QOFTA UGU DAMBAYSO OO BIYAHA KU HOOS JIRTO AYAA LAGA BADIYAY 50DOLLAR GUULEYSTAHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 тра 2024

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 Місяць тому +1051

    Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
    😭😭🙏

    • @nuurocolowamiin
      @nuurocolowamiin Місяць тому +7

      SCW SCW SCW ❤️❤️❤️

    • @ManaalUpdilaahi
      @ManaalUpdilaahi Місяць тому +5

      sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ sᴄᴡ❤❤❤❤❤❤

    • @FaadumoCabdiraxamaan-ob1my
      @FaadumoCabdiraxamaan-ob1my Місяць тому +3

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 Місяць тому +15

      Nio horta illaah iyo rasuulkisa ‎ﷺ miyaadan ka xishooneyn? waa adiga like dartii ugu qaraabanaye. Illaah inuu caqliga somalida uso celiyo rajeyn

    • @caishahaji8839
      @caishahaji8839 Місяць тому +2

      Scw❤❤❤

  • @LadanSiciid-oi1ml
    @LadanSiciid-oi1ml Місяць тому +702

    Saamiya you tube ufur asadaow inta asxbta saamiya soo dhawaynaysa farta taaga

  • @HAElmi
    @HAElmi Місяць тому +375

    IAMK waa garabkaaga asad wlhi u fiirso Siduu uguso orday marku asad gudaha biyaha galay 👍❤️👏👏👏👏

    • @NaruraMohamed
      @NaruraMohamed Місяць тому +5

      Exactly 💯 Allah barakeyo

    • @afrisaliaircargomombasa1085
      @afrisaliaircargomombasa1085 Місяць тому +3

      Exactly

    • @daadachannel6952
      @daadachannel6952 Місяць тому

      Waa nin legend ah IAMK

    • @mustapheahmedhirad113
      @mustapheahmedhirad113 Місяць тому +7

      Siduu U Garabsiiyo Ee Mar Walba Gaadhiga Xataa Ugu wado Walalihiis Uguma Wadaan Waa uu Isku Aaminay Asad Ninkaas

    • @hafsaali8615
      @hafsaali8615 Місяць тому +2

      ​@@mustapheahmedhirad113wll lihis iyago mesha ku joga oo mel walbo uraco lkn iamk waa sxb kii ugu dhaw teamka

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 Місяць тому +343

    Hambalyo Saamiya qurux badaneey asadoow please gabadha UA-cam u fura waqtiyo qurux badan bay garab idiin ahayde yaa igu raacsan asxaabta

    • @LadanSiciid-oi1ml
      @LadanSiciid-oi1ml Місяць тому +2

      Intaa way idinla so cotaa ee ufura iyana haka bariisaysee

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 Місяць тому +10

      wuu ufuraya koly inty la qabsanysa la suga❤

    • @hayaatmohamed1684
      @hayaatmohamed1684 Місяць тому

      ​@@kaltuunibraahim9781 koow way towbarayaan markay laqabsato ufurayaa may be towbar usocdaa

    • @Museser7
      @Museser7 Місяць тому +5

      On the way wye hadagdagina😂

    • @amiinacismaan3121
      @amiinacismaan3121 Місяць тому +1

      Haa u fur waY u qalan taaYe

  • @Asal_Media_788
    @Asal_Media_788 Місяць тому +42

    🎧:waxa laga yaaab inay tahay markii ugu danbaysay ee aad aragto saliga nabiga scw 🥺

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln Місяць тому +267

    Hdaa iga danbeysid Nabiga kusali scw 👍

    • @samiyaahmed24
      @samiyaahmed24 Місяць тому +1

      MARWO😍😍😍😵😡😘😘😘

    • @user-qm1uq3ne6s
      @user-qm1uq3ne6s Місяць тому +1

      Salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam salaahu cleyhi wasalam

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 Місяць тому +1

      Scw scw scw scw scw scw

    • @suadahamza7500
      @suadahamza7500 Місяць тому +1

      Scw

    • @user-jo5zh7nt1k
      @user-jo5zh7nt1k Місяць тому

      Scw scw ❤❤❤

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Місяць тому +168

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢❤😊❤

    • @Mintaano
      @Mintaano Місяць тому +2

      Scw

    • @abouhare
      @abouhare Місяць тому +2

      PSL

    • @abouhare
      @abouhare Місяць тому

      SCW

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @zackmohali9468
      @zackmohali9468 Місяць тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @KowsarDahir-ts6to
    @KowsarDahir-ts6to Місяць тому +202

    Wax ka nasib xun majiro ado saliganabiga arkey oo ku salin kusalin nabigenah muhamed scw scw scw❤❤❤❤😢

  • @mohamedismail-yv9xi
    @mohamedismail-yv9xi Місяць тому +102

    IAMK saaxiib kaa warhaya weeye Asadow ninkaa ilaasho waa big legend.

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 Місяць тому +103

    🕌Hadal Afkaga kaso Baxa waxa ugu wanagsan saliga Nebi mohammed)(ﷺ)❤

  • @farimohaz8749
    @farimohaz8749 Місяць тому +93

    Markuu iamk usoo ordaayo asad wallahi ilin igatimid,,,,he stopped whatever he was doing mashaAllah 😢😢❤

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 Місяць тому +4

      Team qiiro ma bilawdeen ooyintiina hoolywood baa looga baahan yahay😂😂😂 iam k iyo asad waa dad sxbo iyo wlo ah intaa iyo in ka badana isku leh haduu caawiyo e idinka maxaa idin haya macnaha sheeko😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Місяць тому

      @@hudafuture1330😂😂aba waka yaaba dadkan 90ka ku haya ilin iga timaady iyado wx laga ooyo meesha oolin

    • @fartuumaato4076
      @fartuumaato4076 Місяць тому +1

      MashAllah

  • @aminasiciid3449
    @aminasiciid3449 Місяць тому +146

    IMK naxariistiisa siduu ugu soo ordaayo😭❤️❤️❤️

  • @Kusalixabiibkenamuhamedscw1
    @Kusalixabiibkenamuhamedscw1 Місяць тому +104

    Hees iyo saliga rasuulka kee baad doran LaHayd scw.❤❤❤❤

  • @jakeeee5559
    @jakeeee5559 Місяць тому +60

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw

  • @Taliso269
    @Taliso269 Місяць тому +37

    Asad alle u mahad celi bal fiiri dadka qalbi wngsane ku jecel u asxabta kaga dhigey iyo wllaha ku jecel wlh intas qof nasiib leh isku helo Say alxmdulilah🙏

  • @SamiaAhmed-22
    @SamiaAhmed-22 Місяць тому +76

    iamk naxariis suu ugu soo orday wlhi waa saaxiib aan la wada heesan masha allah allaha kuu daayo

  • @IscoRax
    @IscoRax Місяць тому +72

    Wasoo gashee kusali nabiga (scw)🕋🕋🤲🤲🤲

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Місяць тому +76

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️❤️

  • @ifraaxileys
    @ifraaxileys Місяць тому +16

    i emkey wallaahi waa naxariistiyoo quf ah m.a asad marku biyaha sii quusaay sow usoo garab istaagay wall intas laga hellaa yaa allaah asad oo lugahiisa ku istaagay natus maalin dhaw yaarabi🤲

  • @SihaamMostaphe
    @SihaamMostaphe Місяць тому +93

    Waan ogahay inaad like faqiired isiinaysid iisar wllo 😂❤️

  • @SaadaqDuraan7
    @SaadaqDuraan7 Місяць тому +91

    ilaa goormee kacararee saliga nabiga scw🥺💔ﷺ

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +148

    Part 2 Amiira iyo saamiya kasoo dhig Asad inta igu raacsan Like ta isku muujiya 😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy Місяць тому +3

      Amiro we xanunsnthy biyo maglikrto sboor hergaap🥹😩iskugu darsome

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +4

      @@Mineyyyyyyy alla wllhi markaan qoraalkan qorayay waa ilmaamsanaa lkn hada way fican tahay Alx

    • @user-un9wr7hl2b
      @user-un9wr7hl2b Місяць тому

      Amiiro fuley waye biyo dhan maba gasho😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      @@user-un9wr7hl2b war waa arkay iyadoo gashay hadane sidii hore maaha cabsidii way ka baxday 😂

  • @user-qc4nm6rb7h
    @user-qc4nm6rb7h Місяць тому +26

    Samiya wlhi waa gabadh adag haday intaa biya ku dhex jiri karto congratulation hppty🎉🎉🎉

  • @abdulqanicismaanibrahim2279
    @abdulqanicismaanibrahim2279 Місяць тому +32

    Asadow waxyaabahan idinku taageero waxaa kow ka ah noo qabyaalada team 27 reer koonfur iyo rer waqooyiba way ku jiran masha allah Masha hore usocda dhibna alle idinma tuso

  • @Deamay2323
    @Deamay2323 Місяць тому +81

    Hadi ad aragto magaca nabiga scw wad inan sarto like Ana soqorto scw❤❤❤❤❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Місяць тому +56

    the best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @KingCeyda-t4o
    @KingCeyda-t4o Місяць тому +61

    TEAM KOKO ONE LIKE ❤😊

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Місяць тому +70

    Saamiya like 👍 u saaara❤❤❤❤❤

  • @susuali2868
    @susuali2868 Місяць тому +8

    asad muxu IAMk ku jclyaha isweydin jire ilen wa saxib naxaris badan masha allah ❤

  • @amira_somalia
    @amira_somalia Місяць тому +4

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw 🕋❤️👍🏻

  • @CamLeaks
    @CamLeaks Місяць тому +21

    Masha’Allah samiya iyo KoKo makeup xitaa uma baahna😍😍😘 away sundus😂

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Місяць тому +49

    Samia is not easy😂😂😂

  • @cabuud16
    @cabuud16 Місяць тому +4

    Waxan ahay somaliga ugu horeyo oo 1 million subscribers oo short videos gaaraya saacadda soo socoto insha llah. Asad hore u soco

  • @user-dd9ck7oq4z
    @user-dd9ck7oq4z Місяць тому +3

    Samia UA-cam ufaur😮😢😢

  • @hamad6297
    @hamad6297 Місяць тому +19

    Wallah billah inaan arako asad oo lughis diba ugu sucuda malinakaas waxa ig faraxad badan majerto waan jecelahy inaan arako wllo ,illah ituso

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 Місяць тому +14

    @ 10:14 I love IAMK HERE WALLAHI HE IS SUCH RESPONSIBLE FRIEND. I WANT TRUE HEARTED FRIEND LIKE IAMK

  • @hassanosamn-uf7vy
    @hassanosamn-uf7vy Місяць тому +51

    Saliga Nabiga adigoo arkaayo ha dhafin wll

    • @daacadkaayno3051
      @daacadkaayno3051 Місяць тому

      allaahumma salli wasallim calaa nabiyyinaa muxammad

  • @istaahilelmi4862
    @istaahilelmi4862 Місяць тому +61

    Iamk m.a sxp jiro wye wllhi asad marku biyaha hoos usiii galay siduu ugu soo orday Allah ku xifdiyo wll asad

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq Місяць тому +7

    iamk wlhi qof naxaris badan waye siduu usoo ordey kwrn The legend ❤

  • @queenmaryama9237
    @queenmaryama9237 Місяць тому +15

    Samiyo UA-cam ha loo fur 🎉🎉❤

  • @user-iz2dh2hl4t
    @user-iz2dh2hl4t Місяць тому +26

    Team samiya😢❤

  • @husseingabile
    @husseingabile Місяць тому +9

    Labadaydii gabdhood baa tartansiisay maanta , labaadan ugu jeclhy teamka❤

  • @munoabdulahi1620
    @munoabdulahi1620 Місяць тому +18

    masha allah IMK waa saxiib jira walhi siduu asad ucaawiyo guulaysta waligiin

  • @abdinasirabdulqadir
    @abdinasirabdulqadir Місяць тому +15

    Ala samiyo qurux badan masha allha❤

  • @isxaaqfaysal7375
    @isxaaqfaysal7375 Місяць тому +29

    Inta Arimahena kasoo dhex aragtay muqalkan☝️

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 Місяць тому +45

    Fiiri iamk sidu asad uguso orday marku asad dabalanayey yacni sxbkis ilaaliln u ilalinayo ayu kaso at dhawaday keep caring ur friend Mr iamk wanku wataaa

  • @bulaale552
    @bulaale552 Місяць тому +21

    Kusali nabiga scw❤

  • @elahmedyyare4557
    @elahmedyyare4557 Місяць тому +3

    IAMK xitaa heerka walaalnimo waa uu dhaafay ee darajo ka sareyso haloo raadiyo. What a legend❤

  • @user-dx2fx1ge8t
    @user-dx2fx1ge8t Місяць тому +15

    Amiira qurux iyo sundos Koko samiyo keen bilis ❤❤❤❤

  • @user-sl7fj3to6k
    @user-sl7fj3to6k Місяць тому +15

    Wxn ku riyooday asad oo cagihiisa ku istaagay wllhi alleh uu u awoodaa taas agriisa wxbah kama aha alleh haw rumeeyo❤❤❤

    • @user-sl7fj3to6k
      @user-sl7fj3to6k Місяць тому +1

      Uduceeyo idinkuna asaxaabeey wlaalkeen wllhi ilaahay dartiiban ujecelahay asad iyo team 27 oo dhan

    • @hamdaidow7287
      @hamdaidow7287 Місяць тому

      Ani xataa wlh asoo socdo ayaan ku riyooday

  • @SamiaAdan-lw7mt
    @SamiaAdan-lw7mt Місяць тому +20

    Samiday congratulation 🎉🎉🎉❤

  • @user-nj7uu4zv9i
    @user-nj7uu4zv9i Місяць тому +12

    The best UA-camr asad Hagio a can't wait 3M❤

  • @naciimoabdulahi151
    @naciimoabdulahi151 Місяць тому +7

    IAMK the legend wlhi garabka Asad waye mar welibo m.a wada jira Abid 🤲❤️

  • @user-gj7rf9hc1i
    @user-gj7rf9hc1i Місяць тому +4

    Team Samia one like 😊

  • @JAMAL-967
    @JAMAL-967 Місяць тому +8

    Trully I love this channel somali UA-camr one ❤❤

  • @King_Ordaye
    @King_Ordaye Місяць тому +2

    IAMK legend waye sida ugu taxdirayo firiya bal Asad saxipka garabka lagu shegayo wa intas Big Respect

  • @sahalabdi8529
    @sahalabdi8529 Місяць тому +16

    Janada dunida eelasheego waa adoo Hela gabdh raaliyo aH oo wanaagsan..illhow nasii..gabdhaheenana raaliyo noogawada dhig🤲

  • @user-lq6qv1oy3c
    @user-lq6qv1oy3c Місяць тому +7

    The best you tubar in Somalia 🇸🇴 ❤️ ♥️ 💖

  • @HoodoAhmed-im6gl
    @HoodoAhmed-im6gl Місяць тому +7

    Waa markii iigu horeysy aan dadka ugu horeyo daa wdo ku jiro❤

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Місяць тому +11

    Walaahi I loved Asad And His Group 27 Because no Qabyaalad Jest Enjoyed and Happiness. god bless you Guys.

    • @user-rn9nw4kj5i
      @user-rn9nw4kj5i Місяць тому

      Yeah

    • @mohamedsharif6647
      @mohamedsharif6647 Місяць тому

      Hi guys please any one can help me Asad’s phone number? My name mohamed sharif Thank you for your help.

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 Місяць тому +6

    The 2nd round I screamed Koko way dhimatay aaa dhahay wlh waa naxsanaaa
    War aniga waaa idinka imaanaaa labadiinaba
    Tnkle mash Allah teamka gabdhaha wxaa ugu update San koko I love her ❤
    Samiya caqlilay saas indhaha laisugu qabtaaa fariid aaa tahay❤
    Alla IMK jecliyaaa naxariistiisa suu ugusoo orday sxbkiis what a brother sxb ma dhihi karee mash Allah ❤

  • @craxmaanducaysane
    @craxmaanducaysane Місяць тому +18

    Inta hadda vidio Arimaheena soo daawaty 😂❤❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Місяць тому +2

    Welcome back again guys keep going guys ❤

  • @sundusabdikadir1
    @sundusabdikadir1 Місяць тому +2

    asad hagio first comment HambaLYo brother❤🎉

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time Місяць тому +48

    Team koko like ❤ azxapta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺🫵🥺

  • @Koolka774
    @Koolka774 Місяць тому +8

    10:10 Walaal aan lawada heysan sxp wuu dhaafay yarkan IMK

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 Місяць тому +8

    Congratulations 👏❤samiya

  • @hodanabdirizakh4601
    @hodanabdirizakh4601 Місяць тому +7

    Asadow illah wo awoda ina lugahaga ku is tagtit wllhi dadkujecel heysata qof wangsn le la jeclada allh ku xafido 😢❤❤❤❤

  • @jamiilacabdi4098
    @jamiilacabdi4098 Місяць тому +10

    Samiya youtub haloo furo bals asad yaa igu raacsan❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 Місяць тому +5

    Congratulations samiya❤❤

  • @Mohamed_Deeq_Darajo.
    @Mohamed_Deeq_Darajo. Місяць тому +1

    The best you tuber in somalia

  • @RidwaaanMahad-kk4pm
    @RidwaaanMahad-kk4pm Місяць тому

    Omg first one ooo like saarta❤❤

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Місяць тому +4

    Iamk siduu usoo orday marko Asad biyaha kalay masha Allah wlhi wajigisa xitaa inuu unaxaya ka muuqato allahuma barik

  • @YuuafCbdilhi
    @YuuafCbdilhi Місяць тому +13

    Wllkay 2M uma galan tit wll 3M ayaa kuu ra jeeyna wiliga ii noo laaw wll adow ku ma arko😢❤

  • @haboon6195
    @haboon6195 Місяць тому

    Mashallah wan helay ciyaartan thank you asad iyo hablaha kale ❤😊

  • @HindaIsmacil-bw2rl
    @HindaIsmacil-bw2rl Місяць тому +4

    Congrat samia❤

  • @HAElmi
    @HAElmi Місяць тому +6

    Wooooow best friends IAMK &ASAD
    SAMIA & KOOKO ❤🎉🎉🎉

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Місяць тому +2

    Illaahay labadaada labadaada labadaada adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 🤲 😢😢

  • @Fathihaazhi44
    @Fathihaazhi44 Місяць тому

    IMK masha allh mar walba wuu ku garab taagan yahay alle haysukiin daayo aaamiin

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 Місяць тому +17

    Hadii Aad U Jeedo Magaca Allah (الله)

  • @ilham5113
    @ilham5113 Місяць тому +4

    Alle ilaahow ku caafi asad wlhi ilin iga timid qof qofkiisu saa ka yahay fahmi kara🥹💚🤍❤️be strong wllkay

  • @fatmahmohamed5068
    @fatmahmohamed5068 Місяць тому +1

    Wiilkan Alle amakiisa mar walba waa u duceeya ,anigoo ah hooyo Somaaliyeed.
    Igaarkeey faraj Xalaal Alle ha kuu furo

  • @mahiabintali1644
    @mahiabintali1644 Місяць тому +1

    First comment one love ❤️

  • @hafsaabdinasir9590
    @hafsaabdinasir9590 Місяць тому +4

    Congratulations saamiya🎉

  • @bishaaro21
    @bishaaro21 Місяць тому +1

    Aniga ayayba neefta igu dhegtay masha Allah she’s very strong lady Sam Hambalyo ❤

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 Місяць тому +2

    Mansha Allah I amk waxu isoxasusiye isda u ku qadey inta ka hor ayu abdulahi ku qadey ado dabal sameneyso dhaman mantina wa idin jeclahay waliba qof ka asad jecel an noh wan jeclahay keep going team 27

  • @user-ot3lf4xs2p
    @user-ot3lf4xs2p Місяць тому +5

    Mr 3 million coming soon ❤

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 Місяць тому +3

    😢waxaan idiinleeyahy hore usocda Dhamaan Team 27 ❤fans 🍵 Team Asad HAGIO ❤

  • @user-zx9uq1zy2t
    @user-zx9uq1zy2t Місяць тому +2

    Maasha alaah ilaah luhagaaga asadow hakuu soo celiyo aamiin

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Місяць тому +1

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my team27 one love ❤

  • @ZamzammukhtarZamaatha
    @ZamzammukhtarZamaatha Місяць тому +3

    IMk Alleh ha ku daayo iyo dhaamaan asxaapta Ammiin yaa rabi😩🤲🏻

  • @user-zx1jl3ep4s
    @user-zx1jl3ep4s Місяць тому +3

    Imk wiil qalbi saxapnida ayaa sidaa kufiicn weligiin hakala fogaanina wada jira asd adigana illahey haku caafiyo😢😢

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 Місяць тому +1

    mashallh allow kubarakee IMK waa saxiib lama helaan ah Asadoow mashallh

  • @AbdifataxYare1140
    @AbdifataxYare1140 Місяць тому +1

    Imk walhi legend saxib horay u soco naxriistii oo qofa tahay pro

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Місяць тому +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IqraQurux-bv3du
    @IqraQurux-bv3du Місяць тому +6

    Ana uhoreya way😂❤team27

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 Місяць тому +1

    Masha Allah❤️🕋 you have good friends like a brother 🤲🏽

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Місяць тому +2

    Keep going my pro Asad Hagio 💪 ❤👍

  • @user-nj5pv8cl2s
    @user-nj5pv8cl2s Місяць тому +24

    Amira one like❤❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +2

    Samiya qurux badan ❤😊