Dulmiga Daahsoon-Dhibane Cabdi Yuusuf ibraahim (Shuuke)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @zahrasaidmohamed7927
    @zahrasaidmohamed7927 3 місяці тому +4

    Dadkii kuu yaqaanay baa muhiim ah haday nool yihii dariska ayaa lagu kala saaraa waa in laga caddeeyo inta nool hadaba waad heli xaqaaga gooray noqotab insha allaahu

  • @AbdurahmanHerzi
    @AbdurahmanHerzi 8 місяців тому +1

    Walee Nin dhul uusan laheyen
    Qaata, Akhira ayaa qoorta loo surayaa. Ma ogtahay TAAS.
    Kuwa xaq darad dib u Celina Guruga Ninkii Laah.
    وبالله التوفيق

  • @AbdiJamalOmar
    @AbdiJamalOmar 8 місяців тому +1

    M.a. allow amuuraha sahal in sha allh

    • @AbdiJamalOmar
      @AbdiJamalOmar 8 місяців тому +1

      Allh akpaar sorry. Allh akpaar

  • @HusseinAli-x6d5q
    @HusseinAli-x6d5q 5 місяців тому +1

    Ilah baa ween

  • @BadalMoge
    @BadalMoge 8 місяців тому

    ilaahayoow adaa xaq miisaana daalimiinta ilaahaw jabi madluumiìnta na ugargaar aamiin

  • @yaxyejaamac1594
    @yaxyejaamac1594 8 місяців тому

    Aayada Quraanka iska sax akhrinteeda!!!!!

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 11 місяців тому

    WAXAAN UGU BAQAYAA WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA IN MR .AXMED MACALI FIQI WAA WASIIR GEESI AH 🦁 DADKA HANTIDOODU KA MAQAN TAHAY HALLOO CELIYO ALLAAHU AKBAR 🤲 SCW ♥️ THEN FROM COPENHAGEN CITY 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 HOME TOWN LASANOD SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA 🐯🇲🇵

  • @maslah345
    @maslah345 7 років тому +3

    asc wrwb ALLAH XAQAAGA HAKAGA SOO CELIYO ADIGA IYO INTII LADULMIYAY OO DHAN AAMIIN YAA ALLAH

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 9 місяців тому +1

    Subxaanalah.

  • @zund4
    @zund4 9 років тому +3

    Saaalmu Calykum
    Cabdi Yuusufow Ilaahey haa kuu gar-gaaro. , dhacda aa soo bandhigtay iyo dulmiga aa ka sheegatay aaad wax dalkeena uu ga dhaca weeye.
    عبادَ الله، مِن الظلمِ العظيمِ الاعتداءُ على أَراضِي الآخَرين في غَيبَتِهم والاستيلاءُ عليهَا في حَضرَتهم، ورسولُنا يقول: ((مَن اقتَطَع أَرضًا ظلمًا لقِيَ الله وهو عليه غَضبان)) رواه مسلم.
    كما أنَّ من الظلم ارتكابَ الحِيَل وركوبَ أسبابِ المكر والخِداع بالاعتداءِ على أراضي المسلمين وتَغييرِ مَنار الأرض التي مَنافعُها للنّاسِ أَجمعين، عَن هشامِ بنِ عُروة عن أبيهِ أنَّ أروى بنتَ أويس ادّعَت على سعيد بن زيد أنّه أخَذَ شيئا من أرضِها، فخاصَمَته إلى مروان بنِ الحكم، فقال سَعيد: أنا آخُذ شيئًا من أرضِها بعد الذي سمعتُه من رسول الله ؟! قال: وما سمعتَ من رسولِ الله ؟ قال: سمعتُ رسولَ الله يقول: ((مَن أخَذَ شبرًا من الأرض ظلمًا طُوِّقه إلى سبعِ أراضين))، فقال له مَروان: لا أسألُك بيِّنةً بعد هذا، فقال: اللّهمّ إن كانَت كاذِبةً فعَمِّ بَصَرَها واقتُلها في أرضِها، فما ماتَت حتى ذهَبَ بصرُها، ثم بَينَا هِي تمشي في أرضِها إذ وقعَت في حفرةٍ فماتت. متّفق عليه. وفي حديثِ عليٍّ رضي الله عنه أنّه قال: لعَنَ رسول الله من غيّر مَنارَ الأرض. أخرجه الحاكِمُ وحسَّن إسنادَه الذهبيّ.
    ومِثلُ العدوانِ عَلَى حقوقِ الناسِ في الأرضِ العدوانُ على المالِ العامّ المالِ الحُكوميّ في الأرَاضي وغيرِها، بل ربما كان العدوانُ على المالِ العامّ أشدَّ حُرمَةً وأبشَعَ أثَرًا؛ لأنّ الضَّرَرَ فيه يُصيبُ الأمّةَ بمَجموعها، وفي البخاريّ: ((مَن أخَذَ مِن الأرضِ شَيئًا بغير حقٍّ خُسِف بِه يومَ القيامَةِ إلى سَبعِ أَراضِين))، وفي الحديثِ أيضًا: ((مَن أخَذَ مِن طَريقِ المسلِمين شِبرًا جاء يومَ القيامة يحمِله من سبع أراضين)).

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 9 років тому +2

    SCW walaal waxaan ILLAHAY kaaga baryeyaa in xaqaagii kuu soo celiyo insha ALLAH.

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 2 роки тому +1

    Allah yaa ifin xaqaada insha Allah

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 9 років тому +1

    subxaanallah dulmiga ilaahay waa xaaraameeyey

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 років тому +1

    Walaale isaga ku habsadey marka waxad yeeshey yaahuu illaahow xaq biniaadam ha noo macaynin

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 3 роки тому +1

    Walaalkey talaan ku siinaya waxba naftaada ha haligin marka sidaas aya ku oran laha

  • @sheik996
    @sheik996 9 років тому +1

    Hiiraan , maaha inaad waxyaalahan dadka lagu dhaleeceeynayo aad soo gelisaan ma waxaad noqoteen aalad loo adeegsado in dadka lagu dhaleeceeyo inta lacag yar la siiyo?. waxaad meel ugu dhacdeen sharciga saxaafada

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 8 місяців тому

    injineer xasan noolow

  • @27May1988
    @27May1988 9 років тому +1

    Tallo waxa iga ah, ha tegin Xamar ilaahay baa wax ka fiican ku siin, marka dowlad la hello loo dhan yahay oo caadil ah ayaad heli insha allah. Adduun waa la hellaa laakiin naf lama hello.

  • @garada6921
    @garada6921 8 місяців тому

    SHARCIGA MUQDISHO YAALO HADUU SAAS YAHAY SOOMALIYA WAA BY BY

  • @garada6921
    @garada6921 8 місяців тому

    WAAD GAR NAQ SATAY EE ILAAH HAKAAGA SOO CELIYO XAQAAGA KUWA BAHALOOBAY EE ILAAHAY HORTII SAAD SHEEGTAY AANAY MARNA WANAAG SANAYN DAALIM NIMADU

  • @garada6921
    @garada6921 8 місяців тому

    Waa masiibo Soomali dhex deed khaasatan Caasimadii Umada soomali yeed kataagan keligaa Ma aha mr shuke Cadaaladuna WAA IMAN DOONTAA ONE DEY EE DONT GIVE UP INSHA ALAAH

  • @mahadkhalid6622
    @mahadkhalid6622 10 місяців тому

    Madaxweyne soo soomaaliya iyo xukuumaddiiso waa in eey waxka qabtaan taas dulmiga ah waxaa hassan sheikh mohamoud waxaa ku haysta xadiis kii ahaa kulukum raaci waaa kulukum masuula can raaciyati insha Allah waxaan kuu rajaynaaya in aad qaadato waa jibkaaga alle ku saaray intaa fursada haysato mahadsanid

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 9 років тому

    cajiib haa daa dulmun cadiidb

  • @daahirmaneestar6673
    @daahirmaneestar6673 6 років тому

    wlh waa runtiisa cabdi yuusuf ibraahim (shuuke) aniga isma naqaano lkn nimanka oo ka dacwoonaayo OO sheegaayo ayaan aqaan waa tuugo macruuf ah xitaa anaga ayee boos naga heeystaan dhul uu aabaheyn lahaa ayee xoog ku heeystaan waana dad isku mabda ah oo hal xeelad ayee ku qaraabtaan oo ah hebal ayaa maqan anagane waxeey na dhaheeyn qaasatan c xakiin sh cumar axmed ayaan utagnay wuxuuna noo sheegay in uu nin walaakii ah oo taliyaqniga joogo uu uhaayo dhulka illaaya hada dacwadiisa wey inoo socotaa 4sano ayaan dacwo wadnaa cidna nakala bixiso lama haayo talo ayaan idinka rabaa walaalayaaloow

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 8 місяців тому

    tAsay leeyihiin ha heshiisso

  • @mohamudsheekh4576
    @mohamudsheekh4576 9 років тому +2

    Walaal xoolahaaga inaad hesho ayaan kuu rajeynaa. Mujrimiinta xoolaha shacabka baneystay waa in gacan bir ah lagu qabtaaa..... dhibka ugu weyn wuxuu ka jiraa qoladan guryaha dadka haysato waxay isku koobeen laamaha ammaanka dowladda Federalka si aan talaabo sharci ah loo qaadin iyo si aan dib loo soo celinin hantidii mooryaanta dhacday 20 kii sano ee dalka burbursanaa.

  • @iftinmohamed1595
    @iftinmohamed1595 7 років тому

    Wan ka xumahay in qof Somali ah magaalo ku taala Somalia xaqiisa lagu duudsiyo.

  • @abdirazaqabdulle5467
    @abdirazaqabdulle5467 6 років тому

    Ascww Arintaan waa in odayaasha MURURSADE dhex galaan waa dad Ehelu diin ah xaqana u hiiliyaan. ..Dowlada Soomaaliya aaway sharciga Dada Kala saari lahaa? Haddii maxkada xukuntay waxii dhib ah ee dhaca Dowlada ayaa ka masuul ah.

  • @AhmedAbdirahman-kt8qu
    @AhmedAbdirahman-kt8qu Рік тому

    Ducaysodhibanaha.waa.la.aqbalaaye

  • @istanbulcity.112.
    @istanbulcity.112. 9 років тому

    Aad iyo aad ayaan ugu xumahay,,,

  • @orobleh77
    @orobleh77 9 років тому +1

    Dhibanaha waan maqalnay dhibkiisa. Waa Suurtogal in warka uu sheegayo ee runtahay. Laakin, eedaysanaha dhinaciisa waxba kamma oggin. Markii gar laqadaayo, waxaa fiican amma caddaaladdu ku jirta in labadda dhinac la maqlo.

  • @hawahalane443
    @hawahalane443 8 місяців тому

    I am so sorry, wallahi waan ka xumahay. Aniga murusadaan ahay lk arinkaan waa qalad

  • @abdulqadirbiimaalow7154
    @abdulqadirbiimaalow7154 9 років тому

    Salaamu Caleykum
    Soomaaliyay dadka wax booba iyo kuwa wax laga boobay kuligooda horta xasuusta Alle ha loo noqdo,
    markaan wax dhexdhexaad aan sheegeyno Alle dartiis iyo diinta sidey jeceshahay wax aan u tilmaano madama meesha dad Muslim isku hayaan,
    Dowlad iyo hogaan caadil uu ka jirin Soomaaliya islamarkaasna uu jiro qabiil si xun oo wanaagsaneyn loo isticmaalo waa inaan wadad Alle jecelyahay doorana,
    marka xigo cabdi waa dhibane Soomaaliyeed muslin ah sida ka muuqato warkiisa shaxuurta badan micno badan leh waxyaalaha uu tilmaamayo.
    Dadka wax lagu sheeganayo waxaan leeyahay Alle ka cabsada aqiradiina wanaajiya caruurtiina wax wanaagsan oo ay idinka daysadaan sameeya wax la idinku sheeganayo haday runtahay oo aysan wax shaki ah ay ku jirin,qabiil walbo wax xun iyo wax wanaagsan waa leeyahay lakiin xasuusta alle yaan laga tagin.........................

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 9 років тому

    bismilaah asc dhamaan umada soomaali qaasatan dhibanaha pls soomaaliyeey joojiya dulmiga illahna halaga cabsado sababtoo ah dhibanaha wuu cadeeyay warkiisa ee 2da nin ee wax laga tabanaayo meey ka gar baxaan ninkaan wuxuu iila muuqdaa nin ogol waxwalba oo sharci ah mid islaam iyo mid dhaqan somaali ah walaa layaal ka gar baxa ninkaan waa walaalkiin aduun waa wax yar. waana la is xisaabinaa illah halaga baqo dhamaanteen jazaaka llaah

  • @KhadraJoseph
    @KhadraJoseph 3 місяці тому

    😮😮😮😮

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 9 років тому

    odayaashoodii aaway dadkaan dulmiga maay ka qabtaan

  • @khadarmohamed1883
    @khadarmohamed1883 9 років тому

    runtii arintan dhulkala haysigaa waa arin caqab wayn ku ah dib uheshiisiinta iyo is aaminida dadka somaliyeed. qof 20 sano iyo wax kabadan guri xaaran kudagan oo mantana aan rabin in uu Allaah utoobadkeeno maxkamad cadaalada oo wood sharci iyo kaladanbeen leh ayuunbaa kasaari karta inshallaah cadaaladana way dhoowdahay waxay ubaahan tahay samir iyo dulqaad Allaah na wuxuu lajiraa kuwa samra

  • @koyamani
    @koyamani 9 років тому +1

    Waan ka xumahay in arintaas kugu dhacdo, oo sidaa sheegtay kaligaaga ma ahan. Lama yaabo Somalida iyo diinta islaamka sida ay u kala fog yihiin.

  • @nini1038
    @nini1038 8 років тому

    Guuleeyso Ilaheey idinkiiiiiiiii

  • @27May1988
    @27May1988 9 років тому

    Salaama Calaykum walaalo, aad baan uga xumahay arrintan kugu dhacday,waxaan xusuustaa rag qabsaday guri Mareexaan leeyihiin oo Burco ku yaal, markii la yidhi ka baxana ay yidhaahdeen xaq baan u leenahay oo waanu xoreysanay, waxa dhacday reerkii Mareexaan inay Cigaal u tageen oo intuu ciidan ku soo daray debedda loogu qubay alaabta wixii ku jiray, cadaaladdaas oo kale Muqdisho maa laga la'yahay?

  • @hooyoaamaguul3673
    @hooyoaamaguul3673 9 років тому

    subxaanallah, sow ka sheikh Ali magacaagu yahay, maxaad ku eedaynaysaa ninkaa hantidiisii raadsanaya, ma cid buu caayey hadduu qabiilkooda sheegay sow ilaahay uma samayn in la isku aqoonsado sowse waqtigii ay ahayd in la isku aqoonsado kii ugu mudnaa markan oo kale ma ahan, maxaase dhegahaagu u maqli waayeen marku qabiilkooda iyo shaqsiyaad kaleba waa dad sharaf leh lahaa, subxaankee ilaahii ku abuurtay ka cabso qabiil qabri kula geli maayee.

  • @ahirsi14
    @ahirsi14 9 років тому

    Asc, Abdi Yusuf. marka kobaad aad baan iga xumahay dhibka ku dhacay. waxaana fahmin, waxaa tiri, maxkamadii oo socotaoo meel fiican ma raysa, bay Dowladu agii qabtahay. yaa maxkamada ku saaray?. Dowladu ma dadkaa bay ka liidatahay?.waxaan jiclaa, in aad ku darto sharaxaadada, dariinkaaga ku aaday. sabaabta ay dowladu kugu hiilin la'dahay. waxaan kaloo aad uga xumahay, Caruurta lagu koriyay guriga xaaraanta ah, waayo iga ma dooranin, ee waadidkood baa dhibka u kaysay, marka caruyurta iska cafi una duceen, in ilaahay iga dhibka ka badbaadiyo.

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 років тому +1

    hawiye iyo xaraan maxaa kalaheesta

  • @ayubabdulahi2593
    @ayubabdulahi2593 4 місяці тому

    maxkabada daahir calasow tag

  • @Faisalabdallah
    @Faisalabdallah 9 років тому

    Waxaan kugula talin lahaa inaad Muqdisho tagtid arrintaadana si toos ah ugu gudbisid Guddoomiyaha Gobolka waxaan aaminsanahay inuu yahay nin daacad ka ah wixii xaqdarro ah sidii loogu celi lahaa dadkii iska lahaa

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 років тому

    Tuug la qabtey talo ma leh

  • @musaabdi8797
    @musaabdi8797 9 років тому

    sheikh Ali waxaan umaleenayaa dadkii dulmiga ku naaxay ayaa tahay kuwaas qiyaamaha ayaa lala xisaabtamayaa hasugu wayn maalinta xisaabtiina ay timaado sxb.

  • @nargalecunugiis6739
    @nargalecunugiis6739 8 років тому

    QOF WAX LAGA DHACO HADAAD ARAGTIG,ASAGAA DHAC IYO BOOB MARKII HORE KUKACAY!!

  • @sakidahir1995
    @sakidahir1995 7 років тому

    maxkadaa nacdal baa ku tasks waaxaa kaa Galata kharashkii guriga midlamida diyaarad bas baabuur taxi odayo jaadkood hadii kale Shankar kale ayey kuu soo raacayaan

  • @kadardeek8246
    @kadardeek8246 9 років тому +1

    Daarod Dhul boob maxaa kala heesta sxb hawiye ilaah ayaa u maqan

    • @sheik996
      @sheik996 9 років тому

      sxb ma waxaad leedhay xasan abshir ayaa awalba xoog ku siiyey marki horaba? sheeko noocaas ah ayaan maqalay

    • @OmarMohamed-db3iy
      @OmarMohamed-db3iy 9 місяців тому

      tuug mafia booli kuma deeqdo miya? Hawiye xalaal iyo xaraan waa iskugu miid.

  • @axmedmuuse7616
    @axmedmuuse7616 8 місяців тому

    Isaaq dad gueyihii ma haystaan ceeb ayey arrintaa u arkaan qaladna iskuma raacaan

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 9 місяців тому +1

    Waxaan waa sharciga duurka ma,aha sharciga dadka.😂

  • @bilefaarax4021
    @bilefaarax4021 8 років тому

    hadii uu hadalkaagu run yahay waxan ilaah kaaga baryeynaa in uu kusoo sahlo gurigaaga

  • @aliabdalla4417
    @aliabdalla4417 9 років тому +1

    adeer waxada illaah haka sahlo tuugadaas koleey tuug qabiil malaha . kii magac dowladeed wax horay ugu dhacay iyo kan hada magaca qabiil wax ku haystaba.
    Beesha murusadana raali kama ahayn in xoolahaga xaqdaro kaga maqnaadan.

  • @hawiyebitchestheylikeblack5196
    @hawiyebitchestheylikeblack5196 8 років тому

    hawargidir intaad xaraan caruurtina kukoorsanlaheedeen wadkukoorsateen hada sheekadin weeydhamatay

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 8 місяців тому

      Murursade miyaa habargidir ah habartaa waaye maxaad nagu haysataa 😠

  • @moeaden4600
    @moeaden4600 9 років тому +4

    Haddii uu gurigaagu xalaal kugu soo galay waad helidoontaa ee yuu shaki kaa geli.

    • @lorenzojax6554
      @lorenzojax6554 3 роки тому

      not sure if anyone gives a shit but if you're bored like me during the covid times you can stream pretty much all of the new movies on instaflixxer. Have been binge watching with my gf for the last couple of months =)

    • @malcolmraphael6677
      @malcolmraphael6677 3 роки тому

      @Lorenzo Jax yea, I have been using InstaFlixxer for months myself :)

    • @clarkandre1200
      @clarkandre1200 3 роки тому

      @Lorenzo Jax yea, been watching on instaflixxer for since november myself :)

  • @jubaibra2412
    @jubaibra2412 7 років тому

    Facebook

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 9 місяців тому

    ninkan maxaa ka qaldan guryo badan ayaa laga saaray kuwii guryaha boolida heestay.

  • @aliibrahim2415
    @aliibrahim2415 Рік тому

    2L75

  • @sheik996
    @sheik996 9 років тому

    Dad baad eedeeyn u soo jeedisay , oo aad weliba qabiiladooda iyo magacyadooda baafisay. dadka aad dhaleecaysayna hadal lagama hayo, midda kale waad hanjabeeysaa oo aad faaneeysaa, dhaqankaada waa dhaqan xun, waa dhici kartaa in aay wax kaa maqan yihiin laakiin soow kama wanaagsana inaad si akhlaaq leh aad cabashadaada u soo gudbiso?

    • @mohamudsheekh4576
      @mohamudsheekh4576 9 років тому

      Sxb ninkan dhibanaha ah inuu tuugada u hanjabo xaq ayuu u leeyahay. Miyaan loo hanjabi karin tuug xoolahaaga barqo cad gacanta ku qabsaday? Miyaadan xishooneyn? Warbaahintii faafisay Jariimadan miyaad sii cambaareyneysaa?

    • @sheik996
      @sheik996 9 років тому +1

      Mohamud Sheekh Sxb marka aad wax kaa maqan raadsaneeysid waxaa wanaagsan in aad si akhlaakh leh u raadsatid, ninkanu mooryaanta uu sheegaayo ayuu ku dhaqan yahay , si fiican u dhageeyso wuu faanayaa, suuroonayaa, hanjabayaa , qabiilo aflagaadeeynayaa , welina wax cadeeyn ah nooma keenin , dekominti ma aragno, sawir guri ma aragno, dad markhaati ah ma aragno, video ayuu soo dduubay hiiraana lacag ayuu siiyey . sideen ku rumeeysanaa ninka akhlaaqdiisu sidaa tahay? 40 wiil baa ila dhalatay buu yiri hahaha weli miyaad aragtay 40 wiil oo wada dhalatay? hadiise uu taa been ka sheegay maxaa diidaya in uu waxyaalaha kalena been ka sheegayo? Aqligu ha shaqeeyo caadifada iyo qabiil naceeybku yuusan idinla tagin

    • @suldaanali5692
      @suldaanali5692 9 років тому +2

      sheikh Ali adiga mooriyaanta miyaa afhayeen utahay,mooriyaan qabiil male hadii aad umaleeysay in mooriyaan qabiil loolajeedo.war xishoo

    • @sheik996
      @sheik996 9 років тому +1

      suldaan Ali Ookiyaalihii qabiilka miyaad soo gashatay? hahaha haday qabiil noqoto asagaanba isku nahay jifo ee waxbadan oo aadan ogayn baan ogahay ....

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 9 років тому

      Wax khalad ah kumajiraan hadalkiisa ee xaqiisa ayuu rabaa waana runtiisa in ladhacay, weliba keligiis mahan ee Soomaaliweyn badan ayaa sidaan iyo si kadarran loo dhacay, maal agoon ah, guriyo iyo boosas badan oo dadka Xamar ku lahaayeen oo maanta dibDahaa joogaan laga dhacay, kii kahadlana la aydilaan. Waxaan la yaabanahay dawladaan oo dad badan rajo iyo sacab tumis loo sameeyey, maxay wax uga qaban waayeen dadkaa ladhacay ???
      WHAT IS GOING ON IN SOMALIA ? Maanta dad baa si XAARAAN AH ugu daganyihiin guriyo aysan lahayn oo wax Shilling ah ama lacag ah (Ijaarka ah) bixin muddo hadda laga joogo. 25 oo sanadood, oo Xoog ku daganyihiin Kama saari kartid, dawladana waxba kaqabankarin xaaraantaas, oo qofkii xaqiisa rabo loogu abaalgudo dil ama dhimasho.
      Xaaran cune walba waxaa sugayaa waa Qabriga iyo Jahannamo ugu kulul Maalinta qiyaamaha, ee haku istareexaan xaaraanta iyaga iyo caruurtooda waxay ku wada kulmidoonaan waa albaaka Jahanamah INSHA ALLAH, haddi kale dadkaa xaqooda ha siiyaan oo qabiilkaan baas Jahanamah mooyaan, Jannada ku gelimaysaan ee taas ha ogaadaan.

  • @Dabayare
    @Dabayare 7 років тому

    Muqdisho in si fiican loo bomb gareeyo ayeey u baahantahay ilaa dhagaxda iyo ciida dab qabsado. Reero xaaraan ku naax iyo been-been sidaa ha lagu waayo.

  • @ayaanibraahim9559
    @ayaanibraahim9559 Рік тому

    xamar hategin eeh orta cid udir ehlkaka ah bal waxa uu yidhaado ninka guriga hayistaa