Fadoun Doualeh Iyo Hassan Omar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Brought to you by Assajog Studio & RTD

КОМЕНТАРІ • 18

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 4 роки тому +3

    Fanaaniintii jabuuti ee hore inta silica,darxumada iyo dayaca u dhimatay Allah ha u naxariisto,shacabka iyo xukuumadu inta sii nool ha daryeesho dadkan ay heesahooda haben iyo maalin dhagaysanayaan oo ku raaxaysanayaan oo ku faanayaan hadana darbiyada gaajada guri la'aanta,koronto la'aan ugu dhimanayaan.

  • @suugaanyahan2704
    @suugaanyahan2704 4 роки тому +5

    Fadoun Doualeh .. Jaar ama daris Ayaan ahay Quartier 5 .. Iyada iyo Abdirahman Ali Hirsi ( Abdirahman sakhraan) oo is qabi jiray .. Waa fanaanintii fanka Djibouti aasaaska u ahaa waliba Abdirahman Ali hirsi heesaha Djibouti ka baxaa 99% isagaa laxameeyay .. God bless you guys

    • @aichadarar678
      @aichadarar678 6 місяців тому

      Waa xaqiiq #Abdirahman_hirsi ila hadda ayu heesaha laxameeya runtii,waa hibo u ilaahay siiyey ❤

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel8625 4 роки тому

    Big Respect FADUUN DUCAALE, walaahi waa afsoomaaligii dhabta ahaa, waa heestaan ugu jeclaa caruurnimadaydii, waxaan xasuustaa QUARTIER 6... respect to all djiboutien and all somali wherever they are... Cimri dherer Faduun ducaale INSHA_ALLAAH..

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 4 роки тому

    Asalkii heesihii somalida jabuuti,waliba faduun waa dadkii xornimada iyo fanka djabouti u soo halgamay,laakiin xuquuq kama helin xukuumada jabuuti faduun,qarshiile,nimco jama,abwaan xassan cilmi,,,,,,,,,iyo iyoiyo qaar kaloo badan kuwa aan wadanka waxba u tarrinna was la buunbuuniyaa

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 4 роки тому +1

    Heeso waa kuwii hore waleee

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 4 роки тому +1

    Nice song mama fadoun doualeh and hassan omar nostagie

    • @ludovicpavard82
      @ludovicpavard82 4 роки тому

      Mashallah nice song waleey hees macaan Weyane Fatoun doualeh et Hassan omar

  • @simanyabeh4472
    @simanyabeh4472 4 роки тому

    Machallah fadoun duale

  • @ahmedadem1829
    @ahmedadem1829 4 роки тому

    ABDI ADEM HAID ( ABDI QAIZ ) ❤❤❤❤

  • @abdillahimahad
    @abdillahimahad Рік тому

    1:20

  • @adanashraf841
    @adanashraf841 4 роки тому

    Xasan fanan qaliya wwww

  • @alioudoum8559
    @alioudoum8559 Рік тому

    La chanson est belle mais le rythme ça va pas !