Buurta Jinka ee Burka Guuxa | The Haunted Sand Dune
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Meel 18km jihada waqooyi bari ka xigta degmada Baargaal, waxaa ku yaalla Burka Guuxa. Waa goob ay qaar kamid ah dadka deegaanku rumeysan yihiin, in duulal aan insi ahayni ay ku dhaqmaan.
Follow me on Facebook
facebook.com./xaajidirirka
War soomaaliyey legend-kani halaga war haayo he's absolutely amazing
Shukran
ninkaan dhalinyarad ah wuxuu mudanyahay in la dhiiri galiyo, waayo wuxuu soo gudbiyaa documentaries ama muuqaalo naadir ku ah bulshadeena. waxaan aad uga helay sida quruxda badan ee erayada Somaliga ah uu u adeegsanoy. sxb hore u soco ilaahayna ha kula garab galo.
Mahadsanid walaal
Walhi waxa tahay nin haybad waxsoo gudbineed leh inshallah guul baan kuu rajyn
Mahadsanid inaad inoo soo gudbiso quruxda dalkeena hooyo. halaga difaaco kuwii Soomaalinimada necbaa ee itoobiyaanka sheegan jiray ee cuqdiga weyn qabay.
Xaaji aadbaan kuugu xiranahay si qaas ah waxaan aad u daneeyaa nooleeynta afeed ee aad ku dadaaleeyso sida aad u adeegsato erayda afkeyna ee sii suulaya aadbaan kaaga mahadcelinayaa sxb sidaas ugu dadaal.marar qaarna erayada aan dadka qaar fahmeeyn ee hadaladaada ku jira micno usameey insha alh
Mahadsanid X. Dirir. Dal-barasho iyo dalxiis ka sokow, cilmi joolojiyeed baa laga dheehan karaa. Waxaana u sii dheer eray bixinno lagu dabbikhi karo erayo joolojiyeed. Mahadsanid 1001jeer.
Mansha Allaah Mohamed Salad X. Dirir waxaa nooso gudbisaa barnaamijyo aysan dadka Soomaaliyeed wax ka ogeyn horey u soco.
Mahadsanid
Masha Allah boowe guul baan kuu rajaynayaa
Shukran
Muuqaalada quruxda badan iyo tabinta toolmoon wax lagu qiyaaso ma laha. Hore usoco wll
From hargeisa
Mahadsanid walaal
Masha allah waa sheeko soo jiidasho leh iyo muuqal tayo sarre leh horay usoco wll mhdsanidiin❤️
Shukran ugaas
Jabaad,uuggaan,olol, dinaahi ninka isticmaalay waa nin dhaqanka iyo afkaba hodon ka ah waa codadka xoolaha siibaa geela lo'da adhiga iyo ma yeedhaanka kale,
mahadsanid
Allah hakuu barkeeyo insha Allah abaayo macn waad mahad santahay video yada noo soo badi please ✅✅✅✅✅🤛🫶🏽🫶🏽🥰🥰🥰🥰🥰👏👏👏🤲🏾🤲🏾😍😍💯💯✅✅❤️❤️❤️👍👍👍👍🩸🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Warbixin aan la dhacay masha allah
Mahadsanid ugaas
War waashidaal iyo macdan maasha Allah 🤔🤔🤔✅✅💯💯🫶🏽
Xog muhiiim ah iyo weriyr xirfad sare leh.
Shukran
{ تُسَبِّحُ لَهُ ٱلسَّمَـٰوَ ٰتُ ٱلسَّبۡعُ وَٱلۡأَرۡضُ وَمَن فِیهِنَّۚ وَإِن مِّن شَیۡءٍ إِلَّا یُسَبِّحُ بِحَمۡدِهِۦ وَلَـٰكِن لَّا تَفۡقَهُونَ تَسۡبِیحَهُمۡۚ إِنَّهُۥ كَانَ حَلِیمًا غَفُورࣰا }
[Surah Al-Isrāʾ: 44]
Ilma dirir dhaman mahadsanidi
Muqaal Lawada Sugayey Sxp Sidii Laga Filayey Bad Noogu So Gudbisay ,Horo Mar Wanaagsan Ban Ku Rajeynaya Iyo Sheekoyin Kale Oo Xiisa Leh🙏
Shukran
Mansha allah sheeko Xiiso leh weeye
shukran
shukran
Sheekooyinkaan noocan ookale subtitle english ah inoogu yeele si caalamka ugaarto
Xaaji waxaan ka mid ahay dadka dhawaaan kugu soo xirmay waxaad mudantahay 100m iyo ka badan.
Qaab doyaariska barnaamijyadaadu waa kuwo indha daraandar leh horay u soco sxb❤
Thanks ❤❤
Weriye hibo Eebbe ku galladay baad tahay ee horey u soco, aanna kaa saxo labo meelood oo yaryar Mudane:
1. Jibaad codka Geela looma adeegsado ee Geela Olol/Cabaad baa la yidhaahdaa.
2. Dinnaahi/Dinnaahiyid: waa codka Libaaxu sameeyo ee kan Lo’da ma aha, Lo’da na waxaa la yidhaahdaa Codkeeda/Ci’deeda “Bannaaxi/Bannaaxiyid.✅
Soo badi barnaamijada noocan ah mudane
Masha Allah tabintada sare
Mansha Allah guul subscribe like iyo share kuli wanaga dirye mudane❤. Noo so badi
By Murzal M. Yusuf
SOOMAALIYEEY HALYEEYGAN AAN U HAGAR BAXNO OO 500K GAADHSIINO AMA XATAA 100K WAA NIN ADAGE
Mahadsanid sxb
NAT GEO WILD SOMALIA 🇸🇴 💯✔️👏🤝
gulayso wll noona soo badi insha allah
Sheeko xiiso badan leh iyo tabin wangsan 🎉
Mansha alah sxb soo badi
Meeshan waxa ka guuxayaa waa hog iska soo saaraya maadada
Uranium siaabo badan oo looga faaiidaysto baa jira waan macdan qaali ah
Inaba caadi maaha soo tabintaadu mansh allh
Sxb documentaryadii ee aad astaan tv u diyaarin jirtay sida buruc beertii geesaley iyo kuwa badan aad diyaarisay soo gali si kayd noogu noqoto
Keep going bro
Mahadsanid walaal
Mrkaan arkay muuqaladaada aad kaso gudbinayso dalka gudihiisa waxaan ka maarmay daawashada muuqalo lagaso gudbisay dalka dibadiisa walaal thankz waan kugu dhirigelinayaa xaqiiqdii kusii soco
Mahadsanid
Mash allh you deserved our khowlodege
Waa ciida nuclear ka laga sameeyo masha Allah
Asc was sheeko and u xiisa badan😊
Mash alh waa sheeko cajiiiba
shukran
War ninkan 1m hala gaarsiyo wlhi , tabintisa wa cajiib😮😮😮
AFTAHAN MACAL XIKMAAWI
War maxan xili hore u arki wayay chanalkan😂
Hayaay 😮
Soo dhowoow sxb
hambalyo walaal muqaladaadu waa kuwo heer sare ah .. codkaaga ido errayda Aad xulatay waa kuwo aad u sareeya luqad ahaan.
Mahadsanid
Kaliya Kama helo muuqalada quruxda badan ee Sow tabiso balse af somaligaga baraxa tiran ayaa sıdow kale Ka bartaa.
Mahadsanid walaal
amazing
Legend❤❤
Ugas inan kula shaqeysto ayan rba on wax ka fa ido hadey macquul tahay muqdisho ayan joga hader
Soo dhowoow sxb
afmaal hibo uleh.tabinta wacn kuna darsaday daljacayl..gulayso
Mahadsanid
🔥🔥🔥🔥 1:38
0:16 ❤❤❤
1:00 🔥🔥🔥
Wariye sre waa ku tagera
Shukran
❤❤
Thanks
Sheeko xiise badan baad noosoo tebisay.
Shukran ustaad
Farom awees
Mahadsanid. Soo dhowoow walaal
😊
Fadlan codka kor u dalac mudane !
Codku wuu gaaban yahay
Thanks
❤
Adke
Gobolkee waaye Baargaale?
Rasi Asayr (Bari)
Your words is killing me
Burka guuxa booqo