Fadoun Doualeh iyo Hassan Omar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 січ 2020
  • Brought to you by Assajog Studio & RTD
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 22

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 3 роки тому +7

    Faduun
    Badda roobka ka onkoday
    Xagga barina ka hilaacay
    Bog haduu wax jecelyahay
    Beyr lagama waayee
    Naftan baahideedii
    Adoon ugu bishaareyn
    Waxan kuu bildhaamee
    Kuu baaqay ii sheeg
    Xasan cumar
    Dayaxaan bilan weelii
    Sowdigan bilkhair yidhi
    Ballan meynu dhiganine
    Ha ballaadhin sheekada
    Bildhaan garashadeeniyo
    Bariidada ha weydeyn
    Caashaqana hay barin
    Anigaaba beeree
    Faduun
    Allahayow boggeygiyoo
    Beerkaygu u nugulaa
    Waxaan baafinaaya
    Beri hore dadkii lumay
    Dad ba'yga jecel baan
    Baryaaya, u ooyaa
    Baahida i haysaay
    Adigaaba Beer duban
    Xasan
    Waxaa kaa ba'ay bari hore
    Walina maad baraarugin
    Wakhti boodayaa yimid
    Sannadkuna bil weeyaan
    Nabaddii baqaha galay
    Baradeediina laguu sheeg
    Halkii lagu ballami jirey
    Bahal yaanu kaa helin

  • @housseinmoudboulaleh5212
    @housseinmoudboulaleh5212 9 місяців тому +1

    Maman fadou doualeh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 4 роки тому +2

    Mama fadun doualeh Allaha cumriga ku barakeeyo

  • @soybia1276
    @soybia1276 4 роки тому +4

    Trzs belle voix inchangée et toujours magnifique a voir

    • @harlemreginald6175
      @harlemreginald6175 2 роки тому

      Sorry to be offtopic but does anyone know of a way to log back into an instagram account??
      I was dumb lost the login password. I would love any tricks you can offer me

    • @dominicfinley8732
      @dominicfinley8732 2 роки тому

      @Harlem Reginald Instablaster :)

  • @user-qz6ed6mc3t
    @user-qz6ed6mc3t 7 місяців тому

    ilahaw cimriga kuu dheeree edo 🥰🥰

  • @rkalcantara1244
    @rkalcantara1244 2 роки тому

    J aime bien fadun doualeh 🇩🇯🇩🇯🇩🇯😘😘😘

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 Рік тому

      MACHALLAH HIBARIKOUM.HIHAFFIDAKOUN.LEGENDE FADOUN DOUALEH &YOUNGFANAN HASSAN OMAR VIEUX CHANSON BRAVO HASSAN OMAR BRAVO LEGENDE FADOUN DOUALEH GOCHACHEEEEE LONG UENT LIFE AMINE.ALLAH MY MOTHERCONTRY DJIBOUTI JANNOJOHARA WAA JANNDI ADDOUNKAAAAAAA

  • @abdihakimmedabdi9379
    @abdihakimmedabdi9379 9 місяців тому

    Wawww mirkane wallahi 😂😂😂

  • @mbidaali9822
    @mbidaali9822 4 роки тому

    Mchllh mama faduun fanka tarikh wayn ayad kuleedahay illaha cafiimadka haku xafido chlllh

  • @simanyabeh4472
    @simanyabeh4472 4 роки тому +1

    Fadoun duale

  • @dekahassanaden7801
    @dekahassanaden7801 4 роки тому +1

    Mama fadoun allaha ku xafido

  • @atisardias9622
    @atisardias9622 4 роки тому +1

    khaatumada khair 😣

  • @ZAMAAXKiidilaywalashaa-hj7zq

    Xagay jogtaa fananada

  • @mahdimahdi6337
    @mahdimahdi6337 4 роки тому

    Bravo

  • @xareedofficial3980
    @xareedofficial3980 4 роки тому +2

    Faduun ducaale wa dadki xoriyada uso halgamay aasiyaan dadki abka ulahaa jabuuti ayay kaso jeeda maantana laga dhigay dad aan ab kulahayn jabuuti xaqa iman hadi la qariyo dadki gobonimada uso halgamay

    • @aliisaack2060
      @aliisaack2060 2 роки тому +1

      Cuqdada iska saar faduun ducale waa fananad qaran jaboutina way ku noshahay wali mida kale Asiyan uleh jabouti wa kuwa madax ka ah ee maxad madax uga noqon wayday

    • @deqsanmoha3091
      @deqsanmoha3091 Рік тому

      @@aliisaack2060 beenta iskada anaga is garab dagaan

    • @naser8199
      @naser8199 Рік тому

      Waa hesta si hogaaa lokaarbacheey haweenka