Nimcaan Hilaac DOOKH Hees Jaceyl 2015

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 201

  • @drhafsa4220
    @drhafsa4220 10 місяців тому +8

    8sano kdib waan soo booqday heestan hbeenkii ay sooo baxday runtii wxaan dreemayey mnta ma dreemayo qofkii aan jeclaana wkhtigas wxaanu kala joogna labo qaaradood iydoon midkayana guursan oo nolol smysan blse hada wxaan rajayn in ay wx wlba ka fiicnyhiin wkhtigii hore dhawaana aan la midoobi gcaliyahyga aan hada wada socono❤

  • @MuntazHappy
    @MuntazHappy 4 місяці тому +6

    Midkaan dortayow naftani igu dartaa intaan ku dirna miyaad I darneed😢23//6//2024 subaxnimo Asxda 11:06

  • @CawonaasirCawonaasir
    @CawonaasirCawonaasir 7 місяців тому +6

    Qalbiga ixanunaya cid aan wax usheegtana ma haysto😢

  • @Yahye122
    @Yahye122 Рік тому +29

    Mucashqinta halkn an kumidony kulgin nlol frxd leg ayan idin rajenya❤

  • @niitaappe7888
    @niitaappe7888 Рік тому +29

    Darenkiyo wadnihii ku dareeni jirey kadal dorsatay deyri yaakufaray 😭😭😭ya raabi qalbiga ii qabooji xariirkan bilaawey 15/1/2018 💔dhib iyo dheef ugu so dulqaatey murug iyo farxad qofkan laso qaatey ayaa iga tagey xanuun aan ka fileyniin asiga oo wan baxa xitaa igu dhihiin ayuu qalbiga iga jabiyeey 17/3/2023 waxan dareemaya xanuun qalbiga ah pls iso duceeya 😢😭😭😩🤲🙏

    • @halimasacdiya9880
      @halimasacdiya9880 Рік тому +1

      Qalbiga alleh ha inoo wada qaboojiyo dhmn dhibanayaasha jcylka😢😭

    • @abshirburco4291
      @abshirburco4291 Рік тому +1

      Alle haku qabojiyo wll anba wan kula dhagaysanayaa

    • @muhazeali2142
      @muhazeali2142 Рік тому +1

      Sis qalbiga ilhay haku qabojiyo lkn 5years mxa dabaq ma dhisaseen xiriirka waqtiga dheer ma ficno sbbto qofka wa kala xisodhcsaan anyway qalbiga ilhay haku qabojiyo mid ka qeyr badana ilhay haku siyoo wax laga yaaba inu qeyrku asaga kugu jirin sas darteed ukala tagteen

    • @uptherhmnizmail9157
      @uptherhmnizmail9157 Рік тому

      Booskas maad ani igalisid laga baxay aan buuxiye
      Alle qalbiga hku qaboojiyo sis💔😭🫀🥺

    • @jabanehirsiofficialchannel5098
      @jabanehirsiofficialchannel5098 Рік тому

      Anaa ku dhayine isoo qabo

  • @mahadsaleban-x9y
    @mahadsaleban-x9y Місяць тому +3

    Heestan qalbigaygay taabatay walahi waxaad moodaa inay aniga iga hadlayso

  • @nemoabdi9479
    @nemoabdi9479 8 місяців тому +7

    Dabaylaha kalgacal markay Ila durkeen duuufaaan ihelay miyaaad diiif ila jeclayd
    1/31/2024💔😓

  • @nimcosulieman5752
    @nimcosulieman5752 Рік тому +18

    Jacaylku dawo maleh walhi🤕😥still witching this song
    19 Feb 2023 Sunday. 🥺

    • @nimcosulieman5752
      @nimcosulieman5752 Рік тому

      Jacayloow markale soo noqday😢😭2 Jul 2023 Sunday 19:32 💔🤞

    • @amranali6867
      @amranali6867 Рік тому

      Sorry wll😢 lkn mar wlba aad tirahdo dawo maleh wa Mr wlbo kugu sii saaido mrka ilhy hakaa dul qaado xanunka😢

  • @Zharmarkemohamed
    @Zharmarkemohamed Рік тому +15

    WaxaaN halkan ka salaamaHa qLbiyada danbi aanay lahayn dusha laga saaray si loogo tagoH..5/6/20203 habeen isniina saacada 8:58

  • @AragzanOrshe
    @AragzanOrshe 9 місяців тому +3

    Dawo maleh miya 💔??

  • @deeqagure
    @deeqagure Рік тому +23

    Qof walbo murugey ilahay haka dulqada Ana muradkeyga ilahay ha ii sahlo yaa Allah farxad igu dhameyy arimahan 🤲💔😥

  • @muxiyadiinkhadarahmedqoran81
    @muxiyadiinkhadarahmedqoran81 3 роки тому +17

    Xubigani darta igu riday danuun darale hadmu qalbigaga dagi dagiyeey anigan I dayn

  • @samiiraqalanjo9246
    @samiiraqalanjo9246 Рік тому +12

    2019 xili ay xaladuhu igu kumayeen ayaan dhagesan jirey hestan ilaa 2021 ilahayow iihagaji calafka aniyo hablaha ila modka oodhan😢😢🤲🤲

  • @husseinmaariyoow3488
    @husseinmaariyoow3488 4 роки тому +71

    Maanta oo ay Taariikhda tahay 1 August 2020 hadaad Wali xiiseneeso hestan like dhac kusii

    • @amalcabdirxman2367
      @amalcabdirxman2367 3 роки тому

      💋♥️

    • @siradcumar8149
      @siradcumar8149 2 роки тому

      1/9/2022 Galab khamiis sacadu tahay5:30 waxay ahayd maalmo aad iigu murugo badnaa galabtasan heesta dhagaysanyy Kadib xasuus ayaan galay dib ayaan uqiirooday hadaad iga danbayso isooducee wll😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @MariaMariaAbdi
      @MariaMariaAbdi 2 місяці тому

      Hestan Wax badan way iga oysisey Ila hadana wan ilmaynaya 17:3 14Aug 2024 mlin arbaco ah ilhy qalbiga ha idajiyo Ani io intii Muslin ah oo ladhiban jaceylka 🥹😭

  • @aaminafarax1119
    @aaminafarax1119 2 місяці тому +3

    Maxay tahay sbbta marka qof dacad u noqo an jeclano u no khiyama maxay sbb ugu noqdan inan qalpi jabno maxan ka galabsanay mxay tahy sbbta ay nogu kalifen ina cidlo ka ooyno mxY nogu sabbn cidlo an dhmad lahayn iyo xnun an ba.ayn hdna maxanu u sugna wali iyago dhib badan no geystay 🥺🤷‍♀️💔

  • @nafiisanalka4319
    @nafiisanalka4319 3 роки тому +15

    Hestan xasus gara ayay iithy anunbaa og wlhi hlken katagaa xasus hlken kataga ama iska sodhaqaa😭😭😭😭😭😭

  • @zuusuugaasoomar116
    @zuusuugaasoomar116 3 роки тому +22

    Intaan ku dirnaa.miyaad i darneed dabelaha galgacal galgacal markeey ila durgeen dufaan i helay miyaad diif ila jecleed xubigani dartaa igu.riday danuun dar Alle hadmoo qalbigada.dagiyee Aniguna i deyn inaba caadi mahin xasuus 2016 wayo Hore

  • @Greenwood__22
    @Greenwood__22 Місяць тому +3

    Hadaad Qalpi jabsantay Wll Alleh isku xidh

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 2 роки тому +24

    22/4/2022 Malin rabadan ah 10 kii danbe wixii danaya arka qoralkeyga salan sare🤚❤️

    • @uptherhmnizmail9157
      @uptherhmnizmail9157 2 роки тому +1

      Rdan hees la dhagydanayo somali ugu imow😅😅😅🖐🏼

  • @QamarahmedQamarahmed-ub6nh
    @QamarahmedQamarahmed-ub6nh 2 місяці тому +2

    Jcylow 😢 😭 qurux badnidaa marka qimahaaga laga ranayoooo

  • @abdirahmansaid4605
    @abdirahmansaid4605 Рік тому +4

    Ano iska happy ah ban dhageystay xasuus iyo wayo adag ban so xasustay 27/5/2023

  • @sundusahmed9848
    @sundusahmed9848 10 місяців тому +5

    Qalbigaaga degi aniga idayn😢
    Waxn kula sugi xiligaaga
    Waa meerto caashaqu kolaye

  • @SabirinMaxmud
    @SabirinMaxmud Місяць тому +2

    2/9/224💔😭😭😭more dua pls

  • @Brokenbeart-o1l
    @Brokenbeart-o1l 6 місяців тому +2

    Xubigani dartaa igu riday danuun dar Alle hadmu qalbigaaga tagi naasiroow😢24/4/2024 12:20 habeenim miss h😢

  • @hoodohashi1749
    @hoodohashi1749 10 днів тому +1

    Dib waxan u dhegeystey maanta oo ay bishu tahay 16/10/2024 saacaduna 27:08

  • @siradcumar8149
    @siradcumar8149 2 роки тому +14

    1/9/2022 Galab khamiis sacadu tahay5:30 waxay ahayd maalmo aad iigu murugo badnaa galabtasan heesta dhagaysanyy Kadib xasuus ayaan galay dib ayaan uqiirooday hadaad iga danbayso isooducee wll😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abbasdj25
    @Abbasdj25 Місяць тому +2

    2024 who listen

  • @subeersudaysi7591
    @subeersudaysi7591 Рік тому +2

    Xasuus waa 5/april/2023 runtii waxaan soo gabagabeyay xidhiidh jacayl oo aan waday muddo afar sano ah inshalah inanta wanaag farabadan ayaan uu rajaynaya, nimcaan hilaac runtii heesihisu waa dareen taabad.
    Runti waa aduunyo jacaylka dhabtii waa ka waalidka biniadamku bari ayuu ku cidlaynaya 😢😢

  • @ahmedzaki6149
    @ahmedzaki6149 Рік тому +3

    Caaawa haben soo ah wye tariikhdu waa 3/4/2023 jaceylkygi qalbi jab wayn ayaa kadaremy 🙄🤞

  • @maria_mohaamed9581
    @maria_mohaamed9581 2 місяці тому +2

    24/8/2024/1:34 pm 💔😔

  • @luulmohamed3086
    @luulmohamed3086 Рік тому +3

    Waa hbn 2/29/2023 Talaado Ramada nh waa todobaa 🌙Xubiga darta igu ridaay danuun dar alle hadmu qalbigaga dagiyee aniga nah ii deeyne 😰🤦‍♀️💔

  • @m.b.bercaano4779
    @m.b.bercaano4779 2 місяці тому +1

    Darenkiyo wadnihii ka duldorstee💔

  • @moneracabdirisaaq5675
    @moneracabdirisaaq5675 Рік тому +3

    2023 bishi kowad 4 tedii habeen arbaca sacaduna tahy 2:32 habenimo🥺💔

  • @KhalidcabdihakimIbrahim
    @KhalidcabdihakimIbrahim 9 місяців тому +3

    4/1/2024😢❤

  • @araksanmohamed4221
    @araksanmohamed4221 Рік тому +5

    14/2/2021 ilaa iyo hdaa 8/2/2023 hestaan markaston dhagysnyo Dareen garaa ayeey ileedahay sibaa cawa ahaan 😢 sbbto aah Jacayl ku wuxu iku ridaay danuun iyo nolol murug bdn qalbi jaab aan dhamaad lhyn miyaad idarleeyn dabeylhaa kalkacaal marky ilaa durgeen miyaad diif ila jeclyd🥹💔😭🤦🏽‍♀️🖤🧎🏽‍♀️

  • @Huzeyni-10
    @Huzeyni-10 2 місяці тому +1

    Dar alle hadmuu qalbigaga degi anigana ideyn✌️

  • @AxmedNuurCismaan-gh9nx
    @AxmedNuurCismaan-gh9nx Рік тому +2

    Heestan waxan dib usoo booqday habeen taariikhdu tahay wed 16 Aug 2023 12:06 AM saacada geeska africa

  • @asmaqueen4644
    @asmaqueen4644 3 роки тому +7

    Walee Hadamo qalbigaga Dagii Anigana i Dayna 🥺 jul.11 2021

  • @ubaxkaafi2232
    @ubaxkaafi2232 Рік тому +5

    Qalbiga daalka dareema😢jcylka dawoo maleh miyaa horto

  • @dahirmohamedzilva-dj4we
    @dahirmohamedzilva-dj4we Місяць тому +1

    9/9/2024 caawa ii daarantahay 😢

  • @Quruxsa
    @Quruxsa 9 місяців тому +2

    Sided sano kadib inta dhagysanaysa hda 😂

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 2 роки тому +12

    22/4/2022 Malin rabadan ah 10 kii danbe wixii danaya arka qoralkeyga salan sare🤚❤️

    • @mohamednoor3217
      @mohamednoor3217 2 роки тому

      Waa xilii 10 ramadaan 2022 cidana Malmo noga harsan

    • @QamarAxmed-v4n
      @QamarAxmed-v4n 8 місяців тому

      😢😢2/2024 subax isniina dhagysanyaaaaa

  • @APDULWADOD
    @APDULWADOD 2 місяці тому +1

    Waxbadn ba qlbiyga ku jira hadana ma aqan si aan u nafiso
    😢

  • @niciimanalka3707
    @niciimanalka3707 Рік тому +4

    Duhur axad 2023 maalin xasuus mudan 😪

  • @apdihoorri4371
    @apdihoorri4371 2 роки тому +7

    18/11/2021 habeen xasuusleh😓

  • @faadumocali4426
    @faadumocali4426 Рік тому +2

    Jacaylku dawo maleh miyaaa 😰💔 dareenkiyo wadnihi ku daryeeli jiray
    ka dardoorsatee 😰
    dayri yaa ku faraY 🥺💔 ax😢

  • @othmanomar236
    @othmanomar236 Рік тому +1

    Sided sanno kadib ayaan dhagaysanya tariikhdu 13-Augusto-2023 2:58 AM, ma aqano sapaptan u dhagaysanyo heestan se kaliya waxn sheegi kara inad dawo ii tahay oo aan nafisad ku daremayo dhagaysigeeda.!!😔❤️

  • @riyaaqdahir6303
    @riyaaqdahir6303 2 роки тому +18

    Dec 24 Friday 2021🥺😔

  • @queenamal4533
    @queenamal4533 Місяць тому +1

    Still 6/9/2024 🥹💔

  • @NasteehoCabdi123
    @NasteehoCabdi123 Рік тому +2

    Dar alee hadmuu qalbigaaga dagi😢26/8/2023 habeen jimce soo galayo😢😭🥺

  • @mohedjire9782
    @mohedjire9782 4 роки тому +11

    nimcaN hilaac fanan aan tageero

  • @susanbashir6184
    @susanbashir6184 3 дні тому

    Midkaan dortayoow naftani igu dartaay intaan kuu dirnaa miyaad ii darneyd🥹❤️‍🔥😩

  • @khadiijoclaahi7567
    @khadiijoclaahi7567 2 роки тому +3

    2016/ bishii 5aad haben aan iloobin karin😭

  • @NasibaCali
    @NasibaCali 2 місяці тому +1

    13/8/2024😢😢

  • @yaxyeismciil6018
    @yaxyeismciil6018 Рік тому +2

    12 .2 2023 heestan xasuus badan bay igu reebtaay ilaah 2016 wan dhageesanayay walina qofkan Rabay man helin😮‍💨🥲

  • @sundusabdi4363
    @sundusabdi4363 2 роки тому +4

    Darenkiyo wadnihi ku daryeli jiray ka daldoorsate dayri yaa ku faray😥💔19 8 2022 friday

  • @mizki02
    @mizki02 Рік тому +4

    Darenkiyo wadnihi
    Kudaremi jirey
    Kadaldorsatay
    Deyri yaakufaray😭😭
    Allow qalbigeyga iiqaboojih😭💔

    • @TheQueen-cv1ll
      @TheQueen-cv1ll Рік тому

      Kula mid ahy 😭😭💔

    • @mizki02
      @mizki02 Рік тому

      Dhibmle mcney wankabaxanh noloshas

  • @AdaanWayeel
    @AdaanWayeel 5 днів тому

    nimcaaN Abdi RaxmaaN Xassan Kan KliyA Een Anoo qalpi jabay hadnA hesihiisa ka Daalin😢😢

  • @ilhangelle6101
    @ilhangelle6101 5 років тому +11

    Hesahaga wa holac

  • @ayaanlesulayman7328
    @ayaanlesulayman7328 2 роки тому +5

    /19/2/2019/malin xasuus mudan 🙄🙄
    Anigan idayn😊💯

  • @xaawomaxamed123BoqoradaMj
    @xaawomaxamed123BoqoradaMj 7 місяців тому +1

    ❤😢❤😂❤ bas.bas iga badan😢 1:39

  • @suheiraqurux6352
    @suheiraqurux6352 Рік тому +3

    6/2/2023 malin aan ilobii donin 🥲💔dar alle hadmu qalbigagadagi anah ideyn💔🤦🏻‍♀️🤚🏻🥲💯

  • @abdirahmanabdullahihussein4272
    @abdirahmanabdullahihussein4272 2 місяці тому +1

    2024 😮

  • @LeyloquruxCabdi
    @LeyloquruxCabdi 2 місяці тому

    Xubigani dartaa iguriday danuun dar allee hadmuu qalibigaga degi degiyeey aniguna ideyn😢

  • @jabanehirsiofficialchannel5098

    Dawo maleh miyaa?!😢

  • @Istahilakhiyaar
    @Istahilakhiyaar Рік тому +2

    4/20/23 tallow aniga iyo jacayl goorma kala dhamanayna 😭💔🥺❤️‍🔥

  • @mahizey22
    @mahizey22 2 місяці тому +1

    Still lestining 9 Aug 2024 😢

  • @HodomukhtarIprahim
    @HodomukhtarIprahim Рік тому +1

    12/9 2022
    Malin farxadlee
    17/3 2023 malin murugoobadn 😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdiazizdahir1846
    @abdiazizdahir1846 9 місяців тому +1

    Waa meerto dunidiyo qofbaa waa markii

  • @waranjacyl2332
    @waranjacyl2332 3 роки тому +5

    HaBeeN JaCaYL X00gANi DhaCaYaY AYaaN Ku TurtAY HeestAN

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 8 місяців тому +1

    Heestan___💔😰

  • @sooolseco2720
    @sooolseco2720 Рік тому +2

    30/5/2023 maalin salaasa
    Team jaad Madaxa na furan

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Рік тому +2

    Hees xus iyo xusuus gaara igu Leh.2023👁️‍🗨️

  • @QamarAxmed-v4n
    @QamarAxmed-v4n 9 місяців тому +1

    1/16/2024❤😢 habeen arbaca😢jcyl igaadaa cciyaartaaaa

  • @Raxmacllaahi-t3e
    @Raxmacllaahi-t3e Рік тому +1

    6/26/2023 malin zalaaza 1:33 xasuusa😫💔 xubigan darta igu ridey danun dar ale hadmu qalbigaga dagi😢

  • @sammaahmed6768
    @sammaahmed6768 Рік тому +1

    Heesahan markaan xaaladaysanhay
    Waxa iga hor keena waan garan waayey

  • @muhazeali2142
    @muhazeali2142 Рік тому +3

    1/may/2023 baan ku raxeysanayaa hada iga danmbeyso like isaar

  • @nastexoelmiifilig3789
    @nastexoelmiifilig3789 2 роки тому +1

    27Aug 2022 baan daawan wey taabaty heestaan nimcaan fanaan tagey

  • @umaymasaleebaan7878
    @umaymasaleebaan7878 2 роки тому +3

    Heesta 21/9/2022 yaa dawanaya 💔😢💔💔 no jecel dambee

  • @shiineahmed484
    @shiineahmed484 2 роки тому +4

    Oo Dow Maleh miYaa 🤔❤ ila jooGo

  • @ikraanisse7951
    @ikraanisse7951 2 роки тому +4

    July 29 Friday 2022 listening 🎶 👌

  • @Mataan41
    @Mataan41 Рік тому +1

    DaybaLaha galgacl marky ila durkeen
    DuFaan i helay miyad diiF iLa jeclayd
    2023🤍💜

  • @afnanhashi1697
    @afnanhashi1697 8 місяців тому +1

    Dayri yaa ku faray😵🙃

  • @zayidofficial6125
    @zayidofficial6125 2 роки тому +5

    still listening 2022

  • @sportschennel
    @sportschennel 8 місяців тому

    Yaa dhagaysanya 2024 bishii 2/1 heesta waa ka helaa❤

  • @Muslimah1186
    @Muslimah1186 Рік тому

    1/8/2023 intaa iga danbeeso waa salamay 😂

  • @mohammedibrahim-hs2cc
    @mohammedibrahim-hs2cc Рік тому +1

    Galab khamisa 15 jun 2023 5:00 xasuus gara ❤

  • @naimaabshir8665
    @naimaabshir8665 Рік тому

    12.1.2023😢 💔 niyad jab ani oo ah ayaan allow wxksta dhMee

  • @nasraadanjamacnasraadanjamac
    @nasraadanjamacnasraadanjamac 10 місяців тому

    1/ 2024 / bisha kobaad habeen xasuus mudan murug ibilaabatay heeestan markaan dhageesto wan ilmeeyaa xasuus an galo darteed 😢😢😢😢😢😢😢 nitaan ku dirnaa miyaad idarneed

  • @Qani_10
    @Qani_10 Рік тому

    1 December 2022 Friday 8:50PM🥺💔
    Dar Alle hadmuu qalbigaaga dagi?💔🥺

  • @suhaipzakiofficial5219
    @suhaipzakiofficial5219 Рік тому +1

    Darenkiyo wadnihi ku daryeli jirey ka daldoorsate dayri yaa ku faray💔😢

  • @Mahamed-abdi55_.
    @Mahamed-abdi55_. Рік тому

    Wlhi wa xasuus 12/6/2023 qalbi jab wahn ayn dareemaya jacayl 3 sano aan so jilayay ayn ku hungoobay caawa oon ka quustay

  • @awoaziz6342
    @awoaziz6342 Рік тому +2

    Hees waay dhaftay❤

  • @walaalraajaa7427
    @walaalraajaa7427 2 місяці тому

    Xubigani dartaa igu ridey😭❤️

  • @rahmahassan5158
    @rahmahassan5158 Рік тому +1

    28/08/2023 inoubliable 😏

  • @amiircabdikariim8533
    @amiircabdikariim8533 2 роки тому +3

    29/1/2022

  • @mahameddalmar2832
    @mahameddalmar2832 2 роки тому

    2022 bishii ogs Ayaan dawnya anoo qalbigyga og waxa uuu tabnyo

  • @najahyusuf2458
    @najahyusuf2458 Рік тому +1

    Still dawada 6/2/2023😢

  • @HodomukhtarIprahim
    @HodomukhtarIprahim Рік тому +1

    😢😢😢

  • @mohamedmaydhane7816
    @mohamedmaydhane7816 4 роки тому +5

    Nimcan hilaac