Jaceylka saxda waa midka alle ka cabsiga ku dheehan tahay wll ruux aadan rabin been ha u sheegin 🤟 soomaalida lugooyo ma daayan lkn inta lagu xisaabin is xisaabi wll
C,kariim nin Adag Masha Allah cod Kar ah geesi ah eeyna IGA muuqato Karti rageed wayo waxaan Ka helay habka UU U maamuusay magaca gabadha si hufan geesinnima ah aana dareemayo inu mustaqbal Doon yahay is ilaashada abidkiin diradirana Ka NBD gala Candi kariim iyo simahaan Loveka yaan laga xasdiyin
Ismahan gabar adag waye hadii qof kale uu sheegi lahaa xita diyar ayay u ehed saas aa laga raba qofka meeshan soo istagayo oo marwalba wixii kuso baxo ina si kalsoni leh uhadasha ilen bani adamka wax walbo waa laga filan karaa marwalba qof adag waa ina ahata oo aadan niyad jabin💪💪💪💪.
Wiilka u danbeeya suu ugu farxay shegida magicisa iyo su u jecelyahay gabadha ❤❤ Waxa rajayn ina calaf isku yeelatiin jacayl sana Lama helo wagan danbe
Hadii aad aniga isoo wacdo kaliya Cida aan Jeclahay een ku sheegi lahaa waaa Nabi Maxamed Scw Scw Scw....❤🙏
Scw
Salalaahu calayhi wasalam
Sallaahu calayhi wasalam
Scw
Sallalaahu Calleyhi wassallam
ismahan waa codkar macnaha hadal yaqaanad weeye fariid alle haku daayo, wiilkana waxaan rajaynayaa inuu inantaas quruxda iyo caqliga isku darsatay alle ha idin dhawro 😍❤
Mnsha allh waaye funny wlhi🥰🥰🥺🙏🏼
Qiyano ma fiicno qofka hadu dacad ku yahay adna dacad. Ba lo noqdaa ilahow inti si dhab ah isku jecel isku sahal 🤲🥰
Aamiin
Waa runta hno
Aaaminnn
Amiin 🤲
Aamin yaa rabbi
Kkkkkwlhii waa iga qosliyeey sanka ali maska hita u iska bixiyeey farxad darteed masha allah ku guleesoo jacelkada ku leeyahay sxb ❤️❤️❤️❤️
😂😂😂wxkle wye inanka farxad labiibi gaare 🏃♀️💔
Masha allaah ismahaan waa qof funny ah quruxley 🤣
Wlhi ismahaan she is so funny
Kowzo
@@asmaasmaabdi4725 No
War ninkas abdikarin la yrhdo mgacygi bu shrfy thnk u❤️❤️
Adigana marka tokadada lasoo gaaro is sharaf hee yah😂😂
💔❤️🌹🤣🤣
Mkkkk
@@hamdi3092 kkk igu hale
Qofta 1 Aad inay wariyo noqoto oo Eglan show baraajeeso inta igu raacsan. 👍
Sure waa mid yar oo xayi ah, sidoo kale saxiibkeedna waa nin qoowl leh Allah ha isku barakeeyo.
Yaahu yaahu dhiqa ina lugaha i galisid ma rabta hhhh xariif magaalo
My best lamaheyga walshey Ismahan iyo Dumashi ale isku kiin calfo 🥰❤️
Qofka kowad cawa noqday ridwan love dhac kusii inaa qoral key aqrisay sidaan ugarto❤️❤️🥰
Ismahaan Maasha allah Waa gawar Fanny eh Guuleeso mcny ❤🥰
Nimco sida aad sanka ugu farxisay illah hakaga farxiyo
He is so glad wlh msh allah 💖
Amiin amiin alle haka farxiyo
Nimco aan dacad ahayn ma jirto M.A
@@nimconimconuura7422 m a magaca "❤nimco❤" had iyo jeer agtayda qiimo gaar ah ayu kamudan yahay wllhi maadama hooyaday mcn ladhoho nimco
@@nimconimconuura7422 wlhi saxix weye abayo ilahey hana xafdiyo 😢🤲
@@naimadaganofficial8540 adiga niciima aya lagu dhaha halked nimco isaga dhigaysa ?
Ani aaba isKu moday wlhi waala farxay lamane qrux bdn alle hakadhigo 🥰
Ismahaan gabar cod kar ah maa shaa Allaah guuleeyso walaashey.
nagti la jecelado wa nag isku kalson
Hadaa single tahay iso raac 😂😂
I can't wait part 27
maxaa sameneey hadii laga soo raaco
Haa wlh wa gabarti igu horeesay oo aan ka helay dhaqan keeda wlh alha isku barakeeyo
Inte no wadaaa
🙄🤔
Hyee wikaan
Jaceylka saxda waa midka alle ka cabsiga ku dheehan tahay wll ruux aadan rabin been ha u sheegin 🤟 soomaalida lugooyo ma daayan lkn inta lagu xisaabin is xisaabi wll
Saxiix wlhi
waaruntaa wllo
Sax wlhi wll
Sax wlhi
Wiilkaas wlhi siduu ufarxay ee ay uga farxisey illaahay howga farxiyo masha allah
Gabadha ugu horeyso masha Allah wey aqli bdntahy reer gobol intey tahay baan umaleynaaa ama waa ayeeyo koris ama edooyin ama dad waa weyn bey kusoo dhex kortay aqligedaan ka gartay war ninkow hadaad comment geyga akhrineyso gabadhaan ha iska fakin abayo adigana hadaad comment geyga akhrineyso isoo jwb xumaan ha iiarkin gabar yar oo aqli bdn baad tahay oo qurux bdn ❤👑😘
Mahadsanid walalkey wa aniga qofkas qiso dher ayanana leyahay
@@ismaabdi1375 😂🥰
@@ismaabdi1375 abyo 5yrs wadaa aniga illhey clf ha iigu daro😥
@@ismaabdi1375 fariid ayaa tahay wllhi waligaa sidaa u faraxsanow naftaadana
Sidaa u qiimee gabadh adagbaad tahy maasha allah
@@ismaabdi1375 naag nool baad tahay xabtii
*She is online but not For You*
*❤️markaas okale Wlhi Madaax Xanuun weyee*
*Only Legend can Understand*
Inta xiriir iyo wareerkas ku jirin 🤗👉👍
Ma bilownaa labadeena💯❤
Mar uun wad gali jawigaas 😂😂💔
@@zimonitahmohamed9738😂😂
Man I just found this channel and almost binged watched all the videos😂😂😂💀💀 I felt bad for some of them but that’s life💀💀💀
Yep that's life
😂😂😂🫥
Ama dacaad ahada ama ha ahanini anaga dawad un ban nahay 😂
Hhhh war dhan
#maazil haye 😀
Ismahan xaramad wiilkana xaramad m.a
Hahey
Nimco sa oga farxisay wilka Allh hkga farxiyo🤲mcnto isku wara🤩
Dadka single ka ah farxad ku nooolaada🔥🔥💯💯💯
Amin Amin 😂😂😂😂😂
Aamin🤣🤣🤣
Aamiin Aamiin
amiin
Farxad noooma taaalo
Tonight is a happy lover night !!!! Congratulations,you are !!!!role models of somali youth lovers!!!!good luck mr ridwan.
Masha allh
She is online but not for you
Sametimes wey dhacdaa😙
Wlhi Gabadhaan Ismahaan ah Waaa Gabadh Karti iyo Sharaf leh mashallah
I can't wait episode 27 team ridhwan ismujiya like👍👍👍
Gabadha u horeeso waa funny walaahi way iga qosolisay😉😉😂
C,kariim nin Adag Masha Allah cod Kar ah geesi ah eeyna IGA muuqato Karti rageed wayo waxaan Ka helay habka UU U maamuusay magaca gabadha si hufan geesinnima ah aana dareemayo inu mustaqbal Doon yahay is ilaashada abidkiin diradirana Ka NBD gala
Candi kariim iyo simahaan
Loveka yaan laga xasdiyin
Masha Allah sanka siduu ufarxay anigoo single aha oo ku farxi jiray xidhiidhada halkan ku burbura kan wan iskala farxay😁
Masha Allah abaayo farxada wax walibo ugu muhiimsan
Af Somali xata ukadume walai
Waanba ilmeyay farxad darted Masha Allah 🥰
"Ridwaan kusoo wac" waa habaarka 2021.
From somaliland
Dadka beenta sheega lagu habaara 🤣🤣🤣🤣
Hhhhhh istaqfurullah wlhi waa wadna qabad bro😐🤣
@@saafiabdalla4563 aad iyo aad
@@saafiabdalla4563 waa kafishaaf caadiya kk
Ismahan UA-cam fuuro.. you really funny dadka loo bahan yahay aa tahay 😂😂😂😂
Legend
Waya qufka wxas malagu qaaqaliyo adeb yeelo
😂😂😂😂😂😂العفوية اللي بينهم حلوة ورائعة ماشاءالله 😍😍ربي يحفظهم لبعض
Ismahaan gabar kartileh wayeh baraawo
Saaaas Rapa nolal wacn👏👏🥰🥰
Ismaahaaan saxafiyad kugu fiicnayd m.a talent aad leedahay
New subscriber here👍🏾 this channel too funny wallahi😂😂
Ridwan isaq lajin wan ku wata keep going jigjiga aya ku bahan ee nokalay dad badan ha qustane
Masha Allah wiilka farxad darteed ayuuba hadalkii ka lumay
Cunugta uhoreysa waa farid msha alh hadalkedaba cajiba hore usoco qali
Ismahan gabar adag waye hadii qof kale uu sheegi lahaa xita diyar ayay u ehed saas aa laga raba qofka meeshan soo istagayo oo marwalba wixii kuso baxo ina si kalsoni leh uhadasha ilen bani adamka wax walbo waa laga filan karaa marwalba qof adag waa ina ahata oo aadan niyad jabin💪💪💪💪.
Masha Allah Qofka aad jeceshahay marka uu ku jecel yahay waa farxad wllhi ❤😊
Masha Allah alle inta dhimana hadin dhamastiro ismahan iyo abdikarin family farxad kuwara oo kamiro dhaliya jecelkoda alle hadinka dhigo💑❤👌
M
A nimcooy sida sanka ugufarxisey illahay hakaga farxiyo sxbkey sanka guul 💗💗💗💗💗💗💗💗💗💗
Qofka Marka uu qofkiiisa Ka farxiya wlhi Wax Ka fiican malaha 💋😢🥺mnsha alh Alle heysku kiiin daaayo 😢🥺💋
💋😥🥺😥🥺💋💌
Wlaalheyga wan yar xanuunsanhy isoo duceeya
Ilaahay haku caafiyoh
Allah hacuafiyo
Allah Haku cafiyo
Alle haku cafiyo wlal
Allah haku caafiyo
Manshallah Naimo waa kafujisay waa Dacad Ridhwan issack keep going bro wiilka face maskigii waa furay farxad darted
Gabadhan kalsoonida kubadan bilaa indho shareer bay kutimi ba 🤣🏃♀️
Someone who is sure about their loyalty doesn’t have to hide behind veil.Pure confidence nd pure loyalty ❤️❤️
Wa gabadhi u horeysay face keeda la arko🥰
Msha allah wlhi wiilka waa bood booday farxad maaski xataa waa furtay allaha isku kiin barakeeyo
Woow masha allah cawa jacayladii waaa guulatsteen walaladay hore usocda
Yes yes I can t wait part 27 team single 😪😢🤣
Kkkkkkkk beb we will be together until Ridwan separate us , never visit to Ridwan's studio , then we will never have any problem 😂😂😂😂😂
Le me go 🚶🤣
😂😂😂
Hahaha witch video u .. Do u cheat on her or she cheat on u
Wlh waa iga qoslisey😂😂😂😂😂😂
Alaaa berkaa 😂😂😂😂 walhi waanqoslee ilaa hurdadhaa dadkaa kakiciyey
I can't stop laughing😂 wlhi he said "She is online but not for you"
Hhhhh kilyahaa
🤣🤣🤣
YOW YOW
The one and only legendary Ridwaan isack wan ku wadna hdaa nhy team ka iskabulada still i can't wait Part 27😁 ❤💔👍
Wllow habeen kasto waa Ku arkaa wakusalaamay iskaa bulo hanoolaato adinah sidaas ahow
@@queenrishta9206 sist so hwn wlba ma dawtit aduu sdkle wn ka qdy sakbulo ha warto 😍😁👍
@@diinicalaa1923 haa waba jeclahay nimanka qiyaanadoda baa badatay aniga xataa midkood baa idhibay Alle hakeeno mid kashakisan
@H.Ø.P. Ê wllow samalida dhib kooda badan hadanah barasho marabo ee ridhwaan igeeya
@@queenrishta9206 💔💔💔🥱
this part made my day 😂😂😂😂😂
The last part made my day 😂😂🙈🙈
Masha Alalh Hambalyo Ismhaan🥰😘😘
Maan shaa laaah tabaraaka laah ismahaaan bar barin wanaagsan baa ka muuqata ala hakunsharfo
21 Min iyo 5k aaa ?? Another level , horey y soco sxb Barnaamijkaan isku Dirka Waa shifan yahay 😂😂
😂😂Maasha allah dheh yaana weynine barnaamijka
Episode 27 we can't wait single family 😂
21qq1
🤣
Barnamijkan musalsal cml usuga 1 ilaa 26lasocda ridwaan horay usoco wllke
Gabdha kowaad waa gabar aqali bdn m.a sis ismahaan ❤
M.a dacad nimada wax Ka fican malahn legend ridwan issck ☺️💜 lcan, t wait prt 27🌼
Ridhwan keep going dia ...I can't wait part 27🤣
Inta Jecel Xiriirkoda in aan la ogan Iso Raaca 🥺💔
oo maxad u diiday inaa la ogaado
Private life is happy life
@@fatimaaa8140 Mar wlba wxa qarson ba khayr badan Ceebtinana way asturan tahay 🥺♥️
@@shukriomar1982 That's the really Life 🥺♥️
@@Abdillahi145 sax waye nolosha privateka ayaa wanagsn mar walbo👍🥰
Sida ug farxay alla og Alx alla ha isku barkeyo waxan alla ug baryaa inu isku sahlo dadkan is jacel & ruux walibo is jacel oo isku baahan 🤲🏻🙏🏻
Ardaydah 1 ilah 26 la soctey exam ha isku soh diyariyaN only cemmantileY🤣🤣🤣
#ZekoBowy waa na kana lkn ani ilaa 20 lee ii diyaarsan beeh hhhhh
Gabadha dharka cad fariid waye wlh♥️
Wooow so amzng keep going bro ridhwan 😘
Ismahan waa gabadh xayi ah wana kabaxsatay guul kurajaynaaa nimco sanka sad uga farxisay wlhi wuba isku dardarsonay xitaa sanka waa lafurayalle ha isku kiin waaro dhamsntin inta dacad isku ah ❤️💯💯🇸🇱
Sanka ali marki la sheegay wajiguu feetay kwrn🤣🤣🤣🤣
Masha allah amazing funny I love yr program Radwan keep going bros 😂😂😂😂💕💕💕😍😍
So happy for sanka Ali 🤣🤣❤️
As long as Were singles we support breakups lkn we nu dadsantahe cawa 🤣😏
Hhhhhh same😂😂😂
Legd Ridhwan keep going proh 💖👍
Ka
Wiilka u danbeeya suu ugu farxay shegida magicisa iyo su u jecelyahay gabadha ❤❤
Waxa rajayn ina calaf isku yeelatiin jacayl sana Lama helo wagan danbe
Hadi aad dacad isu noqotan barnamijkan fashiladisa iyo ridwan kacararkisa ma adan dhibsan lahyn anga galabta waxa ibad badiyay dacad nimadeyda iyo kali ahan shaha iyo kukob naanta an kukobnahy kaliged sdey aydba iitahy alx wan kufarxsanhy jclkena harawo jclka aad ban idinku mahad celinaya dhamantiin🥰💋💞
M.a
inantaan ugu horeyda ee aad interview ga la yeelatay ridwaaanow waaa gabar oo very intelegent m.a
legend always legend ridwaan issakh
Mashallah ismahan io abdirishiid labo qafo funny ah waaye 😁alle ha isku calfo🥰
❤❤❤❤❤asc
Ridhwan isack thanks brother 🙏❤🙌💙💯
Legend weye ninkaasi kulhaa yaahuuu
🤣🤣❤️❤️❤️👏👏
M,A ridwan keep going Ani isoqawo bro sxibtee an tijawanee bro😙
Masha Allah tabrikllha hambalyo ❤❤❤
You're talented bro keep going.
Heroins my 2
M.a gabdhaheena markay xijaabanyihin sida ay uqurux badanyihin iska eega gabdhow asturnaanta halagu dadaalo❤👸
Part 26 soo carara rar iskaabolo 🏃♂️🏃♂️🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣
Kuwa u horeeya xiriirkoda wa ka helay calaf isku yesha insha allh mnty barnamijku wa WADA farxad ❤❤
Ismahan funny waye wlhi keep going on sister 🥰🥰
Manshallah inantaa ismahan qaybta xishoodka waa anigo kale wlhi inankasto xishood badan ilahay ha xafido❤️❤️❤️
Yo brother keep going🤞👑
Walal ridhwan xalke an kalasoxarira nh plzzz👏👏Ina qof I tijabiso Ayn ubahanahy wll🥰🥰🥰
The one N only legend aniga
Wlhi nefa kaso fuqday marki magacisa la shegay maska wuu furay 😂😂 ha waaro jaceelka ❤️💯
🥺qof ii Ddacad allow ii sahal
Aamin
Aaamiin yaarabi dhamaanteen 🤲🤲😨
Ana ku noqonayo ee adi dcd mai noqone
Amiin amiin amiin yaa rabi
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤
Haladalka Ka Dhumay Kulaha Wuuba Ku Cadaynaya kanaaa 😂any way Walaloh Keeping up
Bismilaah Alla siduu ufarxay lee wilka🥺😄😄😄
Ismahan is Funny
Keep going bro ridwan
maashaAllaah wiil dabeecad fiican oo daacad ah baa kusoo aaday Ismahaan,Alle ha isku kiin daayo abaayo macaan amiin
Ohh ismahan wlhi am really happy to have that name too she is really funny 🤣🤣😂😂😅
💯💯💯 jaceel dhaxal gala wax dhaama lawaaa💫💫 ismahaan iyo c.rzq best lamaane