeb malaha oo TOWXIID baa ku qoran, ka aad koryeeleysaana waa buluug ama xidig ama faras baa ku qoran. OGOW ma sina calamadu, ee ilaaa aad kaa buluuga ahna TOWXIID inoogu qorto ha ceebeyn mid TOWXIID ku qoran....calamada aduunka oo dhan aan ahayn ka Sacuudi-Arabiya waa ka sareeyaa....oo la soo raaciyo ka Iran iyo Ciraaq oo Allahuu Akbar ku qoran tahay.
Aad iyo aad baan u soodhowaynaya goaanka ssc allaah gooleryo sedaan kale somaali ogaan midasan allaah hasiiyo dhiigodana allaah kabadbaadiyo
Guul ssc
Hadan run sheego Qabyaalad iyo xiqdiba isku kiin keentay ee illaahay waxad ka doonaysan haydin siiyo from HAAYADA
😂😂😂 Ya qabyaalad iyo caadifadi Somali ka dhex saartay Inader yaan laysku gafin
Garaad jaamac garaad ismaaciil waxa uu ahaa shalay nin garabkiisu faaruq yahay, blse maanta geesiyaal iyo garyaqaanaba wuu haystaa, Wuu is daahir yeelay!
Amni iyo iimaan Alle ha ina siiyo.
Mashalah guul iyo gobonimo shacabwaynha dhulmahante. ..shacabka awdal state na waxan urajaynayaa jnay kaguulaystaan cadawga snm .hadhacdo snm iyo qudhunka somaliland
Guuul iyo gobanimo ❤🎉
Manshaàaa allllah guuuuul iyo gobanimo
Masha allah Masha allah guul guul guul ssc
Masha,Allah❤❤guul aan dhamaan Allah ha idin siiyo, amen amen yarabi❤❤❤
Mnshllh ilhy qalbiyada ssc wanaag hakumideeyo guushan mey gadheen haddeysan mideysnen guuliyo gobanimo
Mash allah👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏guul guul insh allah
Waxaan uubateeyaba tolkay ooda soo jabi dhaxlkii Calidhuux guul daraawiish guul somalia.
Maanshalaah
Wareer ssc loomagalo markiihoreeyba ceelayo siidhigteen
Oo garaadadu iskala qeebiyeen
Nin q h nin q waax hel hala qadhsado
Waxeesii dhigteen gobolkooda mad markeey diyaarnoqdaan albaabka ka fura
Maanshalaah garaad mahadsenid hadaadan googosh dhigin lasuma yimaadeen dhalinyaradiinan sidii markay qashinka gurayaan maqheera lagu xereen jirey
Sidii aay dhiig galeen Bay kuwanina noqon lahaayeen
Hanbalyo Soomaalinimadiina iyo Aragtidiina dheer
Ilaahay towfiiqda iyo talada roon oo khayrku ku jiro ha idin waafajiyo .inagoon nina ku xadgudbin .dhiig Islaamna daadin.coruption iyo brakicin samayn
Guul guul guul iyo midnimo waarta oo laga mahaysan yahay
Sharaf iyo quwi baa idinka muuqata saa calankeenii buluga ahaa baa idin dhex yaalee guul iyo gobonimo reer ssc
Insha Allah Wax Kheyr leh oo dalka iyo Dadka iyo Deegaanka Laascanood Dani ugu jirto .
AALLAH i awooda aahayow nobaarke taaLad iyo miidni maada reeer ssc a
Nabad iyo wanaag baa ilaahay ogolyahay shacbiguna idinka sugayaan waa nabad baa caano macaan
Wlhy ninkan waa ninka Dhulbahante ugu siyaasisan 😊
Dhulbahantoow maanta waxanu qaadaynaa
Hayga Goosan caawaad iga gacan saraysaa
War ilmaderayaal waxuun xeeriye oo na xukuma maanta xukumkiinaanu ogolahaye
Bismilah
Khayr baan idin rajeYnaya iyo guul insha_Allah awoowayaal. Waxaan idinkula dardaarmi lahaa in kulankiinan barakeSan wax ummada oo dhan anfaca ka soo baxo.. waxaan odhan laha war ku dhawaaqa in dastoorka Somaliland lagu Badalo dhamaantii Shareecada Islam oo bila badhaxa. Taas ba taariikhda ku galaysan . Dalkeenuna ku sii barakoobaya kuna barwaaqeysanaya cadaaladna ku jirta. Haddii la diidana aad garab badan ku heleysaan Qaadara Raxmaankuna idunku hiilinaya. Waxba hays wareerinina ee midhka ku adkeysta awoowayaal liibaane. From Arab sheikh isaxaaq. Allah Akbar. Ilaahow rabow waafaji maanta.
Dhulbahante 5 Somaliyeed ayey kasoo jeedaan Meel Dhexe Ha la iskugu yimaado.D🇩🇯
Asc
War hoow is ilaaliya qaraxya from north😮😮😮
Guuuuuuuul
Dagaalkii sokeeye ee Somaliland 2023 markuu bilaabmayey. 😢
Soomalida qabiil maalin qudha 200 oo nin iskadila dhulbahantaa jira idinku makala badbaadi doontaa?
Masha ALLAH
Garaad idinka Ilaahey quluubteena waad kasbateen aduunka ku noolaada sharaf cisi Ilaahey janatul firdowsa intii naga dhimatay waa shuhadaa Somalia maanta way naga warsugayaan haykalka midnimadeena mustaqbalka new generation years to come. Shaqo adag wadajir waxtar capacity feker dalad miisaan dhirindhirin one way hal wado share information tashi mideeysan iyo cudud dhaqaale waa xukun iyo kala dambeeyn danteena ah wixii muhiin ah waa albaabka gadaashiisa guuleysta Ilaahey idinkiis reer Canada waan idin garab taagan nahay w towfiq
Lascaanod somaaliland
Asc, Masha Allh, rer khaatumo darawiish waxaad tihiin dad qurux iyo heybad leh, taladdiina waa mid Soomaali oo dhan rabto.Insha Allah
Waad Kumahadsan tahay Garaad
Raxmanku sida khayrka u leh dhul bahanto ha garadsiiyo
Dagaalka😂 hala Dhulbahante hadalka naga sooyareeya
Guuul somaliland ❤️🤍💚
Guuul iyo gobanimo 🩸🩸🩸❤️❤️❤️🫡🫡
Hadduu ( bluugle-midnimo) taaganyahay oo tol leeyahay looma kala tago!
NABAD CIDA KA TALISAA IF IYO AAKHIRO LIIBAAÑTAY
Ka tashta SNM rag baa illahay idinkadhigee kuwa wali hoos fadhiya SNM dila waa qashinee
Cabsida.alle.yaan.lailaabin
guuuL guuuL
Eska hadle
💚🖤❤️